-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Originally posted by Maaddeey: ^Kuch nahi mere baytaa Jiitaa rahow mere behan
-
2+2=5 Naa jee naa-lagtaahey tu Soomaali na,jaanaa Eee Maadeeye-kiyaa karahaahey
-
^N I have date at gym now-dhaanto is new the exercise regiment. LoooooL@so kabatay.
-
^You will need three things-music, shaah/xalwo, and you need to apply your best "luring" skills. Before you know, you are party central *off to gym though it is cold out* Enjoy your afternoon dear
-
^LoooooooL...okay, that's date then
-
Deyko larkii hee yee Soomaali- Q naa samajaa
-
^LoooL...My bad, I skip beat when I write, it should make some sense now.
-
^Ayeeyo is right My laundry day is more like date. Reer Landhan waa laga nastaa axada
-
Originally posted by Peacenow: It's beautiful isn't it. I was watching the Olympics in Vancouver. And thinking Canadians are so lucky to live in such a amazing country. But there are Somalis living there
-
^Perhaps we should look into it-of course I would need you to join me in that effort
-
Originally posted by Aaliyah416: ^lool yeah who knows could be someone pretending to be you..anything is possible with the cyber world. anyways, I was just joking I just saw you edited this-actually there's someone else with the name Che on SOL FB but I don't think they are misrepresenting themselves but we digress, where were we? P.S. I heard FB crushed the day you joined
-
^Could be, but I'm surprised you are on FB.
-
^LooooL....Not wrong with geed hoostii and I doubt you saw my pic anyway.
-
^30 eh...Hi, my name is Che. Haneefah...Not Noam Chomsky though I think you will go for someone with lab coat
-
Maaddeey...That's weak argument sxb. Meiji...Adiga here and now kafi kirtaa?
-
Banaan bax lagu gubay Calanka Jabuuti iyo sawirka Madaxweyne Shariif
Che -Guevara replied to Kamaavi's topic in Politics
poor people -
Haneefa macaliinkada ku qabandoontaa umaleynaa. Pucca and her Koreans nagu noqotey
-
Interesting Interview with Axmed Cabdi xaabsaade
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^LoooL -
Nothing new!
-
Interesting Interview with Axmed Cabdi xaabsaade
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^Not only that but tribal justice in place Ciidamadan oo dadka magaaladu ku sheegeen inay yihiin ciidan ka soo jeeda degmada Burco ayaa waxay jifo hoose yihiin taliyihii la dilay. Hadaba Markii ay dhamaan ciidamadii booliiska iyo asluubta ee gobolka Sool ee joogay xabsiya iyo saldhiga,lana garan kari waayey cida ciidankani u shaqaynayaan,isla markaana loo tuhmay inay ku shaqaynayaan hab qabiil, ayey iyana isku gadaameen dhamaan xabsigii oo dhan, halkaasna waxaa ka dhacay Car iyo Car,waxaana ciidankaas oo aan sidaa u badnayn lagu amray inay hubka dhigaan. Xaabsade car baa layiri -
Interesting Interview with Axmed Cabdi xaabsaade
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka Cadaalada Casoowe iyo Xaabsade oo booqday xabsiga Laascaanood,iyo ciidan isku sigtay. Warkii 11-Feb-2010 iyo Qormadii: Afnugaal News desk Laascaanood-Waxaa manta booqasho ku tagay Xabsiga wayn ee magaaladda laascaanood Wasiirka Cadaaladda Somaliland Casoowe Xasan Bisaas iyo Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade,iyagoo halkaas u tegey inay indha-indheeyaan xaalada xabsigaas,iyo sida uu u shaqeeyo. Hadaba Markii waftiga wasiirku Galay Xabsiga, si uu u eego xaalalda nololeed ee ay ku sugan yihiin dadka ku xidhxidhan xabsiga dhexe ee magaalada, maadaama uu wasiirku yahay wasiirkii cadaalada,ayaa waxa xabsigii si lama filaan ah u yimid ciidan ka tirsan ciidanka Somaliland,kuwaasoo wata gawaadhida tiknikada,iyagoo sida la sheegay u qaatay in maxaabiista la sii daynayo,kuwaas oo ay ku jiraan rag ku eedaysan dilkii taliyihii qaybta 12-aad oo ku dhintay qarax ka dhacay magaalada. Ciidankaas ayaa waxa ay gawaadhidda gaashaaman ku gooyeen albaabka hore ee Xabsiga iyagoo sheegay inaan cidina ka baxayn cidina gelayn xabsiga,iyadoo halkaas ay horay ugu sugnaayeen ciidanka asluubta oo sugayey amniga xabsiga. Ciidamadan oo dadka magaaladu ku sheegeen inay yihiin ciidan ka soo jeeda degmada Burco ayaa waxay jifo hoose yihiin taliyihii la dilay. Hadaba Markii ay dhamaan ciidamadii booliiska iyo asluubta ee gobolka Sool ee joogay xabsiya iyo saldhiga,lana garan kari waayey cida ciidankani u shaqaynayaan,isla markaana loo tuhmay inay ku shaqaynayaan hab qabiil, ayey iyana isku gadaameen dhamaan xabsigii oo dhan, halkaasna waxaa ka dhacay Car iyo Car,waxaana ciidankaas oo aan sidaa u badnayn lagu amray inay hubka dhigaan. Kadib markii ay arkeen wasiirka iyo Siyaasi ahmed in xaalku marayo meel xaasaasi ah,oo ay mudo saacad ah ka shaqaynayeen nabad iyo in xaaladu ku soo noqoto si caadi ah, ayaa ciidankii codsaday in loo ogolaado inay xeradoodii ku noqdaan,kadib markay arkeen cududa ciidan ee ku hareeraysan. Maraan ciidanka Xabsiga qaar ka mid ah khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa waxa uu noo sheegay in masuuliyiintani ay booshadoodii sii wateen, ilaa ay dhamaan maxaabiistii iyo jeelkiiba soo wada mareen,waxayna maxaabiista ka waraysteen xaaladahooda caafimaad iyo nololeed. Wasiirka ayaa u yeedhay taliyayaasha ciidanka,isagoo ka codsaday in ciidankaas talaabo laga qaado,mar danbena aan lagu arag gudaha magaalada,iyagoo raaligelin ka bixiyey falkaas ay ku kaceen.Taliyayaasha ciidanka ayaa cudur daar ka dhigay in ciidanka si khaldan wax loogu sheegay,oo aanay ogeyn booqashada waftiga wasiirka cadaalada. Afnugaal News desk info@afnugaal.com -
Please a buy ticket for SAKE OF ALLAH Someway to coerce people Good Job though-hope people would show up for it!
-
Interesting Interview with Axmed Cabdi xaabsaade
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^LoooooooooooL..Victim no, but I do feel bad pregnant mothers jailed in Caynaba.The point is while you blamed others for past conflicts, this one is being instigated by the entity in Hargeysa. You should be able to accept the consequences whatever the outcome would be. If anyone plays victim within Somalia, you well know who. -
Interesting Interview with Axmed Cabdi xaabsaade
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mintid-Everything makes you wonder like curious toddler. Oodweyne..It is the callous attitude that needs to be noted.