7_steps_2_Heaven

Nomads
  • Content Count

    595
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by 7_steps_2_Heaven

  1. INNAA FAJACNAA WAMAA ARGAGAXNAA! hadana maxaa la keenay in rajabeeto lagu seexdo? saas maa cancer looga hor tagaa?? hurtada waa in si istariix eh loo seexdaa lakiin rajabeeto haku canbuujiso ka alla magan COUNT ME OUT!!!!!!!!!!!!
  2. nuune, aboowe maxaa waa canbuulo lada iyo ibiteeyda is daba ordaayo, saxiix kale maa waysay waa is dhax yaacday, jaceyl maa ku helay? When a man loves a woman he behaves silly way= nuune saxiixiisa!!! (lol)
  3. bishaaro, macaanto ciid maba la gaarinee?? waa naga horeysaa haye? abaayo nimanki wax kasto waa lagu barooweeyay iimaan yuuq ee kusoo wada bexeen, maxaa lagu sameen karaa??? Xal noo soo raadi abaayadiis until then, faraj qeyr qaba aan ALLA ka sugeynaa!!
  4. sectioner, difaaca aan idin difaacay aa kaaga dartay soo ma aha, waa caadiyoos gaajada aa kaa hadalsiineeso aan u maleenaa anyway gabadha bilaawday topic gaan, walaal adi un beey kuu fiican tahay hadaad habeenna gafin tarawiixda teeda kale ani weli waad ila qaldan tahay inaad waxaanoo kale ka hadashit bishaan oo kale. ma wax kale oo nagu kordhisit oo qeyr leh maa waysay? maskaxdaada bishaan qeyreysan wax qeyr eh ku mashquuli annakana noo faa idee!! waa runtaa 11 bilood kale xitaa waa in ilaah la xusaa, quf kasta taas wuu ogsoon yahay laakiin aan mid kugu kor dhiyo bishaan aa uugu qeyr badan ogaaw, marka bi fadlak maskaxda waxyaala kale na daciifin karo occupied hanooga dhigin. ps, hadaad jawaabaheyga ka xumaatay ka raali noqo! I REST MY CASE
  5. bla bla bla bla, girl it's ramadan and all u can think of is romance? damnn naa ilaah bari and 4get about romance. see kaa noqotay, teeda kale hadii eey wiilasheena ku fiicneen romanska yaakuu badalaa? GACALKA HA ISKA BOOBIN, EE NOODAA RAGGEENA ANNAKA EE NA ANFACAAYAAN!!!!!!!!!
  6. INNAA LIL LAAH WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN! I guess I have been so BUSY that I've never realised that i didnt make connection with ALMIGHTY, sis thank u ever so much. THIS IS MY WAKE UP CALL! JAZAAKALLAAH QEYR! PS, i wont 4get this topic 4real!
  7. continental Batchelor, abowgiis, nin topic kaan ka kululaaday baa u ektahay ma wax baa isku ogtahay? Gabdhaha jooga soomaaliya oo guursanaaya niman odiyaal eh just because in ey geeyaan europe ama america, ma is weydiisay sababta ku kallifeeso? makugu soo dhacday in ey rabaan nolol fiican, safe environment wich provides food and shelter. Dadkaan xaaladooda waa la fahmi karaa laakiin waxaa iga madow nimanka soomaaliyeed europe xaasaskooda iyo caruurtooda la jooga dhib aad u weyn haysanin sababta ku kallifeesa wax yaalaha qaarkood ee ku dhaqaaqaayaan. Ninka europe jooga ma gabadha soomaaliya joogda dhibka haysato maa isagana hayso. Income support and child benefit oo halahaasoo caruur buu qaataa, qabadha soomaaliya joogda irsaqaas maa soo galo. waxa aad ka doo deysit marka kow ka fiirso, iska dood ma aha, topic ga sida uu yahay uuga hadal hadii kalena iska dhaaf!!!! see u later aligator, ciao bella!
  8. Raxmah i agree with u 110% couldn't have said it better maasha allah! ppl plz read sura kaafiruun. they dont worship what we worship! who should we try 2 pleace, the AL MIGHTY OR KUFAARS! i dont care what ppl on da streets think about my dresscode,at the end of da its my business innit. I rather pleace my greator than any1 else cos i know i shall return 2 him
  9. sis it's friday 9.42am, theres no way i can read all dat! sumerise it plz!
  10. r u 4 real, first of all i didnt read da whole story coz its 2 long, but do u really go through all dat hassle 2 break up with some1?? Now, who is da 1 who needs a lecture!
