Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Showqi

  1. Showqi

    Khamri, etc..

    Hey Blessed, Ma dhal maagaalo ayaad noqotay :confused: Caano Geel ayaan kugu ogaa ee waa maxay Casiirkan aad ka sheekeeyneeysaa!!! Watch out, don't lose your Geeljirad status
  2. same thing with the fish and shellfish. We don't touch them waan ka faanaa. Illaahow yaa Soomaalida u sheega in Carsaanyo-badeeda(Lobster) xeebaheena ka buuxda ay tahay cuntada ugu qaalisan europe iyo America.
  3. BOB, Where is my Bariis, Hilib, Caano :confused: ,,,,Just kiding . This is what we need ,healthy stuff
  4. Jb, ma waxaad leedahay magacyada Ibnu-Land iyo Al-Wuxuush waynu ka dalici doonaa mar dhow. Liiskaaga xageed ka keentay? Pakistan, Afghanistan, Kazakstan. Loooooool@ Karbaashistan, Kuramaristan iyo Xambaristan Nuune,
  5. Good Job Nuune, I like the way you defeated Xerta Juqraafiga ,,I mean Jehovah witness guys
  6. looooooooool, this are my favorite Originally posted by nuune: Biiqland Quuqland Sambacland Gambarland fadhikudirirland Xabadland Gidaarland Nuune, wax waalan. Ninyohow intaad maqantahay balaayo ayaad ku maqantahay
  7. Xaaji, this list is not about Somaliland vs Somalia. It's about what happen to the country that once was called Somalia. How its broke down to a differnt groups and small countries. There is no Somalia today, rather there is Somaliland, Puntland, Hiiraanland,,,,,,,,,,, you get my point.
  8. 1) Somaliland 2) Puntland 3) Hiiraanland 4) Jubaland 5) Shabelleland 6) TFG 7) Al-Shabaab 8) Xisbul Islam 9) Ahlu Sunna Waljamaaca 10)Darmaan iyo Asgaard Yaan iloobay :confused:
  9. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Nothing new Mogadisho was like this for 19 years. Xaji_Xunjuf, Jidh naxaa ma kugu yaal. Walaalka ina ma u damqaneeysaa?
  10. Tuujiye, Saaxiib Anaka markaan babyiga aheen Fruit iyo Ubax majirin. Dhalo aa inta biyaha bada laga soo buuxiyo aa qolka iridiisa lagu xiri jiray. Yacni Babyiga yaan la'iga cayuumin
  11. Maansha Allah. illaahay kuwii diintooda iyo walidkood anfaca ha ka yeelo. Aamiin, Aamiin Originally posted by NGONGE: Two apples, an orange and a mango must mean something in SL. Beertii Xoriyada, ama hawshii aad qabatay midhaheedii
  12. Ka waran hadii ay yidhaahdaan, Nin walba oo qaangadhay waa in uu xidhaa labo go oo cad cad. sida marka Xajka la dawaafayo oo kale.
  13. Markii aynu ka tagnay wadaninimo, walaaltiminmo, iyo wadashaqeyn. Ayeynu noqonay dibadwareeg, duli, dugaag iyo dib u socod. Dabkii aynu shidney shaleeyto waa kaas maanta caruurteenii ay babinayaan. Xamar Cadeeyna lagu magacaabay: Cadaabtii Aduunka. Ax eeeeeeeeeeey Ax. Xaqiiqdu xanuun badanaa :mad: :mad: :mad:
  14. Yaa sheekh JB, iminka sheekadaadii ma waxay ku soo gaba-gaboowday aan Tuug talada u dhiibano. Saaxiib, taasi waa kud ka guur oo qanjo u guur
  15. Dee wali wax muu layn. Laakiin soowkan Milyaniska dhacay ma'aha bal akhri xagan hoose Originally posted by nuune: Archdemos, the guy has being around since 2000, and has being the president of Somalia, he claims that, and he said at one conference he held last summe, that he received 80 million dollar from donors Dhiigaba i karay markii Nuune yidhi ninka waxaa la siiyey in ka badan 80 million.
  16. JB, Sheekh Shariif, Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam, waxba sooma wadaan. Laakiin ninkan Darmaan inaga daa saaxiib waa Tuug weyn. Ninku ma isagaaba damiir leh. Iyada oo cidina aanay dooran oo aan la dhaarinin ayaabu Madaxweyne isku sheegayaa.
  17. Waaryee adiguna ma Darmaan baad u shaqeeysaa?
  18. Originally posted by Mr Prince: The reason of this topic really is to discuss the idea of building an entire new city somewhere in the vicinity of where the Shabelle and Jubba rivers meet around the area of Jilib and Jamaame. --Magaciisi , You choose a good location, to build the city. Jilib and Jamaame is farmers land. The Somalis in this area are hardworking, honest people, they have more Soomaalinimo in their blood than any other place in Somalia. In Jilib and Jamaame They don't use Qabiil, they hate hostility and violence even though they are very strong people physically, they hardly fight or encourage anyone to fight. In my childhood I once lived in Mareerey, which is small village close to Jilib(Mareerey, such a beautiful place ) In Jilib and Jamaame