Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo hambaliyo ku aadan Munaasabada Ciidul Adxaa u direy Umada Soomaaliyeed. Posted: 11/28/2009 3:23:00 PM Shabelle: MUQDISHO Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa uu hambaliyo ku aadan Munaasabada Ciidul Adxaa u direy Umada Soomaaliyeed. Amiirka Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr ayaa Canjal maqal ah oo uu soo duubay la soo gaarsiiyay Saxaafada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay qodobo kala duwan oo ku salaysan Siyaasada wadanka Soomaaliya. Waxa uu marka hore Umadda Muslimka gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Ciida barakaysan ee Ciidul Adxaa. Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr waxa uu sidoo kale Cajalka Maqalka ah ee uu soo gaarsiiyay Saxaafada kaga hadlay Siyaasada Wadanka Soomaaliya isagoona sheegay in aysan Mujaahidiintu ka tanaasuli doonin dagaalka ay ku la jiraan dowladda KMG Soomaaliya iyo Ciidamada Shisheeye ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay. Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr hogaamiyaha Dhaq dhaqaaqa Al Shabaab waxa uu sidoo kale ugu baaqay Umadda Soomaaliyeed in ay garab siiyaan Mujaahidiinta isagoona tix gabay ah ku cabiray Marxalada haatan uu marayo wadanka Soomaaliya. Hadalka Amiirka Xarakada Al Shabaab ayaa imaanaya xilli Umadda Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa reer Muqdisho ay u dabaal dagayaan maalinkii labaad Munasabada Ciidul Adxaa. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Daawo ShabelleTv Online
  2. Originally posted by Fu-Fu: Zack, awoowe xaajin xanjuf waa nin marqaansan oo iska hadlay ee hala yaaabin Miqraankayga ya ku tussay ma qaad baad ii qaaday
  3. looooooooooooooooooooool these kids are learning their abtirsi i cant wait to teach my daughter that markay yara weynato cabdi waraabe sii fiican buu uu hadlay lol
  4. dawasho wacan Listen carefully what he says he addresses the government of Somaliland and he also the people of Somaliland to stay united no matter what , he also warned the people to stay away from the fake wadaads who import their backwards ideology to Somaliland .From koonfuria.
  5. at hargeisa Stadiumka weyn http://www.youtube.com/watch?v=jo6P6wMTpu0&feature=player_embedded#
  6. is that cumar buur ka hoosta eegaya are u sure inu sujudii karo yarku Sh dalxiis maanta wabu so fogaday masajid babu ku tukanaya last ciid vila somalia ayuu ku dhex tukkaday
  7. Runta ma idin sheega aniga qoray daqadan uga so dhacay allpuntland.Laakin way isougaden . odayga ilkaha jirka leh ayaan meesha rabbay inan horta ka saaro ileen wasiirka arimaha gudaha iyo wasiirka maaliyadu haday is casilaan way uu dhamaatay mamuulka buqland
  8. Dhinaca kale, wakiilo ka socda saddexda xisbi qaran ee UDUB, KULMIYE iyo UCID ayaa iuaguna galabta u ambo baxay dalka Itoobiya oo ay kaga qeyb galayaan siminaar la xidhiidha dimuqraadiyada iyo doorashooyinka waxaanay ka **** tageen todobada xubnood ee Komishanka doorashooyinka Somaliland oo sabtidii todobaadkan u kicitimay dalka Itoobiya This part doesn’t make any sense you know why the hell would somaliland Electoral Committee go to Ethiopia for an siminar on democracy. There is nothing Democratic about Ethiopia.
  9. looooooooooooooooooooooooooooooooool and then markay doorashadu soo dhawato . interpeace waxanu uu diirnay work experiance ila iyo Timbuktu.
