Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,225
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. imisay noqdeen reer burco ama togdheer oo dhan
  2. haa wa siida its a gobol now sida gabiley and sarraar laakin kuwaasi hab gobol waxay bilaabmaysa doorashada barlamaanka 2011
  3. Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Xoghayaha Guud ee UDUB Oo Si weyn Loogu soo Dhaweeyay Buuhoodle Thursday, 18 December 2008 Buuhoodle (Somalilandnation)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayoxoghayaha guud ee Xisbiga udub maxamed ismaaciil Bulaale,ayaa siweyn loogusoo dhaweeyay gudaha magaalada Buuhoodle , waxaana waftiga halkaas kusoo dhoweeyey mas'uuliyiin ay horkacayaan wasiir ku xigeenka hawlaha guud ee Sl Cabdirashiid Cawil bacaluul & Gudoomiyaha gobolka Ismaaciil Axmed. Illaa hadda ma jirto wax warbixin ah oo ka soo baxday kulan gaaban oo mas'uulkan xisbiga Udub uu la yeeshay wasiir ku xigeenka Bacaluul, waxaana la filayaa inuu maalinta berrito la kulmo gudiga nabadgelyada gobolka & dadweyne kale. Dhinaca kalena, Deegaano ay ka mid tahay Muraayadda, Coodanle, Qorulugud, Gocondhaale & Galgal oo dhamaan ka tirsan Buuhoodle ayaa waxaa maalmhan ka socday diiwaangelinta, waxaana maanta goor hore deegaanadaasi socod ku soo maray Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB Maxamed Ismail Bulaale iyo wafti kasocday Xukuumada Somaliland oo ay kamid ahaayeen Wasiir kuxigeenka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane C/rashiid Cawil Bacaluul oo isaga deegaankaas aan la lug qaadin tan iyo dhawrkii bilood ee lasoo dhaafay. Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Ismaaciil Axmed & Ku xigeenkiisa Xasan Ciise oo ay weheliyaan saraakiisha ciidamada gobolka ayaa iyaguna kormeer ku soo maray deegaanadaasi maanta, Maalinta berrito ayaa laga yaabaa inay sii socoto diiwaangelintu waxaana la filayaa inay si nabadgelyo ah ku dhamaato. Somalilandnation.com.
  4. Xoghayaha guud ee Xisbiga Udub oo Booqasho Ku Jooga Gudaha Buuhoodle Warkii 17-Dec-2008 iyo Qormadii: Xuseen Kurdi Buuhoodle-Xilli ay hogaamiyayaasha asxaabta siyaasiga ah ee Somaliland ay maanta booqanayeen deegaano ka tirsan gobolka Buuhoodle aya dhinaca kale waxaa gudaha magaalada Buuhoodle caawa ku sugan xoghayaha guud ee Xisbiga udub maxamed ismaaciil Bulaale, waxaana soo dhoweeyey mas'uuliyiin ay horkacayaan wasiir ku xigeenka hawlaha guud ee Sl Cabdirashiid Cawil bacaluul & Gudoomiyaha gobolka Ismaaciil Axmed. Illaa hadda ma jirto wax warbixin ah oo ka soo baxday kulan gaaban oo mas'uulkan xisbiga Udub uu la yeeshay wasiir ku xigeenka Bacaluul, waxaana la filayaa inuu maalinta berrito la kulmo gudiga nabadgelyada gobolka & dadweyne kale. Ololaha & kala jiidashada dadka codkooda ka dhiibanaya doorashooyinka madaxweyninimo ee Sl aya meel xaasaasi ah maraya waxaana socda socdaalo ay mas'uuliyiinta asxaabtaasi ku kala bixinayaan deegaanada Somaliland. Xuseen Kurdi-Buuhoodle,Somaliland. contact:kurdi_12@hotmail.com or info@afnugaal.com
  5. what can they do what the Ethiopian troops coudent do come on
  6. Diiwaangelintii dadweynaha Somaliland oo Si habsami leh uga Socota Deegaano Ka Tirsan Buuhoodle Warkii 17-Dec-2008 iyo Qormadii: Xuseen Kurdi,Buuhoodle. iyadoo guud ahaanba ay diiwaangelintu si baahsan uga socoto gobolka Togdheer ayaa dhinaca kale gobolka Buuhoodle qaybo ka mid ah waxaa ka dhacday diiwaangelinta dadweynaha, waxaana magaalada Quruligud & Coodanle oo ka tirsan Buuhoodle maalmahan ka soconayey diiwaangelinta dadweynaha, xilli ay deegaanadasi booqdeen maanta mas'uuliyiinta ugu saraysa Xukuumadda & Xisbiga Kulmiye. Deegaano ay ka mid tahay Muraayadda, Coodanle, Qorulugud, Gocondhaale & Galgal oo dhamaan ka tirsan Buuhoodle ayaa waxaa maalmhan ka socday diiwaangelinta, waxaana maanta goor hore deegaanadaasi socod ku soo maray madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin & Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo oo sidoo kale ah musharaxa madaxweyninimo ee Xisbigaasi. Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Ismaaciil Axmed & Ku xigeenkiisa Xasan Ciise oo ay weheliyaan saraakiisha ciidamada gobolka ayaa iyaguna kormeer ku soo maray deegaanadaasi maanta, inkastoo aanay wax kulan ah oo rasmi ah la yeelan mas;uuliyiinta qaranka ee deegaanadaasi booqabnaya. Maalinta berrito ayaa laga yaabaa inay sii socoto diiwaangelintu waxaana la filayaa inay si nabadgelyo ah ku dhamaato. Wariye Xuseen Kurdi- Afnugaal,Buuhoodle.
