MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. ^^Al- shabaab maa cimri deg deg kugu riday?
  2. ^^^kaligiis haisku jawaabi maad iska dhaaftid Nina nimankan somalia oo dhan kaligood ineey kukoobantahay isku heesto energy haiskaga qasaarin
  3. ^^ciyaalkan wada caana nuuga ah dhagtooda & carabkooda isma maqlaan marka hala yaabin
  4. ^^Lafaha ******ta loogu yeeraayyo maan kula eegna?
  5. ^^^ Adiga runta qofki kusheego ma dulmi ayu wadaa?
  6. ^Gorgarad & shaash gaduudan
  7. Looooooooooool@make you look like a walking condom PS.next time i see qof socod xun i will curse the shit out of him/her and tell 'em not to walk like a walking condom
  8. Originally posted by NGONGE: ^^ Did you watch the game the other day? Was he playing as a holding midfeilder? (kubbada barta). Ngonge Ninyoho adiga dadkan aad kubada barta leedahay waxba mayaqaanan ee haku daalin Tuujiye you was watching another football match yaya had a good game but he wasn't playing as holding MF marka ninyoho banooniga wax kabaro
  9. Duqa qayaaliga iska kala yaree
  10. Originally posted by Tuujiye: ^ war Rio sucks! United defense is one of the worse in the EPL... Chelsea should score 6 goals on them... Wareer Badanaa!!! Adiga banooni waxba malag weydina because u blv j teryy is a world class defender and rio ferdinand waa qashin...war ninyoho adiga banooni kuuma bilaawne LOOX so qaado cashir kubada cagta kusaabsan halagu bilaabe
  11. Originally posted by Gheelle.T: And BoB should this as well! aderley streey ahaa meeshaan Bob.. ...jeeble sigaar aan ka ahay sheemtaan BOB
  12. Originally posted by Sakhar_The: ^Muqdishu unuka leh, Bossaasana Soomaali baa leh waa caqligiina.
  13. isdabaaliska iska dhaaf sxb ee bishan ramadaan raxamada illaahay yeysan kudhaafin
  14. ^^Towbada illaahay weey furantahay intuusan buunka kugu yeerin isdaba qabo
  15. ^^How much did u pay him? so kan website ka kuxayeesiiyay
  16. Ngonge, sxb A&T waa bilaa dooq asaga
  17. Ngonge, runta hadi lasheego dambi miyaa? if i say Ngonge's skinny ma dambibaa? (I know your not light weight like (nuune) PS.polanyi A.k.a abu,fabregas, adiga wali sidi miyaad isku dabalineysa?
  18. South african ka miyeey sooman horta
  19. As for Mzanzi, I understand him when he is not trying to be complicated on purpose, sometimes wuu iis ilawa and he adds few sawahil words and his family lingo, laakin xaad iyo xiida maraku hayo waan fahama! maxaad iqarinosa misa sheekadi A&T oo farsameesan ayaad so wadaa oo MA ZULU afsomali bartay ayaan kula noqday
  20. Originally posted by Tuujiye: ^^ hadii aad aragtaan somali garbaha xiito xiito ka ah lugaha iyo dhexdana ever ka ah, laakiin kistoo uus leh, gooryaan aa ku jiro qasab waaye taas... BOOB sharax inta ka maqan eraygaas... Tuujiye sharax ma ubaahan xerta noocaas ah gooryaanka caanka ah aa kujiro Jaardalaambiyo