  10. Garoowe:-Faroole"***** Waan ka Maaranaan" 23. november 2009 Garoweonline Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Faroole Madaxwaynaha Pl ayaa sheegaya ka dib is Casiladii Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Maaliyada inuu Beelaha ay ka soo jeedaan ay Puntland ka Maaranto, Dr Faroole ayaa ****olka ka qaaday inaan Jagooyinkaasi Cidna Loo waayayn. Madaxwayne Faroole ayaa sheegaya inuu Ciidamo Beeshiisa ah u dirayo Gudaha Bosaaso si ay u Jooojiyaan Bosaaso, oo ah Magaalada Ganacsi, ee Puntland. C/raxmaan Faroole ayaa ku Cel Celiyay inuu Puntland dhaxaltooyo **** isla markaan uu Wiilkiisa Maxamed uga Tego Booska waa sida uu Hadalka u dhigaye. Xaalada Guud ahaan deegeenada Pl ayaa Kacsan waxana Macquul ah in Kacdoon Shacab ay ka dhacaan Magaalooyinka Bosaaso iyo Gaalkacayo AllPuntland.com Garoowe [ November 24, 2009, 12:04 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  11. Garoowe:-War Deg Deg ah:- Wasiiro Is Casilay 23. november 2009 Garoweonline Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Warka Hada na soo Gaadhaya Garoowe ayaa sheegaya in Laba Wasiir oo ka mid ah kuwa Pl Ugu Tunka wayn ay is Casileen Goor dhawayd Wasiirka Maaliyada Faarax Maxamuud Af-Balaar, iyo Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir, Warka is Casilada ayaa waxa Xaqiijiyay Saraakiisha Sar Sare ee Aqalka Madaxtooyada Garoowe. Warka oo ah War deg deg ah ayaanay Noo suura Galin inaan Helo Faah Faahin dheeraad ah, hase yeeshee waxa la sheegay Labada Wasiir inuu dhawaahan Khilaaf u dhexeeyay iyaga iyo Dr Faroole, war kale ayaa sheegaya in General Ilka Jiir iyo Faroole isku khilaafeen Qodida Buurta Majiyaha oo Faroole sheegay inuu ciidamda Ethiopia ah ku dalbandoono. Warar dheeraad ah oo aan wali la Faah Faahin ayaa ****olka ka qaadaya in Is Casilada Labadan Wasiir ay dhabar Jab wayn ku tahay Maamulka Puntland ee sagaal Bilood Jirsaday, waxana Macquul ah in Wasiiradaasi ay Beelaha ay ka soo jeedaan ay Kalsoonida kala Noqdaan Maamulka Puntland. Qof qariyay Magaciisa oo Garoowe Joogayaa si Hoose Noogu soo Dusiyay in ay Jiraan wali wasiiro badan oo iyana is casilaya, sida, Wasiirka Dekeda Eng C/Saaq Xuseen Gacayte, Wasiir ku xigeenka Amniga Coll Cabdi Yaasin Xirsi. Ilo wareed Muhiim ah ayaa sheegaya in Garabyada is Casilay iyo kuwa u Hanqal taagayaa ay wadaan si gaashaan Buuraysi ah in Gobolka Isha dhaqaale ah ee Bari Looga dhawaaqo Maamul Gooni ah taasi oo ah mid Suur Gal ah marka loo eego dhaqaalaha ka soo Xerooda Dekeda Bosaaso. AllPuntland.com Garoowe.
  12. Amaanki puntland farraha ayuu ka baxay , faroole na wa dhaqaalo doon
  13. Sarkaal Boolis oo lagu dilay Qardho. November 22, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0) Sarkaal Boolis oo lagu dilay Qardho. | read this item Horseed Media News Desk. Magaaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa goor dhowayd waxaa lagu dilay Alle ha u naxriiste C/casiis Cismaan Faarax oo ku magac dheera ”Afbuur Dhuqub”,kaasi oo kooxo hubeysan ay ku toogteen gudaha magaaladaas. Taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Karkaar Cali Ciise Baab oo Horseed Media ay la xirrirtay ayaa sheegay in Marxuumku geeriyooday ay dileen niman rayid ah isla markaasina u dilkaasi dabajoogo dil ka dhacay degaanka Tuulo Shire ee gobolka Karkaar. Cali Ciise Baab ayaa sheegay in Ciidanka Boolisku ay garanayaan gacan ku dhiigleyaashi sida ugu dhakhsiyaha badan ay gacanta ugu soo dhigi doonaan. Meydka Sarkaalka geeriyooday ayaa la geeyey Cisbitaalka Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,halkaasi oo durbadiiba buux dhaafiyeen dadweyne gaaraya Boqolaal oo ay ku jiraan Ehelada Marxuumkaasi. Waa Sarkaalki labaad ee ka tirsan Ciidamada Puntland oo todobaadyadi ugu dambeeyey lagu dilo magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Si kastaba dilalka ayaa waxaa ay qayb ka noqonayaan dilalka tusbaxa Afka laga furay noqday Reer dhowanahaan ka dhacaayay qaar ka mid ah gobolada Puntland. Horseed Media.
  14. Maxammad Abubakr seylci goormu . Khubdad ka jeedinaya Afmadow tallow yaa ii soo duuba
  15. loooool waxaad mooda inay carabtu wax isku hayn karan iyo wax kala diri karan war somalidani berii horey kala tagtay , dadku hadanay waxba wadaagiin waxna isu ogalayn xalku wuxu ku jira aynu kala tagno . wa xal aad uu fiican
  16. wa ahlu jannoh ninkaasi ilahay ha uu naxaristo
  17. I support oga denias independence if its people want an independent state i support what ever they want , what ever they want to do with their country its up to them. The same way I support Somaliland independence and its road to diplomatic recognition. Self determination is the way forward
  18. sheikh dalxiis ina la weeeraro ba maha ma weerar kalle ba uu hadhay wa miskiin
  19. ilahay ha uu naxaristo ninkan ehel baanu ahayn jannada ka ka waraabiyo