Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,219
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by General Duke: Qalbi- brother its up to us to break and we will never do it as a reaction to any event. Secessionisam is a bad idea, and we shall not rush to it. Somaliweyn is the dream to be realised and it will not die with anyone or anytime. how if there is no somaliland jabuti Kilinka shanaad kiiniya where is somaliweyn ???
  2. does this means cabdilahi yusuf xilka laga qaaadaya and he will be gone waan iska mirqaasnanhay eeh ha ila yaabin waxaas oo dhan ma akhriy kar eh
  3. No there is no people of somalia sxb Somaliland case for recognition waleh its a don deal the people of somaliland made that choice clear to the world no one can stop the will of the people. No one will ask the people of somalia anything. Laakin dawlada somaliya ka dhalata wadda tashi banaga dhexeya iyo dariis wacan.
  4. general duke if Yey would make Somaliland his friends he would not of been here. he would of ruled xammer by now laakin he hates to tanasul. if he said i am the t f g I recognize Somaliland. Walahi that would of helped him even then somaliland could of helped him. stay in power military financially
  5. Originally posted by dhulQarnayn: ^^^first of all, do you know the difference between the people of SSC and the burco/berbera/hargeisa triangle? yeah can u tell me the difference between Governer xaji nur of ceerigabo sanaag and mayor jiciir of hargesa of maroodii jeex can u tell me the difference between those 2 men
  6. Somaliland has so many haters laakin somaliland cidii waxba ka qaadii meyso ama nac ama diid ama jeclow ku joogiin meyso
  7. haa sii fiican adigu ma warsaxafadeed baad imika noo qabatay but good u gave us the facts
  8. dee calanka somaliland la ilalahallah maxammadu rasullah weyaan sababtu wataa wa isla diinti. Any way dawladan ninki roon baa oo hadhaya wa siiday tahay
  9. mashallah somaliland waleh waleh wa xaqiiqo jirta ummadeedu na wa ummad isku duuban waleh. Somaliland ciidi is tirahda ka hor tag isaga la wayaaa waleh waleh
  10. war hee dhe anigu somaliland siida diinta baan oo aaminsanahay laaakin haadaynu beelaha somaliland nahay 28 kursi baanu ku leenahay t f g. tallow codkayagii halku marray adigu is weydii.
  11. war niyo anigu duke iyo waxan aad sheegeysiid garan mayo awoow anigu xunjuf ba la i yidha. Cabdilahi yusuf qeybtiise 4.5 ka adka warlordski maxa loo xag xaganayaa
  12. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Xaaji ,, waad sii dawakhday sxb ,,, noo sxb they said cabdilahi yusuf cant come to jawhar he came to jawhar they said he cant come to baydhabo he came to baydhabo they said he cant come to xammer he came to villa somaliya. they said he cant build a cabinet he did build one. They said abdilahi yusuf cant get rid of geedi he got rid of geedi. They said he cant get rid of nur cadde he did. marka odaygu wa wiil hoog maxa loo xag xaganaya. waleh intu noolyahay warlordyadu suit bay xidhnanayaan imika na maxammad dhere bu soo wadda lol
  13. Niyo wa war fiican ingrees carre waligeen heshis waanu ahanayna. Laakin wa inanu ictraafka sii fiican ooo day dayno.
  14. no one can impeach cabdilahi yusuf maxammad dhere is the new prime minsiter maqaaxidan cabdilahi yusuf bay oo shidantahay waleh waleh
  15. Originally posted by General Duke: The President has sent a clear message to Addis Abbaba, I am the boss, this is my government and F you. Yuusf Yey got rid of Nur Cade and Ahmed Abdisalaan, Addis Abbaba's new boot lickers, not in Garowe, he did in Baidoa, a border town full of the Ethiopian troops Nur Cade was the most incompetent, senile servent of government ever to represent Somalia. He made the warlords look dignified. Anyhow Mr President you have stood up to all challanges and Mesfin, and Melez are in dire confusion tonight. if there is no Ethiopia there is no t f g i hope u realize that horta ahah lol If u say fuk of Ethiopia they will be gone and who will protect u markaas
  16. dee barii na cabdilahi yusuf wuxu odhan barlamaanki waan cayriye he needs majority of codka barlaamanka ina raisal wasaraha laga qaado xilka .
