Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garaad Bari

  1. WAA ALGU DIGTAA RUUX HADUU KUU DARNAANJIRAYE BALDAYAAY WAAKAA DUQII SII DABAYSHAYE!!!!!!!!!
  2. Ciidamada Lugta Ee Ethiopia Oo Gudaha Usoo Galay G/Awdal Saylac Iyo Lowya-Cado Warar ayaa sheegaya in ciidan xoogan oo ku gaashaaman hubka culus iyo kan fudud oo Ethiopian ahi ay ka soo gudbeen halka ay iska galaan xuduudada gobolka Awdal iyo , Jabouti iyo Ethiopia, lagana war helay iyaga oo maraaya meesha loo yaqaano ceel-gaal ee degmada Saylac agteeda ................................. Guddoomiyaha Gobolka Awdal ayaa qeylo dhaan arrintaasi ku saabsan u soo direy xukuumada hargeisa, waxaana halkaasi gurmad deg deg ah ugu baxay Wasiirada Arrimaha Gudaha , wasiirka Qorsheynta iyo Macdanta iyo Biyaha oo ay la socdaan Saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidanka milatariga, inkastoo ujeedada socdaalka Wasiiradaasi ay maamulka hargeisa ku tilmaamtay inay deeq u soo qeybinayeen dadkii dhawaan roobabkii aagas ka da’ay ay waxyeeleeyeen wasiiradaas oo haatan dib ugu soo noqday hargeisa. Ujeedada Ciidanka Ethiopianka ah ayaa lagu sheegay inuu ahaa mid ay ku doonayeen nay qab-qabtaan firxadka Madaxda Maxaakiimta Islaamka iyo Xubno lasheegay inay yihiin Al-qaaciidada ee ku soo baxsaday dhanka badda , oo ay doonayeen inay kaga hortagaan soo gelitaankooda Degmada Saylac xubnihii sida deg dega ah uga anba baxay magaalada hargeisa ayaa saraakiishi ethiopianka ahaa waydiiyay sababta kaliftay dhul kamadax banaan somalia inteeda kale ay gudaha usoo galeen , taas oo ciidanka ethiopiana ay ugu jawaabeen inay iyagu kolkaas u arkaan inay tahay Somalia meel ka mid ah hawl galkooduna uu ka socda dalka somalia oodhan. Dhinaca kale , wararka ka imanaya Jabouti ayaa sheegaya in Dawladda Jabouti, ay Ciidankeedii ku soo teedisay xuduuda ay Lowya-Cado , isla markaana ay miinooyin faro badan ku aaseen, isla markaana ay baneeyeen seddex goobood oo ay ugu talo galeen inay ku soo dhaweeyaan qaxootiga dhinaca Hargeisa d kaga yimaada kadib dagaalada ka dhacaaya Somalia, kuwaasi oo ah kuwa sida sharciga ah uga soo gudba Lawya-cado. Isku soo duuboo tan iyo markii laga soo eryey Jabouti Wakiilkii Hargeisa u fadhiyey, isla markaana ay bilaabmeen dagaaladii Somalia, ma fiicna wararka dhaqdhaqaaqa meliteri ee laga soo sheegayo aaga Jabouti source
  3. SULDAANKA IT IS UNISLAMIC AND IMMORAL TO EXPOSE THE BODY OF HUMAN BEING WHETHER IT MUSLIM OR NOT. AND THOSE WHO ARE TRYINGTO MAKE FUN OUT OF THIS. IT IS NOT FUNNY.
  4. WY NOT IF THESE RADIO STATIONS ARE BROADCASTING HATERED AND ENEMOSITY AMONG THE SOMALI PPLE. AND IT IS OBVIOUS THEY WERE INDEED. BBC SHOULD ALSO BE BANNED 2, IT IS THE WOREST AFTER ALL. SOMALIS NEED TO REALIZE IT IS BEST INTEREST FOR ALL OF US TO FIND STATBLE SOMALIA.
