Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,068
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ciidamada Amaanka Puntland Oo Xabsiga Dhigay In Ka Badan 40-Oday Dhaqameed Oo Ku Sugnaa Qardho Warkii 09-Dec-2009 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho Xasarada iyo qabqabashada dadka shacabka ah ayaa kusii kordhaysa gudaha maamulka puntland taasoo dhalisay xaalada nabad gelyo o faraha kasii baxaysa iyadoo ay manta Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay Xabsiga dhigeen in ka badan 40- Nabadoon oo lagu eedeeyay inay guubaabinayeen dhalinyaro la sheegay inay abuurayeen xaalada amaan daro Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa la sheegay inay howlgalo ay ku baadi goobayaan ciidamada amaanka Maamul goboleedka Puntland sadexdii cisho ee la soo dhaafay ay ka wadeen qeybo ka mid ah Magaalada qardho ayay ku soo qabqabteen in ka badan 40-Oday oo nabadoono ah kuwaasoo ay ku eedaynayaan ciidamada amaanku inay abuurayeen khal khal colaadeed Sidoo kale qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada qardho oo lasoo xiriiray xafiiska warqabadka afnugaal ee muqdisho ayaa tibaaxay inay ciidamada amaanka ee puntland ay jaahwareer iyo qas ka abuureen magaalada qardho taasoo ay beruyahanba ay la gebi dhaclaynaysay guud ahaan maamulka puntland xaalad amaan daro oo kusoo korodhay Magaalada Qardho oo ahayd magaalooyinka ugu degan puntland ayaa manta laga dareemayaa xaalad kacsanaan ah taasoo ka abuurantay qabqabashada odayaasha dhaqanka ee laga urursaday Gudaha magaaladaasi islamrkaana laga cabsi qabo inay keento xaalad amaan xumo Xafiiska Muqdisho Afnugaal News
  2. Originally posted by Qudhac: DEE LIXDANKII QIIRO YAR OO CANTAYN AH AYAA INA QAADATAY, KUWA MAANTA FADHIYANA WAA IN LAGA TRASHADAA haa odayaasha haday inaga wada dhintaan somaliland sii fiican bay uu dhaqaqaysa
  3. Qudhac wixii wax ku darsaday lixdanki ba ka walaan wa kuwa maanta guurtiida inoo wadda fadh fadhiya. kuwa doorada cunna qalladka malaha inaga lahayn.
  4. Originally posted by Fu-Fu: Anaka Doorada sida loo cuno ayaan kufaana Anaka mise anagu mise unuka
  5. Fu fu Suaal bal idinku maxaad ku faantan wa iga suaal eh?
  6. Originally posted by Fu-Fu: you seem to be very happy. The daynile crew are just being realistic , the moment the koonfurians accept that Somaliland is gone, that’s the day they can focus on their own country
  7. Originally posted by Jacaylbaro: quote: Shirkada Xawaalada Dahabshiil oo ah shirkadii ugu Horeyasy ee ka Shaqa bilaawda dalkii la isku Oranjiray Soomaaliya haatana u Xuubsiibtay Somaliland iyo Soomaaliya Sidaasaa laga rabaa ,,, Way saxsanyihin
  8. Dastuurka somalia ma maantay qorayaan cajiib.
  9. Originally posted by General Duke: ^^^Yeah your uncle Godane is out of a job, maybe he can get back to the butcher shop he grew up in. i could care less about godane his job is to take care of the koonfurians He is doing a good job so far
  10. Waxa uu sheegay in hoggaanka Ururka Alshabaab iminka loo magacaabay waliba si sir ah nin ka soo jeeda Jaziirada Commoros laguna magacaabo Fazul C/llaahi Maxamed. He is not even somali good move
  11. Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: there should not be any ties with Egypt, Just keep shut bro Why should there be political ties with Egypt, Egypt is the number one enemy of Somaliland recognition and to be honest riyaale made the biggest mistake in his term of office yesterday. In fact, Egypt has successfully lobbied against Somaliland recognition. Also, Egypt wants to get rid of the current Somali president Sheikh Shariif because through the eyes of Cairo, he is not strong enough to wreck havoc in Ethiopia and force Somaliland to unit with Somalia. Egypt wants to use united Somalia as a bulwark against Ethiopia if Nile River crises between Egypt and Ethiopia flare up.