  17. Magaalada Buuhoodle ayaa Gudoomiye-ku-xigeenka Komishanku cadeeyay inaanay ka qabsoomayn doorashadu, isagoo ku macneeyay in meelihii ay hore uga dhacday Doorashooyinku loo qorsheeyay inay diwaangalintu ka dhacdo what does this mean no doorasho in buuhoodle. wamaxay dawladan udub eeh waxan ku dhaaqaaqday suutii xuduuda la so xidhay maxa keenay doorasho kama dhacayso because 2003 doorasho kama dhicin. maanta 2003 ba la jooga waa 2009 eh
  18. Burco: Fadeexada Qarsoon ee ka soo Ifbixay Diiwaangalinta Gobolka Togdheer -------------------------------------------------- ------------------------------ (Burco: Fadeexada Qarsoon ee ka soo Ifbixay Diiwaangalinta Gobolka Togdheer ) hadhwanaag 2008-12-14 (Hadhwanaagnews) Burco (HWN)- Gobolka Togdheer ayaa maalintii shalay waxa si rasmi ah uga bilaabmay hawlihii diiwaangalinta, halkaasoo subaxnimadii hore ee shalay ay goobihi diiwaangalinta ee magaalada Burco ay safaf dhaadheer dadku ugu jireen. Goobaha diiwaangalinta ee Gobolka Togdheer loo qorsheeyay ayaa ah 196, halka magaalada Burco gudaheeda la dhigay 48 goobood, qaar ka mid ah goobaha magaalada ayaa waxa subaxnimadii hore la soo derestay cilado farsamo oo dhinaca kambayuutarada iyo qalabka wax daabaca,inkastoo qaarkood la xaliyay, haseyeeshee wararka ka imanaya goobaha dibedda ayaa sheegaya in cilado badani ku yimaadeen isla markaana qaarkood dib-u-dhacyo ku yimaaddeen. Waxa kale oo la sheegayaa inay dhibaatada ugu weyn ee laga soo qaylinayay dhinaca goobaha dibedda ay ahaayeeen tirada dadka u soo baxay diiwaangalinta iyo sanaaduuqda loo diray oo aad u yaraa, taasina ay keentay in ay kala bataan dadkii iyo qalabkii diiwaangalintu. Sidoo kale waxa goobhaas ka baxsan magaalada Burco aan loo dirin qalabkii kaydka ee Komishanku uu balanqaaday, kaas oo noqday mid aan la fulin, arrimahan iyo kuwo kale ayaa muujiyay tayo-daraanta qalabka kambayuutarada iyo tirada dadka lagu diiwaangalin karo. Fadeexado aan hore loo ogeyn ayaa ka soo ifbixay hawlihii diiwaangalinta ee ka bilaabmay degaanka Gobolka Togdheer, ayaa ka dhashay markii dadweyne aad u farabadani u soo baxay inay isdiwaangaliyaan goobaha loogu talogalay diiwaangelin, kuwaas oo qalabka kambayuutaradu ay noqdeen kuwo ay awooddooda ay kooban tahay, isla markaana culayska ay qaadi karaana uu noqday. Waxa soo baxay in kambayuuratadii marka tirada dadka lagu diiwaangaliyo ay dhaafaan laba boqol ay la soo baxaan culays badan oo ay dhaqaaqi kari waayaan, kadibna dib-u-dhac ku yimaaddo hawshii, isla markaana sida dadka khabiirada ku ah kambayuutardu ay sheegeen in aanay is lahayn tayada iyo baaxada lagu sheegay qalabkan, haseyeeshee awoodoodu liidato, sidaas darteed loo baahan yahay in goobaha qalabka la geeyay la xoojiyo. Cabashooyinkan iyo dhaliilahan ka soo baxay diwaangalinta maanta, ayaa masuuliyiinta Xisbiyada, salaadinta iyo waxgaradka Gobolku Hordhigeen weftigii xukumadda iyo Komishanka una soo jeediyay in si deg deg ah wax looga qabto arimaha. Si kastaba ha ahaatee sawirka giuud ee maanta ka muuqday Hawlaha diiwaangalinta Magaalada Burco iyo Guud ahaanba Gobolka ayaa cadeynaya sida xooga leh ee reer Togdheer ugu diyaargaroobeen diwaangalinta.waxaana hawshu u socotay si nabadgelyo ah, inkastoo boolisku ****oli kari waayay baahidii amaanka ee goobihii diwaangalinta, qaarkoodna aanayba joogin. Dhinaca kale, Degaanka Oodweyne ayaa si Rasmi ah uga bilaabantay, diwaangalintu in kastoo goobo badan ay dib udhaceen ka dib markii qalabkii cilado farsamo ku yimaadeen, taasoo farsamayaaqanadii xalinlahaa,laga soo raadiyay Burco,taasina ay wakhti badan ku lumay. Magaalada Buuhoodle ayaa Gudoomiye-ku-xigeenka Komishanku cadeeyay inaanay ka qabsoomayn doorashadu, isagoo ku macneeyay in meelihii ay hore uga dhacday Doorashooyinku loo qorsheeyay inay diwaangalintu ka dhacdo.