  5. BAYDHABO: Xildhibaannada Baarlamaanka oo wada mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Posted to the Web Jan 14, 10:47 Muqdisho (PP) - Xidhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tiro ahaan gaaraya 55-xildhibaan ayaa wadda qorshe lagu doonayo in xilka looga qaadayo Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Mooshinkaan oo ay soo diyaariyeen xildhibaannadaan oo intooda badan ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in lagu hordhigo golaha baarlamaanka toddobaadka soo socda, waxaana tani ay timid kaddib markii guddoomiye Shariif Xasan uu diiday inuu soo galo Magaalada Baydhabo. Xildhibaannadan ayaa waxay wadaan olole ay xildhibaannada kale kaga dhaadhicinayaan inay qaataan go'aankaan isla markaana ay mooshinkaan qayb ka noqdaan, iyadoo ilo wareedyo soo baxayana ay sheegayaan in xildhibaannada qorshahaan isku waafaqaya ay sii badanayaan. Magaalada Baydhabo oo uu baarlamaanku fadhiyo ayaa waxaa ka socoto shux-shux hoose oo ku aaddan sidii mooshinkaan loo horkeeni lahaa golaha baarlamaanka toddobaadkaan intuusan dhammaan, waxaan tani ay sababi kartaa in guddoomiye Shariif Xasan uu jagadiisa Guddoomiyenimada Baarlamaanka waayo haddii uu hirgalo qorshahaan la wado. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa hadda ku sugan Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti kaddib markii ay dowladda Kenya ka soo eriday dalkeeda, waxaana eryiddiisa ay saldhig uga dhigtay inuu yahay guddoomiye baarlamaanka oo ka soo horjeeda xildhibaannada uu guddoominayo iyo dowladda uu ka tirsan yahay oo haatan gacanta ku haysa dhammaan dalka Soomaaliya. http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=7333
  6. It seems Riyale is finally seeking to meet President Yusuf voluntarily!!!!!!!!
  7. Ra'isal Wasaaraha Dawalada Ethiopia Meles Zanawi Oo Dhexdhaxaadin Doona Madaxweynahaasha Somaliland Rayaale iyo Ka Dawlada ku meel gaadhka C/laahi -------------------------------------------------------------------------------- () hadhwanaag 2007-01-07 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN)- Wefti u hogaaminayo Madaxweaynaha Somaliland Md, Daahir Rayaal Kaahin oo ay ku wehelianayaana Xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada oo uu ka mid yahay Wasiiraka Maaliyada Md, Xuseen Cawil Ducaale,a waxaaana hore ugu suganaa Ethiopia Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Md, C/laahi Maxamed Ducaaale ayaa lagu wadaa inuu berito socdaal ku tago Magaalo madaxda Ethiopia ee Adis Ababa. Sidaa waxa shabakada wararka ee Hadhwanaagnews.com u xaqiijiyey Afhayeenka Madaxweynaha C/ idiris Ducaale, balse uu ka gaabsadaay inuua waxa tafaasiil dheeraada ka bixiyo socdaalka Madaxweaaynaha iyo cida ku wehelinaysaa,au jeedada Socdaalka Madaxweynaha ayaa la sheegay inay ka danbeysaya kadib markii uu Ra'isal Wasaaraaha Dawlada Ethiopia Meles Zanawi uu u yeedhay Madaxweynaha Somaliland Md, Rayaale si uu u wada hadashiiyo Madaxweynaha Dawalada Kumeelgaadhaka C/laahi Yuusuf oo imika ku sugan Ethiopia,wararku na soo gaadhayaa macadayn waxay labada Madaxweayne kawadahadalidoonaan sidii ay labada masuula iskula meela dhigi lahaayeen arrimaha caakiran ee ka taagan Geeska Afrika Gaar ahaaana Magaalada Muqdisho ee imika u soo gacanagashay Dawlada kumeelagaadhka ee ay ciidamada Ethiopianku Caawainayaan. Socdaalkan uu madaxweaayne Rayaale ku tagayo beri Ethiopia ayaa wiigii ugu danbeeyeyba ay shacabiga ku nool caasimada Hargeysa ay aad u hadal hayeen Wixii intaa ka soo kordha socdaalka Madaxweynaha kala socda shaabakada wararka ee Hadhwanaagnews.com wakhtiyadaan soo socda Weriye, Mustafe-janaale Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa
  8. I listenned this GUYS lecture,, even though the sounds is v bad i used earphones and it worked fine for me. the GUY is good he is trying his best,,but you can see that he is so unexperiened. A good example is that he claims that Baidoa is 30Miles away from Mogdisho. and according to my own research the guy is selfstyled ambassador and i even hesitate the Mr Yey even knows his.
  9. No bourders, 1 passport, same security,does he mean like EU or somalia will become the KILILKA 6aad?
  10. Hi very1,, Castro i thought u said the guy is DEAD!!!! hw come he is in Af-Goye????