MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Cabdw, dadkaan naftooda eey been usheeegooyaan ramadan & diet iskumeel maba galaan sanbuus 15 xabo aniga hadaan cunin inaan wax cunay iskumaba heesto
  2. 1-1 was a fair result, Arsenal were better in the 1st half. LP put in a great 10 man performance and were very organised, Pepe pulled off a great save just before gifting them the equaliser. ps Ngonge &co, Great job guys! Play like this with 11 men and you can win against anyone
  3. Loooooooooool@Abtigiis, abtow gooryaan ma ahane ameey protein shakes ka tahay dadka qaarba bahasha markey isticmaalan xaga caloosha eey isku dhex yaacda Abtigiis Anigua ramadaanka aadban uso dhaweynayaana, i have been trying so hard to take a break so this is going to be a much needed brake for me ....I busted my *** so hard this year PS. abtow, marde naisku kaaya keen i will take u to a gym aan caadi ahen oo leh unisex steam room
  4. Tuujiye marka BOB Banoonigiis wax ka sheegtid eey kudhamaatay ilaahow yaa BOB marki kacsanaa kaa soo so horjeediyo walaahi Gabar Laguday camal aa Lugaha isku dhajisan laheed PS.Meeshaan ragiinan football expert ka iska wada dhigaaayo isgaabiyo banooni waxba maka taqaanaane
  5. ^^^heheeh BOB Abtigiis rageedi waaye walaahi..he started the journey too early "EVOX" ayuuba durba so gatay i like tht Abtigiis waxa kalo kuu haray "Cryotest" even tho' it's too expensive i'm sure you can buy it, PS. the minute u start using cryotest your rugby tackling will hit over the roof macnaha waxa so xasuusaneysaa waaga wiilka yar oo xooga furan aheed
  6. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Anyway, so far the funniest was markii bir ay gabadhi qaaday la ii dhiibay ee aan qaadi kari waayey. intaan yaxyaxay ayaan idhi 'first show me the technic. I am sure I have the strength, but I need to get the technic right." kkkkkk
  7. It is also true after a week, the trainers are advising me to run less, and focus more on weight-lifting Abtigiis please and please markaad bir labo bari qaadid funaanad kugu dhagan haso xiran, PS.abtigiis halka howsha kawad,
  8. waraada cunuga waa inika yaryahay haku goobanina
  9. Tuujiye,seecamal yaaqe saxibke tartiib yaaqe waxba hais xiijinin aniga maba kudhihin banooni waxba maka taqaanid.. aniga waxaanba taaganahay Masha'allah hadiiba funaanad chelsea aad marka 4sano jirtay xirneed sxbow Mida kale aniga Kaalsho daawashadeeda & dheelitaankeedaba makuheesto Xerta waxaan ahay aan xataa kooxaha kala aqoon oo funaanad buluug & funaanad guduud aa ciyaaraayo dhaho
  10. BOB, Kuwa ila dhashay ayaa wiligood ahaa gooner fans laakiin me and my father saaxiib reera Blue aan aheen.. duqa anoo 4 sano jiro uu ii xiray funaanadooda.... Aniga kooxda kale ma jecli laakiin Players ayaan jeclahay like Ronaldinho... 4Sano marka jirtay hadaaba chelsea funaanadooda xirneed Masha'allah aatahay PS.Cabdoow aboo ninkaan rooble inu lo balamiyo waye waxiisa FAHMO waa dhaaftay
  11. lol@nuune ishu cirka kuhaya Allaha Unaxariiste intii dhimatay
  12. karl,abuuristi illaahay ayaa cey noqotay
  13. Olive oil is one of those magical substances that is good for almost everything PS.nowadays i drink olive oil like water
  14. MZanzi

    Fitness Freaks

    ^^why dont you use diana?
  15. MZanzi

    Fitness Freaks

    igaarkan majiifka ayuu ku'ordaa
  16. What's the big fuss about RAAX? PS. wis wiska iska dhaaf
  17. Suurihi aa ninka badan dhamantiin ...Raax aaba XAW lake goona gidhteen
  18. MZanzi

    I LOVE YOU

    aqasheeeey,,Xaar weynaa JB
  19. @Abtigiis, awoowe, wali iskama delete gareyn miyaa
  20. MZanzi

    Fitness Freaks

    Originally posted by --: :cool: Have you ever wondered why there are so many nutrition supplements on the market and yet most of them are waste of money ?