Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garaad Bari

  1. Mansha Allah she is alive and well with only broken hand and currently being looked after at Garowe Hospital..
  2. Alle Ha U Naxariisatee Fanaanadii Qaranka Somaliyeed Saado Cali Warsame, Oo Geeriyootey Maanta, Kadib Markii Shil Naxdin Leh Ku Helay Magaalada Galkacayo Iyo Garowe Dhexdooda!! Inaa lillaahi Wa Inaa illeehi Raajicuun, Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garowe ayaa sheeyaga in Fanaanadii Qaranka Somaliyeed ee Saado Cali Warsame geeriyootey. Fanaanada ayaa la sheegayaa in ay ku dhimatey wada weyn ee u dhaxeysa magaalada Galkacayo Iyo Garowe, Waxay wararku sheegayaan in fanaanadu ku dhimatey shil Gaadiid. Waxay sidoo kale wararku sheegayaan in halkaasi ay ku geeriyoodeen dad aad u fara badan sida Darawalkii gaadhiga ku wadey, Iyo shikhsiyo fara badan oo kale. Sikastaba ha ahaatee wararkale oo yana kasoo baxaya magaalada Gorowe ayaa sheegaya inay dhaawac culus tahay, Isla markaana aan wax wara laga hayn xaaladeeda caafimaad. Hadaba wararka ka soo baxaya bulshada reer Khaatumo State ee ku dhaqan ama ganacsata ka ah magaalada Garowe ayaa sheegaya in Fanaanadu aysan ku geeriyoon shil Gaadiid ee ay ku geeriyootey, Dil Qorsheysan oo ay ka danbeeyeeen Masuuliyiin Puntland ka tirsan. Waxii wara ee intaas dheer waan idinla soo socodsiin doonaa. Xigasho By Allssc.com Daalacatey :574 editor@boocame.com
  3. Eng: Faysal Xawar oo Daadifeeyay Hadalo Ka soo Yeeray W/Gaanshaandhiga somaliland Mr Cadami (MM) Waraysi ay la yeelatay VOAda Faysal Xawar oo ka mida Ganacsata gadhwadeenka ah Mashruuca Macdanta lagu baadhayo ayaa sheegay in Maraakiibtii timi Degmada Laasqoray ay yihii kuwii dhisi lahaa dekada Laasqoray oo aanay kuwo u socda Macdan waa sida uu hadalka u dhigaye waxa kale oo ka uu sheegay in weerar lagu soo qaaday Maraakiibta dhismaha Dekada wada ay iska caabiyeen Maleeshiyoka soo duulshay Magaalada Maydh oo dhinac Galbeed kaga toosan Magaalada Laasqoray waxa kale oo uu iftiimiyay in Mashrruican dekada ay og tahay Maamul Goboleedka P/land cid kalena aan looga baahnayn in la waydiisto Ogolaanshiyo Madaama dadka Deegaanku ka mid yihiin Maamul Goboleedka P/land Warasyigaa ay VOAdu la yeelatay Faysal Xawar ka dib wax khadka Telefoonka isna ugu waramay isla Idaacada Wasiirka Gaanshaadhiga Somaliland Mr Cadami oo sheegay in aanay ka war qabin cid deked dhisaysa raalina ka ahayn cidaan iyaga ahayn inay ka ogolaashiyo siiso cidii mashaariic ka fulinays Deegaanadaas Isku soo wada duuboo waxa cad in Faysal yahay qof ka turjumi kara Mashruuca Maraakiibtu wado madaama uu ku sugan yahay halka laga fulinayo Mashruuca oo ah Magaalada Laasqoray Halka Wasiirkuna yahay mid debad wareega oo hadba Warbaahinta siinaya waxaanu hubin awoodaha uu sheeganaya ku kooban yihiin Magaalada Hargaysa oo uu degan yahay laakiin aan ishortaagin karin Mashaariicda laga wada Magaalada Laasqoray Wasiirka ayaa u metela deegaanada Maakhir xaga siyaasada oo had iyo goor sheega inuu yahay Masuulka ugu sareeya ee wax laga waydiin karo deegaanadaas laakiin aan awood ku lahayn deegaanadaas marka laga tago mooyee inuu warbaahinta ka hadlo oo keliya taasina waa mid cadaynaysa in P/land maanta sugayso amaanka Magaalda Laasqoray Halka Somaliland Cadami u hadlayana aanay awood u lahayn inay tagaan deeganadaas Maakhir Media Badhan
  4. Waxaa magaalada taariikhiga ah ee Laasqoray kusoo xirtey maraakiib siday agab loogu talo galey in lagu dhiso Dekeda Laasqoray oo ay iska kaashanayaan dadka Deegaanka iyo qurba joogta u dhashey Sanaag isla markaana la doonayo in dhowaan dhidibada loo aaso deked cusub oo caalami ah. Kadib markii ay maraakiibtu kusoo xiratey magaalada Laasqoray ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyey dadka deegaanka iyadoo ay isu soo baxeen isla markaana ciidamada Daraawiishta ee Puntland ay si weyn amniga magaalada u sugayeen. Mashruuca dibu dhiska Dekeda Laasqoray oo in badan ay umada Soomaaliyeed ee ku abtirsata Deegaanada Maakhir ee Puntland ay in dhoweydba sugayeen ayaa waxaa hormood ka ah Eng Faysal Ahmed Yusuf oo ku magac dheer Faysal Hawar isla markaana ay weheliyaan ganacsato kale oo u dhashey deegaanka. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa waxay tibaaxayaan in intii aysan Maraakiibtu soo gaarin Magaalada Laasqoray ay bada kaga hor tageen Maleeshiyaadka SNM oo laga soo abaabuley Magaalada Berbera isla markaana dhowr maalmood ka hor soo gaarey Magaalada Maydh ee Gobolka Sanaag isla markaana rasaas ku furey maraakiibta. Ciidamo Saarnaa Markabka iyo Ciidamada Ilaalada Xeebaha ayaa isla markiiba ka anbo baxay Magaalada Laasqoray iyagoo baacsadey Doomihii ka yimi Berbera iyadoo aan wax khasaare ah uu san gaarin Ciidamada Deegaanka iyo kuwa ilaalada Maraakiibta. Dhacdadan ayaa waxay ka dhabeyneysaa Hanjabaad kasoo yeertey Maamulka Somaliland gaar ahaan Wasiirka Difaaca ee Somaliland Axmed Xaji Cadami oo isagu Asal ahaan kasoo jeeda Degmada Laasqoray isla markaana ay noqon doonto mid lagala xisaabtami doono Waziir Cadami. Dhacdadaa kasoo kow magaalada Laasqoray waxaa nabadeeda sugaya Ciidamada Puntland oo isugu jira kuwa ilaalada Xeebaha iyo kuwa Daraawiishta iyadoo magaalada ay sidoo kale ku sugan yihiin ganacasto, Culumo iyo wax garad isla markaana ka qeyb geli doona Dhagax dhiga Marsada Laasqoray. LaasqorayNET
  5. burahadeer;825821 wrote: he supported siyad barre when bombardment was on in northern cities...guess that makes him somali!! for your information he is awdal nationalist same as Ali khalif,they both know their regions can't stand alone & that's why supporting tfg. Self interest like everyone else of us which make all of us non somali:D So did Mr Riyaale and crazy minded Faisal Ali Warabe
  6. Mr Samatar waxaan dhihilahaa dadkaan masaakiinta ah umma baahna in laysku sasawiree waxay quutaan maw keentay! I am sure he is there to seek publicity for his infant political party which is ethically and morally wrong. if he is in a campaign processes why doesn’t he go to Hargesa, Bosaso or even Mogdisho there are bigger masses rather than bothering these poor people who rallying for political party is the last thing that comes to their mind.
  7. War Waxaan xitaa afsomaliga uuku qoranyahaa qaldan maxa la akhriyaaa,, 10ka line ee ugu horeeyaa 20 kilmooo khaladi ku jiraaaan
  8. Hustler;818503 wrote: Dr what constitution are you talking about? Puntland doesnt even have one man one vote multi elections. Get real dude P.s if puntland is part of the delegation somaliland will not take part of the talks. We dont need to sit with mamul gobaled yar Don't u get it punt land is part of Somalia and it comes under H E pr Sherif,,, get use to that if u wannna talk to TFG, Puntland is part of it peroid
  9. Khurkhuri could be qurquri Khadiifad mat made of plastic Khadadwale laborer in construction Khayaamoole Khurmay/ qurmay Khalkhalid
  10. Innaa lilaahi wa inaa illayhi raajicuun May Allah rest his soul in peace,,, he will be missed both his foe and supporters
  11. Somalidu waxay tiraahdaa caruurto mulaca ciyaar ciyar bay u dishaa isna waa u qurgooyo,,,, this article is both meaningless and immoral,, its not fair to associate Dahabshil and his business to these criminals,,,,,, fairly speaking this guy and his business has done so much for Somalis n deserves only respect
  12. NASSIR;797450 wrote: Garaad, raggan hala murmin. Let them wallow in their known delusions as ethnic-somalilanders. He is desperately trying to make a distinction within Sanaag region as though the little area his secessionist clan dwells is bigger, better, peaceful. Btw, This group of Galgala has metamorphosed into the dangerous group wreaking havoc in Southern regions. Puntlanders including Maakhirians will cleanse them out of hills they are in. Nassir Puntland won't tolerate these thugs and they will be dealt with swiftly,,, locals finally realised the true face of these criminals.... they will surely be history soon
  13. Xaaji Xunjuf;797407 wrote: i don't know what districts you are talking about but sanaag has only 3 districts degmada ceelafweyn degmada ceerigaabo degmada badhan Degmoooyinkan mala mar danbaad samaysateen Xajji are you really serious or you are fooling yourself! do you know the first two districts in the British colonial regions?
