-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Dagaal Degmada Guriceel ku dhexmaray Xoogagga Al-Shabaab iyo Xoogag ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca Sabti, December 27, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in duleedka Degmadaas uu saaka dagaal ka dhacay, iyadoo dagaalkaasna uu u dhaxeeyo Xoogagga Al-Shabaab iyo Xoogag kale oo ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca. Dagaalkan ayaa wuxuu la xiriiraa dagaallo horay Degmada Guriceel ugu dhexmaray labada dhinac, iyadoo dagaallo midkan ka horeeyay ay ku itaal roonaadeen Xoogagga Al-Shabaab. Dagaalkan ayaa wuxuu saameeyay dadka ku dhaqan nawaaxiga halka ay dirirta ka dhacay oo ah Tuulo lagu magacaabo Gaban, waxaana tuuladaas gebi ahaanba isaga cararay dad reer miyi ah oo ku sugan. Ilaa iyo haatan laga oga khasaaraha uu dagaalkan geystay, waxaase la filayaa in saacadaha soo socda ay ka soo baxaan warar dheeraad ah oo ku saabsan khasaaraha dagaalka iyo weliba rasmi ahaan waxa uu salka ku hayo. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
Cabdilahi yusuf wont resign its just to easy. /laahi Yuusuf Oo Dalal Dibada Ah Aadaya Iyo Caalamka Oo Diiday Inuu Is casilo {Baydhaba} 26-12-08"Sida uu qorey Wargeyska Sharqal Owsat Madaxweynayaasha Dalalka Yemen Cali Cabdala saalax , Sudaan Jen.Cumar Xasan Alsbashiir, Liibiya Macamar Al-qadaafi iyo kan Uganda Yuweri Mosfin iyo waliba safiirka Mareykanka ee Kenya Michael Ranneberger. ayaa waxay ka dalbadeen Madaxweyne C/laahi Yuusuf inuu ka laabto qorshihiisa is casilaada ee la sheegay inuu sabtida ku dhawaaqi doono iyagoo khadka taleefoonka kula soo xidhiidhay xili cadaadis caalami ah uu saran yahay madaxweyanaha. Madaxda dalalkan ayaa waxaa ay soo jeediyeen inuu xilka sii hayo ilaa iyo bisha September sanadka danbe xiligaasoo sida la sheegay ku eg jiritaanka Dowladan Faderaalka Soomaaliya sida uu dhigayo axdi qarameedka Dowlada faderaalka Soomaaliya. lama oga sida dalabkani ku suurtageli karo xili warar is khilaafsan soo baxayaan oo qaarkood sheegayaan in sabtida uu is casilaad soo gudbin doono Madaxweynaha iyadoo warar kale sheegayaan in madaxweynuhu dooneyn xiligan inuu is casilo oo ilaa bisha Janaayo horaantiisa uu si joogi doono isagoo intaas wada tashiyo la sameyn doono Soomaalida iyo beesha Caalamka. Dhanaka kale Madaxweyne C/laahi yuusuf ayaa la sheegay inuu dhawaan u safri doono dhowr dal oo Afrika ka tirsan isagoo ka bilaabi doona Dalka Tanzania oo madaxweynahoodu yahay Gudoomiyaa xiligan ee Ururka Midowga Afrika sidoo kale waxaa la sheegay inuu safri doono Dalal kale sida Uganda,iyo Suudaan oo uu ka dhici doonto shirweynaha 6aad ee Golaha iskaashiga Sanca si uu uga qeybgalo kulankaasi waxaana isugu imaan doona hogaamiyayaasha xubnaha ka ah Golahaasi. Widhwidh Online News Desk..Media Cente
-
War garaadkii ba yimi waxa la yidhi cardka ugu horeeyee eeh Lascanood isaga qaadanaya. Sida madaxweynaha maakhir state eeh somaliland hoostimada
-
Garowe: Gen Abdullahi Jama Ilka Jiir welcomed in capital:PICS
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Djbouti is over 60% Somali ama Beelaha kaala duwan eeh meesha ku dhaqan anaga na weydii anaga ka nimi eeh. Affar laftigoodu wa somali. Haday reer baydhabo ba Somali yihin Canfarta maxaad ugu diiday wabaanu is guursanaye. Somaliland is not nw Its Somaliland 1884 set borders. And u are from italian somalia wa siiday tahay.sxb. Djbouti is part of the so called Somaliweyn you promote maha U have to be fair here duke. Somali 5 bay ahayeeen .Labbo 1960 is raacay miid 1977 dantiisa gartay. Labbo qeyb oo Ethiopia iyo keniya kala haystaan Labaddi 1960 israacay, na way kala goosteen. Deal with it. -
Garowe: Gen Abdullahi Jama Ilka Jiir welcomed in capital:PICS
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Somaliland wa somaliland sxb jabuutii na wa jabuuti sxb Somaliya na wa somaliya thats the reality Anagu hayb ma eegno iyo reer ba halka daggan. -
Garowe: Gen Abdullahi Jama Ilka Jiir welcomed in capital:PICS
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by dhulQarnayn: ^^^ Saaxiib ma ogtahay, dadka dagan gobolada Sanaag, Sool, Cayn, Bari, Nugaal, Mudug iyo Karkaar iney yihiin dad wada isir wadaag ah oo dhalasha ka dhaxayso-- Dhulka ay leeyihiinah waa loo dhashaa ey inta la marqaamo la iskama sheegto. Nin cadaan ah baa waa xuduud beeneed ah ii sameeyey, walaal kaa saarimeyso ee runta wa inaad fahantaa oo marqaankaan ku waalay aad marfishkaaga aad kula ekaatid! Doorashada Puntland, waxaan soomaliweyn-nimada aaminsanayn oo keli-goosad ah looma ogala iney ka qeyb galaan. Wibilahi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California sxb adigu ma garanaysa dadka daggan gobolka maroodii jeex gabilay awdal iyo jabuuti inay isir iyo dhiig iyo waxkasta wadaagaan laaakin hase yeeshe xuduud ba kala dhex yaal. Isirka iyo siyaasada kala saarr wiilka harta sheikha ku dhashay iyo willka hargeysa ku dhashay wa ilmadeer. ka burco ku dhashay iyo ka gaashamo ku dhashay siido kale. Soomaliweyn maxaad oo taqaan ma wadada garowe iyo bossaso oo dhexeysa bal ka jawaab -
Garowe: Gen Abdullahi Jama Ilka Jiir welcomed in capital:PICS
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
