-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
dee barii na cabdilahi yusuf wuxu odhan barlamaanki waan cayriye he needs majority of codka barlaamanka ina raisal wasaraha laga qaado xilka .
-
Trouble with vote registration in Togdheer.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Magaalada Buuhoodle ayaa Gudoomiye-ku-xigeenka Komishanku cadeeyay inaanay ka qabsoomayn doorashadu, isagoo ku macneeyay in meelihii ay hore uga dhacday Doorashooyinku loo qorsheeyay inay diwaangalintu ka dhacdo what does this mean no doorasho in buuhoodle. wamaxay dawladan udub eeh waxan ku dhaaqaaqday suutii xuduuda la so xidhay maxa keenay doorasho kama dhacayso because 2003 doorasho kama dhicin. maanta 2003 ba la jooga waa 2009 eh -
Burco: Fadeexada Qarsoon ee ka soo Ifbixay Diiwaangalinta Gobolka Togdheer -------------------------------------------------- ------------------------------ (Burco: Fadeexada Qarsoon ee ka soo Ifbixay Diiwaangalinta Gobolka Togdheer ) hadhwanaag 2008-12-14 (Hadhwanaagnews) Burco (HWN)- Gobolka Togdheer ayaa maalintii shalay waxa si rasmi ah uga bilaabmay hawlihii diiwaangalinta, halkaasoo subaxnimadii hore ee shalay ay goobihi diiwaangalinta ee magaalada Burco ay safaf dhaadheer dadku ugu jireen. Goobaha diiwaangalinta ee Gobolka Togdheer loo qorsheeyay ayaa ah 196, halka magaalada Burco gudaheeda la dhigay 48 goobood, qaar ka mid ah goobaha magaalada ayaa waxa subaxnimadii hore la soo derestay cilado farsamo oo dhinaca kambayuutarada iyo qalabka wax daabaca,inkastoo qaarkood la xaliyay, haseyeeshee wararka ka imanaya goobaha dibedda ayaa sheegaya in cilado badani ku yimaadeen isla markaana qaarkood dib-u-dhacyo ku yimaaddeen. Waxa kale oo la sheegayaa inay dhibaatada ugu weyn ee laga soo qaylinayay dhinaca goobaha dibedda ay ahaayeeen tirada dadka u soo baxay diiwaangalinta iyo sanaaduuqda loo diray oo aad u yaraa, taasina ay keentay in ay kala bataan dadkii iyo qalabkii diiwaangalintu. Sidoo kale waxa goobhaas ka baxsan magaalada Burco aan loo dirin qalabkii kaydka ee Komishanku uu balanqaaday, kaas oo noqday mid aan la fulin, arrimahan iyo kuwo kale ayaa muujiyay tayo-daraanta qalabka kambayuutarada iyo tirada dadka lagu diiwaangalin karo. Fadeexado aan hore loo ogeyn ayaa ka soo ifbixay hawlihii diiwaangalinta ee ka bilaabmay degaanka Gobolka Togdheer, ayaa ka dhashay markii dadweyne aad u farabadani u soo baxay inay isdiwaangaliyaan goobaha loogu talogalay diiwaangelin, kuwaas oo qalabka kambayuutaradu ay noqdeen kuwo ay awooddooda ay kooban tahay, isla markaana culayska ay qaadi karaana uu noqday. Waxa soo baxay in kambayuuratadii marka tirada dadka lagu diiwaangaliyo ay dhaafaan laba boqol ay la soo baxaan culays badan oo ay dhaqaaqi kari waayaan, kadibna dib-u-dhac ku yimaaddo hawshii, isla markaana sida dadka khabiirada ku ah kambayuutardu ay sheegeen in aanay is lahayn tayada iyo baaxada lagu sheegay qalabkan, haseyeeshee awoodoodu liidato, sidaas darteed loo baahan yahay in goobaha qalabka la geeyay la xoojiyo. Cabashooyinkan iyo dhaliilahan ka soo baxay diwaangalinta maanta, ayaa masuuliyiinta Xisbiyada, salaadinta iyo waxgaradka Gobolku Hordhigeen weftigii xukumadda iyo Komishanka una soo jeediyay in si deg deg ah wax looga qabto arimaha. Si kastaba ha ahaatee sawirka giuud ee maanta ka muuqday Hawlaha diiwaangalinta Magaalada Burco iyo Guud ahaanba Gobolka ayaa cadeynaya sida xooga leh ee reer Togdheer ugu diyaargaroobeen diwaangalinta.waxaana hawshu u socotay si nabadgelyo ah, inkastoo boolisku ****oli kari waayay baahidii amaanka ee goobihii diwaangalinta, qaarkoodna aanayba joogin. Dhinaca kale, Degaanka Oodweyne ayaa si Rasmi ah uga bilaabantay, diwaangalintu in kastoo goobo badan ay dib udhaceen ka dib markii qalabkii cilado farsamo ku yimaadeen, taasoo farsamayaaqanadii xalinlahaa,laga soo raadiyay Burco,taasina ay wakhti badan ku lumay. Magaalada Buuhoodle ayaa Gudoomiye-ku-xigeenka Komishanku cadeeyay inaanay ka qabsoomayn doorashadu, isagoo ku macneeyay in meelihii ay hore uga dhacday Doorashooyinku loo qorsheeyay inay diwaangalintu ka dhacdo.
