MZanzi

Nomads
  • Content Count

    3,395
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MZanzi

  1. Afsomali maad ku gabye misa af GARISA
  2. duqa intaas ma ahane wax kale maheysaa...for the sake of ur healthy isla hadalka mafiicne kor oga bax
  3. Hi,juxa gaabey waa lafaaya adigu lafaha mataxan yihiin
  4. Originally posted by NinaNC: Askari xataa ma loo daahaayo. hehehe Naagaha ileyn qoorsagaarada weey yaqaaneen
  5. lol@kk, cunug yarka bas kadheh hadi kale intu xanaaqo uu kaligiis is feeri doona
  6. Lol haye, anigu wiil yaroo xoog furan ayaan kuugu soo ducey
  7. Kk,doob yaashi dhan dareen aad galisay
  8. Looool@make sure he's a die hard fan of saado..........aliya caqli leey aatahay ina'adeerkey isoo raadi maad iska dhahdid
  9. Aliyah adigu young and handsome ayaa laga raacay i know a somali who drives fancy cars laakin waa big time drug dealer
  10. hehehe Maadeey wali ma'aadan arag miyaa dumar ragooda uxoog sheegto
  11. ^^Ragan ragii caanka ku aha (ciyaari waa galin dambe ) soo ma ahan
  12. Abwaan adiguna ma pm soo qufi lol
  13. Ar laadi rag wax iska dhicin karo waaye but hiiraale use to whip your kinsman's A55 for fun
  14. Hebel axmaar ayaa al shabaab wax kaqaadi waaye macaadala odayga dhiciska ah
  15. Originally posted by General Duke: Mr Attam is an agent of Al Shabaab who declared war on the State and people. . Duke stop spreading lies, al shabaab lama dagalameesan ee meesha bililiqo ayaad u aadeen si'aad oil ka meesha lagu sheegay gacanta ugu dhigtaan