Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,225
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Well mr Emperor its just rayaales firs term he never won another presidential election only parliament election he won in 2005. But let’s hope and see if we are going to see change. I think kulmiye can bring the nation together and will not let Ethiopia influence Somaliland politics . Like the udub administration does.
  2. Qaar Ka Tirsan Wasiiradii Xalay Loo Magacaabay DGPL Oo Xilkii Iska Casiley Warkii 18-Jan-2009 iyo Qormadii: yaasiin faytin Waxaa durba kasoo if baxaya xarunta dowlad Goboleedka Puntland ee garoowe inay wasiiradii iyo w/xigeenadii xalay uu magacaabay madaxweynaha cusub ee puntland cabdiraxmaan faroole ay xilka iska casileen islamrkaana ku aaneeyey inaysan u qalmin xilka loo magacaabay waa siday sheegeene . Wasiirka kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Mud,saleebaan Ciise axmed ayaa shabakada afnugaal oo xiriir la samaysay u xaqiijiyey inuusan doonayn inuu xilka loo magacaabay qabto islamrkaana ku macneeyey inuusan u qalmin oo uusan kamid ahayn Golaha wasiirada ee iminka loo magacaabay puntland . Sidoo kale Mud,saleebaan Ciise Axmed oo kamid ahaa murashixiintii u tartamayay xilka madaxwayne ku xigeenka ee DGPL ayaa lka sheegay inuu si weyn ugu hanweynaa inuu noqdo madaxweyne ku xigeen islamrkaana qabto jago tan ka roon iyadoo uu xilka madaxweynaninmona uu si Aqlibayd leh Ugu guuleytay Gen,cabdi semed cali shire . Saleebaan Ciise ayaa intaasi ku daray isagoo u waramayey shabakada afnugaal inuu mahad balaaran u jeedinayo Madaxwaynaha dowlad goboledka Puntland C/raxmaan faroole islamarkaana uu ka mahad celinayo magacaabista uu u magacaabay xilka wasiirka kaluumaysiga balse uusan qaban doonin xilkaasi . Si kastaba ha ahaatee hadalkan masuulka loo magacabay wasiirka kaluumaysiga puntland ayaa kusoo beegmaya xili ay wasiirada iyo wasiir ku xgeenada maamulka puntland ay magacaban yihiin wax ka yar 24-saac islamrkaana ay jiraan murano xoogan oo kasoo baxaya kuwo kale oo la magacaabay iyo kuwo laga tegeyba . Yaasiin faytin Yaasiinfaytin@hotmail.com Info@afnugaal.com gobonimo
  3. he is to dacaad i dont think he will make a chance
  4. In 1960, the British Protectorate of Somaliland – which included Sool and Sanaag – united with Italian Somalia to form the Somali Republic thats enough.
  5. they will even get a lower share. u know why because the maakhir people are on the edge to leave puntland for ever www.lasqoray.net ka akhri.
  6. Can the colonialist give ssc land to another country called somaliya? No because its already Somaliland. jawaabta adiga iska leh..
  7. twisted logic wlc sxb Puntland way riyoonaysa. Puntland is part of somalia they will get what the 4.5 clan system givs them. wax anay xaq oo lahayn la siin mayo.
  8. Wardegdega :Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guuleystay inay soo furteen Macalinkii Masriga ee lagu afduubay Burco. Ninkan Masri oo magacasii la yidhaa Maxamed Mustafa oo ahaa macalin wax ka dhiga Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guuleystay inay soo furtaan ninkii masaariga ahaa dhawaanta lagu afduubay Magaalada Burco ee Gobolka Toghdheer Ninkan Masri oo magacasii la yidhaa Maxamed Mustafa oo ahaa macalin wax ka dhiga dugsiyada dawlada ee Magalaada Burco ayaa muddo saddex cishaba u qafaalnaa dablay aan la garanayn. Dagaal ay ciidanka Boolisku ku qaadeen budhcadii oo ku haystay Ceeldheer meel buuralayda Burco Waqooyi kaga began ayey u suurtogashay in ay si nabadgelyo ah u soo furtaan. Wararka halkaa naga soo gaadhaya ayaa sheegay in budhcadii ay baxsadeen isla markaana ay Ciidanka Somaliland ay ku daba jiraan Macalinkii Masriga ahaana la keenay Magaalada Burco ee markii hore laga afduubay. Waaheen
  9. hey u are from hargeysa.and you also puntlander halkay dabku iska qabsan layahay , me