why is a somalilander running for puntland presidency i dont get it -
Thursday, December 25, 2008 MOGADISHU, Dec. 25 (Xinhua) -- Somalia's presidential spokesman, Hussien Mohamed Hubsired, Thursday said President Abdulahi Yusuf Ahmed is not planning to resign next Saturday as media reports has been indicating a day after his newly appointed Prime Minister stepped down. "The president has no intention of resigning next Saturday or any other time as some media outlets have been speculating about lately," Hubsired told reporters in Mogadishu. "It is a media manipulation and a cheap propaganda by some rival politicians who want to create confusion in the country." Hubsired has been responding to media reports about repeated suggestions that President Yusuf would resign next Saturday when he is expected to address the parliament. Mohamed Mohamoud Guled, named by Yusuf last week as new Prime Minister to replace Nur Hassan Hussien whom he fell out with, on Wednesday has tended his resignation, saying he did not want to bean obstacle to peace. The parliament and other countries around the world rejected to accept the Somali President's decision to sack Hussien whom the parliament overwhelmingly endorsed. Kenyan and The East African regional body, the Inter Governmental Authority on Development (IGAD) threatened to impose sanctions on Yusuf and his associates whom they deemed as an obstacle to peace. Source: Xinhua, Dec 25, 2008 now who said cabdilahi yusuf wuu is casiilaya all the haters ma ninki inkaarqababah ayaa hawlyarada ku tagaya haba ka fiilin he will stay in power ila oo noolyahay yusuf
-
Breaking news: President Yusuf to resign on Saturday...
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
its a sad day somaha gen duke -
sxb its dhahar its almost near qardho meesha la isku haysta. and we wil secure that part of sanaag 2.Because we can
-
Horta gacmadhere muu suuga ila christmaska waabu dag dagay eeh
-
Dahir Riyaale to be new President Sharif Ahmed PM
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
shaqadii safaarada malaga eryee lol ma nur cade ka eryee -
war niyo wa inaynu mar uun cagta mariina dhahartaas Walahi waxay is leeyihin somaliland is hor istaaga cidii somaliland isma hor istaagii karto. These people qaranndiidka will be captured and brought to Mandheera prison
-
Puntland should not secede whatever the outcome.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
What does dagaalka sokeeye of somaliland did do some tanasuul, Cigaal was a smart man he was using the calan cas they where fighting for him.at the same time wuu iska ilaalin jiiray calan casta men like dhagoweyne and muse bixi etc. at the end wa kii aabtishi garka jiiday. kuraasiida barlamaanka na ooo badiiye waa tii somaliland na saa lugu heshiye aakhirki 1996 -
Dahir Riyaale to be new President Sharif Ahmed PM
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Dream on will never happend. Somaliland will never units with konfuurta whats so ever -
Puntland should not secede whatever the outcome.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
We all know dawladiini xammer iyo konfuur bay ka socon weysey thats true. The problem with you konfuur people isku ma tanushaan never Yusuf should of accept the Djbouti deal. bal muxu ku diiday mucaraadka loo baddiyo kuraasiida. It was a interim govt a dawlad dibe heshsin ah Would u think the mucaraad will have 270 kursi for ever wa maya. Laakin no tanasul no dawlad no somaliya for you guys. -
dude u are dreaming Somaliland will never unite with the south ever again. no matter what. even if Djbouti and kilinka shanaad and nfd unites with you Somali 5 bay ahayd SOmaliland Somaliya jabuuti nfd Kilinka shanaad where is puntland
-
Puntland should not secede whatever the outcome.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
How long will u wait for xammer and these people dont want to share a government with you -
Puntland should not secede whatever the outcome.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
yes puntland is a clan state so there for they want there own country either the president must hail from there tribe or esle they are going to secceede thats how it is -
Baidoa: PM Gacma-Dheere seeks Arab world support for Somalia
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Buuba would of been a better prime minister waleh waleh , gacmadhere manau ahayn kii ingreeska caydha ka qaadan jiiray lol -
Puntland traditional Leaders go to Addis Abeba
Xaaji Xunjuf replied to Suldaanka's topic in Politics
Anigu waxan la yaaba xaaji ahaan horta Ethiopia maxay ula shirta garaada madax dhaqmeeydyada salaadiinta iyo boqorada puntland , nimankaasii goormay siyaasiin noqdeen manay ahayn inay Ethiopa la hadasho ina afqudhac iyo boqor cade muse , wamaxay nimankan Ethiopianka gogoasha oo dhigaya oday xiiran oo ghadh cas oo reer oo caaqil ah waxani wa fadexaad wana ceeb -
cabdilahi yusf went to keniya he can travel,
-
Gacma Dheere: 3 cisho ayaan kusoo dhisi doona golaha Xukuumada
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
He is not seriouse lol 2 prime minister nur cade sheikh sharif , ina rayaale are all in jabuuti. odaygii waloo tashanaya
