Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. what does this have to do with the bombings. Somaliland govt captured people from the south mogadisho like the wasir said. why is this made public today and not last month we all knew every one is in the alshabaab
  2. ilahoow naga qabo kuwa wax qarxinaya kuwa alshabaab waxay aminsanyihin haday reer somaliland qarxiyaan way nugu akhiro tagayaan.
  3. ilahoow naga qabo kuwa wax qarxinaya kuwa alshabaab waxay aminsanyihin haday reer somaliland qarxiyaan way nugu akhiro tagayaan.
  4. ilahoow naga qabo kuwa wax qarxinaya kuwa alshabaab waxay aminsanyihin haday reer somaliland qarxiyaan way nugu akhiro tagayaan.
  5. APPEAL to support Victims of Terrorist Attacks at Hargeisa Hospital by Somaliland Forum on behalf of Diaspora Organisations in Abroad. Dahabshiil Account No: D8282 Somaliland, Hargeysa Contacts for the Appeal: 1) Somaliland Focus Michael Walls or Ayan Mahamoud Tel: +44 (0)7903712949 2) Somaliland European Society(SSE) Abdi Abdilahi (Awliyo ) Tel: +44(0)7930655099 3) Somaliland Forum www.somalilandforum.org Secretary, Lulu Farah Tel: +44(0)7846349504 The following Diaspora organizations support this appeal: 1. Somaliland Forum (SF) 2. Somaliland Society Europe(SSE) 3. Tog-dheer Foundation(TAFF) 4. NOMAD 5. West London S/Land Organization 6. SIRAG 7. SSUK 8. SOMALILANDLAW.COM 9. Somaliland RIKSFORBUND 10. Somaliland Aid Group 11. Somaliland Writers’ Association 12. Somaliland Overseas tvsle published on Friday, 31 October 2008 if your a somaliland muwadiin you know what you got to do
  6. Nephthys sxb its allsanaag u cant take them seriouse hada la yidha somaliland ayaa masajiid ka furratay bossaso they will say maha . ina sheikh zayid ba furrray masajidka lol
  7. Some one is somalilander if he is from somaliland tii la sameeye 1884. borders are from lawyacade ila yoocade
  8. ma udub iyo ucid oo kall e aya la miid noqonayan
  9. AKHRI SOMALILANAD BA SOO FURTAY qOLOYINKI PUNTILAND NA WAY XANAQEEN SOMALILAND SIIDAY UU FIRII KARTA MARKABKII READ DIS Al-Jazeera Oo Beentii Aduunka La Kuftay News/Articles >Third crocodile caught for x-ray >Somali Week Festival 2008 >Ramadan dismissals spark fury of Muslims >More Burundi troops deploy to Mogadishu >Somali Deputy PM calls on aid agencies to 'ignore threat' >Somalia in joint response to piracy threat >Nakheel Tower to eclipse Burj Dubai Waraysi Maqal ah >halka ka dhegeyso Wararkii Cawa iyo Caalamka ee VOICE OF AMERICA qeybta Af Soomaliga,waxaana Cawa ku jira wararkii ugu danbeeyey ee Somalia iyo weliba wararkii caalamka iyo caawa TV Al-jazeera & websitekiisa oo sheegay beentii abid ugu weynayd aduunka, Tvga oo waayadii ugu danbaysayba u badnaa inuu baahiyo warar aan la hubin,. nala