  10. Give it to jibriel cali salaad the governer of maakhir.
  11. Gen it simple you guys have isims the parliamentarians’ of puntland one clan is the majority and you know it. No way maakhir seats in puntland 9 seats and the darwish seats. 17 seats isku dar 26 seats . How much does cade muse Clan got in the parliament 30 iyo dheraad somaha . how the hell did you expect them to win. Its not like Somaliland where its one man one vote. One more thing duke we don’t just give clans seats we have a government with political party’s the Maakhir folks need to join of the 3 political party’s and they will get what they deserve one man one vote.
  12. Gen duke I told you ILka jir didn’t stand a chance now the maakhir folks don’t hold any post in puntland govt. Somaliland will give them a good post. Maybe gudoomiyaha Udub or so.
  13. Originally posted by Abdinasir Kadawo: ^well said bro Not exactly the Somalis in nfd never participated in a Somali government Also Djibouti stayed away. The only to countries that formed a unity I Somaliland and Somalia.
  14. its like one of those articles that Masri guy writes . The anti somaliland thing.
  15. aun to the men ismacil bulaale i have seen him couple of times in hargeysa
  16. puntland is a clan state maxaad ka suugeyseen its not like somaliland where there are multy party elections
  17. bahashu wa wareegto 3 gobol nimanka kala dagga aya oo kala wareega.
  18. war anigu xaafada juhuuda baan daganahay ciidi wax ba ima yeesho.lol falastini marku iga hor imaado naxnu shabacu al falatiniyin min atat u kula fil aflin yawmin sanatieny. markay yuhuudu iga hor imadaan hi kahtam i ki ha kufurum. i am save
  19. Duke dident i say ilka jiir meel ghaadhi mayo looool
  20. Cabdiraxmaan Faroole - Madaxweynaha DG Puntland 8 Jan 8, 2009 - 12:21:36 AM Dr. Cabdiraxmaan Maxamad “Faroole” ayaa loo doortay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyadoo uu helay 49 cod halka musharixii ugu dhawaa oo ah Gen. Abdullahi Axmad “Ilkajir” oo helay 17 cod. Tartanka Madaxtinimada Puntland oo ay ka qeybgaleen 9-musharax ayaa waxaa Wareega 2-aad kusoo baxay C/raxmaan Faroole (49 cod) iyo Gen. C/llahi Ilkajir ( 17cod). RADIO GAROWE
  21. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Guuleystay Thursday, January 08, 2009 - 09:28 AM Waxaa goor dhaweyd Xarunta Baarlamaanka Puntland lagu soo gab gabeeyey Doorashadii Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayadoo 9 musharax ay maanta u tartan tay jegadaasi. Doorashada maanta ayaa ahayd mid xamaasadeysan ayadoo gebi ahaanba la xiray isu socodkii gaadiidka ee gudaha magaalada Garowe. Waxaa sidoo kale go’ an intii badneyd isgaarsiinta, ayadoo taasi u dheertahay dadka gudaha u galayey Xarunta Baarlamaanka iyo Saxaafaddaba oo laga dhigay Mobilada ama telefonada gacanta. Doorashada ayaa markii ay bilaabatay waxaa la sheegay inuu ka tanaasulay xilkaasi u