7_steps_2_Heaven

Nomads
  • Content Count

    595
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by 7_steps_2_Heaven

  1. good advices nomads, thats what I like about SOL. let me remind you fellow nomads, if u r in dept and u pass away, the muslims are NOT allowed to pray salatul janaasa on u. also...deen ninkii ku dhinta aakhirada maba la xisaabiyo, i heard. life is too short ppl, pay back what u owe, we r not strong enough 2 face the consequences. (severe hell fire) Khayr - say istaaqfurullah. kool-kat - ilaah hakuu fududeeyo macaanto, kulligeenba. I have to say alxamdulillah, my parents are dealing with my tution fees. salaams, LIVE LIFE TO THE FULL (without haraam)
  2. looooool alaab maa la gaaray. 4 those who doesn't understand alaab, basicly it's that private part of the male. nuune dookheyga waan sheegi lahaay, laakiin nasiib xummo nin soomaaliyeed dookheyga masoo gaari karo, marka ina adeer sorry wax aan idinla qeybsado ma haysto. Qac Qaac - subxaanallaah, dookhaaga waa cajiib. laakiin quf lagu xaragoon karo ma'aha. waraa adi maa xuux eh sidaas daraadeed u settel 4 less..is that so? loooool just kidding. nuune bal adi istilmaam sidaad aad u ektahay marka aan fiiriyee inaad dooqeyga buuxin kartit.lol
  3. bambina, macaanto isku dhibaato aa na haysato
  4. ^^ HYVAA KUULUU walaalkiis, ilaah kutaab la'aan naguma ridee ee bal ii kaadi waan kasoo jawaabi doonaaye. Mr dag dag aa tahay adi...gabadha waqtigeeda sii see kaa noqotay
  5. lool rudy...is that how u approach the ladies? I bet u are one of those soo taagan crew
  6. ^^^^loooooooooooooool waraa gabadha maxaa uugu daadisay. killida aa i xanuuntay qosol daraadeed loool. waad soo daahday no thanks aa? loooooooooooool weligey tanoo kale x_quisit adi iyo Qac Qaac maalmahaan waad isku aran tihiin ee maxaa cusub?
  7. underdog aad baad u mahadsan tahay abowgiis, cafis baad tahay. SOMALIS ARE WEIRD WALAAHI - waxa topic ga oo ku saabsan yahay maad ka hadashiin? when you've posted the ppl you want to meet thats it dont come back to it. Qac Qaac n Xquizit plz if u r so keen on each other thats what the PM is for, but don't ruin the topic plz. wax munaasab eh meelaha ku qora hadii kalena naga aamusa, fadlan!!!! :rolleyes: :rolleyes: :confused:
  8. talow maxaan dhahaa... :confused: ... gudniinka sida aad badankiinna u sheegdeen ma aha wax diiniyed laakiinse waa wax jaahilnimo eh oo dhaqankeena hoos i maada. si hadaan u fiirinno runti lama dhihi karo ragga ama dumarka soomaaliyeed aa u sabab eh dhaqan xumadaas. Laakiin runta wexey ku jirtaa, iney raggeena badankood aamin san yihiin gabadha hadii ey gu'dan tahay iney wax yaalaha ceebta ku kaceynin guurka ka hor. balse umada soomaaliyeed waxa ey ka indhatirsan yihiin waxaa waaye, in uu gudniinka u keenaayo gabadha dhibaatooyyin badan. kuwaas oo kamid eh, caadadoo dhibta, dhalliinka oo ku adkaada iyo mid kaloo quseesa gabadha odigeeda (husband), taasoo eh iney meesha ka dhaceynin wax xaraarad eh. SOOMAALIYEY ha igu soo jeesanina waxa aan ku hadlaayo daraadeed, laakiin waxaan waa wax la hubo oo cilmi ah. Su'aal baa meeshan ka dhalaneesa; hadii gudniinka uu dhibaato badan yahay, maan iska dhaafno? ma'aha su'aal fudud, wexey u baahan tahay baaritaan iyo waqti badan. waa in la ogaadaa waxa ku kallifaayo waalidka iney gabadhooda gudaan markaasna la isku dayo in la fahan siiyo gudniinka dhibaatooyinkiisa. sida aad u wada ogsoon tihiin ba dhaqan kaan wuxuu jiri jiray kumanaano sano, in hada la badalo aad buu u adak yahay. umana maleenaayo in ey soomaaliya weligeed iska joojin doonto gudniinka taasoo u sabab ah aqoonta caafimaadka oo dadkeena soomaaliyeed ku yar. I hope u guys understoos my somali.