  19. Dee cabdilahi yusuf wa nin xiiniyo wa weyn. and mar walba cabdilahi yusuf marka la yidha way oo dhamaatay he comes back and qeybta 4.5 ka so horjeeda wakala diira again. Marna geedi marna cade. very funny
  20. BAIDOA, Somalia (AFP) – Somalia's president announced Sunday he was sacking the cabinet but the premier challenged the move, in a fresh bout between the two rivals that further threatened fragile peace efforts. "As of now, I have sacked the prime minister and his current government and I will nominate a new prime minister within days," President Abdullahi Yusuf Ahmed told reporters. "The government of Nur Hassan Hussein was unable to perform its duties and I am obliged to save the country," he added. Nur Hassan Hussein was sworn in in November 2007 but has been at loggerheads with Yusuf in recent months, notably over ongoing efforts to strike a reconciliation agreement with the Islamist-led opposition. Hussein replaced Ali Mohamed Gedi who was forced to resign after months of a bruising power struggle with Yusuf, a veteran warlord who has headed Somalia's transitional administration since its inception in 2004. According to the transitional federal charter however, the president alone does not have the power to sack the prime minister and needs the parliament's approval. "The president was speaking in his usual personal capacity, contrary to the rules and regulations, as he is not mandated to sack the prime minister of the transitional federal government," Nur Hassan Hussein told AFP. "I will have my own press conference later in the day to explain my position at this critical juncture," he added. Yusuf expressed confidence that parliament would validate his decision. "Most of the parliamentarians will endorse my decision to dismiss the prime minister," Yusuf said. "Should parliament reject my desire to look for a new prime minister, I will comply with their decision and the current government will continue its tenure," he added. Somalia's transitional parliament is based in the town of Baidoa. In September 20008, Hussein survived a vote of no confidence after being accused by some lawmakers of embezzling state funds. Yusuf assured that the UN-sponsored Djibouti peace process, which aims at bringing the country's more moderate Islamists back into the fold, would not be harmed by Hussein's dismissal. "The national reconciliation will continue as it is without the current government," Yusuf said. But many observers argue that Nur Hassan Hussein, whose performance is generally seen as a major improvement on his predecessor's, was a crucial partner in the reconciliation talks. "My government will continue to operate as mandated by parliament and the transitional federal charter," the prime minister said. "I'm urging the Somali people and the wider international community not to panic and not to assume that there is a power vacuum. My government will simply continue the search for peace," he told AFP. Nur Hassan Hussein, 70, is a former army officer who studied in Mogadishu and trained in Italy, specialising in criminal investigation and international law
  21. Xukuummada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Shan Nin Oo Budhcad Badeed Reer Puntland Ah Iyo Hawlgalada Ciidamada Xeebaha. -------------------------------------------------- ------------------------------ () hadhwanaag 2008-12-13 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa gacanta ku dhigay 5 nin oo Budhcad Badeed ah iyo Laash hubeysan oo ay wateen, ka dib markii iska horyimaadeen,isla markaana dagaal dhexmaray iyaga iyo ciidamada xeebaha Somaliland deegaanka Shalcow oo 28 km Galbeed ka xigta Xeebta Xiis ee Gobolka Sanaag oo halkaasi lagu qabtay. Sida uu noo xaqiijiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] oo aanu Khadka tilifoonka kula xidhiidhnay, Shantan ee Budhcad badeeda ee la qabtay ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya. “Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Ciidanka Booliska Somaliland waxay maalmihii u danbeeyey hawlgalo ka wadeen Xeebaha Gobolka Sanaag,hawlgaladaas waxaanu ugu talagalnay sidii aanu Budhcad Badeeda uga hortagi lahayn inaanay u soo gudbin Badda Somaliland”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] oo ka hadlayey. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] oo ka hadlayey tirada Budhcad Badeeda reer Puntland ee la qabtay iyo halka ay ka soo jeedan waxa uu yidhi “Shanta nin ee Budhcad Badeeda ee la qabtay iyo Laashkii ay wateenba waxa la xaqiijiyey inay dhamaantoodba ka yimaadeen Puntland oo sida ugu dhakhsaha badan loo horgeyn doona Maxkamad.” Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] waxa uu ku dooday inay qabashada Budhcad Badeeda ay qeyb laxaad leh ka qaateen Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo kaashanaya Ciidamada Booliska iyo dadka ku dhaqan Deegaanka Shalcow ee Gobolka Sanaag, Isaga oo Wasiirku intaasi raaciyey in ka hor intii aan la qaban raggan Budhcad Badeeda ay la dagaalameen Ciidanka Somaliland ee deegaanadaas hawlgalada ka waday, balse waa laga xoog roonaaday, ayuu yidhi Wasiirku. Si kastaba ha ahaatee, Cabdilaahi Ismaaciil Cali [Cirro] kumuu sheegiin Wareysigiisan wax khasaare ah oo halgalkani Sababay. Arrintan ayaa ku soo beegantay iyada oo caalamku diirada saaray sidii looga hortagi lahaa, isla markaana wax looga qaban lahaa Budhcad Badeeda Soomaalida ee afduubka ugu heysata Maraakiibta Xeebaha Soomaaliya. Waxa laba maalmood ka hor lagu soo gebagabeeyey Magaalo Madaxda Dalka Kenya ee Nairobi Shirweyne Caalami ah oo lagaga hortagayo Sidii wax looga qaban lahaa. Mustafe-Janaale Reporter Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysa/Somaliland Email: Janaale94@gmail.com
  22. reer burco camarada siii kale bay oo isticmaalan