Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. So,,,,you will take away someone's freedom because he is carrying too many cell-phones! And where does it say in the law you'r not allowed to carry more than one cell-phone?
  2. Originally posted by Cowke: “Those people we deported are mainly unemployed who have nothing to do in Bossaso. We don’t target innocent persons, who earn living here, just because they are from southern regions” he said. Qof Soomaali ah, oo Muslim ah, oo gaajaysan, oo aan waxba haysan, oo dagaalkii Xamar ka soo cararay. Ayaa sidaa loola dhaqmayaa. Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee Idinkaysu tookhaayoo Idinkaysu taamaayee Aadamuhu tacliin barayoo Waddankiisa taamyeeloo Sharcigaa isku kiin tolayoo Luuqadaa tuwaaxid ahoo Arligiina taaka ahoo Kuma kala tegeysaan oo Tiro ari ah oo dhaxalaa Sideed laydin soo tubayoo Ninba toban la meel marayoo Cadowgiin idiin talin oo Tuldo geel ah oo dhacan baad Toogasho u badheedhanee Ma dhulkaas dhanee tegeybaan Ninna dhagax u tuurayn Quaran aan hubkuu tumayo Tooreyda dhaafayn Oo aan taar samayn karin Uur kutaallo weynaa Hadba waxaan la taahaayoo Togagga uga qaylshaa Nin dalkiisii cadow taaboo U tol waayey baan ahayee Hadba waxaan laa ooyaayoo Oo ilmadu iiga qubaneysaa Iqtiyaar nin loo diidoo La addoon sadaan ahayee “ The crackdown entered its fourth day on Thursday. In recent past, the commercial city has witnessed several assassination plots and blasts targeted on government officials. The perpetrators are believed to be people with links to militants fighting in southern Somalia, according to government officials. Amaanka iyo nabadgelyada in la sugaa waa muhiim. laakiin qof Soomaaliyeed oo aan dambi galin oo gobol Soomaaliya ka mid ah laga tarxiilayo waa wax lala yaabo.
  3. Originally posted by Xaji_Xunjuf: “Intii aan xabsiga loo taxaabin ninkaas ciidanka ayaa su,aalo waydiiyey, dabadeed waxa ay arkeen in ninku uu hadal adag yahay markii ay weydiiyeen xaga uu ka keenay Mobiladana waxa uu u sheegay dad dhawr ah oo uu magacyadooda sheegay, intaa kaddib dadkii ayey la doondooneen waxaanay aakhirkii So xaqijiyen ciidamada boolisku in dadkan uu sheegay ninkan la qabtey aanay jooginba masaajidka intaas kaddib waxa ay ciidanka amaanku xabsiga u taxaabeen ninkaas” ayuu yidhi Sheekh Caydaruus Daa’uud. Ninkan hadii aan: 1) laga helin wax hub ah markii ay Boliisku baadheen. 2) Dad yaqaana (Markhaatiyo) in uu argagixiso yahayna aanay meesha joogin. 3) Wax waraaqo amaba cajalado ah oo cadaynaya in uu argagixiso yahayna aan laga helin. Waa khalad in ay Boliisku ninkan xidhaan. Boliisku hadii ay tuhun ka qabaan ninkan, ta kaliya ee u furan waxeey ahayd in ay ilaalo d-abo dhigaan oo ay la socdaan far kasta oo uu dhaqaajiyo, meelkasta oo uu booqdo iyo qofkasta oo uu la xidhiidho. Mar aanu isku daynay in aanu la xidhiidho taliska bileyska ee Hargeysa ayaanay noo suurto galin in aanu ku helo khadka tilfioonka. Wax cadeeynaya ninkani in uu argagixiso yahay ma hayaan. Markaa su'aalaha weey ka meer meeraysanayaan. Qabashada ninkan looga shakiyay Argagixisada ayaa ku soo beegmaysa xili laba maalmood ka hadhsan yihiin wakhtigii loo cayimay xilwareejinta labada madaxweyne oo ku beegan maalinta Salaasada ee bishan July tahay 27. Amaanka in la sugaa waa wax muhiim ah. Laakiin dadka xoriyadooda in lagu xad gudbaa waa khalad.
  4. BOB, thank you very much for the list. Ilaahay ha ina waafajiyo jidka toosan kuligeen, Amiin
  5. Ilaahay ha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimana ha ka siiyo eheladisii iyo asxaabtisii.
  6. Waaaaaw,,,, Somaliland 74 wadan oo liskan ku yaala ayeey ku tidhi Boodhka liq oo Baska danbe soo raac. Well done Somaliland.
  7. She is strong person. Insha allah khayr bay noqon
  8. Originally posted by NinaNC: Intaas oo dhan markaad qoreysey, maxaad u sheegi weysey Somali wax lagu dhaho Maandhaasi? mise ma taqaanid? Nina, Mandhaasi markii aan qoraayey ma u jeedid miyaa in aan Calaamad Su'aal ku dabadary markasta. Maxaa ii kashifee Haatu, sxb ha iga deg degin sharaxaadeeydii weey soo socotaa. Waxa aan sugayaa inta ay Khuburada Af-Soomaaliga (Nuune, JB, KK, Maaddeey, Juxa, Xiinfaniin) meesha ay isugu imanayaan oo ay iyaguna madaxa isla galayaan. Afka Soomaaliga marka la eego gobol kasta raashinka isaga oo isku mid ah ayey hadana magacyo gooni ah u kala yaqanaan. Tusaale: Qasab = Aala Sonkor Qare = Xab Xab Canuuni = Caad Babaay = Cambe fil fil
  9. Waa la is qabsaday oo madaxa ayaa la isla galay. Oo maxaa la isku qabsaday!!! Waxaa la isku qabsaday Mandhaasi? Mandazi? Bur, Quraac, Kackac, Kaakac? waxa ay yihiin iyo sida loo cuno. Ma malab baa lagu daraa? ma sonkor baa lagu bilbilaa? ma Oodkac baa lagu cunaa,,, Bal sidee loo cunaa? Markii la isku wareeray ee la kala saari waayey Mandhaasi? Mandazi? Bur, Quraac, Kackac, Kaakac? waxa ay yihiin iyo sida loo cuno. Awoowe Googlena laga waayey wax sawiro ah oo arintan ku saabsan. Ayaa qaar dadka ka mid ahi waxa ay ku Ooyeen :"Where is Nuune when you need him?" Qaar kalena waxa ay ku baroorteen:"Where are the woqooyis when you need them?" KK ayaa illaa iyo iminka isku dayaysa in ay xaliso arinta Mandhaasi, inkasta oo aanay ku guulaysanin ilaa iyo hada. Juxa iyadu weey ka gaabsatay in ay wax ka tidhaahdo arintan. Aniga oo ah ina-Bur-liqe aka Showqi waxa aan u maleynayaa in doodani ay noqon doonto mid d-abo dheer oo socon doonta ilaa iyo Ciida Soonfurka
  10. Showqi

    Heart Song.

    Originally posted by BOB: The little boy who-was-not-little-anymore left his home and went into the world to get education in a very far away land and life experience. As he learned more about himself, he learned more about the man. he saw that he truly was a great and strong, for now he recognized his strengths. one of his strengths was his ability to express his Unconditional Love to his family. it didn't matter where he went in the world, the man would call him and say I Love You, My Little Boy . Peace, Love & Unity. Geeridu waa xaq. And the old man got the chance to say goodby to his family. I think the old man must be happy and satisfied at the end.
  11. From now on when I'm checking JB's post I will have one eye open. War ninka maxaa qaaday? Cinwaanka ayaaba i dilay I Love You ku ye! Hello everyone, ma la fayaa!!!
  12. Originally posted by Conspiracy: Bac-Shaah-Kukareya Kan waxaan u maleeynayaa in isaga oo marqaansan uu damcay in uu Bac Shaah ku karsado. I also have some nicknames from my childhood friends: Cali Duul-Duul (Duul-Duul= Hyper active) Deeq Ari Duugte Xuumoow Xaar Dooli Two Brothers Istakiin iyo Kaneeco Aalow (I'm not sure but I think it means Maahsane) Faadumo Qare Sacdiyo Wariiri Leylo Qalaafo
  13. Hahahaha, Al Shabaab AL Qaida ayay daaabodhiiilif u yihiin. Waa isqor aan la aqoonsaneeyn.
  14. Haa, Talada iyo waanada waa la'isku leeyahay.
  15. Q: Maxaa tiri? A: Halkani waa luuqa Bootada iyo cago jugleeynta.
  16. Originally posted by N.O.R.F: Since when do guur doons give advice on where to take one's wife? Aduunyo! Adiga ma Doobabka iyo Guurdoonka riyada ka qas baa lagu yidhi
  17. Khayr, Read Ayat Al-Kursi(Al-Baqra 255) before you sleep.
  18. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Maamulka Xarakatul Shabaab ee Gobolka Shabellada dhexe ayaa soo saaray amar ay ku mamnuucayaan in qoyska laga dhigto aysan dhigi karin Tacsiyo isla markaana aysan qali karin xoolo. Ayoow ayoow, Sabtiina waa la mamnuucay haye :confused: Tuujiye,Maaddeey, Nuune, Sab dambe oo la cunaayo ma jirto aa la dhahay :mad:
  19. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: All of the following provinces support the blue flag. Bay, Bakol, Gedo Jubada Hoose, Jubbada Dhexe Shabeelada hoose, Shabeelada dhexe Sool, Sanaag, Cayn, Awdal Bari, Mudug, Nugaal, Galguduud Hiiraan, Banaadir, etc etc Yaa diidan? Waxaa diidan: Somaliland & Al Shabaab.
  20. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Although what the poster wrote is true, the title is wrong. The month is the month of bliss. What few hypocrites do cannot define it. I agree with you. Ramadaan waa Bishii Barakeysnayd. Marka waa khalad in Bishii Barakeysnayd loogu magacdaro Month of hypocrisy.
  21. Farantigiiba tabar looma hayee xeey tahay Combinationka aad sheegeeysid. Shuuuuush
  22. Originally posted by Maaddeey: Showqi, shalay saas ma dhihin, dadka beenta sheega inaad ku jirto ma mooden sxb, ee bal dib u laabo. Maaddeey beentu ma fiicna dadkana ma masabido anigu, please read my post, your post and General Dukes post here