7_steps_2_Heaven

Nomads
  • Content Count

    595
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by 7_steps_2_Heaven

  1. regrets? how long can u use the PC that u r now using?? it will take u weeks to read it!
  2. ^^^ I said..the way u behave in the net...thats how y r in reality. does it make sence now? yep, I've noticed ur name is with the CAPITAL
  3. Miskiin macruuf...aniga reer hurwaay (warshada baastada), waaberi, kaaran iyo bilaajo carab maka dhamaan jirin. miskiin adi xaafadee represent gareyneesaa? Qacda iyo Tuujiye waa isku xaafad sida ey isku yaqaanaan aa cadeeneeso. labadaan wey isla qaraabtaan Nuune...xaafadiina ciyaal waraf miyaa?
  4. "insecurity" haa waa garanayaa markaan oo kale, sheekada dhinac kale aa laga soo maraa soo ma aha? OG_GIRL - quf sida uu ku yahay internetka oo ku yahay noloshiisa caadiga. the way u said it was wrong Lander !
  5. ^^ lool juusto per juusto waaye Qac Qac quraan quute quute aan ku aqriyay
  6. ^^ haa walaahi waa luuq noogooni eh....luuqaan laakiin maalmahoo waan kasoo hawa gidistay laakiin I'm back war cusub baa iga dambeeyay...nuune aa 62 jir ayeeyo guursanaa aa? innaa lillaah wa innaa ilaahi raajicuun...abootooy na furo..war bala ku dhibsatay irsaaqada meel kale maka heli waysay? loooooooooooooool ma rabtit miyaa inaad ubad dhashit? waraa Qac Qaac talow malaga yaabaa 62 jir iney wax dhasho? loooooooooooooool jawaab aan sugaa!!!
  7. ^^ hey u 2..af carabiga hanoogu faanina OG_GIRL macaanto haroosiga naga daa
  8. ^^^lool allow Qac Qaac yoo weligiis i shukaansanin. dhagax aa igu dhufan leheed? :confused: wallee walaalahey baa adna kuu jimcin lahaay
  9. ^^^ waxaan kuugu talagalay inaad soo baartit erayadaas, inleen adiga cunsuri matihit..UN ta aad shaqo ka haysataa marka I'm sure in aad meeshaas ka heli kartit quf kuu fasira erayadaas. qufka cunsuriga eheen "opportunity" yaal badan soo uma furna :confused: marka dee waad heleesa quf kuu fasiro. Inleen waxaad tahay quf bulsha eh oo dad kasta dhax geli karo...marka dad soo raadso :rolleyes: Ogaaw sheeko baraleyda inaan xiiso u haynin ee jid iga mar ama waa lagu marsiin :eek: :mad: :rolleyes:
  10. princess_sexy.....sanka dhuudhi waa eray ka mid eh af soomaaliga..hadad isticmaashit ma cunsuri baad tahay? do u understand the meaning of cunsuri? what is ur defenition? vitun kusipaa aivo, ganuunacaaga nakala tag! acuudi minnak...."pepole here r so fake" maxaa dadka fake ka dhigaayo?? :eek: :rolleyes: painu vittuun lehma :mad: sa oot ensimmainen kaks naamainen henkilo joka on ikina elanyt mailmassa joten pida turpas kiinni holmo!!!!!!
  11. OG_GIRL sis my second name is lazy...but hey there was alot to read n being the lazy person that I am that was just impossible 4 me. get it ? my comments....hmm...sis I am 110% against the arranged marriages, coz it's just alot of headeche. if a person gets married to person they dont know or simply dislike then deffenetly that relationship wont be healthy. and how can u raise children in that kind of atmosphere? marriage is not only about lying on that bed n BOOM junior needs a name, it's just so much more. marriage is a life time...and you can make the most out of it if u choosed the person, u love them n respect, cherich, for sickness n for health, for richer for poorer till death seperates u. but with the arrange marriage, i dont think u can have that quality life...u know. also with the arrange marriage, ur parents will interfere and I absolutely hate when people interfere in my personal life...enough of my calaacal. arranged marriages suck big time...u will not be emotionally n mentally stable at least for the 5-10yrs of ur marriage life OG_GIRL u r vedhy goodh summarising (2 thums up)
  12. ^^^^ waa la isku daayaa...iyaka aa kala daali doono devil's advocate- chill girl...markastoo lagu arko wax unbaa ka si eh, buufiska iska dhaaf ee is daji :eek: :rolleyes:
