Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garaad Bari

  1. Honestly i never trusted this lady, her daughter n son in law (DUKE cuz) who hailed from Galkacayo and currently auctioning the equipments.
  2. Originally posted by Taleexi: Abdi380 Adeer gar baad leedahay ee soo dhowow oo ganbar gaaban ku soo fadhiiso. :mad: :mad:
  3. 2nd most powerfull man in somalia in the good old days. Gen Ali Samatar,, Xafiduhu allah!!!!
  4. Gen Mohamed Siad Bare Alla Yarxamumo So far he remains our greatest hero
  5. Good luck Mr farmaajo,,,,,n we will see how long u last With Macalim, Qaadi,President Sh Sharif
  6. Honestly speaking im not sympotizer of this dude called Atom,, in fact im against all of his action and idiology,,, but Mr Thankyou your argument does not make any sense n i would advice you to drop it. what does atom's pic mean to you even if u have it!!!! Btw dont you know this guy hails from Bari esp our commercial city Bosaso and was very well known religion activist in fact almost any1 from Bari knew this guy,,,, Matter of being criminal,,,,,, dont you know our president Mr Faroole is criminal who raided our parlement broad day light and due to his actions many young boyz lost their lifes. Gen Abdi samad is one whom under his command we lost Las anod and still no one questioned why!!!! so guys let put aside all de caadifad and this ma adeer,,,,,p/land needs savier both from the current admin as well as the extremist on the rise incl this Atom dude
  7. waryaadhaheen meeshan dagaal shaanshiyeed baa ka socda,,,,adeerkay baa hebel la kulmay mayee adeerkay baa ka fiicanoo mr XXXX la kulmay,,,,, alla maxa cyber fadhiku dirirka lagu maskax guuray!!!!! come on guyz bahasha kor usoo yare qaada meel hoosaad ka garacaysane
  8. Waxaa Xafiiska Idaacada SPR ee Degmada Dhahar Soo gaaray nuqul qoraal ah oo ku saab san heshiis iyo go aamo ay wada gaareen salaadiinta iyo wax garadkii maalmihii lasoo dhaafay ku shirsanaa magaaalada Dhahar ee xarunta gobiolka haylaan. Kuwaasoo ka shiraayey colaad ku salaysneyd aano qabiil oo ka dhacay deegaankaa. Qoraalka ayaa wuxuu u qornaa sidatan: GO AAMO AYSOOSAAREEN ISIMO IYO CUQAAL 11/10/2010 Maantay oo ay taarikhdu tahay 11/10/2010 waxay go aamo ka soo saareen isamada iyo cuqaasha dhex dhexaadinaayey dhacdadii ka dhacday degmada Dhahar 6/10/2010 ee udhaxaysay labada beelood ee walaalaha ah ee Haylaan iyo Karkaar ayaa dhacdadaas ku dhinteen laba nin nina ku dhaawacmay dhacdaas oo ay u tageen isimada iyo cuqaashu iyaga oo arintaas u fadhiyey mudo dhan 4 cisho ayna kala qayb qaateen madaxada labada gobol iyo xildhibaano iyo masuuliyiin kaleba markay la kulmeen wax garadka labada beelood, markay u kuur galeen xaalada labada beelood ayna u damaysay xaalada a ay ku dhinteen labada nin ee ugu dameeyey waxay ka soo saareen Go. aamadan hoos ku qoran: 1 In colaada iyo dilalka labada beelood la joojiyo si shuruud la aan ah 2 In loo soo gacan geliyo dadkii falalkaas geystay isimada iyo cuqaasha 3 Waxay isimada iyo cuqaashu dhigeen gogol nabadeed oo labada beelood lagu dhex dhexaadinayo. isimada iyo guurtidu waxay mudeeyen gogoshaaas 1/Nov/2010 4 isimada iyo cuqaashu waxay go aamiyeen in goobta gogosha ay tahay degmada Xingalool 5 Tirada ergada labada beelood saxiixa waa 17 beel kasta 6 in ay labada beelood dacwadooda ku soo gudbistaan qoraal inta ka horaysa mudada gogosha 7 isimada iyo cuqaashu waxay go aamiyeen in xabad joojinta cidii ku xad gudubta laga qaadi doono talaabada ku haboon si wada jir ah. SAXIIXA ISIMADA IYO CUQAASHA 1 suldaan saciid suldaan c/salaan suldaan maxamuud suldaan cali shire 2 ugaas xasan ugaas yaasiin ugaas c/raxmaan 3 beel daaje ismaaciil beeldaaje yaasiin 4 suldaan saciid guuleed san yare 5 