-
Dee cabdilahi yusuf wa nin xiiniyo wa weyn. and mar walba cabdilahi yusuf marka la yidha way oo dhamaatay he comes back and qeybta 4.5 ka so horjeeda wakala diira again. Marna geedi marna cade. very funny
-
BAIDOA, Somalia (AFP) – Somalia's president announced Sunday he was sacking the cabinet but the premier challenged the move, in a fresh bout between the two rivals that further threatened fragile peace efforts. "As of now, I have sacked the prime minister and his current government and I will nominate a new prime minister within days," President Abdullahi Yusuf Ahmed told reporters. "The government of Nur Hassan Hussein was unable to perform its duties and I am obliged to save the country," he added. Nur Hassan Hussein was sworn in in November 2007 but has been at loggerheads with Yusuf in recent months, notably over ongoing efforts to strike a reconciliation agreement with the Islamist-led opposition. Hussein replaced Ali Mohamed Gedi who was forced to resign after months of a bruising power struggle with Yusuf, a veteran warlord who has headed Somalia's transitional administration since its inception in 2004. According to the transitional federal charter however, the president alone does not have the power to sack the prime minister and needs the parliament's approval. "The president was speaking in his usual personal capacity, contrary to the rules and regulations, as he is not mandated to sack the prime minister of the transitional federal government," Nur Hassan Hussein told AFP. "I will have my own press conference later in the day to explain my position at this critical juncture," he added. Yusuf expressed confidence that parliament would validate his decision. "Most of the parliamentarians will endorse my decision to dismiss the prime minister," Yusuf said. "Should parliament reject my desire to look for a new prime minister, I will comply with their decision and the current government will continue its tenure," he added. Somalia's transitional parliament is based in the town of Baidoa. In September 20008, Hussein survived a vote of no confidence after being accused by some lawmakers of embezzling state funds. Yusuf assured that the UN-sponsored Djibouti peace process, which aims at bringing the country's more moderate Islamists back into the fold, would not be harmed by Hussein's dismissal. "The national reconciliation will continue as it is without the current government," Yusuf said. But many observers argue that Nur Hassan Hussein, whose performance is generally seen as a major improvement on his predecessor's, was a crucial partner in the reconciliation talks. "My government will continue to operate as mandated by parliament and the transitional federal charter," the prime minister said. "I'm urging the Somali people and the wider international community not to panic and not to assume that there is a power vacuum. My government will simply continue the search for peace," he told AFP. Nur Hassan Hussein, 70, is a former army officer who studied in Mogadishu and trained in Italy, specialising in criminal investigation and international law
-
Xukuummada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Shan Nin Oo Budhcad Badeed Reer Puntland Ah Iyo Hawlgalada Ciidamada Xeebaha. -------------------------------------------------- ------------------------------ () hadhwanaag 2008-12-13 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa gacanta ku dhigay 5 nin oo Budhcad Badeed ah iyo Laash hubeysan oo ay wateen, ka dib markii iska horyimaadeen,isla markaana dagaal dhexmaray iyaga iyo ciidamada xeebaha Somaliland deegaanka Shalcow oo 28 km Galbeed ka xigta Xeebta Xiis ee Gobolka Sanaag oo halkaasi lagu qabtay. Sida uu noo xaqiijiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] oo aanu Khadka tilifoonka kula xidhiidhnay, Shantan ee Budhcad badeeda ee la qabtay ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. “Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Ciidanka Booliska Somaliland waxay maalmihii u danbeeyey hawlgalo ka wadeen Xeebaha Gobolka Sanaag,hawlgaladaas waxaanu ugu talagalnay sidii aanu Budhcad Badeeda uga hortagi lahayn inaanay u soo gudbin Badda Somaliland”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] oo ka hadlayey. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] oo ka hadlayey tirada Budhcad Badeeda reer Puntland ee la qabtay iyo halka ay ka soo jeedan waxa uu yidhi “Shanta nin ee Budhcad Badeeda ee la qabtay iyo Laashkii ay wateenba waxa la xaqiijiyey inay dhamaantoodba ka yimaadeen Puntland oo sida ugu dhakhsaha badan loo horgeyn doona Maxkamad.” Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] waxa uu ku dooday inay qabashada Budhcad Badeeda ay qeyb laxaad leh ka qaateen Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo kaashanaya Ciidamada Booliska iyo dadka ku dhaqan Deegaanka Shalcow ee Gobolka Sanaag, Isaga oo Wasiirku intaasi raaciyey in ka hor intii aan la qaban raggan Budhcad Badeeda ay la dagaalameen Ciidanka Somaliland ee deegaanadaas hawlgalada ka waday, balse waa laga xoog roonaaday, ayuu yidhi Wasiirku. Si kastaba ha ahaatee, Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] kumuu sheegiin Wareysigiisan wax khasaare ah oo halgalkani Sababay. Arrintan ayaa ku soo beegantay iyada oo caalamku diirada saaray sidii looga hortagi lahaa, isla markaana wax looga qaban lahaa Budhcad Badeeda Soomaalida ee afduubka ugu heysata Maraakiibta Xeebaha Soomaaliya. Waxa laba maalmood ka hor lagu soo gebagabeeyey Magaalo Madaxda Dalka Kenya ee Nairobi Shirweyne Caalami ah oo lagaga hortagayo Sidii wax looga qaban lahaa. Mustafe-Janaale Reporter Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysa/Somaliland Email: Janaale94@gmail.com
-
Islamic clerics' council rejects power-sharing deal
Xaaji Xunjuf replied to Abtigiis's topic in Politics
yes this is great kuwaasi waligood heshiin mayaan -
reer burco camarada siii kale bay oo isticmaalan
-
Abdullahi Yusuf: The besieged Mayor of Baidoa city.
Xaaji Xunjuf replied to RedSea's topic in Politics
Moreover, it would be foolish for the new leaders not seek Somaliland's help—most important training Somalia’s security forces. On the other hand, Somaliland cannot nurture Alshabaab-I.C.U government that is bent to obstruct Somaliland recognition. That is, the Southern leaders must sign an agreement with Somaliland to end the emotional union between Somaliland and Somalia. For Somaliland the divorce process is irreversible, however; the government needs to stop acting like a stick-in-the-mud and find a negotiating partner. Somaliland’s unwilling to mediate between Somalia’s warring factions, became an obstacle to its [somaliland] recognition. Hargaisa ought to think outside the box. If the conditions are right, Somaliland may take the lead to rebuild Somalia’s stained leadership from bottom-up and convince the Southern leaders to adapt Somaliland’s home-grown and successful policies to conflict resolution. No more parachuting another foreign-imposed regime into Somalia. iga waleh wa xadiis dawlada somaliya waxay oo b ahantahay ciid dhex dhexaadiisa -
indha cadde wa ninki intu uu tagay sheikh salax ibn maxammad al balawii intu marka ugu tagay yidhi gabadhada bila meher baan ku kaxaysanaya ma waxaas ba dhaqan iyo islam ah.
-
togdheer will be lot of numbers burco bohoodle iyo oodweyne wa meelo dadku ku badanyihin marka waanu eegii doona. wa ino sabtida
-
clan ideology oo ku salaysan kitaabka indha cadde wa sheeko aan dhamaneyn
-
Pirates: US wants to fight them inside Somalia + more ships captured
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Good news these pirates must be stoped -
dee nuunow jibriel cali salaad war wa wuxu wa isla wixii soo kaaman sheegin soo maad fahmin inan ka maakhir ka talliyo ka waddey . kamaan waddin ku madooba eeh salad cali jeelle lool. laakin the makhir state president is in hargesa wanu is diwaan geliye
-
Originally posted by Cirdey: Badhan ma adaa Somaliland ka dhigay? Edab darro! maye salaad cali jibriel ka maakhir isku sheega inu ka talliyo aya hargeysa yimid wuu iska diiwaangeliye sidaasay Badhani na somaliland ku noqotay.
