7_steps_2_Heaven

Nomads
  • Content Count

    595
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by 7_steps_2_Heaven

  1. Ms-london lol, abayadiis geedkaas anigaba waan necbanahay, laakiin waxan rabay inaan iska badalo iljibiski badnaay inleen xidadaha indhaha baa i xanuunay. soomaaliya calankeedi aan rabay laakii waa ii hagaagi waysay marka kan aa iska qaatay. nuune alla aboowe macaan ma'ogeen inaad shumis iga sugeysay....bal tan ku sixo........ mwaaah ....shumiskaas aan london kaaga soo afuufay ee nab ke dheh
  2. looooooooooooooooooooooooooooooooooool alla nuune iyo tuujiye maanta war bey keeneen. hayaay! looooooooooool feeraha aa i xanuunay.
  3. ^^^ loooooooooooooooool. qaxooti'nimada muu ka faanayaa? loooooooooool
  4. ^^ waraa nuune, qufka hadaan wax ku raacsanahay of course waa inaan sheega. laakiin adi waa maxay maalmahaan qaraarkaan. yaaqe wiilka badiisa ha kaa raacdee ee iskadaa
  5. dare-devil - macaanto, madaxaaga kor, lugahaaga hos. alloow ku'daa oo amuuraha kuu sahal. Nomad- haa walaahi Qatarisaani aa tahay. application formka Pm kusoo codso, wexeyna shaaraca ma dhigno Tuujiye- waraa waa ogtahay inaan ani iyo adi isku xeero nahah Qacda- ninkaan waa walaalkeey. Underdog- dadbaa iska jecel iney dadka iskiiga dhacdhacaan, marka maxaan ku sameenaa walaaloow? axsantu laakiin.
  6. sue, maybe you and I are look alikes. who knows, eh?
  7. Devil's advocate - racist, moi? never hon. al'right I did label them as "sanka dhuudhi" but hey half of my close friends r black n I ain't no diffrent so how can I be racist. does one word make u racist? if so, I'm guilty of that crime. sis, I don't see Somalis "superior" than other Africans. I mean, how can we be? what's that we have got that they haven't? abayadiis we all are Adams children, if they've got wider nose or jareer hair stil I don't c them diffrent, as long as they got their nose n hair to where it belongs then how r we diffrent? just wanted to clerify that 1 "we all are cousins under the skin" ps, I would never marry an outsider though (ajanabi). racist or not-racist u may think I am but hey that's just me. and nobody can't judge me for that!!
  8. ^^ wallee waa runtaa Qacda. alla kugu jecliyaa caqliga. tuujiye I agree with Mr Qacda 125% .
  9. ^^ kuwiinaan iga koreeya dhan weligey ma idinla tagi leheeb baar laga cunteeyo!!! canjeero iyo faanto shaah iyo suugo. YAAAAAAAAAAACKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK I've just lost my appetite
  10. ^^ McDonalds jalbaab or hijaab (aka khamaar)
  11. Hibo sorry macaanto...sariirta aan lug qalad uuga soo dagay shalay...marka waa iska garan kartaa nooh Nomad sandullis ku'lahaa. waraa maan ogeen inaad afarteena naga heshit, shan hadaad rabtit iney meesha noqoto, application form soo buuxso Athena- hadalbo kuguma qasaarinaayi! :mad: :rolleyes: :eek:
  12. and the Oscar goes to.....(drum rolls)...... LONDONERS (woooow the crowd goes wild)
  13. I'm curious...my id would not 4give if I dont ask u this question. naah I'll Pm u this 1 from what I gathered..u rejected the sister. why..did u think that she was bluffing? Ilamaha wiil adigoo kale ah inuu saacadan single yahay marka waxaan umaleenaa sababta aad u diiday walaasheen meel kale baa lagaaga xariiraa. laakiin shiiqunaa ogaaw 4 aa laguu ogol yahay...waxa aad go'aan ku gaartitba Ilaah hakula garab galo. waxaan umaleena gabadhi offerkeeda inuu daacad ahaay. malaaik haku soo salaanto shiiquna
  14. love....aaah..if only words could descripe how I feel for mr X. getting back to the topic...u know u r in love with that person when u think of him 24/7, u r hoping to become his wife, soul mate and mother of his children. u want him just 4 ur-self. u want to be the one sleeping nxt 2 him n u want dress him (aaah how sweet). u r willing to go that xtra mile for him... u believe that u were born to love him n no one else. U pray Salatul Istiqara for him 2 be the 1 u r going to end-up with. hope that answers ur question cutie
  15. ^^^ bro Nur i'm guessing that u r progressive muslim
  16. ^^^ first u have to answer the above question. but still ur question has already been asked many times
  17. devil's advocate wallee taas adi un bey ku jirtaa :rolleyes: nuune, Ilaahey faarax nooma waayo. dadne dadkiisa kuwa kale kuma dooranaayo, (taas waxaa og dadka wax garadka eh) soo waxaad fahantay ma'aha...hadii ey afrikaanta kuwa kasoo haray nin oo dhan hadey ee yihiin xitaa maba qaateen. afrikaan kaliix xitaa ma aha, ajanabi oo dhan aa igu soconin annakoo heli karna dad aan isku dhiig aan nahay. ajanabi ka daba nuqlee waa adoo aduunka isku aastay oo kale. :eek:
  18. laptop jamaal_11 or Libaax sanka taabte hah hah haa - good 1 isn't it? lool
  19. Qac Qaac waa caadiyoos abowgiis. Laa shukri calal waajib! waan isku leenahay
  20. looooooooooool @ garab tuujiye n Qac Qaac
  21. athena - micnahaaga kala faa'faafi, maxaad ula jeedaa "nacamleyaal"? hadalada hoos la iskuma dhigo..hadaad rabtit inaad hadshit hadal hadii kalena ka gambiso meesha. Hibo - dad maa ka xun "famous" ka aad sheegesit in ey dad noqdeen? :rolleyes: wax famous lagu noqonaayo meesha maba yaalanee laakiin waxaan umaleenaa dad in ey ka baqaayaan in boos lagu riixo :confused: maybe iyaka aa meesha "famous" ka ahaan jiray. afar quf oo sheekada iskuugu baxdo hedii ey is heleen, ma dambibaa??? :confused: :rolleyes:
  22. ^^^ sleep defenetly sink or swim?
  23. ^^^ luqad ii'ma goyninee ee ma u jeedid miyaa waxa uu daldalay?