fiirsada 2da Paragraph ee ugu horeeya ee ay aljazeera daabaceen xajmiga beentiisu inta ay le,egtahay. Subxaana Allah!! Ciidamada Jamhuuriyada lamagac baxday Somaliland ayaa dadkii madaxfurashada loogu haystay markabkii Ukrain ee xambaarsanaa Dabaabadaha & Hubka si xooga kusoo furtay. Masuul u hadlay Wasaarada Xeebaha ayaa sheegay in qolyahii madaxfurashada wax u haystay ay isdhiibeen kadib markii ay ka dhamaatay rasaastii ka gadaal dagaal lagu qaaday oo uu ku nafwaayay hal askari oo soomaali ah. links hoose guji si aad u dheehato warkii oo dhan http://aljazeera.net/NR/exeres/7A56D15E-954F-45DD-A7C5-AED9F5A7EB9B.htm Siciid C/laahi Birmingham
  10. عمليات القرصنة قبالة سواحل الصومال أثارت قلقا دوليا (الفرنسية-أرشيف) حرر جيش ما يعرف بجمهورية أرض الصومال الرهائن الموجودين على ظهر السفينة الأوكرانية التي تحمل شحنة دبابات والتي كانت محتجزة قبالة السواحل الصومالية. وقال مسؤول بوزارة الموانئ إن الخاطفين استسلموا بعد أن نفدت ذخيرتهم إثر معركة قتل خلالها جندي صومالي وجرح ثلاثة. وكان الخاطفون قد هددوا بتفجير السفينة الثلاثاء الماضي إذا لم يُستجَب لمطالبهم بالحصول على فدية مالية, لإطلاق الرهائن الذين يبلغ عددهم 17 أوكرانيا وثلاثة روسيين, وآخر من لاتفيا, وذلك طبقا لما ذكرته وكالة الصحافة الفرنسية. وفي وقت سابق ذكرت وكالة الصحافة الفرنسية أن أقارب الرهائن كانوا يجمعون أموالا لتقديمها فدية والاستجابة لشروط الخاطفين الذين طلبوا نحو ثمانية ملايين دولار أميركي, بعد أن أصروا في بداية الأمر على عشرين مليون دولار. وقال أقارب الرهائن إن أغلب التبرعات جاءت من سياسيين من بينهم رئيس الوزراء السابق فيكتور يونكوفيتش. وكان القراصنة خطفوا السفينة الأوكرانية في 25 سبتمبر/أيلول الماضي وعلى متنها شحنة دبابات سوفياتية الصنع وأنظمة دفاع جوي وقاذفات صواريخ وذخيرة. وقالت أوكرانيا إن السفينة كانت في طريقها إلى كينيا, بينما قال متحدث باسم الأسطول الأميركي الخامس في البحرين إن بعض الأسلحة كانت في طريقها لتجار أسلحة سودانيين, في انتهاك للعقوبات الدولية. وكان حلف شمال الأطلسي (الناتو) قد قرر مؤخرا تعزيز انتشاره الحالي في المحيط الهندي للمساهمة في عمليات مكافحة القرصنة قبالة الصومال. وأثناء اجتماع عقد بالعاصمة المجرية بودابست الخميس قبل الماضي وافق وزراء الدفاع بالدول الأعضاء في الناتو على إرسال ما يصل إلى سبع فرقاطات إلى السواحل الصومالية لتنضم إلى المجموعة البحرية الدائمة التابعة للحلف والتي تعمل بالفعل في هذه المنطقة. المصدر: الجزيرة + وكالات
  11. Che -Guevara how are they nation there nation is Ethiopia they are ethnic groups tribes what ever
  12. Ethiopians tribes are alowed to name such amhaar and tigray lol
  13. Oke lets do it again sameecadu waweyn ma qaadana siida lugu maqlo europe iyo maraykanba war marka waana la ina ictraafii hadana
  14. Alshabaab up to noo good We should work hard with the americans and our Ethiopian Allies. Our aim is recognition thats all , I Dont see alshabaab helping us with that.
