
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
People don’t seem to understand reconciliation, it can’t happen over night, and all grievances you talking about; cannot be address if there is no peace. How about if there is no platform for reconciliation, I think peace-keeping forces are MUST. They have to clear the way for reconciliation.
-
SNM oo loo asaasay ka hortagii dulmigii regime kii Sayed Bare, ayaa sidii urukii USC da fashilmey, oo isku bedelay in qabaa'ilo soomaaliyeed la ugaarsado, waana arin iska cad in wasaaradu garowsadeen danbiyadiii foosha xuma ay jabhadii SNM u gaysteen shacab Soomaaliyeed, markaa in la dhigto taariikhta SNM iyo Jabhadihii Kale ee Soomaaliya ka jiray waa haboon tahay baan u arkaa, iyadoo laga muujinayo sawir cad, oo aan been iyo faan la dhoob dhoobay ku jirin, laakinse armaa bulshadu manta raali ama diyaar u ahayn in ay taasi dhacdo.
-
^acuudu bilaah, war waxasi waa maxay, ceeb!
-
Thanks Maakhirian, It is tragic to see everyday, thousands of Somalis dying of no food, or from easily curable diseases, or hopeless throwing themselves into risky boats.
-
Inaa nilaah Wa inaa ilaahi raajicuun, umudu soomaaliyeed waxa la nacsiiyey wadankoodii, waxa keliya wadanka umuda ku negin kara wadanka waa dawlad u dhalata.
-
Ilaahay ha u naxariisto, Great writer. Shabeel Naagood--one of his plays, I can remember.
-
Somalitalk waxa 2000kii in ay ahayd baan u wadaa mamnuuceen in ay Soomaali mooyee wax kala wax ku qorin, markaa waa shabakada keliya ee aan arkey oo qoraalada oo dhan ku qora Soomaali. Anigu waxaan u qiimayn lahaa sidan Somalitalk.com hiiraan.com Garoweonline.com
-
Puntland government did a good job, they excuted two lesbians who came form Qurbaha and were caught in Bosaaso, some years ago, it was in the news!
-
^lol, waa la hayaa!
-
Masha Allah, good luck to her.
-
Naagtaada maxa ku furi leheed ama Ninkaada Uga Dalban leheed Furiin.
Som@li replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
miyaan naag iyi nin laba kelmadood oo iska horjeeda ahayn maxaa midna kharibay midna caadi ka dhigay, Waa sheekadii, Waryaa Vs Naaya Nin Vs Naag -
Ahmed Mohamed Adan (Qaybe) wrote this article, before he sold himself to Egal,what a loser!
-
^lol, I heard the guys are in a name change process,
-
On how much one spend's on the wedding should NOT be the price tag of the girls, girls value more.
-
Ghanima, well said, with your thinking, you will definitely get IA one khayr_qabe before others Aalaliyah,these girls can be found here on earth, not Aakhiro, and you should listen to Ghanima, no big weddings, afar faataxo is enough. kkk Neph, don't ruin our discussion with Hablaha, adigu maamooyinka baad ku biirtay,lol, markaa fadlan noo banee!
-
Thanks Nayruus!
-
Dr.Galbeyte, well said!
-
Sheikh Sharif for President, I guess he would make a great President.
-
Wafdi kasoo duulay Kismaayo oo yimid Maakhirs oo wato Nabadoon Xuseen
Som@li replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
Thanks Koore. -
Soo noqo, SOL misses u. Welcome back
-
why do you wanna know? are u from Cayn?
-
And have seen this guy, after divorce, collecting qaraan to pay off the meher. My advice to men, never agree to meher you can't afford to pay! The best proposal, Doonis. Mother: Waa lagu soo doonay? Girl: Ayo? waa kuma? Mother: Hebel, Girl: