Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. At the end of meeting, the Minister discussed with the State Department, and the IOC the issues of small hunting oil companies, overlapping prior concessions, signing illegal contracts with non-representative actors which adding fire to local conflicts, environmental degradation, clan hostilities and undermining the sovereignty of the country. These small companies are destabilizing the country and destroying the international community’s effort to build the peace and the security of the country. A case in point is the Norwegian Company (DNO), which is planning to introduce armed militiamen in areas already in conflict and thereby stoking old feuds which resulted internal displacement and harming the innocent and the most vulnerable people. Click the link below for the entire document http://www.wardheernews.com/ministry-petroleum-mineral-resources/
  2. The AS problem can only be solved by Somalis. These efforts will eventually fail if there is no proper Somali force. They were attacking Godka Jilicow today as there were being driven of Bulo-mareer.
  3. I thought Elk hunters ( I think I know who they are) from West of the Border? This seems to be an effort to complicate issues.
  4. Is this gimmick to counter Abdiqaybiid, I understand not many Pland clans live in this district?
  5. Wafdigii Dowladda Iyo Barre Hiiraale Oo Caawa Soo Gaaray Muqdisho http://somali.raxanreeb.com/2014/08/wafdigii-dowladda-iyo-barre-hiiraale-oo-caawa-soo-gaaray-muqdisho-sawirro/
  6. Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo Kismaayo ku shiray (Sawirro) http://somali.raxanreeb.com/2014/08/barre-hiiraale-iyo-axmed-madoobe-oo-kismaayo-ku-shiray-sawirro/
  7. Tallaabo. You do realize there is no legal basis on which Somaliland can make argument in regards to border demarcation with Somali proper. The only you could secure "your border" is through violence; a fact that will create more animosity among people of the region and will make Somaliland see belligerent, irresponsible entity.
  8. Khayr. I am not defending any system, American or otherwise. You asked what Solers consider modern norms to be, I simply gave you my opinion. If you want to criticize American and Western norms and values, your question should be simply about that instead of using our answers as springboard to your real questions?
  9. Freedom from state sponsored violence, access to basic education, economic opportunities, a fair judiciary, responsible capitalism and the right to worship any religion of my choosing. And importantly the protection and advancement of minority rights!
  10. FEYSAL WARAABE: “Beesha Caalamku waxba kuma qasbi karaan Somaliland” http://hiiraan.com/news/2014/Aug/wararka_maanta29-48086.htm
  11. Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in ay ka xun tahay Weerarkii Saax-dheer Jimco, Ogoosto 29, 2014 (HOL) — Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay ka xun tahay weerarkii ay ciidamada Somaliland ku qabsadeen deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool, iyadoo ku baaqday in la joojiyo colaadaha iyo dhiigga daadanaya. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka dowladda federaalka ee ku aaddan weerarkii shalay ka dhacay deegaanka Saaxdheer. “Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xun tahay weerarkii hubeysanaa ee ka dhacay deegaanka Saaxdheer, kaasoo geystay khasaare isugu jira naf iyo maalba,” ayuu yiri Dhuxuloow. Sidoo kale, wasiirka oo hadlakiisa sii wata ayaa yiri. "Dowladdu waxay ku baaqeysaa in la joojiyo dagaalka lagana dhowrsado wax walba oo colaadda sii hurinaya. Dowladdu waxay aamminsan tahay inay dadku xor u yihiin xaqna u leeyihiin inay si nabadgelyo ah isku imaadyo u samaysan karaan, sidaa darteed waxaan ku baaqaynaa in dadkii lagu qabtay Saax-dheer lasii daayo xuriyaddoodana loosoo celiyo si ay arrintaasi ugu adeegto nabadda iyo isku soo dhawaanshaha.” Wasiirka ayaan hadalkiisa ku sheegin in ciidamada laga saaro deegaankaas oo shalay ay la wareegeen ciidamada Somaliland, halka warbixin ay soo saareen Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Mareykanka lagu sheegay in si dhaqso ah ciidamada hubeysan looga saaro deegaanka Saaxdheer. “Soomaaliya waxay maanta u baahan tahay nabadgalyo, xasillooni iyo horumar taasoo ku imaan karta is-xaq-dhowrka, is-faham iyo wadahadalna lagu xalliyo wixii is af-garanwaa ah ee jira,” ayuu wasiirku hadalkiisa kusoo gabagabeeyay. Dhanka kale, Somaliland ayaa sheegtay in sababtii ay u weerartay tuulada Saaxdheer ay ahayd iyadoo hub laga keenay Muqdisho iyo Kismaayo halkaa la geeyay, taasoo ay ku tilmaameen mid xadgudub ku ah maamulkooda. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  12. Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in ay ka xun tahay Weerarkii Saax-dheer Jimco, Ogoosto 29, 2014 (HOL) — Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay ka xun tahay weerarkii ay ciidamada Somaliland ku qabsadeen deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool, iyadoo ku baaqday in la joojiyo colaadaha iyo dhiigga daadanaya. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey mowqofka dowladda federaalka ee ku aaddan weerarkii shalay ka dhacay deegaanka Saaxdheer. “Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xun tahay weerarkii hubeysanaa ee ka dhacay deegaanka Saaxdheer, kaasoo geystay khasaare isugu jira naf iyo maalba,” ayuu yiri Dhuxuloow. Sidoo kale, wasiirka oo hadlakiisa sii wata ayaa yiri. "Dowladdu waxay ku baaqeysaa in la joojiyo dagaalka lagana dhowrsado wax walba oo colaadda sii hurinaya. Dowladdu waxay aamminsan tahay inay dadku xor u yihiin xaqna u leeyihiin inay si nabadgelyo ah isku imaadyo u samaysan karaan, sidaa darteed waxaan ku baaqaynaa in dadkii lagu qabtay Saax-dheer lasii daayo xuriyaddoodana loosoo celiyo si ay arrintaasi ugu adeegto nabadda iyo isku soo dhawaanshaha.” Wasiirka ayaan hadalkiisa ku sheegin in ciidamada laga saaro deegaankaas oo shalay ay la wareegeen ciidamada Somaliland, halka warbixin ay soo saareen Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Mareykanka lagu sheegay in si dhaqso ah ciidamada hubeysan looga saaro deegaanka Saaxdheer. “Soomaaliya waxay maanta u baahan tahay nabadgalyo, xasillooni iyo horumar taasoo ku imaan karta is-xaq-dhowrka, is-faham iyo wadahadalna lagu xalliyo wixii is af-garanwaa ah ee jira,” ayuu wasiirku hadalkiisa kusoo gabagabeeyay. Dhanka kale, Somaliland ayaa sheegtay in sababtii ay u weerartay tuulada Saaxdheer ay ahayd iyadoo hub laga keenay Muqdisho iyo Kismaayo halkaa la geeyay, taasoo ay ku tilmaameen mid xadgudub ku ah maamulkooda. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  13. U.S. Special Representative for Somalia, UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia, and EU Ambassador to Somalia Appeal for All Armed Forces to Withdraw from Saaxdheer, Sool Region 29 August 2014 – United States Representative for Somalia James P. McAnulty, UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay and European Union Ambassador Michele Cervone d’Urso express profound concern about the deployment of armed forces and the resultant conflict within Saaxdheer, Sool Region. We call for the immediate withdrawal of forces from Saaxdheer, and the immediate release of all prisoners. We urge all parties to refrain from violence and make concerted efforts to de-escalate and resolve differences through peaceful means and dialogue. All parties should make immediate efforts to demonstrate genuine willingness to create the conditions necessary for long-term and durable stability in the region. The U.S. Special Representative, the UN Special Representative and the EU Ambassador urge all parties in the affected region to engage peacefully and find constructive ways to address jointly the drivers of conflict. They express their commitment to help all parties to seek compromise and work towards durable peace and stability in the region. * * * * * * * * * * Wakiilka Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya, Ergayga Gaarka ah ee Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa ka Codsaday dhammaan Ciidamada Hubaysan in ay ka Baxaan Saaxdheer ee gobolka Sool 29 August 2014 – Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned’Urso ayaa walaac weyn ka muujiyey ciidamada hubaysan ee la geeyey Saaxdheer gobolka Sool iyo khilaafka ka dhashay. “Waxaan ku baaqeynaa in si degdeg ah dib looga saaro ciidamada hubaysan Saaxdheer, iyo in si degdeg ah loo sii daayo maxaabiista la haysto. Waxaan ku boorineynaa dhammaan qaybaha in ay ka waantoobaan rabshado iyo in ay sameeyaan dedaal wadajir ah si loo dajiyo, looguna xalliyo khilaafka nidaam