Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Caano_Geel

  1. Alpha Blondy;727775 wrote: ^ how very nice of you to update this thread. now that you mention it, i will update it sxb. Thanks brother, we are looking forward to see new activities that's interested.
  2. Any more activities, Mr Alpha you should update this thread
  3. Dhismaha cusub ee Golaha Guurtida, lacagta lagu dhisaayo ma dawladda Holland baa bixisay?
  4. LOOOOOOOOL @ Sh!t co, Fat co, Thanks JB we need more photos, keep it coming saaxiib.
  5. Alpha Blondy;719124 wrote: Its on the fifth storey now. You mean it's on the third story. Laakiin wuxuba ma intan uunbaa meesha wax kale miyaanay jirin.
  6. Che -Guevara;726567 wrote: loooooooool What are you looling @ Che -Guevara? There's nothing to laugh for.
  7. Walaalkayga muslimka ahow, laba daqiiqo oo duco ah, u ducee Somalia. - In ilaahayswt nabaddii iyo kala danbayntii, kusoo celiyo - in ilaahay swt shacabka masaakiinta ah ee aan waxba galabsan, ka qabto, ma naxayaasha aan u tudhayn. -In ilaahaw swt faraj khayr qaba u keeno dalka Somalia, si uu uga saaro, xaaladdan qalafsan ee ay ku jireen 20 sanaddeed ee lasoo dhaafay. -In allah swt ummadda Soomaaliyeed quluubtooda iyo boggoodaba burcad isu mariyo. -Inay Mustaqbalka dhow Muqdisho noqoto magaalo, la tartami karta, khayrkeed laguna soo horto. - In ilaahay swt dadka kale Soomaaliyeed ee iyagu nabadda haystana sida Somaliland iyo Puntland, usii laban laabo iyagana nabadda iyo kala danbaynta. Amiin Allahayow, Amiin Allahayow, Amiin Allahayow.
  8. Magaca Muqdisho, Mogadishu, Mogadiscio, waligay dhagtaas uun baan ka maqlaa, iyo xaafadaha ay ka kooban tahay. Haddii Somalia ay ka dhalato dawlad, dawlad awood leh, oo amnigeeda la isku hallayn karo, waxaan jeclaan lahaa, inaan mar uun, soo arko Xamar.
  9. Anigu kuma diganayo, laakiin waxbaan hoga tusaalaynayaa, waxaanan leeyahay, ''Waar caruurta yar yar, sidan ha loo dhaamo'' Markaa haddaad idinku u aragtaan, inaan wax ku diganaayo, ama aad dhanka xun wax ka eegtaan, dee taasi waa mid idinka idinku gaara. Aniga waad i caydeen dhammaanteen, waxaadna igu sheegteen qof bilaa caqliya, laakiin anna waxaan idiin sheegayaa, inaydaan dhammaantiin is wada caqli dhaamin, ma waxa la idinka waayay, qof kaliya oo sida wanaagsan wax u fahma!!!! Ma waxa la idinka waayay qof yidhaahda ''Waa sidaa aad sheegtay, ee maxaa loo qaban karaa'' oo dadka baraarujiya.
  10. Waar ileen anagaa wax aragnay! ma runta ayaa sidaa idiinka wada oohinaysa! ''Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun'' Maxaad leedihiin ''Run ha sheegin, annaga runta way na dhibtaa'' yaa rabbi.
  11. Xamar once used to be the most cleanest and safest city on the continent... Yaa rabbi ilaahow Xamar kusoo celi xasiloonidii iyo kala danbayntii.
  12. HUH truth hurts... No more calaacal guys, that is the reality on the ground. Waa wax jira oo run ah.
  13. Thankful;725504 wrote: What does this nonesense have to do with politics. Please don't link this to Hargeysa's triangle admin. Beenaale.
  14. @ STOIC sxb anigu waxba kuma qoslin, ta kale haddii qofku run sheego, miyaa loo cadhoonayaa?
  15. Ohh what a very touching song... Somaliland please help your in need brother, maanta laga bilaabo walaalo ayaan nahay.
  16. ^^^^ Where is the 'Golden Rules' located in which section of the forum? I would like inaan yara akhriyo. TIA