  7. Originally posted by General Duke: Qalbi- brother its up to us to break and we will never do it as a reaction to any event. Secessionisam is a bad idea, and we shall not rush to it. Somaliweyn is the dream to be realised and it will not die with anyone or anytime. how if there is no somaliland jabuti Kilinka shanaad kiiniya where is somaliweyn ???
  8. does this means cabdilahi yusuf xilka laga qaaadaya and he will be gone waan iska mirqaasnanhay eeh ha ila yaabin waxaas oo dhan ma akhriy kar eh
  9. No there is no people of somalia sxb Somaliland case for recognition waleh its a don deal the people of somaliland made that choice clear to the world no one can stop the will of the people. No one will ask the people of somalia anything. Laakin dawlada somaliya ka dhalata wadda tashi banaga dhexeya iyo dariis wacan.
  10. general duke if Yey would make Somaliland his friends he would not of been here. he would of ruled xammer by now laakin he hates to tanasul. if he said i am the t f g I recognize Somaliland. Walahi that would of helped him even then somaliland could of helped him. stay in power military financially
  11. Originally posted by dhulQarnayn: ^^^first of all, do you know the difference between the people of SSC and the burco/berbera/hargeisa triangle? yeah can u tell me the difference between Governer xaji nur of ceerigabo sanaag and mayor jiciir of hargesa of maroodii jeex can u tell me the difference between those 2 men
  12. Somaliland has so many haters laakin somaliland cidii waxba ka qaadii meyso ama nac ama diid ama jeclow ku joogiin meyso
  13. haa sii fiican adigu ma warsaxafadeed baad imika noo qabatay but good u gave us the facts
  14. dee calanka somaliland la ilalahallah maxammadu rasullah weyaan sababtu wataa wa isla diinti. Any way dawladan ninki roon baa oo hadhaya wa siiday tahay
  15. mashallah somaliland waleh waleh wa xaqiiqo jirta ummadeedu na wa ummad isku duuban waleh. Somaliland ciidi is tirahda ka hor tag isaga la wayaaa waleh waleh
  16. war hee dhe anigu somaliland siida diinta baan oo aaminsanahay laaakin haadaynu beelaha somaliland nahay 28 kursi baanu ku leenahay t f g. tallow codkayagii halku marray adigu is weydii.
  17. war niyo anigu duke iyo waxan aad sheegeysiid garan mayo awoow anigu xunjuf ba la i yidha. Cabdilahi yusuf qeybtiise 4.5 ka adka warlordski maxa loo xag xaganayaa
  18. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Xaaji ,, waad sii dawakhday sxb ,,, noo sxb they said cabdilahi yusuf cant come to jawhar he came to jawhar they said he cant come to baydhabo he came to baydhabo they said he cant come to xammer he came to villa somaliya. they said he cant build a cabinet he did build one. They said abdilahi yusuf cant get rid of geedi he got rid of geedi. They said he cant get rid of nur cadde he did. marka odaygu wa wiil hoog maxa loo xag xaganaya. waleh intu noolyahay warlordyadu suit bay xidhnanayaan imika na maxammad dhere bu soo wadda lol
  19. Niyo wa war fiican ingrees carre waligeen heshis waanu ahanayna. Laakin wa inanu ictraafka sii fiican ooo day dayno.
  20. no one can impeach cabdilahi yusuf maxammad dhere is the new prime minsiter maqaaxidan cabdilahi yusuf bay oo shidantahay waleh waleh
  21. Originally posted by General Duke: The President has sent a clear message to Addis Abbaba, I am the boss, this is my government and F you. Yuusf Yey got rid of Nur Cade and Ahmed Abdisalaan, Addis Abbaba's new boot lickers, not in Garowe, he did in Baidoa, a border town full of the Ethiopian troops Nur Cade was the most incompetent, senile servent of government ever to represent Somalia. He made the warlords look dignified. Anyhow Mr President you have stood up to all challanges and Mesfin, and Melez are in dire confusion tonight. if there is no Ethiopia there is no t f g i hope u realize that horta ahah lol If u say fuk of Ethiopia they will be gone and who will protect u markaas
  22. dee barii na cabdilahi yusuf wuxu odhan barlamaanki waan cayriye he needs majority of codka barlaamanka ina raisal wasaraha laga qaado xilka .