7_steps_2_Heaven

Nomads
  • Content Count

    595
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by 7_steps_2_Heaven

  1. ^^ Hibo ma aan'san la soconin meesha in "bilad" loo tartamaayo. marka hiboos micnahaaga ma fahmin abaayadiis teeda kale " sexy girl" ee ku haayaan, uma jeedi quf magacaas meesha ku joogo :confused: , wiilal sex maa idin hor ka cay? waraada fariin isku qabta
  2. ^^ garab tuujiye, well said on your second paragraph
  3. ^^lool nuune, il adeegaaga dugsi aadba goosay, walle waa istaahishay. just kiddin annaka macalin qabiid eh aan noo dhigi jiray marka maba haweesaneesit inaat goysit. marku na tumaayo wuxuu dhihi jiray "bush hele marli hele kattag adoo waaba. caloosha ku wareegatay" looooool whatever that means. it sounds like habaar though isn't? laakiin macalin qatar oo ahaay. Miskiin mac aqa> bissinka iyo burdaha, macalin qeyreysan uu ahaay :confused: jaasiinkoow tabaarikoow, thank god it wasnt u. aqayaarta ii baashaala.
  4. su'aal aan rabaa inaan idiin weydiiyo (Qac Qaac iyo Sayfullah A) shicada mexey aadaanka uugu daraan Cali? wax badan maan ku kala duwannahay diin ahaan? do they believe in Holy Quran? i really would like to know coz i dont know anything about them. I would appreciate if u could let me know.
  5. ^^ thnx alot military :eek: ABSOLUTELY DISCUSTING! :eek: :eek: :eek:
  6. ^^maasha allah...may Allah guide to the straight path till the day you die bruv.
  7. I have to agree with Truly Blessed..110%..well said hon
  8. ^^^ weligey tanoo kale... :rolleyes:
  9. ^^ alla maxasuusataa ulihi....those were the days walaahi... Quraanka ma dhameesay, mase washamsi aad u baahan tahay in laguugu aqriyo. Dugsi aqwaan muslimiin waligey ma soo dhiganin, towjiid maan ka baxaa ilaah aa ila'hee. macallinki quraanka i soo baray ilaah haka abaal mariyo...Qac Qaac can u believe intaan Europe joogay 13-14yrs sadax jus lee bartay...alla maxaa la igu qasaaray , juska lixaad lee maraa tanii tii. oh my god....
  10. ^^^ lool nuune, afuufow kulahaa..ar adigaa
  11. ^^well said Conquest....we r muslims 4rm Somalia, East Africa- planet Earth. end of discussion!
  12. I feel like throwing up walaahi :eek: :eek: :eek: eeerrghh
  13. ^^NO i dont want to go to C or Ox, im happy where i am at the momento
  14. ^^NO i dont want to go to C or Ox, im happy where i am at the momento
  15. mar 11 to mar 20 Lime Tree (the Doubt) — intelligent, hard working, accepts what life dishes out, but not before trying to change bad circumstances into good ones, hates fighting and stress, enjoys getaway vacations, may appear tough, but is actually soft and relenting, always willing to make sacrifices for family and friends, has many talents but not always enough time to use them, can become a complainer, great leadership qualities, is jealous at times but extremely loyal. soo truee...Loyal is my second name!
  16. loooooooool that's good 1 rudy walaahi. damnn kevin, eh? good GOD!
  17. my day is RUINED if i dont get copy of metro on my way 2 uni! :mad:
  18. salam caleykum walaalayaal, waxaan umaleenaa quf kastoo naga mid eh inuu soo dhigday dugsi Quraan yaraantoodi markii dalka la joogay ama wadanada qurbada'ba. aniga alxamdu lillaah, dugsi waxaan ku soo dhigday xamar, anigoo juska sadaxaad maraya baan ka soo tagnay. ula jeedada topic kaan waxaa waaye, waxaan jecleystay inaan wada qeybsanno xasuusaha aan ka haysanno dugsiga. tusaale ahaan; weligaa malaguu duubay, cabaar ma laguugu haayay dugsiga cashirka aad ka bixi waysay daraadeed, iyo wixii la mid ah. aniga hadaan idinla qebsado xasuusteyda, maalinbaa waxaa igu adkeed suurada qul yaa ayyuhal kaafiruun aad iyo aad ee igu adkeed markaas aa in la ii duubay aa tiirka la igu xiray, laakiin ma la i bacaarinin (alxamdu lillaah) laakiin inaan quraac aado waa la iidii'day. mid kale aan xasuusto waxaa waaye, markii casharada laga baxo subixi oo waqtiga quraacda soo dhawdahay iney dugsileeyda dhan ku heesi jireen "gaajo waa cuduree, caloosheey mud'mudaa macalinow na kala daa, kabiirow na kala aftax" xasuusahan wexey ka mid yihiin kuwa ugu dhaw qalbigeyga. PS, wadanki waxa aan ka haysanno waa un xasuus (sadly), sidaas daraadeed aan wada qeybsanno xasuusta. s/a wm wb is maqal damboo xiisa leh
  19. axsantu abaayadiis, laakiin already, ciyaalkeyga wixi aan u bixin lahaay waa ii diyaar. thnx though...