Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. It's OK and fair to celebrate 20th anniversary of Ethiopia's federal government in Hargeisa,... At least Ethiopians treat Somaliland and it's people with respect, we even have Somaliland embassy in Addis Ababa.
  2. This isn't a big deal, after all it's a (Jaalliyad) Ethiopian community in Somaliland oo u dabaal deggaya, maalintii xukunka laga tuuray, Haile. Dadkana xasarad uun bay intaa la socdaan, what does this to do with anything about politics.
  3. ^^^ Xeefow ***** baad tahay. Buhoodle civilian baa jooga, markaa in la laayo oo la qabsado xal maaha. Laakiin waad ogtahay Somaliland army Laascaanood oo ka wayn inay laba cisho kula wareegtay. Ta kale Buhodle maxaa laga qabsadaa dadka jooga iyagiibaaaba qaajo u dhimanayee.
  4. I know they can do just less than in two weeks... so lets count to 14 days, bring it on : Somaliland military the new power of the horn.................
  5. Somalina;721747 wrote: Afkaada ka leexi "mujaahidka" JB. lmao. Soomaaliga miyuu kugu adagyahay walaal? Wax lagu qoslo maaha, haddii runta laguu sheego waa lagu qancaa.
  6. Jacaylbaro inaadero waxba qarxin maayo, waxaan ahay shakhsi Somalilander ah, waanan ku farxayaa horumarka iyo dhismaha wadanka. Sawir kasta oo wacan oo aan arkona waan ku farxaa oo niyadaa iigu dagta. Bal sawirro wanaagsan haddaad hayso iyo dhismayaal casriya, soo post garee.
  7. Thank You...Alpha Blondy sxb. Laakiin can you give us more information about these projecs? I think I know the first one and it's Dahabshiil Bank HQ, bal kuwa kale maxay yihiin? Ta kale ma intan uunbaa waxa, iminka la dhisayaa? Mahadsanid bro
  8. What's is the biggest projects going on in Hargeisa this time, e.g Shopping malls, 4* star hotels, business industries? etc.... etc
  9. Somaliland, :cool: Waanu jecel nahay Somaliland.
  10. Somalia dawlad malaha, Aqoon yahan ma laha, Cuqaal ma laha, Salaadiin ma laha, Waayeelkooda waxba kama dhagaystaan,!!! Bal maxay horumar ku gaadhayaan markaa????
  11. Xaaji Xunjuf;704046 wrote: Looks very sad allah ha takuleyo masaakiinta Aamiin yaa rabbi
  12. Waxaa la gaadhay wakhtihii Qasri cusub loo dhisi lahaa Madaxtooyada Somaliland.