-
Dawlada Somaliland iyo Dawlada Imbegati ayaa iyagoo ka kala socda laba wadan oo kala ah Somaliland iyo Soomaaliya Dawlada Somaliland iyo Dawlada Imbegati ee uu hogaamiyo Cabdillaahi Yuusuf ayaa iyagoo ka kala socda laba wadan oo kala ah Somaliland iyo Soomaaliya wada jir uga qayb galay shir caalami ah oo lagaga hadlayay budhcad badeeda oo shalay ka furmay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Shirkaas oo maanta soo xidhmaya , waxa qaban qaabisay hay’adda Qaramada Midoobay, waxaana marti gelisay dawlada Kenya. Somaliland waxa uga qayb galay wefdi ka kooban lix xubnood oo uu hogaaminayay Agaasimaha guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, sidoo kale dalka Soomaaliya waxa uga qayb galay xubno wasiiro ah oo ka socday dawlada Imbegati iyo Madaxweynaha Maamul gobolkeedka Putland. “Shirku maanta (Shalay) ayuu furmay, maantana wuu soo xidhmayaa, waxa aanu shrike ka qayb galnay anaga oo Somaliland ah, Soomaaliyana waxa shirka uga qayb galay wefdi ka socday dawlada Cabdillaahi Yuusuf, Cadde Muusana wuu joogay oo waxa uu xisaabsanaa dhinaca Soomaaliya” sidaa waxa yidhi Wakiilka Somaliland u fadhiya Nairobi Mudane Maxamed Axmed Nuur “Indha Buur”, waxaanu intaasi raaciyay “Dawlada Somaliland iyo dawlada Imbegati way is dhinac fadhiyeen iyaga oo kala ah laba dal. Somaliland waxa ay shirkaas ka jeedisay khudbad balaadhan oo la xidhiidha sida ay biyaha Somaliland amaanka u yihiin iyo sida ay uga badka qabto dhibaatooyinka budhcad badeedka, aadna waa loogu bogay warbixinta Somaliland. Wefdigii ka socday dalka Soomaaliyana waxa lagula taliyay inay ku daydaan Somaliland iyo horumarka ay ka samaysay berriga iyo badaba”. Xubnihii ka socotay dawlada Imbegati iyo maamul goboleedka Putland ayaa ka hor intii aanu shirkaasi shalay furmin , waxa ay isku dayeen inay qaban qaabiyayaasha shirka ku qanciyaan inaan Somaliland gaar looga saarin Soomaaliya, laakiin taasi uma suurtp gelin. Geeska Afrika
-
Sheikh sharif ba saxsan 270 mucaraadka leh. kuwa baydhaba jooga shaqo kuma laha ama 4.5 ka halka lugu soo dhoodhoobay . tiiro kordhintan barlamaanka jabuuti ba lugu sameeye oo lugu heeshiyee marka mucuraadka leh marka mucaaradda t f g ka so hor jeeda aya oo taala ama hayb beeled mucaardku ha oo qeybsado ama habb diin . ama hadu alla ku roonyahay habb siyaasaded oo aan qabil ku salaysneyn laakin 4.5 baydhabo shaqo kuma leh wa mucaraad
-
ooh shit burco loo yaba waleh 70.000 wax ka badan iska diwaan gelin mayaan burco waan hubba burco waan taggey 2007 cidii maba joogto. hargeysadii ba may dhameys tiriin diwaangelinti. 40% is may diiwaan geliyaan laakin horta gabiley baan aad ugu farxay
-
hadaad ka dartay jacayl dhib badanida waxana ka dareemay inad xunjuf mucaraad ku tahay. Wa siidee.
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^correct@ dee sharaf baanu lahayn inkastow ay dawlad macangag ah ahayd laakin sharaf baanu dunnida ku dhex marreyney . Whoever said that Xaaji Xanduf is ineligible for borrowing some wisdom was wrong. Look how he makes the case for some form of unity in the south. Look how he reminisces the old days of Somali republic and remembers how he played under the lofty shade of Somali flag that protected him from the pointed rays of the simmering sun! Keep the wrap of the Somaliland flag under your armpit if you must, but don’t let the value of Somali unity escape you adeer! aan ku sheego dhibaatadu waxa weyaan Somaliya markay xornimadii ka qaadatay gumeysiigi markay 17 sannadood jirtay waxay ahayd dalka ugu ciidanka xooga baddan in 1979 wa kuwii dagaal lixaad leh la galay dalkan aynu jaarka nahay Eeh Ethiopia. Anigu waxan jeclaan laha Somaliland oo marka quwad intaaso kalle lahaan lahayd sidii waagii somaliya markaan somaliya joogay in 1984. ubaxii africa ba la odhan jiiray dawladii jirtay na ubaxii kacaanka bay la baxday. Marka muhiimadu waxa weyaan ina hormar la ghaadho Nabbada la xoojiyo dadka somalidu hawlyarada ay ku dhimanayan laga hor taggo
-