suldaan c/laahi salax jeeni cad 6 suldaan ciise xasan cumar 7 suldaan bashiir muuse koonte 8 suldaan daa uud faarax maxamuud 9 suldaan abshir axmad jibriil 10 general cali ismaaciil maxamad 11 caaqil c/laahi c/ ibraahim 12 caaqil maxamuud xasan maxamuud 13 caaqil ibraahim aadan dishi biliin 14 caaqil ciise maxamad ciise 15 caaqil cali c/madax 16 caaqil cumar aw saciid 17 caaqi xasan faarax maxamuud 18 caaqil saciid farax jiidow 19 caaqil faysal c/laahi faarax GUDIDA QABAN QAAABADA GOGOSHA 1 caaqil ciise maxamad ciise 2 ugaas xasan ugaas yaasiin 3 suldaa daa uud faarax maxamuud 4 caaqil c/laahi cabdui ibraahim 5 samadoon iimaan warsame ciroowe 6 shiikh mursal saciid cali, 7 guurdi yuusi faarax saciid 8 guurdi maxamad axmad cismaan GUDIDA AMNIGA IYO DAHQAALAHA 1 suldaan saciid suldaan c/salaaan 2 ugaas xasan ugaas yaasiin 3 suldaan ciise xasan cumar 4 beeldaaje ismaacil beeldaaje yaasiin 5 suldaan abshir axamad 6 xildhibaan c/laahi ducaale cali 7 xildhibaan axmada maxamad ducaale 8 xildhibaan c/qani diiriye cawl 9 xildhibaan c/naasi cali baaruud 10 suldaan muuse jaamac dalf waa niuqulkii oo dahamys tiran Source
  9. Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan wy repeat the word mr JB ma cidba elergic ku ah?????
  10. how much are they (Budcad) demanding for the release of the minister and his milatia
  11. well organized meeting! liked pic with the girls dressed up in som flag
  12. Wy Gen Ilko is not in the A Y pic mise reerkaa shiraayey!!!! just curious
  13. Good news indeed! any inside details abt this deal,,, Qolyiina iiidori masii dayseen dhalintii kaluumasatada ahayd ee idiin xirnayd!
  14. Dadkani shareef baydin aqooon,,, waxii 2 weeks lagusoo shubaayoo dhan haday USA, EU, Uganda, Melez, Kbaki itc Qadaafaa kasoo dhaqdhaqi waadna arki doontan isagoo meel aan lafilayn ka fadkudiyey. ninkani hadba qofka qofkii ku danbeeya kaas uun waxa uu usheego buu la shir imaan. bal eega idinku meeshuu ka fadkudsho!!!!!
  15. mise xaalku waa aabahay baa wax ahaanjiree ana waa ikkan,, let us see what he adds to de race for de job
  16. Siciid Jaamac Ali Qoorsheel oo ahaan Xilal kala Gadisan ka soo qabtay PL iyo Dawladii dhexe ee Somaliya ayaa Maanta Si Heer Qaran ah loogu soo dhaweeyay Caasimada Muqdisho, Mr Siciid Qoorsheel oo Warbaahinta War Kooban ku Siiyay Garoonka Muqdisho ayaa sheegay inuu aad ugu Kalsoonyahay in loo Doorto Raisalwasaaraha Somaliya Madaama uu yahay Nin Khabiir ah oo in badan Siyaasada dhex Muhshaaxayay. Saciid Jamaca Qorsheel oo manta dalka dib ugu soo laabta ayaa shaaca ka qaaday in uu u sgharaxan yahay jagada uu baneeyey raiisal wasaarihii hore ee Cumar Cabdi rashiid Cali Shar’ma arke uu dhawan iska casilay ka dib markii uu khilaaf xogan soo kala dhexgalay isaga iyo madaxweyne Sheekh shariif Sheekh Axmed . Saciid Jaamac Qoorsheel oo ah siyaaasi si weyn looga yaqaano deegaanada Puntland horeyna uga haan jirey wasiirka Sportiga iyo dhalinyada balse markiisii hore ahaa cayaartooy heer qaeran ka gaaray sportiga ayaa shegay in ay kula taliyeen rag ay saaxiibo yihiin jagadaan . Saciid wuxuu shaagay in uu aad ugu faraxsan yahay jagada Raiisal wasaare nimada uu manta shaaciyey in uu ka mid yahay raga u sharaxan isla markaana lagu soo dhaweeyo magaalada Muqdisho oo uu mudo safar dibada ah uga maqnaa. Saciid qorsheel ayaa ku sifeeyey waayadii uu kooxda qaranka ugu safan jiray iyo gulihii uu soo hoynjireen cayaartooydii uu ka mid ka ahaa oo qaarkood ay ka mid yihiin dadkii ka soo qeyb galay soo dhaweyntiisa manta . Saciid qorsheel musahraxa raiisal wasaaraha dowlada KMG somaliya ayaa u mahadceliyey dhamaan intii ka qeybqaadatay soo dhaweyntiisa oo ay ka mid ka ahaayeen saaxiibadii ,bahda isportiga ,isamada ,xildhibaanada ,bulshada