tartankiisa mid kamid ahaa musharaxiinta oo lagu magacaabo Eng. Nuur Xassan. Waxaa sidaa isugu soo haray 8 musharax oo kala ah: Cadde Musse (Madaxweynaha xilka Haya) Cabdiraxmaan Faroole Cabdullahi Ilkojiir Cali Cabdi Awaare Aadan Ciise Gaadaale Nuuradiin Aadan Diiriye Prof.Cumar Farjac Siciid Maxamed Raage Wareegii ugu horeeyey natiijadii waxay noqotay: Cadde Musse (Madaxweynaha xilka Haya) 8 cod Cabdiraxmaan Faroole 25 cod Cabdullahi Ilkojiir 14 cod Cali Cabdi Awaare 3 cod Aadan Ciise Gaadaale 4 cod Nuuradiin Aadan Diiriye 8 cod Prof.Cumar Farjac o cod Kadib intaa waxaa loo gudbay Waregii 2aad ayadoo ay hareen musharaxiintii ugu codadka yaraa oo ay kala ahaayeen Farjac, Awaare iyo Siciid Maxamed Raage Wareega labaad waxaa isugu soo haray 4 musharax oo wareegaasi kala helay: Cadde Musse (Madaxweynaha xilka Haya) 4 cod Cabdiraxmaan Faroole 30 cod Cabdullahi Ilkojiir 18 cod Nuuradiin Aadan Diiriye 11 cod Waxaa halkaasi ku haray Madaxweynaha Puntland Cadde Musse oo wareegaasi helay 4 cod oo kaliya sidoo kale waxaa asaguna tartanka ka haray Musharax Nuuradiin Aadan Diiriye oo asaguna helay 11 cod. Waxaa wareegii ugu danbeeyey isu soo haray musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Faroole iyo Gen.Cabdullahi Ilkojiir Natiijadii ugu danbeeyey waxaa halkaasi guusha ku raacday Cabdiraxmaan Faroole oo wareegii ugu danbeeyey helay codad aad u badan oo 49 cod halka musharaxii la tartamayey Gen.ilkojiir uu helay 17 cod oo kaliya. Waxaa sidaa lagu doortay Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole. XOL
  22. Laascaanood: Komishanka Doorashada oo soo Tirada Hordhaca ah ee Iska Diiwaangeliyey Gobolka Sool. Written by Qaran News Jan 05, 2009 at 09:21 AM Laascaanood(Qarannews)- Guddida Sare ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo badidoodu ku sugan magaalo madaxda Gobolka Sool ee LAascaanood ayaa soo saaray tirada dadka hordhaca ah ee iska diiwaangeliyey Gobolka Sool. Shir Jaraa'id oo ay Maanta Magaalada Laascaanood ku qabteen Masuuliyiinta Guddiga Doorashooyinku ayey kaga dhawaaqeen natiijada 5 degmo oo ka mid ah degmooyinka gobolka Sool, halka ay kuwa kalena sheegeen in ay dib ka soo sheegi doonaan, waxana ay tibaaxeen in tirada hordhaca ahi ay gaadhayso 95000 (shan iyo shagaashan Kun oo Qof), isla markaana waxa ay xuseen in marka lagu darro goobo ka mid ah Shan goobood oo aan natiijadeedu soo gaadhin ay gaadhi doonto tiradu 17000 ( Boqol iyo todobaatan Kun). Waxana ay intaas ku dareen in dadka iska diiwaangeliyey degmooyinka Widhwidh, Kalabaydh iyo Xudun oo waqti dheeraad ah loogu daray ay dib ka soo bandhigi doonaan, waxanay diiwaangelinta Shanta deegaan ee na loo soo gudbiyey u dhacday u dhacday sidan; iyo we diiwaangelintu sii socota. 1. Laascaanood 45000 2. Oog 25000 3. Caynaba 20000 4. Widhwidh 50000 La soco wixii warar ka soo kordha wararkaas Weriye Madaxbanaan Aadan Faarah Yassin Laascaanood JSL