Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Dhaqan gelisay Buugga Xeerka Canshuuraha[sawirro] http://somali.raxanreeb.com/2014/08/wasaaradda-maaliyadda-puntland-oo-dhaqan-gelisay-buugga-xeerka-canshuurahasawirro/
  2. Yesterday and today https://www.youtube.com/watch?v=J2bGxD3kFwI
  3. Two warlords backed by foreigners with plenty of expendable jiri, Dhagaxtuur, neither of these two warlords has the interest of Somalis and even their clans at heart,
  4. Galbeedi, NGO-ooda Soomaali dhuuni ah baa horjooga, Soon enough, they will complain their bosses and donors. By the way, I would like to see Abdiwali explaining sin tax to the public hehe.
  5. Haabsade is not a politician and how much he can deliver at the moment?
  6. Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wafti uu Hogaaminayay oo Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe.(Sawiro+Codad) http://som.horseedmedia.net/2014/08/siyaasi-axmed-cabdi-xaabsade-iyo-wafti-uu-hogaaminayay-oo-siweyn-loogu-soo-dhaweeyay-magaalada-garoowe-sawirocodad/ I love the fact he said he retired from Somaliland hehe, Haabsade and those that welcomed him is what's wrong with Somali 'politics'. There's is no irony or shame!
  7. http://puntlandi.com/sawirro-dhageyso-madaxwaynaha-dowladda-puntland-dr-cabdiwali-maxamed-cali-gaas-oo-ka-qayb-galay-shirka-xiriirinta-hayaddaha-iyo-hirgalinta-cashuuraha-oo-ka-dhacay-garoowe/ Would the Somali general public be willing to pay taxes?
  8. Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo dib mar kale Puntland ugu soo laabtay Axad, Ogoosto 10, 2014 (HOL) —Axmad Cabdi Xaabsade oo ah siyaasi muddooyinkii u dambeeyey ka tirsanaa maamulka Somaliland, horayna xilal kala duwan uga soo qabtay maamulka Puntland ayaa xalay soo gaarey degmada Galdogob ee gobolka Mudug. Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa inuu usoo gudbo dhanka magaalada Gaalkacayo, halkaasoo sida loo badinayo uu uga soo kicitimi doono magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Dadka ka faallooda siyaasadda gobolka ayaa siyaabo kala duwan u fasiray soo laabashada Xaabsade. Badi dadku waxay afka ku hayaan in tallaabadani ay caddeyn u tahay in Xaabsade uu dib mar kale Puntland ugu soo noqday. Axmed Cabdi Xaabsade wuxuu kamid ahaa siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn) oo ka qayb galay dhismaha maamulka Somaliland sanadkii 1991 kana sii tirsanaa ilaa 1997. 1997, waqtigaas oo lagu howlanaa dhismaha maamulka Puntland, Xaabsade iyo rag uu ku jiro waxay hadana usoo wareegeen dhanka Puntland isagoo sii joogey ilaa sanadkii 2007. Dib ayuu hadana Somaliland ugu laabtay sanadkii 2007, kaddib markii ay isku dheceen madaxweynihii Puntland ee xilligaas Cadde Muuse. Xaabsade wuxuu waqtigaas ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Puntland. Dhanka kale, muddadii Xaabsade uu ka tirsanaa maamulka Somaliland, wuxuu soo qabtay xilal ay kamid yihiin: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta, Wasiirka Warfaafinta iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka. Waxaa socda dadaal xooggan oo ku aadan sidii loosoo afjari lahaa khilaaf siyaasadeed oo lixdii sano ee ugu dambeeyey ku kala dhex jirey siyaasiyiinta kasoo jeeda gobollada SSC iyo maamulka Puntland. Madaxweynaha Puntland ee xilligan, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa u fidiyey gogol nabadeed madax-dhaqameedka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka beelaha dega gobollada Sool iyo Cayn. Shir-weyne ballaaran oo looga arrinsanayo aayaha gobollada Sool iyo Cayn -oo hadda qaybo badan oo kamid ay Somaliland ka arrimiso- ayaa lagu wadaa in dhowaan degmooyinka Garoowe iyo Buurtinle midkood uu ka qabsoomo.. Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online xaajidirir@hiiraan.com Puntland, Soomaaliya
  9. http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=136364 Our friend Saalax will be definately blaming Siiraanyo for this.
  10. Deg Deg Axmed C/ Xaabsade Oo Imaanaya Bursaalax Kadibna Garowe Usii Gudbaya Axmed C/ Xaabsade ayaa waxaa uu saaka kasoo baxay deegaanka war dheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaana uu imaanayaa magaalada bursaalax waxaana uu usii gudbayaa magaalada garowe ee caasimada Puntland waxaana sii galbinaya gudoomiyaha Gobolka Mudug oo hada Degmada Galdogob kusugan balse Bursaalax isugu imaanayaan. Imaanshaha Axmed Xaabsade ayaan cadeyn wuxuu ku salaysan yahay. Who knew this was going to happen hehehe. http://puntlandi.com/deg-deg-axmed-c-xaabsade-oo-imaanaya-bursaalax-kadibna-garowe-usii-gudbaya/
  11. Hehe, I just posted that. I do hope they are serious.It is hard to cooperate when you know you have no protection.
  12. Is the Government serious about this or would it back down when they come against powerful interests?
  13. Without the people's help, this outfit cannot be defeated.
  14. ZUUGAG XAABSADE U AASNAA OO LASOO FAAGEY & GURMAD TOOSWEYNE GAAREY http://baidoanews.com/articles/20842/Zuugag-Xaabsade-U-Aasnaa-oo-Lasoo-faagey-Gurmad-Toosweyne-Gaarey
  15. Bullies get easily bruised... http://rajonews.com/2014/08/07/faah-faahino-laga-helayo-dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaano-ka-tirsan-gobolka-bay/
  16. I had a pleasure of meeting folks from this clan, they seem more normal than other Somalis.
  17. A REJOINDER TO SAMATAR’S CONFESSED ADOPTION TO GERI CLAN by Guled Samatar http://www.wardheernews.com/rejoinder-samatars-confessed-adoption-geri-clan/
  18. http://www.wardheernews.com/confessions-new-covert-geri-koombo-clan-family/
  19. So much conspiracy, that said Al-Baghdadi did work with the Americans, specially during Al-Zarqawi period.
  20. Dhagax-Tuur. Jihadi groups are not any better.
  21. Is he the same kid that was turned away from Las Anod? I don't you can blame Faysal for kid's stup!dity.
  22. Can this be verified? Most Somalis sites are not reliable.
  23. Nice, It would have been nice if Berbera and Bosaso have the same sort of investment. Berbera was supposed to be upgraded?