  12. Originally posted by General Duke: ^^^Somaliweyn if for all Somali's, Somaliland state of Somalia can have all it wants in the union, things have changed and the power has shifted in the republic. Stop being afraid lad. sxb you can have it all maxaad igu yeedhaysa hakula weynato kula wacnaato
  13. General duke I thought you was playing that big role in somaliweyn, you don’t need us
  14. Yeah I think these are the biggest mistakes udub regime is making Egypt is anti Somaliland there should not be any ties with Egypt, their ambassadors should not have access to Somaliland. I remember in the 90s when the UN representative for Somalia wanted to visit Somaliland he was denied access to Somaliland, but back then we had a real leader. RIyaale is letting wallad Abdullah drinks tea with him . And walad leaves for Buqland. Claiming he is visiting parts of Somalia. The udub regime is committing political suicide
  15. Somaliland Presidents receive IGAD delegation Written by Qarannews Dec 07, 2009 at 06:12 AM Hargeisa(Qarannews)- The President of Somaliland, Dahir Rayale Kahin met yesterday with a delegation from the Intergovernmental Authority on Development(IGAD) in East Africa. The IGAD delegation are on a short visit to Somaliland led by Mr. Kipsuto Arap Kirwa. Mr. Arap Kirwa is the head of the Somaliland/ and Somalia office for IGAD. President Rayale and the IGAD delegation discussed areas of mutual interest pertaining to the security, stability and development in East Africa. President Rayale spoke to the IGAD delegation about Somaliland's progress since reclaiming its sovereignty in 1991. The President placed a strong emphasis on the development of grass roots democracy in Somaliland based on dialogue, discussion and consensus. President Rayale reminded the IGAD delegation the need to support Somaliland's prevailing stability and development, whilst at the same time continuing to engage Somaliland as an integral part of the overall security and development in the Horn of Africa. Mr. Arap Kirwa, head of the IGAD delegation in his brief statement thanked the government and the people of Somaliland for their warm welcome. Mr. Arap Kirwa stated that the primary reason for the delegation's visit to Somaliland is to get first hand experience of Somaliland's security, stability and development. Mr. Arap Kirwa, head of the IGAD office for Somaliland and Somalia, praised Somaliland's efforts to combat terrorism and piracy in the region. The IGAD delegation are expected to hold talks with senior government official, members of the Somaliland House of Elders and Parliament, as well as, opposition party officials and members of the Somaliland business community during their visit. Attending the meeting from the Somaliland side were the minister of Finance, Mr. Hussien Ali Duale, minister of Planning, Mr. Ali Abdi Ibrahim, minister of Information, Mr. Ahmed Haji Dahir, deputy Planning minister, Mr.Ahmed Hashi Abdi, deputy Foreign minister, Mr. Ahmed Aden Ismail, Somaliland's Ambassador at Large, Dr. Mohamed Aar and members of the protocol office. Qarannews
