Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. I was thinking mayors for Camp Qaloocan, Galaadi and Wardheer (new neighborhoods in Galkayo) since reer Jigjiga is getting a nod. I was thinking more about Xamar really, and how the city's administration can reflect all Somalis.
  2. ^lol@Gheelle.T I get that duqa. Nonetheless, it would have been good PR for a larger goal.
  3. There's a decent a population of reer Bay and Bakool, I think they have been represented,
  4. He promised one too many things, let's see what he can deliver. I think the most obvious mistake he made so far is appointing Karaash and Bindhe.
  5. As my clan is not represented here, we boycott this dawlad kusheeg.
  6. <cite> @Khayr said:</cite> It is a case of the illness called Stockholm syndrome. That doesn't apply here, it's sad nonetheless.
  7. Who died and made the spokesman for 'landers'? It seems you derive perverse pleasure from rapes inflicted on Somali women-sicko.
  8. Burn Notice. Let our brothers from the North exhuast their fascination with oil first. We can't have two groups with big egos bragging about oil discoveries.
  9. In this second picture, the Presidents look likes cunug nanac loo diiday.
  10. Cadale. At this point, I think you would welcome tribal federalism hehe, the only way to counter Damjadiid...
  11. <cite> @YoniZ said:</cite> Waxaan filayaa in aysan jirin cid kufaraxsan sida ay wax udhaceen, iyo 55 xubin oo qol qaadaba laheyn, iska daa in la maamulo. Qofka wax fiican kasugayey madaxweyne kufaraxsan in marka uu xaajo gudanayo ay tahay in askari Ugandhees ah uu sii kaxeeyo, markii horeba wuu qaldanaa. Ayadoo ay taasi jirto, hadana waxa naga maqan hadii aan Maryooley nahay, qaab dhaqanka umadaha jabka uu kudhacay iyo sida ay uga baxaan jabkaas. Waxa muhiim ah badbaadinta jiilasha soo socda oo ah waajib saaran jiilka maanta jooga ama siyaasad toos ha uu jiraan, ama cyberka ha kaga jiraanbee, talaabooyinka lama huraanka ah waa: 1- In la qiro lana rumeysto in Maryooley ay jabtay dhinac kasta. 2- In la ogolaado sida hadda ay xaaladu tahay - Madaxweynaha wadanka waa Nick Kays, ciidanka rasmiga ah waa Amisom, wasaaradaha rasmiga ah waa hey'adaha qaramada midoobey ee wadanka ka howlgala. 3- In laga shaqeeyo sidii wax looga badeli lahaa xaalada dhabta ah ee jirta, lana qaado talaabooyinka la awoodo hadda, kuwa aan la awoodina waqtigeeda iyo jiilkeeda loo gudbiyo si ay ayagu halkaa uga sii wadaan. 4- Isbedel walba oo dadka loo diyaarinayo waa inuu ku dhisan yahay: - Nabad. mid aan dagaal lagu gaarin, maadaama umadan ay u baahantahay in ay kasoo kabsato dhiig bixii badnaa iyo wayraxa uu keenay dagaalka badan, si jiil maskax fiyow oo nabad ku barbaara loo helo. - Isfahan. iscafin buuxda, iyo isfahan dhab ah oo la dhix dhigo umada ayadoo lagabilaabayo heer degmo, heer gobol, heer qabiilo. Waxa asaas u ah isfahanka, in dadka la fahansiiyo xaalada dhabta ah ee wadanka ka jirta. 5- La dagaalanka jahliga. sabata ugu weyn ee maanta Maryooley loo heysto waa aqoon la'aanta dhicyada nolosha oo dhan. Howshan waxa masuuliyda ugu wayn ay saarantahay dadka waxbartay oo inta badan dibada ku dhaqan, waxa ugu yaraan ay dadka gudaha lawadaagi karaan sida umadaha kale u noolyihiin iyo waxa bud-dhiga u ah nolol ku dhisan, ixtiraam, isfaham, iyo wada noolaansho bulsho. 6- Abuurid fursado shaqo, qof kasta oo aqoon leh, xoogaana heli kara, ha isku dayo inu abuuro fursad shaqo ay kafaa'iideysan karaan in kabadan hal qof, shrikad hadii aad wax ku darsanaysid su'aalaha ugu muhiimsan haka mid noqoto, inta shaqo ay wadanka gudihiisa ka abuurayso shirkadaas. 7- Baahin niyad/rajo waanaag. dadka dibada jooga iyo kuwa gudaha jooga ee waxbartay, waxa saaran waajib ah in ay baahiyaan niyad wanaagsan iyo rajo fiican, si jiilasha soo korayo ay ugu barbaaraan jawi fiyow. Hadii, eedeyn, rajo xumo, xumaan sheeg, iyo ciil iyo cuqdad abuurid ay wax dhisi karaan, waxa maanta aan heyno waa miraha arimahaas. Su'aasha aan rabo in aan weydiiyo saaxibada kor arigtidooda ku cabiray iyo reer SOL dhamaan waa: Waad aragtaan meesha xaalku marayo, shakhsi ahaan muxuu yahay waajibka ku saaran, si aad xaalkaas wax uga badashid?
  12. <cite> @YoniZ said:</cite> dp I endorse this.
  13. http://www.raxanreeb.com/2014/01/daawo-sawirromunaasabadda-magacaabista-gollaha-wasiirrada-cusub-ee-soomaaliya/ Some young faces.
  14. Nuune.The Speaker controls the agenda of the Parliament and no motion can be debated without his approval. The problem is this all powerful Presidency. This sort of Government gives legitimacy to the Clan Federal States. Abdiweli seems more appealing than this lot.
  15. Nuune. The President has implicitly and explicitly declared his agenda and loyalty, but where does the Speaker stand?
  16. I wonder if the Speaker understands his role or knows the extent of his power, or is he another Saacid?
  17. I understand one issue was with Defense Ministry. The President had his own man, but a particular tribe was adamantly against that. Some of these ministries overlap.
  18. While Faroole should be commended for leaving in peace, however Mandela?
  19. He can't possibly insist on bringing back his incompatent friends.
  20. So the mayor is not elected position? And he has no power over nominating the police chief?