Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Dear leader " frameborder="0" allowfullscreen>
  2. ^LooL....why do you wanna kill him? AUN marxuumka.
  3. Madaxweynaha DFKMG oo furay ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir… Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir oo daaha looga qaadayay ciyaaraha degmooyinka ayaa waxaa xariga kajaray mudane Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya. Halkan ka daawo Sawirada…. Munaasabaddani oo aheyd mid caalami ah ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin fara badan oo katirsan dowladda kooxaha ciyaartooyda 16-ka degmo ee gobolka Banaadir, kooxda baambeyda, haweenka iyo dhalinyarada degmooyinka gobolka oo dhan iyo marti sharaf kale. Waxaana ugu horeynti munaasabaddaasi dhoola tus dadweynihii kasoo qeybgalay ay jecleysteen soo bandhigay kooxi ka kala socday 16-ka degmo ee gobolka Banaadir oo ay wehliyeen kooxda Baambeyda, waxaana socod dheer ay kusoo mareen gudaha garoonka Satdiom Koonis ee magaalada Muqdisho. Xafladda ayaa waxaa furay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya mudane Shariif Sheekh Axmed oo kubaddii lagu ciyaari lahaa cirka utuuray kadibna waxaa sacab iyo sawaxan lagu soo dhoweynayay furitaanka ciyaaraha degmooyinka ee madaxweynuhu furay. Intaa kadb waxaa bilowday qudbadihii madaxda oo uu ugu horeyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo ku dheeraaday baahida loo qabo is dhex galka bulshada iyo degmooyinka gobolka si amaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho wax weyn looga baddalo. Madaxweynaha Jamhuudiyadda Soomaliya mudane Shariif Sheekh Axmed oo munaasabaddaasi hadalo qiimo badan kasoo jeediyay ayaa dhankiisa tilmaamay baahida loo qabay ciyaaraha degmooyinka isagoona guul u rajeeyay ka qeyb galayaasha dhamaan 16-ka degmo ee gobolka Banaadir. Maamulka gobolka Banaadir ayaa wada barnaamijyo badan oo lagu horumarinayo adeegyadii bulshada ee ku burburay dagaaladii sokeeye. Waxaa soo tebiyey: Mohamed Yusuf Press Officer office of the Mogadishu Mayor, Tel: +252 699 407 191, +252 615 182 797. Mogadishu-Somalia. source
  4. Let the Games Begin MMA, Tuujiye n KK-pick your teams:-)
  5. Dr_Osman;765614 wrote: All I can say everyone who is from Puntland should get this book, I was going to call my aunt who lives in sweden but she is from mogadishu so she might think I've become a tribalist. looooooooooooooool
  6. ^I think he did-don't chew before work...loool Why is the lady wearing gloves?
  7. Carafaat;765533 wrote: Dance makes the song like exercise video.
  8. ^LoooooooooooL Juxa n NGONGE-I had no control over what hour poll was closed. That's system driven.
  9. Booqa jooji just toast your friend.
  10. Sir, we thank you for your contribution to SOL and congratulate you! Now please, Juxa and Malika want to hear more of those jin stories.
  11. burahadeer;765184 wrote: These days you see insults accumulated on somaliland women here in SOL. hadaba anagu caayi mayno dumarka laakiin inaadeerkeed oo u heesaya wafdi SL daawada. dont a coward.
  12. I think I have crush on couple of AJ female anchors/reporters....
  13. Somebody just called me reer qurbaha. i have always considered myself deeply rooted in Xamar despite 20 year absence:-)