qeybaheeda kala duwan ,saxaafada saeraakiisha ciidamada qeybahoda kala duwan ,dadweyne farabadan oo ka socday 16-ka dagmo ee uu ka kooban yahay Gobolka baandir ,qaar ka mid ah qoyskiisa oo ay hormud ka tahay marwadiisa Ubax Tahliil warsame iyo wiilashiisa waxaana meesha ka marneyn 9 ka mid ah ardayda Gobolka Banadir kuwaas oo iyaga oo baalashlayaal ah uu ka aruuriyey gudaha garoonka geeyeyna school hadana ay dhigtaan dugasiga dhexe kuwas oo sheegay in ay iska daayeen shaqadiisii ayna waxbartaan isaguna u ka bixiyo qarashka dugaiga ay dhigtaan . Wuxuuna sheegay in ay manta u tahay saciid ahaan maalin taariikh ah iyada oo loogu luuqeynayeysaciidow nadaadihi iyo ereyo kale . Sacid jaamac wuxuu shegay in uu kalsooni ka heysto jaaliyada somaliyeed ee dagan dalka mareykanka gaar ahaa reer Minneapolis isla markaana ay isku arkeen madaxweyne Shariif Sheekh Axmed Mgaalada New York ee isla dal weynaha maraykanka wuxuuna intaa raaciyey Saciid Jaamaca qoorshel in uu u gudbiyey codsigiisa gaar ahaaneyd ee jagada Raisal wasaaraha dowlada KMG Somaliya . doorasho wax bey ahaan laheyd ee tani waa magacaabid waxayna ku haboon tahay rag jogo dalka Gudihiisa sidaa ayaan ku doortay in aan imaado isna soo sharaxo aniga oo Gurigayga Joogo Magaaladana aan ka mid ahay dadka dagan “Ayuu Yiri Siciid Madaxweyna SHeekh SHariif Sheekh Axmed QOskasta oo uu magacaabo waan la shaqeynayaa ,aniga xaaskeyga ayaa dagan caruurtayda ayaa ii dagan muqdisho waxaana ku abtirsadaa bahada sportiga”Ayuu Yiri Siciid Qoorsheel Sacid Jaamac Qoorsheel ayaa sheegay in uu Muqdisho intaa kula soo ekaaday ,wax ku bartay ,ciyartoy ka noqday,magic qaran ku matalay,ku guursaday ,caruur iyo xaas ku yeeshay ,xamar Saciid qorsheel “waan ku noolan jiray balse manta dareenka ay I galisay waa ka duwan yahay dadka somaliyeedna manta waji cusub beysiineysaa Siciid Jaamac Ali Qoorsheel Aabihiis Alla Naxariistii ha Geeyee wuxuu ahaa Taliyihi Guud ee Booliska Dawladii Maxmed Siyaad Bare, sidoo kale wuxuu ka mid ahaa Shantii Golaha Sare ee Kacaanka. source
  17. Uuum very impressive guy indeed,, i personally think its not right time for him to stand for this position,,,, esp i dont think he can work with de 2 Sherifz.
  18. Originally posted by Libaahe*: Like i said this upcoming days will tell if this issue will be solved locally or if it will come to military confrontations. Weger Maakhiriyiintaa isku cadhi indhaa hakaala soo baxeen,,,,,,war nimankaa waa la baryaaye barya nimanka haydiin soo daayeene
  19. Waxaan maqli jiray "HABAR DHALI WAYDAY KUWAALATAY ALEELO" Gen Duke iyo raga lafekhera waxaan leeyahay sxbyaal plse stop being so hypocrite,,,,, itz obvious currently admin handled so badly this Atom case which impacted the popularity this administration enjoyed since they came to power. Since the war was waged against this wadaad almost 2 mnths ago, yet thre is no tangible outcome out of this unnecessary conflict, still alot of lifes and properties were lost. so to come back to my point lets openly address and discuss our failures as p/landers instead of blaming others. Xudeedi and other Atom cyber supporters the region does not need and will not allow warlordism and armed gangz in 2010. this region was one of the most peacefull since somalia has gone and we must maintain this while using clear sense. Conflict serves the interest of no one!!!
  20. Thankf i dont know how u define "Defeat" but this guy is still on de run and managing to cause some damages!!!!!in contrary i think its the p/land admin who is breing deteat,,,, my argument is that if the p/land darawish can't win against this guys with the 50 millatia,,,,,how are they gonna librate the secessionist from lascanod!!! u tell me wat are their chances!!!!