MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. dhibkaan dhan waxa waaye sheikh shariif PL ma baxdeen hadi PM lasiin lahaa PS. Baxa oo waligiin hasoo laabanina
  2. ^ afar kulaha xaguu ku arkay afar hal mar la aroosanayo? mise asaga ku tala jira? wa suaale? lol....i feel sorry for the girls back home walahi lacag baan u malaynaya in lagu so aqal galiyo inkasto kan mesha lugu so dhajiyay aan ka shakiyay lacagtu haysto..lacag iyo qurux mid toona kama muqado laakin labada ag fadhiyoba way u egyihiin lol astaqfurlaah I'm joking...haye maxa iga galay dadkan..aan iska dhaafo. salaam Adiga wali waa dambeysaa lacag & qurux waa hore aa laga tagay somalia hada waxaa laga dambeeeya ninka 3DEX LUGOOD Mayahay oo sifiican bed tackling mauciyaari karaa PS.Lacag& qurux wa dhamaadan laakin waxaan aan waligiis dhamaaneen aa jiro lasoco
  3. Xuuska maalinta Marqaanka meey iska dhahaan
  4. Madaxweynaha oo wareysi siiyey laanta Af-Somaliga ee BBC ayaa sheegey in Puntland soo dhoweyneyso magacaabista Ra'isal wasaaraha cusub isagoo carabka ku dhuftey in aaan lagala tashan xulashada xilkaan. qasab miyaa asaga hadaan ladooran puntlander in lagala tashto cidi kaloo ladooran lahaa
  5. Nina reer pl waxeey iska dhaadhiciyeen jagadan dhaxal ineey uleeyihiin
  6. NinaC, Duke iga fiiri hee.. he's trying to spoil your day with his mamabo jambo
  7. Originally posted by General Duke: But today I am happy for PM Mohamed Abdullahi, his wife and young children hambalyo… are you happy because he's married to your daughter's aunt? isku ceel ayaad ka cabteen haye PS.NinaC, dadkaan dhiikar aad kuridi rabtaa ee bas ka dheh
  8. Originally posted by NinaNC: Sharif disappointed certain folks who thought they own Somalia. Hasta luego amigos!
  9. it is estimated that you will die at the age of 82 Years Old. waxaan aa been laga dhahaa
  10. ^^^ DUKE,you seem more like u are trying to score brownie points
  11. Kii xumaayee Mzansi weeye ka kugu yidhi ninkii wuu waasho gabdhaha SOL buu caayaa. Haduu iga naxayo muu PM isoo diro. ninyoho horta nin hadi PM losoo diro laqaban kara matihid oo waxeey somali horay utiri nin meel ucad meel kamadow.. marka adeer meesha eey kaaga dhagan tahay waa iska cadahay laakin farsamada yeysan ka xumaan
  12. May Allah swt give him the good health to obey the Almighty and follow the right path....I really dont wish dead upon any one..Every one commits mistake..Allah swt is Qafuuru Raxiim...so who are we to not forgive! PS. Dadkiinan qabyaalada maskaxda ka duqeysay please qashinka ini ka buuxo "format" iskaga sameeeya.
  13. Nuune waxiisa jabur weey dhaafeeen sheekooyin laisku alxamay ayoo laso shirtagaa PS. tuujiye sxbka naga qabo ninyoho oo ciyaarta naga baandhe kudheh
  14. MZanzi

    I got burnt.

    ^^A&t facshirkiisi baan sugaye topic yaa quful kudhuftay
  15. Originally posted by *Ibtisam: It is forum, it can't harm me, unlike you I'm just here to waste time not shopping. Uuuf walaahi daacad aan uqoslay I never thought there was a shopping Mall here...
  16. ^^adeer suufiga warkiisa inta iska dhaaftid ( Sangoma ) kawardoon
  17. MZanzi

    Fitness Freaks

    ^i think Kevin Levrone was The best to never win the olympia
  18. Ngonge he's arguably the best SOL football analyst banoonta barto nimanyoho...spurs, They are a small club but on paper have a squad just as Good as chelsea, man utd, Arsenal.
  19. siyaasada somalia Ciir baa kasocoto
  20. duqa, adiga amuu qori kuu jabsan yahay PS.horta dowladan magac uyaalka ah maalinba ma ninbeey ushidan tahay
  21. ^^Aaabahaay aa geelahaa waxaan ka fiican hada aabahay aa dameer leh