
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
Somalia: Fresh fighting erupts in Somaliland-Puntland disputed region Sun. January 13, 2008 11:16 am.- By Mohamed Abdi Farah. - Send this news article (SomaliNet) Fighting has renewed in the disputed region of Sool in northern Somalia between troops loyal to the rival authorities of Somaliland and Puntland on Sunday. The clashes happened in Dhamasa village, 80km north of Laasanood city, the provincial capital of Sool when the Puntland forces attacked positions of the Somaliland troops, sources say. There is no immediate casualty resulted from the latest gun battle. The authorities in the semi-autonomous region of Puntland accused the break away republic of Somaliland of starting the fighting. The Puntland officials said its government would not tolerate the offensive from the Somaliland troops "We have killed several soldiers and captured number battle-wagons from Somaliland in the Laasanood fighting," the adviser of the information minister of Puntland Bile Qabowsade said. While, the Somaliland authorities in Laasanood said their forces killed and wounded several soldiers and also captured war vehicles in the fighting. But no independent reports confirming the claims of both rival sides. The latest fighting came as the Somali's president recently said in Baidoa, the base of the transitional federal parliament that if the Somaliland troops would not withdraw from Laasanood it would result war with bad consequence. On October, 2006, forces loyal to Somaliland authority took control of Laasaanood city from the Puntland troops.
-
Laas Qoray port, a project worthy of more than support
Som@li replied to General Duke's topic in Politics
Thanks Duke, Laas Qoray port will help many Somalis in the region. -
Great news, though 500 is a small number,Nigerians are well trainied,did a very good job in Sierra Leone. Don't just oppose to any developments, without having any alternatives.
-
GalMudug State iyo Aragtideeda ku aadan xaalada aqiran ee Soomaliya
Som@li replied to Sabriye amp co.'s topic in Politics
Great development, Good luck to Galmudug leaders,and people,these regions badly need developments. -
, from which site?
-
This is the man who should be in office, not incompetent Cadde--Today we wouldn’t have secessionists having a laugh!
-
Originally posted by Northerner: Wow. 5 people! Actualy over 200 attended, many couldn't come out cuz of the cold.
-
Mohammed Abdi Haashi ,a great man, leads the rally! Dibadbax lagaga soo horjeedo kala goynta Soomaaliya oo ka dhacay Washington Washington:- Waxaa maanta ka dhacay magaalo madaxda wadanka Maraykanka ee Washington dibadbax lagaga soo horjeedo kalagoynta Soomaaliya. Kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika ayaa waxa ka soo qayb galay dadweyne aad u tira badan. Waxa dibad baxa lagu qabtay laba goobood oo kala ah: Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka iyo Daarta Barlamaanka ee Capitol Hill. Dadka ka soo qayb galay dibadbaxaasi, oo isugu jiray rag iyo dumarba waxa ay siteen boodhadh ay ku qornaayeen halku dhegyo ay ku muujinayaan dareenkooda iyo sida ay u diidan yihiin siyaasadaha kala goynta ku dhisan ee hormoodka ay ka tahay maamulka Somaliland. Waxa halkudhegyadaas ka mid ahaa: “Sool, Sanaag iyo Cayn ma ogola kala goynta Soomaaliya; waa hal dal iyo hal dad iyo hal kudhegyo kale oo macne la mid ah siday. Dadweynaha mudaharaadka ka soo qaybgalay waxa munaasabaddaas ku weheliyay madax ay ka mid ahaayeen Md. Maxamed Cabdi Xaashi iyo odayaal kale oo bulshada dhexdeeda magac ku leh. Md. Maxamed Cabdi Xaashi oo hore madaxweyne uga ahaa maamul goboleedka Puntland, kana soo jeeda magaalada Laas Caanood ayaa dadweynihii halkaa isugu yimi hadallo kooban u jeediyay. Waxa uu Md. Maxamed Cabdi Xaashi sheegay in midnimada ummmada Soomaaliyeed ay muqadas tahay isla markaana kala goynta wadanka aysan ahayn mashruuc ay ku jiraan shacabka gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxa dadweynihii dibadbaxa ka soo qayb galay qaarkood waraystay qaar ka tirsan saxaafadda Washington sida laanta af Soomaaliga ee Codka Marayakana (VOA) iyo kuwa ajnabi ahba. Gebogabadii dibadbaxa ayaa aqalka Barlamaanka, xafiiska Senator Feingold iyo Colman uu Md. Maxamed Cabdi Xaashi ugu gudbiyay qoraallo tilmaamaya taariikhda midnimada Soomaaliya iyo in aysan gobollada waqooyi ku wada jirin mashruuca kala goynta Soomaaliya. Sidoo kale waxa qoraaladaasi loo gudbiyay xafiiska wasaaradda arrimaha dibada ee Maraykanka u qaabilsan Bariga Afrika. Dibabaxyadan ayaa lagu soo aadiyay imaatinka madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale oo hadda booqasho shaksiyeed (Private Visit) ku jooga magaalada Washington. Xigasho: Wardheernews.com, Xaquuqda Sawirada Wardheernews.
