Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Ngonge, Janadee??? mise waxaad dooneeysaa in aad dhiigyo cab noqoto.
  2. Maaddeey, sxb shaleyto waxaad lahayd war arinta ha la hubsado. Al-Shabaab ma ay qiranin dhacdadan. shaqona kuma laha qaraxyada ka dhacay Ugandha. Laakiin maanta waxaad leedahay shacabka Ugandha qaraxa lala beegsaday weey galabasadeen oo iyaga ayaa lugohooda ku soo doontay ee Bagga, Bagga, Bagga. Khaladka uu galay Askariga Amisom ma aha in dusha laga saaro shacabka reer Ugaandha. Hadii kale dadka Soomaalida ah ee Ugandha jooga ayaa maanta la ugaadhsan doona.
  3. Maaddeey, Shaleyto sidii aad u hadleysay iyo maanta sida aad u hadleyso isma laha. Illaahay ayaa og wixii barito dhici doona, laakiin arintu meel xun ayey maraysaa.
  4. Maaddeey, I am watching CNN right now, and they are saying that Al-Shabaab admitted that they are behind the bombing.
  5. Originally posted by General Duke: DUBAI (Reuters) - Somali Islamist militants al Shabaab have claimed they were behind the two bomb attacks in the Ugandan capital Kampala that killed 74 people, Al Jazeera television said on Monday. Al Shabaab jiritaankeedii hada ayuu dhamaaday mar hadii ay qirteen in ay iyagu ka dambeeyeen qaraxyada dadka shacabka ah lagu laayey. Ogow in dadkaa dhintay uu ku jiray nin USA ah.
  6. Reccomendme, soo dhowoow ha is martiyeynin. Mininka mininkaagi waaye.
  7. Quruumaha waa in lagaa tumaa,,,,,,Si deg deg ah
  8. Xaasidnimada badan iyo Cadaawadu ma wanaagsana, Waan hubaa hadii aad Hargeysa tagto maanta in si walaaltinimo ah lagugu soo dhoweeynayo. By the way XabXabku wuxuu ka soo go'ay: Gabiley, Arabsiyo, Alley-baday, Tog-wajaale Ijaara, Xidhanta, Geed-ballaadh, Fara-weyne Waalid-xoor, Goray. Waa sida uu maqaalkani sheegayo.
  9. Siduu XabXab u cunayey ayuu dareenkii 6aad yeeshey
  10. Norf, Fulay waa maxay if if if War waxaan ku idhi. Germany ku qadee maanta. Si aay Finalka Holland iyo spain isaga hor yimaadaan
  11. I was cheering for all the African teams. I did everything: I screem for them, I kick the couch when they missed the penalty, but nothing help. They all gone now :mad: Heeft iemand een oranje T-shirt te koop? Nee, Ik ben geen verrader I'm afraid Haatu is going to have the last laugh
  12. Chinese restaurant in Hargeisa. Well done Somaliland
  13. NinaNC, Cudurkaas ladhoho Civic iyo Accord! waxaa nagu daartay Hindida iyo Chineseka
  14. I'm sick and tired of Hyw 401 400 & the rush houre. When can I trade my Honda Civic Aw baalow, aw balow waa buubaa badan galaa
  15. Aniga bal Xalwada, Saambuusaha iyo Timirta wax iga soo gaadhsii
  16. Reer Bosaaso Burjikadii weey ka maarmeen. Dhuxul iyo Xaabona looma baahna
  17. People it's not what you think! I think the two girls are about to fight. The tall girl: Nayaa maxaa isla kibrinee? The shorty : Na aniga ha igu qaylinin aan ku dhahay The tall girl: Hadal hadaa igu soo celisid waa ku rifaa walaahi The Shorty : Yaa rifee anigaa, anigaa :mad: (Flash & the pic is taken)