  13. waraada...kuwii siteyda gadaal ka qabsan jiray maa eheedeen? lool tuujiye lee taas ka hadli karo sida aan umaleenaayo. see-seexde makaseysiin?
  14. ameenah abaydiis, ninkaan nuune waan ka joogi waayay marka wexey eheed shumiskoo ku dhimo inaan iska siiyo. lool waraa nuune, waan kaa fujiyay soo ma'aha? salaatul leyl aa? waraa waan ogahay inaad shumiski print gareysay oo aad fareym gilisay markaas aad sariirta ag dhigatay. salatul leylka aa sheegeesit waa maxay marka. tuug la qabtay talo maleh lool Garab tuujiye- u've been doing SEX for the past 11 yrs? subxaanallaah, miniilayaabo yaasiinka. waraa tusbax hada qaado, talo farihi waa ka baxday..adi iyo Ilaah meeshaad kala geli leheydeen aa la rabaa. waraa toobad keen qandho fil daranee. Qac- tuujiye madaxa uuku socdaa bal aduu saaxibkaa yahay ee u soo raadi mid dajisa..anna waan soo duceynayaayee. Amina sis I found my flag thnx to my brother Rokko. he is so sweet that kiddo. thnx anyway sis
  15. Lander, waraa cunsuri adigoo kale maba arkin..meeshaan ma meel qabiil looga hadlaa? cunsuri nimada lafaha kaaga jirtaa jidadka la meereeso inta loogama baahno, Sophist waxa oo rabo buu ku hadli karaa, kama xigtit. Lah'jada waqooyi ma waalidkaa baa kaaga dhintay?? walaahi ninyahow waad tilaabo sareysaa ee sidaan isku dhaan, nin weyn wuxuu ku hadlo ma aha waxaas. abaayo iyo aboowe hadaad dhibsaneesit dadbey luqad u tahay, marka afaaga hanugu walwalaaqin. Topic'ga meesha mar labaad aqri, Ingriis iyo Somali aa laga hadlayaa. lagama hadlayo lah'jada waqooyi ama koonfur. Hadalka aad ku hadashay waa hadal foolxun oo ey naceyb iyo cunsuri nimo ka dambeyso...waxa uurkaaga ku jiro uurka ku hayso hadaad nabad rabtit. :eek: :rolleyes: :mad: :mad: Dadka badankood meeshaan joogo (isticmaalo SOL)waa dad wax garad eh laakiin nasiib xummo maanta waa naga hooseysaa....wax garadki halkee buu kaa aaday? :confused: Hadaad kaftan ula jeeday xitaa, waxaan kaftan ma galo marka ka fiirso toogada dambe aboowe :mad: !!!!
  16. ^^^^lool af carabi lee iga dheh. wax la isku baryooyo aa meesha oolin ba. dadkii ey iskuugu baxeysana ha iskuugu baxdo kuwa kalena fanta shiruu fil ardi wabtaquu min fadlillaah. ardullahi waasic!! :eek:
  17. toooooooooooo muchhhhhhhhhhhh to readddddddddd! sorry Nur
  18. ooh this is heart breaking....aniga waxaan is dhahaayay arooskaaga waa inuu ka soo qeyb galaa Mr OG_MOTI adna meeshaas aa lagaaga qoray qabrigaagi. talo farihi we ka baxday....waxaan ogahay inaad tahay nin laga jecelyahay SOL sidaas daraadeed waad heleysaa gabar asxaan kuu sameyso oo kuugu keento ninkeeda ahaan. walaalkeen oo dhibaato haysato uma fiirsan karno waxaas waa dhiig la'aan. laakiin adi af dheeridaa maxaa u caysay indha yarta? yaa ilaahi! bal hada iska sii adkeeso intaan kasoo raadinaayo gabar kuu dhameeso arimahaaga
  19. in the name of Almighty God I shall curse every homosexual person I'll ever come across. fakin stubidh- why does he need a man when he can get a woman. them people should be tortured...iimaankooda maxaan dhahaa! nacalatullah calaa wajhak! dadkaas walaahi wexey istaahilaan in aduunka dhan laga baabi'iyo. karahtak...allow cuduro ku rid ee la baqtiyaan. :mad: :mad: :mad: :eek: :rolleyes: :confused:
  20. hayaay, this is the first time I've seen rudy talking somali or writing. waaaaaaaaaaw i am very proud of u bro..keep up the hard work. hayaay, i'm impressed by the big words masha'allah rudy-waad ii gambatay
  21. miskiin macruuf, meeqo qooleey aad qabtay?
  22. rudy...what makes u think it was me? me n Nur are very diffrent, wanna know why? he is sheikh, me on the other hand....well...only God knows what sort of person I am. I'm the kind of girl who gives the sheikh heart-attack...coz we do things diffrently. Nur, do you listen to music? that's what I mean when I say heart-attack. dhalinyarada sanadkaan iyo shiiqyaasha isku af ma'aha. raula sis- Nur is against the april fools day. rudy- I have my EyEz on u, beware