  14. Freedom;797483 wrote: Somaliland snydroum at its worst lol Somaliland haters are funny Now you talking as if S/land is a girl that you want me to marry! what to hate or lke about?
  15. I sometimes wonder what these follows smoke! geographically do you really know how many districts are there in Sanaag? I will tell you just be good student and learn it seems you are one of those folks that grew up in the Qurbo There are 5 districts in Sanaag Badhan Dhahar Lasqoray Ceerigaabo Ceel afwayn three districts are exclusivey inhabited by Makhiris, while s/land clan dwell in Cel Afwey.,,, Lastly Cerigabo is the only shared district, 1/3 of the city's population are Makhiris, another 1/3 is Darwishes while the remaining 1/3 is s/land clan. further prove there are three secondary schools in Ceergabo, 2 are run my Makharis, electricty company run by Makharis, Technical institute run by Makhiris, most of the big trading companies like building material, electronics, electrical supplies are owned by Makhiris. So you saying any1 in Ceergabo is REERKa wake up bro. Coming back to you arguement why Makhiris don't claim Ceergaabo the Regional Capitall, you tell how can i claim what is already mine? In terms of population wise i wont waste my time fictionilising , you google it what the criteria for city to qualify for District was prior to collapse of the Som government.
  16. You never know this Kilwe guy could be one of Faroole's sons imitating in order to create an oppertunity dad to milk Uncle Sam! Conspiracy in p/land is at its highest level for quite sometime.
  17. War dee ka qabta qolyahiinan loo ergoooday,,,,,,prof waa garnaqday waana cawday waxbadan baa lalahaa reerku ha tashadee
  18. Kan wasiiirku sheega tiihore loosiiyey siduuu u qayniyey saw Ciise Kama buuxin,,,, what goes around comes around mr juxa,,, dadbaa saad iminka dare enemy mar hore markaaak ilmaaa kabuuxinaysay 100 arday ee reer punt land oo dhan lasiiiyey
  19. IAmRevolution;786107 wrote: Timur, you're just talking for the sake of talking. Did you see Garoowe or Eyl being mentioned here? Did you see me say "Reer Nugaal"? No, so, why wouldn't you wrap whatever you spewed there and shove it up your throat. As for the Doxo Nugaaled (Nugal Valley), it stars from an area near Burco and comes down into Sool and areas of Southern Sanaag and goes into Gobolka Nugaal. 85% of Nugaal Valley is in Khaatumo State, if not more. The rest are in Gobolka Nugaal. The term "Reer Nugaaleed" was and is still originally used for the Khaatumo State clans that settle in Sool, Southern Sanaag. Did I mention, the border of Khaatumo State and Puntland is less than 15+ kilometers from Garoowe, or less. U seem to be unskilled spy Mr IAMR,,,, naively posting falsely demarked map,,,, you honestly need some basic tutorial regarding Somalia's geography... i can see Timur's simple illustration is not helping
  20. Xaaji sxb maaanad barooranayn,,, inamada mesha ku hadhay kala carara hadiiba wax hareeeeeeeeeeeeeeen intaan la raaabsan
  21. Xaaji Meesha ciidanna majiraan,,, waxay gawaari wateeen laga furay:::::: nimankii Khaatumo waa dhaarsanyihiin,, Qorilugud na ugacan gashay,,, PICz of gawaaridii dagaalka ee landta laga qabsaday,, Gari Qabaalla http://horufadhi.com/2012/02/08/war-culus-daawo-gaadiidka-laga-qabsaday-jabhada-snm/ Gaari Zuu ah http://horufadhi.com/2012/02/08/deg-deg-daawo-sawirada-gaadhiga-suuga-ah-ee-laga-qabtay-maamulka-snm-live/
  22. waa nasiib daro waana wax laga naxo maalaayacni lagu laayo dad soomaliyeed,,,,, marka aan caqliga saliimka aannu shaqayn waxaan oo kalaa dhaca....... qoladaan Hargaysa maannay quusan qadiyad caalamkoo idil diiday oo 20 sano dabada ka riixayeen maxay wiilashooda iskaga laynayaan war yaa alla yaqaaan