MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Che, awoowe adigu AS waligaadba raacsaneed laakiin xertaan aashuunka ku adimaayo i know the 4 -4-1 eey ciyaarayaan
  2. NinaC.. Bilaash aad isku daaline xertaan waxa ka dhaadhacsan siyaad inu traitor aha abdulahi yuusufna yahay Hero
  3. Originally posted by Che -Guevara: ^Yes, AS kicked his behind back to his Woyane masters hehehe since when the ssdf boys become AS supporters? Ileen waa ayaga wada faraxsane
  4. Adiguba cabdulaahi axmaar waad difaacdaaye hadu adeerki amaano maxaan oga xuntahay
  5. Suurihi reerka ayaa lasoo baxday ee is adkee
  6. duke adoo burkaroole kudhashay will never upset me
  7. Nina kan labac buuf waaye fax fax camal uu wax usu qoraa lol
  8. Yeah a friend of mine but he fancies pretty boys like u
  9. Originally posted by General Duke: ^^^I am sorry, where are my manners it’s never a good thing to mention age and a lady. Ok Habar-Yar, I will just say that I have been told you have aged gracefully how is that? Ilowsha dhawaa ma umul baa maqli jiray ....yariisow re-read what u wrote markaler (habar -YAR) What IS THT SUPPOSE TO MEAN ?
  10. Duke daciif aatahay adiga kahor nin kuhaayo gabar waa iga weyn tahay ma arkin
  11. Sxb the early flip floping is part of the politics marka haubixin
  12. Originally posted by General Duke: ^^^I am sorry, where are my manners it’s never a good thing to mention age and a lady. Ok Habar-Yar, I will just say that I have been told you have aged gracefully how is that? Duqa murtidi waa kaa sii guureysa ee is aruuri.....ps. I can bet inaad nina ka cimri weyntahay
  13. ^^LoL Hadalka waa margi hadba dhinici loo jiido ayuu ujiitamaa PS.Gheele sxb laakin adiga guurka fara ka ciyaar maad kusoo koobtay?
  14. ^^rageedi atahay walaahi mafahmeen hada offside ka iga qaban laheen
  15. ^^maxaan kalo kusoo koobi lahaa ..misa guurka hada waa laga ilbaxay sariirta>?
  16. gabdho xaasid nimada iska dhaafa Ninka haku mashquuline ee hainika raaxeesto