Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garaad Bari

  1. if he appoints this Saad guy, For sure he does not represent the Gedo folks, he should rather appoint Drs Asha,,and this will be first blunder of Pres Xassan.....
  2. Crew of the Hong Kong Airlines flight from Bali, Indonesia, were shocked to see the 52-year-old man rise from his seat halfway through the journey and start pulling on the emergency door handle, the airline said. The door failed to open and crew stepped in to physically restrain the man, who was identified only by his surname Peng. "When the police questioned him after landing, he said he thought it was the toilet door, since this was the first time he had traveled on an aircraft," an airline spokeswoman said. The company issued the man a warning letter but police are not pursuing the case, she said.
  3. Poor Abdi Wali,,, Saanbuuse Afar geesaa looo diray lool,,,, intuu maqan yahaa xeedho iyo fandhaal kala dhici,,,
  4. Liibaan bro didn't you read the poster? this local tribal meeting"Adan Saciid" not the way put it boowe. nothing to do with makhir State or anything else,,,
  5. Great man with very high potential, indeed he is an outstanding candidate,,,,, so far my first choice of names that are coming out
  6. As some news lets already are predicting, the wife of late PM Melez will be the newly elected chairperson for the party which means she will be the next PM of Ethiopia till 2015.
  7. CIqdiga iyo xaasidnimada dadka qaarkii ku jirtaan la yaabaa,,,,, dadkaa aayahooda ka tashan xitaa amaan ka helimaayaan war illayn anagaa yaab aragnay.,,,,, good to see KHaatumo counins dealing with their own issues in a place where labada jabhadood aanay wax interference ah ku samayn karayn.
  8. iga walle nin ragga iga dheh Mr Ileey,,, war heedhe baad noo turjuntaaan hadalkiisiidee,,, what did he exactly said,,,,,, all i know he was firm and authoritative,,, in other words dee ninku wu hadal taag taagnaa,,, nin cabsi hadlaaya uma ekeyn,,, Head of All federal states,,,,, banayste iga dheh
  9. Waxaa la yiri runtu raga kama nixiso,,,, its true sxbayaal since Garowe Principle 1 meeting no salary was paid to all public employees in P/land both civil and army. P/landers are known for their patient and tolerance but its seems that is running out now. According to local sources Bosaso elders convinced the security forces that local pple paid all their tax and they should go to Garowe and deal with the government,,, very sad indeed,,,,,
  10. He became Agoon sxb,,,, where will he run to when disagreements with the federal government intensify .
  11. I should inform Asha Abdalla so she can invoice faalku waxuu sheegay Gen Duke and his folks
  12. Yaa Akhii soomalidan waa dhoohan yihiin oo wax ma fahmaan,,, sheekadu maaha tacsi iyo Melez baa dhintay,,,, waa xod xodasho iyo shukaansi midba midkale leeyahay yuu kaaga dhowaan ninka bedela Melez oo kursigiisa ku fadhiista,, meesha CV indirect ah baa lagudbin,,,, waxani shaqsiyad iyo principle toona male waa xaabo wada appeasers ah. Walaahi I have respect for Abdi Wali and Farmaajo aqoontu sometimes laandheere bay kaa dhigtaa lool
  13. Faroole has no say whether p/land is going to secede from rest of Somalia,,,, its upto it's pple to decide
  14. Guys wallahi u joking,, why do u think this guy is called Shariif Sakiin,,, this is his true image behind the scene,,,,, intimidating, bullying, threatening,,, and in public he soo miskiin caano madaadshe,,,, lool good timing though they got him on vedio.
  15. oba hiloowlow;855733 wrote: What is going on here??
  16. Isimada gacanku rimiska ah ee puntland iyo s/land sameeyeen meel ugama banaana mansabka reer Maakhir,,,, waligoodba gidaarada ha ka qayliyeen......
  17. Axad, August 05, 2012 (HOL) - Kadib khilaafaad soo dhex galay madaxda Soomaalida oo maalintii labaad uu Nairobi uga socday shirkii saxiixayaasha Roadmapka, maalin kadib markii ay la kulmeen Hillary Clinton ayaa madaxweynaha Soomaaliya uu ka baxay shirka. Madaxweynaha ayaa u duulay magaalada Muqdisho, kadib markii ay fashilmeen dadaalo lagu soo celinayo oo uu waday ergayga qarmada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustin Mahiga. Waxaana warar hoose oo aan ka helnay shirka ay sheegayaan in khilaafku uu ka dhashay arrimaha gudiga soo xulitaanka baarlamaanka cusub iyo cida u matalaysa ururka Ahlu Sunna shirka saxiixayaasha Roadmapka. Wararku waxay intaa ku darayaan in madaxweynuhu uu dalbaday in gudiga soo xulitaanka baarlamaanka la kala diro, halka arrintaas ay ka biyo diideen qaar kamid ah xubnaha kale ee saxiixayaasha Roadmapka. Waxaana si caadi ah uga soconaya hotelka Panari ee magaalada Nairobi, kadib markii halkaas uu isaga baxay madaxweynaha shirkii ay lahaayeen madaxda Soomaalidu. Saxiixayaasha kale ayaa ku adkaystay in shirku sidiisii uu sii socdo kadib markii uu halkaas isaga baxay madaxweynahu. Waxaana arrintan ay ku soo beegantay maalin kadib markii uu buuq ku dhawaaday gacan ka hadal uu ku dhex maray goobtii ay Hillary Clinton kula kulmaysay madaxda Soomaalida, labo masuul oo kala matalaysay ururka Ahlu Sunna, isla markaana isku qabsaday kursigii loo qoondeeyay ururkaas. Axmed C/samad, Hiiraan Online
  18. Breaking news,,,,, waararkii ugu danbeeyey waxay sheegayaan in biyaha Petrol ka uraayo oo dadkii yididiilo fiicani gashay,,,,,, wali haloo kaadsho sigaarka!!
  19. I hope this doesn't turn to be her last talk@ A/laahi Yusuf int Airport http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Saado_Cali_oo_Galkacayo_ka_degtey.shtml