wadahadal oo nabadeed. Dhammaan qaybaha waa in ay si degdeg ah u sameeyaan dedaalo muujinayo doonis dhab oo ku aadan abuuritaanka xaalad muhiim u ah daganaansho waarto oo ka dhacda gobolka.” Wakiilka gaarka ah ee dowladda Mareykanka, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay iyo safiirka Midowga Yurub waxa ay ku boorinayaan maamulka Soomaaliland iyo dadka dagan gobolka xaaladahaan ay saameysay in ay isku howlaan waddo nabadeed oo wax dhisaysa si qaab wadajir ah meesha looga saaro khilaafka. Waxay muujinayaan sida ay uga go’an tahay in ay gacan ka siiyaan dhammaan qaybaha in ay raadiyaan xeer-jajab iyo in laga shaqeeyo nabad iyo daganaansho waarta oo ka hirgasha gobolka http://www.unsom.unmissions.org/Default.aspx?tabid=6254&ctl=Details&mid=9770&ItemID=30565&language=en-US
  14. Joint Press Release appealing for all armed forces to withdraw from Saaxdheer, Sool Region U.S. Special Representative for Somalia, UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia, and EU Ambassador to Somalia Appeal for All Armed Forces to Withdraw from Saaxdheer, Sool Region 29 August 2014 - United States Representative for Somalia James P. McAnulty, UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay and European Union Ambassador Michele Cervone d'Urso express profound concern about the deployment of armed forces and the resultant conflict within Saaxdheer, Sool Region. We call for the immediate withdrawal of forces from Saaxdheer, and the immediate release of all prisoners. We urge all parties to refrain from violence and make concerted efforts to de-escalate and resolve differences through peaceful means and dialogue. All parties should make immediate efforts to demonstrate genuine willingness to create the conditions necessary for long-term and durable stability in the region. The U.S. Special Representative, the UN Special Representative and the EU Ambassador urge all parties in the affected region to engage peacefully and find constructive ways to address jointly the drivers of conflict. They express their commitment to help all parties to seek compromise and work towards durable peace and stability in the region. * * * * * * * * * * Wakiilka Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Qaabilsan Soomaaliya, Ergayga Gaarka ah ee Xogahayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa ka Codsaday dhammaan Ciidamada Hubaysan in ay ka Baxaan Saaxdheer ee gobolka Sool 29 August 2014 - Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned'Urso ayaa walaac weyn ka muujiyey ciidamada hubaysan ee la geeyey Saaxdheer gobolka Sool iyo khilaafka ka dhashay. “Waxaan ku baaqeynaa in si degdeg ah dib looga saaro ciidamada hubaysan Saaxdheer, iyo in si degdeg ah loo sii daayo maxaabiista la haysto. Waxaan ku boorineynaa dhammaan qaybaha in ay ka waantoobaan rabshado iyo in ay sameeyaan dedaal wadajir ah si loo dajiyo, looguna xalliyo khilaafka nidaam wadahadal oo nabadeed. Dhammaan qaybaha waa in ay si degdeg ah u sameeyaan dedaalo muujinayo doonis dhab oo ku aadan abuuritaanka xaalad muhiim u ah daganaansho waarto oo ka dhacda gobolka.” Wakiilka gaarka ah ee dowladda Mareykanka, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay iyo safiirka Midowga Yurub waxa ay ku boorinayaan maamulka Soomaaliland iyo dadka dagan gobolka xaaladahaan ay saameysay in ay isku howlaan waddo nabadeed oo wax dhisaysa si qaab wadajir ah meesha looga saaro khilaafka. Waxay muujinayaan sida ay uga go’an tahay in ay gacan ka siiyaan dhammaan qaybaha in ay raadiyaan xeer-jajab iyo in laga shaqeeyo nabad iyo daganaansho waarta oo ka hirgasha gobolka http://www.unsom.unmissions.org/Default.aspx?tabid=6254&ctl=Details&mid=9770&ItemID=30565&language=en-US
  15. Wadaayow I have no local connections!
  16. Galbeedi. Somaliland did attack Buhoodle! And Somaliland might be stronger than tribal militias but locals always prevail. Federal State or not, the reality is the fate of the Somali peninsula will be determined through qabil politics. Somaliland might see itself as country but the inhabitants are simply loyal to their clans. I think we should be honest with ourselves and simply accept that,
  17. When I checked it today, the front page said it was hacked by Turkish hackers.
  18. Worthy reading article, bit long http://www.newyorker.com/magazine/2014/09/01/friends-israel