  15. Dident we do that in 1991 mise ana walaan mise cadan balaga heesaya
  16. noo there is only one Yusuf al kaynun the one who was preaching the ilitirate somalis alif la kordhabay and stuff like that
  17. Dalka Kiiniya oo looga sii diyaar garoobaayo soo dhawaynta madaxweynaha Somaliland Written by Qaran News Oct 02, 2008 at 03:15 AM Nayroobi,(Qaran News)-Wararka aanu ka helayno Sxb-da Safka-hore JSL ee ku sugan Magaalada Nairobi Caasimadda Dalka Kenya ayaa noo sheegay in ay Jaaliyadda iyo Xafiiska JSL/Kenya ku jiraan diyaargarow ballaadhan oo ay ku soo dhoweynayaan Madaxweynaha JSL Md. Daahir Rayaale Kaahin socdaal la filayo in uu halkaas ku tegi doono wixii ka danbeeya fasaxa maalmaha Ciidda Al Fidriga. Socdaalka uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ku tegayo Dalka Kenya waxa uu ka danbeeyay casumaad iyo martiqaa rasmi ah oo uu u fidiyay dhiggiisa Kenya Madaxweynaha Dalka Kenya Md. Mwai Kibaki bishii hore ee sanadkan. Lama oga in socdaalka Madaxweyne Rayaali Kaahin uu xidhiidh la leeyahay shirka ballaadhan ee IGAD ku qabanayso Dalka Kenya. Halkaas oo muhimadda ugu weyni tahay lafo gur siyaasadeed sidii xal kama banbays ah loogu heli lahaa Dalka Somalia ( Muqdisho ). Kenya oo ay hadaba ku sugan yihiin dhammaan xubnihii dhowrka sano ka hor loogu soo dhisay Dawladda Faashilka ah ( DF-da ) Embagathi/Kenya. Golayaasha Df-da ayaa halkaas dhammaan loogu yeedhay iyaga oo aan ogayn waxa loogu yeedhay. Waxa kale oo iyaguna dhinacooda soo gaadhay Magaalada Nairobi Madax dhowr ah oo ka tirsan Ururka IGAD siiba Wasiiro Dibadeedka Dalalka Uganda, Ethiopia iyo Suudaan. Dawladda JSL oo dhinaceeda ku hawllan gargaraacista albaab kasta sidii ay ugu heli lahayd aqoonsi diploomaasiyeed gooni-isu-taagga iyo madaxbannaanida qaranimadeeda ayaa goor walba waxa ay dunidu u soo qaadataa tusaale wanaagsan marka laga hadlayo arrimaha Geeska Afrika iyo Somalida. Lama oga JSL oo lagu ******to magacyo badan oo wanaagsa sida; karti, kala danbayn, nabadgelyo iyo dhaqaalo kibcin, mudadii ay Somalia burbursanayd in ay qayb ka noqon doonta waxa ay Dawladaha IGAD ka wada hadli doonaan iyo in kale. Waxa jira talooyin beryahan danbe loo badan yahay dunida daneeya Arrimaha Somalida oo ah in marka hore la aqoonsado JSL. Markaas ka dibna iyada ( JSL ) loo maro Somalia sidii loo dejin lahaa ee looga faa'iidaysan lahaa khibradaha ballaadhan ee ay JSL ka gaadhay dib-u-dhiska dal burburay oo nooceea ah. Lama oga in uu shirkuba noqon doono mid Keegga lagu jaro aqoonsiga JSL iyo xalka hogaanka Somalia oo loo dhiibo Walaalahood JSL oo ay sahlan tahay sidii ay u kala furdaamin lahaayeen xadhkaha murgay ee siyaasiyiinta dalkaas jaarka la yahay ( Somalia ). Si kastaba ha ahaatee waxa ay dunidu mar hore ka gudbtay ka hadalka Arrimaha Somalia oo la soo dhex geliyo ama lagu dhex wado kuwa JSL. Waxa ay dunidu in badan ku qanacsan tahay in ay labo kala yihiin Dalalka Somalia iyo JSL oo aanay sidii hore waxba uga dhaxayn maamul iyo qaranimo labadaba leh. Safkahore
  18. Sheikh Yusuf al-Kowneyn was a sayid Arab That came to Somalia in the 13 centry -yuusuf 2-axmed 3-maxamed 4-cadilaahi 5-ismaaciil 6-muuse 7-xuseen 8-ali 9-xamza 10-qaasim 11-yahya 12-xuseen 13-axmed 14-Quwayi 15-yahya 16-ciise 17-maxamed 18-Taqi 19-Abullaha 20-Haadi 21-maxamed 22-ali 23-muuse 24-jacfar 25-maxamed 26-ali 27-xasan 28-ali 29-talib Thats his abtirsii He buired near hargeysa There is a book about him writen by this english guy somali sufi saint or something He and sheikh ishaaq lived in the same time
  19. All we now waiting for is Georgia To recognize somaliland haahahahahhaa