  18. Naxar Nugaaleed, Miskiin-Macruuf, Peasant and Rhazes thank you very much for your input. Originally posted by Dhagax-Tuur: Google search: "Alshabaab" + "Mamnuucay" = Natiijada inteeda badana waxay ka timi the ever so reliable Dayniiledotcom site. Mamnuuca qaar ka mid ah waa diinteenii, marka dadow don't make fun of it. Qaar mamnuuca la sheegayna waxay u badan tahay cantarabaqash. Dhagax-Tuur, here I will give you three incidents that involves with Xisbul Islam. You tell me weather it is cantarabaqash or not. Xisbul Islam oo qirtay in ay Afgooye Dhaqtar kudileen. Kadib markii shabakadda wararka ee Mareeg.com ay duhurnimadii maanta si deg deg ah kusoo bandhigtay in Xisbul Islam ay dileen dhaqtar caan ah oo dad badan ay E-mailo noogu soo jawaabeen in aan ka been abuuraneyno ayaa warkii soo cadaaday. Ururka Xisbul Islam ee kusugan Degmada Afgooye ayaa afkooda ka qirtay in ay dileen Dhaqtar caan ka ahaa degmada Afgooye uuna rasaasta ku furay mid kamid ah maleeshiyaadka xisbiga. Dilka Dr-ka ayaa yimid kadib markii Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka uu faray dhaqtarka in uu damiyo xabad Sigaar ahayd oo xiligaasi u shidnayd Dhaqtarka taasoo Maamulku uu sheegay in uu kamadax adeegay Dhaqtarka daminta Sigaarkii uu cabayay taasi oo sababtay in gacan ka hadal uu dhaxmaro askarigii iyo Dr-kii xabada Sigaarka ah ay u shidnayd iyadoo ugu danbayntiina dhalisay in uu Askarigaasi tacshiirad huwiyo Dhaqtarkii iyadoo durbadiiba uu Dr-ka ku quurbaxay goobtaasi. Afhayeenka Maamulka Xisbul Islam ee degmada Afgooye Sheekh Cali Sheekh Cumar ayaa cadeeyay in waxa dhacay uu yahay wax sax ah dilkana uu jiro lakin ay gacanta kusoo dhigeen ninkii dilka geystay. Waxa uu sheegay in ay soo taagi doonaan maxkamadda Shareecada Islaamkana lagu xukumi doono isaga oo iminkana xabsiga kujira. Lama garanayo in xukunka lagu fulin doono ninkani maadaama si bareer cad uu u dilay dhaqtar caan ka ah Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose. Source Xisbul Islam took action and this is what they did to the Axmaq who shot Dr. Cusmaan Macallin Axmed (Bidaaree) Islaamiyiinta oo xukun dil ah ku fuliyey askari ka tirsan Ciidankooda. Muqdisho, Nov,08 2009, 10:38 AM-ET,(SOMINA)- Kooxda Xisbul-Islaam ee uu hogaamiyo wadaadka ay Mareykanku la xariiriyaan ururweynaha Alqaacidda ee Sheikh Xasan Daahir Aweys ayaa maanta xukun qasaas ah ku fuliyey askari ka tirsan ciidamadooda, sida ay xaqiijiyeen Goobjoogayaal iyo saraakiishooda. Cabdiqaadir Maxamed Cabdi oo ah askariga la qasaasay ayaa waxaa ay saraakiisha Dhanka Cadaaladda ee Xisbul Islaam ay sheegeen inuu todobaadkii hore ku dilay Degmada Afgooye oo 30KM dhanka koonfur kaga beegan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, Dhakhtar lagu magacaabi jiray Dr.Cusmaan Macalin Axmed oo ka tirsanaa dhaqaatiirta ka howlgasha Afgooye. Dr. Cusmaan ayaa la dilay ka dib markii uu ka biyo diiday amar uga yimid Askariga maanta la toogtay oo ahaa inuu demiyo iskana tuuro sigaar uu Dhaqtarku markaas cabayay. Sheikh Cusmaan Siidoow Xassan oo ah madaxa Garsoorka ee maamulka Xisbul Islaamka ee Afgooye, ayaa fagaaraha askarigan lagu toogtay kaga dhawaaqay go'aankan dilka ah ka dib markii uu sheegay in Cabduqaadir maxkamad ururkooda hoostagta ay saareen. Goobta xukunkan uu ka dhacay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Boqolaal dad ah oo ay ku jireen saraakiisha Xisbul Islaam ee Afgooye iyo ehelada Dhaqtarkii uu askarigan hore u toogtay. Kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa hore loogu eedeeyn jiray in askartooda ay dadka dilaan oo aan wax qasaas ah lagu fulin ee uu askarigaas shaqadiisii ciidanimo iska sii wadanayay.Laakin xukunkan maanta ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee kooxaha Islaamiyiinta ah ay ku fuliyaan askari ciidamadooda ka tirsan oo dad rayid ah si sabab la'aan ah u toogtay. Maalinimadii Jimcaha ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ku eedeeyay kooxaha Dowladdiisa ka soo horjeeda iney sawir xun ka bixinayaan Diinta Islaamka islamarkaana ay baneysteen dhiiga dadka Muslimiinta ah sida uu hadalka u yiri. Source This one happen just couple weeks ago Somali's killed for watching World Cup Somali fighters from the Hizbul Islam group have killed two people and arrested dozens for violating a ban on watching World Cup football matches on television. Witnesses said masked men from the group raided houses on Sunday and Monday in the Afgoi district, 30km south of the capital Mogadishu, to make sure their ban stands. "Hizbul Islam killed two people and arrested 35 others, all World Cup fans," Ali Yasin Gedi, vice-chairman of the Elman rights group, told the Reuters news agency on Tuesday. "Islamists unexpectedly entered houses in Afgoi district and then fired (at) some people who tried to jump over the wall to escape." Hizbul Islam and another group, al-Shabaab, which are widely seen as al-Qaeda's proxies in the region, control large swaths of the country and much of Mogadishu. The groups enforce their own strict interpretation of Islam, routinely banning sport, music and dancing. "Hizbul Islam unexpectedly knocked on our doors. They jumped over our wall. It was midnight and my two sons and others from the neighbourhood were watching the World Cup," Ismail Sidow, a resident, said. Some residents in al-Shabaab-controlled areas are furtively watching the world's biggest sporting event, which is being staged in Africa for the first time, using makeshift satellite dishes to capture foreign broadcasts from South Africa. "The first goal of the World Cup (scored) by South Africa is itself very great - we should be proud of it," Mohamed Muhidiin Xute, a member of Somalia's Football Federation, said. Three years of fighting in the anarchic Horn of Africa nation has left 21,000 people dead and forced 1.5 million from their homes. Only small pockets of Mogadishu pital remain in the hands of a UN-backed government and African Union peacekeepers Source
  19. Al Shabaab waxa ay dadweeynaha Soomaaliyeed ka mamnuuceen waxyaabo farro badan. Al Shabaab waxa ay magacyadii ka badaleen tuulooyin iyo degmooyin farro badan. Maanta Al shabaab waxa ay xaqireen jiritaanka calanka jamhuuriyada Soomaaliya. Iyaga oo ku andacoonaya in Calanka buluuga ah laga dhaxlay gumeeysigii.Meel kasta oo ay joogaan Al Shabaab waxa ay ka tagaan Calankii madoobaa. Please help me to make a list of all the silly things that were banned by Al Shabaab and Xisbul Islam. They banned: Playing and listennin Music Playing and watching football Growing moustache and shaving beard
  20. Showqi

    Boon Xirsi

    Boon Xirsi waa rageedii,,, waxaan jecelahay marka ay isaga iyo Cabdi Haybe is helaan. Qosol daraadiis kalyaha ku xanuunaya
  21. Showqi

    Duca Please

    KK, Caafimaad iyo cibaado suuban illaahay ha siiyo gabadhada eheladaada ah.
  22. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Badhan = meel madhan No, Badhan = Gulluus