-
Washington: Dibadbax lagaga soo horjeedo kala goynta Soomaaliya oo ka dhacay Washington 15. januar 2008 Washington:- Waxaa maanta ka dhacay magaalo madaxda wadanka Maraykanka ee Washington dibadbax lagaga soo horjeedo kalagoynta Soomaaliya. Kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika ayaa waxa ka soo qayb galay dadweyne aad u tira badan. Waxa dibad baxa lagu qabtay laba goobodd oo kala ah: Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka iyo Daarta Barlamaanka ee Capitol Hill. Dadka ka soo qayb galay dibadbaxaasi oo isugu jiray rag iyo dumarba waxa ay siteen boodhadh ay ku qornaayeen halku dhegyo ay ku muujinayaan dareenkooda iyo sida ay u diidan yihiin siyaasadaha kala goynta ku dhisan ee hormoodka ka yahay maamulka Somaliland. Waxa halkudhegyadaas ka mid ahaa : "Sool, Sanaag iyo Cayn ma ogola kala goynta, Soomaaliya; waa hal dal iyo hal dad iyo hal kudhegyo kale oo la macne la mid ah siday. Dadweynaha mudaharaadka ka soo qaybgalay waxa muaasabaddaas ku weheliyay madax ay ka mid ahaayeen Md. Maxamed Cabdi Xaashi, iyo odayaal kale oo bulshada dhexdeeda magac ku leh. Md. Maxamed Cabdi Xaashi oo dadkii halkaa isugu yimi hadallo kooban u jeediayay ayaa sheegay. in midnimada ummmada Soomaaliyeed ay muqadas tahay isla markaana kala goynta wadanku aysan ahayn mashruuc ay ku jiraan shacabka gobolada Sool, Sanaang iyo Cayn. Waxa dadweynihii dibadbaxa ka soo qayb galay qaarkood waraystay qaar ka tirsan saxaafadda Washington sida laanta af Soomaaliga ee VOA iyo kuwa ajnabi ahba. Gebogabadii dibadbaxa ayaa aqalka Barlaamka xafiiska Senator Feingold iyo Colman uu Md. Maxamed cCbdi Xaashi ugu gudbiyay qoraallo tilmaamaya taariikhda midnimada Soomaaliya iyo in aysan gobollda waqooyi ku wada jrin mashruuca kala goynta Soomaaliya. Sidoo kale waxa qoraaldaasi loo gudbiyay xafiiska wasaradda arrimaha dibada ee Maraykanka u qaaiisan Bariga Afrika. Dibabaxyadan ayaa lagu soo aadiyay imatinka madaxweynaha Soomaaliland Daahir Rayaale oo hadda booqasho shaksi ah ku jooga magaalada Washington. Mohamed Ali Balcade Jaliyada Somalida ee Washington, DC, metro
-
Gotta luv the troll corner, going from exam parties to shaash-saar to gay marriagesin a few hours Miyaad waalatay, Waxaas shirarka lagama sheego eh! I hope it is a typo!
-
Secessionists[SL] Recognition Western Gay Activists
Som@li replied to General Duke's topic in Politics
Acuudu bilaah, Kan Waraabe laga roone waa egyahay! -
Source? lol
-
^Acuudu Bilaah, heard many stories like that, Waxaan maqlay Maalintaas tan labaad ku dhijisid, ba hurdo kuugu danbeeysa, sida aad feejignaan ugu jirtid! Originally posted by Nephthys: Commit sin aa tiree, baabuur-na haysku dhigto haday rabto. Yaa dabaaloo duurka loo diraa. Yux aan iri, yux. ^There is always a room for sharing!kkkk
-
Xusuus fiican baan ka hayaa Laas Qoray, Waa run magaladu aad bay u shiiqday after the civil war, one it was a very booming Degmo, Warshadii Kaluunka ee caanka ahay, 1960gii uu dhisay Ruushku baa ku taalay oo ilaa 3000 oo qof ka shaqayn jirtay, kalluunka qasaacana laga yaabo in aadba ku cuntay Mogadisho. Hada bayse Insha Allah siday ahaan jirtay kusoo noqon, waayo warshado yar yar baa laga furay. Markaa Heelodu waa Heelo Laas Qoray!
-
Originally posted by Nephthys: I think you would have to be a very very selfless woman to share a man you really really love. It is actually very Selfish no to share your husband with another sister like you, who may grow old lonely, or committ sinn. BUT I am against too the way some Muslim men marry many wives,like woman are nothing but accessories,add-ons, walahi some guys amaze me, and they do it in the name of Islam. There is a limit for everything. :eek:
-
Dhahar, Inadeer welcome on board,
-
^good team!
-
At least she was in for the money,
-
Odayga cid dhanka "Public relations" kala shaqaysa buu u bahaanyahay, KK, baad isku daydid?lol,
-
Nimbcadul Rabbi! maxaa lagu diiday!
-
President Rayaale on Teatime Meeting with Elizabeth II
Som@li replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^Runtii waa la yaabay waxa aad soo koobtay, qoutes, markaas baan dib ugu laabtay, qoraalka oo aanan hore u akhriyin,waa arin la yaableh! Waalidiii baa qarka loo saaran yahay, -
Sad to see SOOl people are used against each other,
-
This kind of behaviour, putting all eggs in one basket , can have severe consequences, waxaan ka baqayaa kuwa badan in dhakhtarka loola cararo sidii Waagii Cigaal (Allah ha u naxariistee), markuu soo laabtay, uu yiri aduunyadi dabada bay noo soo jeedisay. Niman yahay is dejiya, bahashana naga yareeya, Ps, Odaygu si fiican buu u dalxiisaya.
-
I got slip from my local Imam that says I only got to pray once in week. So, Yes I pray though to be it not at the rate of five per day. Alloow na astur, Inta tukada Rabi ha ka aqbalo, intaan tukana Rabi ha soo hadeeyo.