the ground is very fertile. You can basically grow anythig: fruit, vegetables, tea, rice, flowers, you name it. You got the Jubba and Shabelle rivers running through this area, and If you set up a good watermanagement system. You will have a water supply that is going to last 1 or 2 years. Roobkii gu iyo xagaagana waa mid lagu xisaabtamayo sanad walba, hadii illaahay keeno. In Jilib and Jamaame you got: 1)Hardworking, peaceful Somalis 2)A fertile ground where you can grow anything (no more hunger and starvation ) 3)Two rivers and Water that is available the entire year The downside of Jilib and Jamaame area is that there are too much Kaneeco. So I would say bring with you: Maro-Kaneeco iyo Malaria Tablets
  19. Originally posted by nuune: Archdemos, the guy has being around since 2000, and has being the president of Somalia, he claims that, and he said at one conference he held last summe, that he received 80 million dollar from donors, and would help people, he received more than that though through international missions he set up, he is smart, and cash is no problem, he knows what he is doing. But with this new development, we are talking about highly trained German commandos, one of the best, and many more soldiers after this, this deal is worth millions and millions. Could this deal backfire him, we will see. I will follow this development and make updates! Nuune, SXB this guy is impersonating Somalian President. He is committing fraud by accepting donations and telling the world that he is the President of Somalia. What is TFG doing about this guy? Sheekh Shariif waa in uu shir jaraa'id qabtaa madaxda aduunkana u sheegaa in Darmaan uu yahay Tuug magaciisa ku qaraabanaaya. Al-Shabaab waa kuwii Tuugada gacmaha ka gooyn jiray, Darmaan sheekadiisa lama socdaan miyaa?
  20. What about Accident?,,,,, are you telling me that, that lightbulb is been untouchable by Maqaadiir for almost 36,865 days ,,,,,,,,,,I don't belief it
  21. Originally posted by Maaddeey: Warar ay Shabelle heleyso ee la xariira qaraxii Barqanimadii maanta ka dhacay degmada X/jajab ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu dhacay xili goobta ay marayeen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Africa inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin Qasaaraha dadka rayid ah ka soo gaaray qaraxaasi. Dagaalka noocan oo kale ah waa mid aad u fool xun waxaana loo yaqaan Ku dhufo oo ka dhaqaaq. Inta badan waxaa naftooda ama maalkooda ku waaya dadka rayidka ah. Al-Shabaabeey Miinooyinka aad wadooyinka ku aaseeysaan hadii ay si khalad ah (by accident) u dilaan dad rayid ah. Bal maxaad odhan? Yaa loo haystaa dambigaas :mad: Barito hadii Amisom ay weerar rogaal celin ah ku qaadan Al-Shabaab. Iyaga oo Duqeeynaya meel kasta oo ay ku tuhmayaan in Al-Shabaab ay degenyihiin. Halkaasna ay ku laayaan shacab rayid ah. Bal yaa loo haystaa dilkaas :mad: Al-Shabaab goorma ayeey garan doonaan in aan dagaal guul lagu gaadhin :confused:
  22. Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by Ducaysane: ...he realized that dismissing the government was a mistake and that he was operating out side of of constitutional power. admitting when you are wrong is a sign of a good man. Right on, Duco man. It would've been self-defeating, if he decided on defending this weeks major slip. He must be supported on this. Xiin, Sheekhu markii horaba go'aankan wuu ku deg degay oo kama aanu fiirsan. Markaa ka noqoshada uu ka noqday iminka dhibaatadii waxba kama aanay badalin. in ay wax ka badasho iska daayoo waxaaba iminka meesha ka taagan is aaminid la'aan iyo muran cusub.
  23. Waar ninka Sheekh Shariif siyaasadiisu aad ayeey u liidataa. Isaga oo awoodiisu ay markii horaba laba xaafadood uun ku ekayd. Soomaaliya inteeda kalana ay ka jirto dowlad la'aan iyo cadaalad daro, oo Xitaa xaaladiisa amaanka ay noqotay in ay sugaan Ciidamo Ajaanib ah. Ayuu wuxuu ku taliyey in uu Ra'iisal wasaaruhu is casilo si uu mid cusub u soo magacaabo. Hawshisii madaxweynenimo waxeey ku ekaatay Laba xaafadood iyo Xildhibaano/Wasiiro uu mar walba soo magacaabo. Sheekh Shariif waxba sooma wado
  24. Nooooooooooooooo, the African lions will eat Holland. The cup won't leave Africa. Hadaan ciyaar wanaag ku qaadi weyno. Feed iyo laad baanu ku qaadi. Or we will use Voodoo practice to win the cup