-
Content Count
30,101 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
ahahaa they are saying the passed few days goor dhow ba la magacaabii doona raisal wasaare maalin kasta big deal. raisal wasaaraha na jabuutii ba lugu soo magacabaya alla somalidiinan idin sheega , dawlad , dal shisheeye lugu soo dho dhobo shaqeyn meyso.
-
Absolutely the opposition will take this as point to attack the udub regime in Somaliland I am sure of that. But the vp him self just said the people are Somalis and will always be Somalis. Yet we are different countrys .Maybe he is referring to something what the Arabs do some sort of Somali people who are united under a organization or something. And besides the vp is a very religious man. And honest
-
I don’t see how this is going to change something for the Reer konfuur people. All he said is Somali people need each other and Somali people will always be Somali people and Somaliland and Somalia will be 2 different country's. like it always was. Now what did the Vice president say he only wants a good neighbor with Somalia.. He is one of those Somaliland politicians who hates when people say konfuur is your cadow and Ethiopia is your friend he wants a healthy relationship with konfuurta. Nothing wrong with that.
-
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa ku daray oo uu yidhi, “Dabcan Soomaaliyi kala maarmi mayso oo cid xad xidhaysa iyo cid wax oodaysaa ma jirto, sidaa Yurub baa la noqon doonaa, laakiin qolo waliba horto inay dib isu soo dhisto oo ay dib u muuqato, oo hadhaw wax la saxo. Ninna laga celin maayo Hargeysa, midna Xamar laga celin maayo, dadka khalad baa la fahan siiyay oo waxa la yidhi xad baa la xidhayaa, Ciidan baa la keenayaa oo ninna soo gudbi maayo, waxaasi waa wax dadka lagu fogaynayo ee dadku waa dadkii uun, laakiin Yurub-ba siday wax u kala leedahay ayaynu wax u kala yeelanaynaa (Soomaaliya iyo Somaliland), dadkuna sidaas ayay isu dhex soconayaan this what he said now waad fahmi karta inu ka wado somali ma kala gooii karto just like somalida XARSHIN IYO QABRI BAYAX JOOGA KAMA MAARMAAN dadka hargeysa daggan. He did not somalia He said Somali dadka somalidu na wa Ethnic group. Aanigu siidaasan oo fahmay hadalka madaxweyne kuxigeenka. Laakin dallalka somaliland iyo somalia iyo Djibouti siidaas oon bay ahayanayan Just siiday europe iyo europe oo tahay.belgium holland luxenburg

Mogadishu: More attacks in capital, why attack the sharif?
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Duke surprised same problems your uncle Yey was facing the sharif is facing now. Now the sharif came to mogadisho with a constitution. That’s why they are targeting him in his own hometown. It’s a ideology and its not based on clan. -
Also because maslax maxammad siyaad is from the south and this government needs to settle in the south, I think that’s a good coalition sh sharif and maslax maxammad. See the Pm will be elected based on the 4.5 I am not sure about maslax background but what the hell. The sharif was quran teacher in malcamada so it cant get any worse somaha.,
-
not that this government is going to change anything but i go for Maslax Maxammad siyaad.
-
great news. he and his cilmaani dastuur daqada laga tuuraya lolz
-
Ismaaciil Aadan Cali Tells truth about the elections Udub of Somaliand
Xaaji Xunjuf replied to Garyaqaan2's topic in Politics
LOOOOOOL his name is ismacil adan cismaan not ismacil adan cali lolz kani qallad buu fahmay -
BCIMR Opens First Commercial Bank in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
waleh somaliland way dhaqaaqday maantaynu cash point samaysaney mashallah. -
http://www.youtube.com/watch?v=L4wcqgjy ... iland.org/ watch this video udub party driwal they had there shirweyne aswell mashallah rayaale is toast
-
Bangia France laga leeyahay oo Somaliland laga furay.
Xaaji Xunjuf replied to RedSea's topic in Politics
any pics -
drawal was the favourite i now udub is divided in to 2 factions. so that way kulmiye can get more votes.
-
i support driwal waleh he is the best candidate.
-
Originally posted by Peace Action: Xudhuf don't say never, you may eat you words one day. It is good move and it helps and legitimizes the peace process in Jabouti. I hope Sharif and Cade are flexible enough to accomodate the concerns of other groups so that the outcome will be successful. i know my people sxb Somaliland is here to stay for ever
-
Hargaysa: Secessionist enclave rubishes Djibouti process
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
thats normal imbigati eldored and any other shir somalida konfuurta loo qabto waxba naga ma gallin anaga sxb, wa shirarki somaliya -
the garaad said on the bbc kalsooniidii puntiland waynu kala noqonay. thats a fact wa xaqiiq bbcsomali bay ku jirta soo dhageyso. garaad jamac garaaad cali garaad jamac sii fiican buu oo hadlay
-
farancab we somaliland are not part of somalia we will never be part of somalia u know that no shir we went to since 1991
-
Puntland oo digniin ka soo saartay Shirka Jabuuti Tuesday, January 27, 2009 - 11:04 AM Wasiirka warfaafinta DGPL Warsame Cabdi shirwac oo maantay shir jaraa’id ku qabtay Caasimada Puntland ayaa waxa uu sheegay in Puntland ay si weyn uga soo horjeedo wadahadalka ka socda Jabuuti. Wasiirka ayaa waxa uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in wadahadalka Jabuuti uusan aheyn mid Shacabka iyo dowlada Puntland aysan marna raali ka aheyn in sida wax loo qeybsaday aysan aheyn sida uu sheegay habkii soomaalida markii hore ku heshiisay ee 4.5. Warsame waxa uu hadalkiisa oo ahaa mid aad u kulul ayaa waxa uu beesha caalamka ugu baaqay in ay il gaar ah ku fiiriyaan shirka Jabuuti isaga oo yiri ” Xubnaha barlamaanka Puntland uga qeyb galay beelaha ku dhaqan awood uma laha in nin Banaadir iyo gobol kale ka yimid uu soo xulo”. Wasiirka warfaafinta Puntland waxa uu sheegay in Xildhibaanada ka qeyb galay Kulanka Jabuuti ay yihiin kuwo aan matalin shacabka iyo weliba beelaha reer Puntland isaga oo hadalkiisa ku sii daray in Puntland ay ogtahay oo keliya 3 Qof oo Mucaaradka ka mid ahaa balse uu diiday in uu faahfaahiyo magacyada ay leeyihiin. Hadalka wasiirka ayaa waxa uu imanay iyada Madaxweynaha Puntand uu war qoraal ah u diray wakiilka Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ee arrimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla kaas oo wasiirku sheegay in uusan wax faahfaahin ah ka bixin karin Hadii ay jirto jawaab iyo in kale. Dhanka kale waxaa Magaalooyinka Puntland oo dhan laga dareemayaa hadal haynta Shirka Jabuuti iyadoo Magaalada Galkacyo ay dhawaan ka dhaceen Banaan bax weyn oo lagu taageerayo go’aanka ay Maamul goboleedka Puntland ay u gaartay si wada jir ah. XOL Garowe,Puntland Somalia
-
hahaha puntland does not support djibouti process
Xaaji Xunjuf replied to Somali Pirate's topic in Politics
looooooool we saw this commming when yusuf is gone puntland cabdilahi yusuf bay yemen oo raacday. -

Alshabaab capture Baidoa + take former TFG MP hostages
Xaaji Xunjuf replied to Emperor's topic in Politics
this what i wanted man i wanted that cabidlahi yusuf ay soo qabtaan al shabaabku laakin wu is casiilay damn foqal damn.