  11. maasha allaah, dadka qaarkood sida ee topic kaan uuga doodeen waa cajaaib. waa wax lagu farxo generation keena inaan saan u fikireeno inleen waa annaka kuwi wax ka badali lahaay berri. wiilasha qaarkood nagala qeyb galay discussion kaan aad baa ugu mahadsantihiin fikrad yaasha aa noo soo jeediseen, waan u baahneen inaan maqalno ur side of the story as well. we know that it takes 2 4 tango! I suggest we start making changes now, so who ever is engaged now men or woman or thinking of getting merried, raadki hore ha raacina mid cusub aan sameeeno. dadki hore wax badan bey naga qaseen and we r left 2 deal with it. (sad but true!) SHALL WE MAKE BETTER WORLD 4 DA NXT GENERATION AND 4 US AS WELL?? LET DA WORLD HAVE NEW ROLE-MODELS!!! I REST MY CASE!! 1 GOD, 1 PROPHET, 1 RELIGION, 1 NATION, 1 SOMALIA = US!!! keep loving keep reaching HASTALA VISTA BABY, C U LATER ALIGATORS! CIAO
  12. thank u all, I agree with some of ya'll but still we can't pretend that this is not happening 2 our sisters anyways wixii qoran lama gafaayo but the reality is that our men r changing just like the weather. The case is not that the wife cant satisfy her husband ee nimanki baa iimaanki ka tagay, nimanoow taako bal isku qabta 4 da sake of our generation Last but not least, My bro Zakariya, aboowgiis dagaal aan nimanka ku soo qaaday ma aha ee wax aan ka calool xumaaday aan idiin soo gudbinaayay. su'aashaada oo eheed hibo nuura maa la dhashtay- maya gacalka laakiin ani iyo hibo waxaan noqon doonnaa kuwi wax ka badala dhaqan yaasha xun. lol
  13. hadaan naqan lee nahay annaka ee noo fiican tahay, haddii aan leheen annaka un bey noo xun tahay. hibo waan kugu raacsanahay macaanto, dhalan yaradeena dhaqanki wee ka tageen, meeqo aa wadanki loogu celiyay "dhaqan celis" daraadeed. laakiin waa wax laga xumaada walaahi, daciif nimadeena ee ku tusee, inkastoo la yiri dad iyo hir kaa badan wey ku qaadaan. dhaxda aan ku dhunnay, faraj qeyr qabo ilaah aan ka sugeenaa.
  14. Gacaliso waad salaamantahay marka kow (hibo nuura) soomaalida hori wexey u tiri rabaa rabaa, roob baa lagu waayay. bal aan su'aal ku weydiiyo, liiskaaga aad buu u dheeraay, marka waxa aad taxday "Qualities" kaas adi ma lagaa helaa? bal ka soo qaad inaad heshay nin saas oo kale eh " ur ideal man", hadaad adiga eheen gabar noocaas oo kale, soo kuu fahmaa ur MR RIGHT? dabeecad maleedahay, 99.9% ma qurxantahay diinta maku dhaqantaa....etc? If not, I suggest 2 u sis u should settel 4 less! sarta xoogaa ka soo dag abaayadiis. PS, SHIMBIR KASTABA, SHIMBIRKIISA OO LA DUULAA
  15. Tell me guys, isn't merriage suppose 2 be 4ever if u marry 4 da right reasons. nowdays I keep hearing "heblaayo ninkeedi naag buu guursaday iyadoo ogeen, 6 caruur na wey u haysaa". y do they do it behind their wives back? many husbands now tell their wives that they r gonna go to arab countries or africa to work "better future 4 our family" but after few months later we hear gabar 15jir buu guursaday. for god's sake, y cant they be man enough 2 tell their poor wives in the first place. somali women believe that if u give birth boys 2 ur partner then he shall never leave u. THAT'S BULLSHIT! what ever happend 2 the saying SHAN WIIL SHITTO MA'MACEYSO! me personally, if i get merried and have kids (insha allaah) and i know that my merriege is going down da hill I wouldnt stay innit coz of da children. if im not happy how can i provide 2 my children secure home. i have millions reasons 2 back me up on this 1, but im not gonna go into further details coz its gonna take ages. Do u guys feel me? Do I have supporters? Let me know what u think plzzzzzzzzz! ps. I know that men can marry 4wives, but didnt Allah say that the second wife 2-be should first have da permission of da first wife, if we know that da first wive is gonna walk away 4rm her merriege and family cos of da other lady then we r not allow to do it. Do we follow our Quran, our law??? have ur say Ramadaan kariim, sambuuzka yaa la iska badinin!
  16. wat sort of help u need luv???????
  17. wat sort of help u need luv???????