African Union to observe Somaliland's elections Written by AU Dec 10, 2008 at 10:14 AM AFRICAN UNION UNION AFRICAINE UNIÃO AFRICANA Addis Ababa, ETHIOPIA P. O. Box 3243 Telephone: 251-11-5517700 Fax: 251-11-5517844 TENTATIVE ELECTIONS CALENDAR 2008-2009 All dates are extremely tentative and are based on past poll scheduling patterns. 2008 Elections Country Date Type of Election Observed Angola September 5 Parliamentary √ Rwanda September 15-18 Legislative √ Swaziland September 19, Legislative √ Zambia October 30, Presidential √ Guinea Bissau November 16, Legislative √ Ghana December 7, Presidential/Parliamentary 2009 Elections Algeria April, 1 Presidential Angola TBD by the Authorities Presidential Botswana October Presidential/ Parliamentary Chad December Parliamentary Comoros March Parliamentary Congo- Brazza July Presidential Cote d’Ivoire TBD by the Authorities Presidential/ Parliamentary Equatorial Guinea December Presidential/ Parliamentary Guinea-Conakry March Parliamentary Malawi May, 19 Presidential/ Parliamentary Mozambique December Presidential/ Parliamentary Namibia November Presidential/ Parliamentary Niger November/December Presidential/ Parliamentary Somaliland (A.T.) March, 29 Presidential South Africa April Presidential/ Parliamentary Sudan TBD By the Authorities Presidential /Parliamentary Tunisia October Presidential /Parliamentary
-
Originally posted by nuune: Xaaji Xeyraanoow, adigu muxuu yahay mawqifkaaga ku wajahan nimankana Shabaab, waan kaa shakiyey ma si qarsoodi ah ayaad u taageertaa oo dhankaas iyo Burco ayaad shirar is daba jooga ku qabataa baa la yiri. is caddee Xaaji Xeyraan aniga ku sheeegaya anigu waxaan aaminsanahay inay nimankan konfuurta joogan mabdah miideysan la yimadaan because anagu waanu ku wareernay qaar la baxay is bahaysigi dib oo xoreynta somaliya. qaar alshabaab la baxay qaar isbahaysiga raskambooni la baxay qaar khalid binu waliid la baxay qaar muqaawamo la baxay. qaar muslim badeed la baxay. Midd baan qaba laakin Somaliya ina la gumeyo ma jecli oo will yar oo amxaarii madaxweynaha somaliya madaxtooyada somaliya ku dhex dhirbaaxo ama ciidan Eethiopian ah inu qeyb ka miid ah dhulalka somalida inu haysto Ha noqoto Somaliland ama jabuuti ama Somalia ama Kilinka shanaad Ama nfd. Markay Eritrea jabuutii weerartay wa siida fiican eeh anagu dhanka jabuuti ugu so wadda jeedsaney cadawga marka xabashig aeeh eritrea. Marka muhiimadu waxa weyaan waxa imika konfuur jooga shabaabkaas ayaa meesha or or daya Nimanka kaasss na waxan kula tallin laha haday konfuurta somalia xoreyaan inay dawlad ku dhawaaqan ka madax banaan somaliya inteeda kalle oo ay dhulkooda gaar oo goostaan oo marka ayaahooda ka tashadaan siidaaysey ila tahay laakin muhiimado waxa weyaan. Wiil yaro tadhasu la yidha inanu nin somali ah anuu amriin waagi mahhamad siyaad barre dawladii kacaanka baan xasuusta dee sharaf baanu lahayn inkastow ay dawlad macangag ah ahayd laakin sharaf baanu dunnida ku dhex marreyney. So shabaab should limit them selfs only konfuurta somaliya.
-
Open letter to Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
dhibaatadu waxa weyaan marku garaadku siyaasii noqdo garaadku marku arimaha nabbada nabadoonku iyo salaadiinta garaadadu garta a ya gooyaan laakin markay siyaasada galllaan wa dhibaato . mar mar waxan is idhaha reerka manay siyaasiin lahayn cali khalif ghalaydh mooyaane. kaasna tanzania ayuuu bissadaha imika ku iibiya -
war anigu ma tageersani anigu somaliland uun baan tageera laakin i am just indiffrent about the shabaab. Diinta ku yar dagaalka ku baddan shabaabka
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
niyo waxan xasuusta markan suuriya taggey nin carab aya iga hor iimid and he said kulum yardulahi fill beytul muslimin cal fadli kum shacabiyal mumunin meaning every muslim can live in every land of the muslims and there are borders between the muslims xata sharcii ma qataan he diden say i am suurii u ask him halkeed ka timi he says adru allah u say halkeed oo socota la ilallah mahamamd rasuullah. wa dad bila xuduud ah ila maanta they say sharcii ma qaadano as in passport