  9. i totally agree with you...i personally have suggested this to the admin...but he is not to bothered. but u know what though...this place will lose its members if we are not taken seriously. i mean come on, theres nothing else here to do than this forum, it's dull ok, no even news 4 god's sake. can the moderators do something about this?
  10. well said conspiracy...I honestly believe Somalia was cursed the sheikhs which Siyad Barres goverment murdered. what crime have they committed? non! is it a crime to be muslim? to teach Islam to the nation? coz that was what they were doing and for doing so they were cold bloddedly murdered. and now Somalia is facing the consequences. simple as that!
  11. beutifully concluded..it's true though, Islam is the answer
  12. I'm a traditional muslim ...alxam dulillah 47/60 good huh. nice quiz
  13. ^^^ waaw su'aal baa la i weydiiyaya, waan faraxsanahay. caawa insha-allah markaan guriga tago aan kutaabka ka tirinaa markaas aan soo jawaabaa. THIS IS QUESTION IS ONLY 4 ME..KII KA JA WAABO WAA ANI IYO ISAGA
  14. well said Qac Qaac...sis he pretty much covered what needs to be said...but in your heart, you will know know when it's time to say YES...nimanka mala hor kaco...xiisahaha aa lahu badiyaa.
  15. ^^^^ afar maa igy noqoteeen..habarteed ee ka tahay inaan sii joogo. Maskiin macruuf maa idinku soo darsamay? hee'haatay ee ka tahay.
  16. huh...back home...gee sorry darling. theres no way I want to end up in hospital....fuli iga weyn ma jiro
  17. ^^ allaa yaa cizzak....si fiican baad uugu micneysay. waraa Qacda ma fahantay mase number diyeeshe aan hadana ku qornaa??
  18. ^^ Qac Qaac pointi baad ka heshay sayful aniga su'aasheydi aaway....I'm still here, that shows how intrested I'm in Islam innit? i'm the only student left..very soon waxaad i siineysiin My PHD.....in Islamic studies that is. soo arday fiican ma ihi?
  19. ^^^ jalabab maxaa kaloo la dhahaa dhoorre yahow nuune, tuujiye u micneeya Qac Qaac jilbaab waxa la dhaho. saas maa shiiq ku tahay....orod igu mood. lol
  20. Northener, Quantunm leap and Dare Devil thank you ever so much guys. I appreciate it! 1 luvvv
  21. loooooooooooooooooooooooool alla anaa wax iska arkay, sadax kala daran aan la sheekeesta macbuudka. meesha horta bal fiiriya wey nooga kala tageen. marka aqayaarta meelo kale aa la qabsadaa...wax ba magaraneysiinno. laakiin no worries ana mutacallima arday fiican aan idinka soo saaraa. tuujiye looooooool balaq aa? barrow zuuz dheere..loooooooooool ar adiga gacan aan kuu taagay.
  22. ^^ haa walaahi waa sidaad u sheegaday - ilfuur aan isku noqonay. xeer na waan nahay afarteeena, marka magaca waxaa noo soo raadinaayo Qac iyo tuujiye, qandho fildaranee cunugaan magac xumaa.
  23. sadax diina meel kasto ma iiga horeesiin loool nuune, Qac Qac iyo madax faluuq AKA garab tuujiye. waraada iskey dhaafa noof aa idinka qaraabtee....jidka aa iga xireesiin yaagay. marka plz.. FOORI GANJEELO!