  16. Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Ururka IGAD, Daawo Sawirada Written by Qarannews Dec 06, 2009 at 12:28 PM Hargeysa (Qarannews)- Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada, Siciid Cadaani Mooge, warsaxaafadeedkaasi oo loo qaybiyay saxaafada isla markaasna uu nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews ayaa shaaca lagaga qaaday in uu dalka yimid wafti ka socda dalalka IGAD Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta kulan kula yeeshay qasriga Madaxtooyada, Wefdi balaadhan oo ka socda Urur Goboleedka Wadamada Bariga Afrika, marka la soo gaabiyana loo yaqaan IGAD. Wefdigaasi oo uu hogaaminayay, Mudane, Kipsuto Arab Kirwa, oo wadamada IGAD u qaabilsan arrimaha horumarinta ee Somaliland iyo Soomaaliya, waxa ay booqasho gaaban ku yimaadeen Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, oo wefdiga kala hadlay arrimo dhinacyo badan taabanaya, waxa uu marka hore ugu mahad naqay wefdiga booqashada ay ku yimaadeen Somaliland, waxana uu sheegay Madaxweynuhu in booqashadani aanay noqon doonin tii ugu danbaysay ee ay mustaqbalka socdaalo kale ku iman doonaan Somaliland. Madaxweynuhu, waxa kale oo uu si kooban wefdiga ugaga waramay arrimo ku saabsan gooni isu taaga Somaliland iyo waxqabadka iyo tallaabooyinka horumarka ah ee ay ku tallaabsatay tani iyo intii ay kala soo noqotay xorriyadeed wadankii la isku odhan jiray Soomaaliya. Madaxweynuhu, waxa uu carabka ku dhuftay in Somaliland aanay ka helin caalamka intiisa kale oo ay ugu horeeyaan wadamada Afrikaanku wixii ay ka mudnayd dhinaca aqoonsiga iyo tix-gelinta ay u leedahay in loo qiro gooni isu taageeda. Madaxa wefdiga oo isna halkaasi hadal kooban ka jeediyay, waxa uu ka waramay in ujeedada ay u yimaadeen Somaliland ay tahay in ay warbixin iyo xog fiican ka helaan waxyaabaha horumarka leh ee ay qabsatay Somaliland oo ay ugu weyn tahay Nabad gelyada iyo xasiloonida ay ku caano maashay. Mudane, Kipsuto Arab Kirwa, waxa kale oo uu Somaliland ugu mahad naqay, tallaabooyinka ay ka qaaday la dagaalanka Argagaxisada iyo Budhcad badeeda, taasi oo u baahan in wadamada kale ee mandaqaduna kaga daydaan Somaliland, gaar ahaan wadanka ay dariska yihiin ee Soomaaliya oo aynu ognahay dhibaatooyinka ka taagan. Gabo gabadii, Hogaamiyaha wefdigu waxa uu ballan qaaday in uu u gudbin doono shirka madaxda wadamada IGAD ee ka dhici doona Magaalada Jabuuti wixii ay ku soo arkeen intii ay joogeen Somaliland”. Kulankani waxa maanta madaxweynaha ku weheliyay oo ka qayb qaatay kulankaasi wasiirka maaliyada,qorshaynta,warfaafinta iyo wasiir ku xigeenka arimaha dibada iyo wasiir ku xigeenka qorshaynta qaranka , safiirka wareega ee Somaliland iyo xoghayaha khaaska ah ee maadaxweynaha. Qarannews
  17. Originally posted by Che -Guevara: Xaaji...We all seen the pic-no point in plastering it here. say walahi then i will remove it
  18. Xog dheeraad oo laga helay ninkii qaraxa ismiidaaminta fuliyay Muqdisho, Somaliya (Calanka.com ) 05-Desember-09 Warar aan ka helnay illo lagu kalsoonaan karo ayaa ii xaqiijiyay in shaqsigii shalay isku qarxiyay goobtii ay ka dhaceysay munaasabadda Qalinjebinta uu ahaa shaqsi ka tirsan kooxda Al Shabaab, kadib baaris iyo **** gal la sameeyey. Warar ku dhow dhow maamulka Hotelka Shaamow ayaa xaqiijinaya in shaqsigan oo isku diiwaangeliyay magic aanu laheyn uu kireystay mid ka mid ah qolalka jiifka ah ee Hotelka isagoo hor mariyay kirada muddo 10 cisho ah. Ninkan ayay shalay u aheyd habeenkii 6-aad ee uu seexdo Hotelka, isagoo fursad qaali ahna u helay sidii uu gudaha ugu geli lahaa Hoolka shirarka ee Hotel Shaamow, waxaana la tilmaamay in ninkani uu isku soo beegay xilli dhamaan mas’uuliyiintii Dowladda, Dhaqaatiirtii, Ardaydii, Waalidiintii iyo dhamaan marti sharaftii kaleba ay soo xaadireen goobta munaasabadda. Ninkan ayaa la xaqiijiyay inuu soo gashtay dharka Dumarka, oo ay ka mid aheyd, Xijaabka, Indhashareerka, iyo Goono, taasoo u sahashay inuu bartanka u galo goobta munaasabadda, muddo daqiiqado kadibna ahna markii uu day dayday goobta ay fadhiyeen Wasiirada iyo dhaqaatiirta uu is qarxiyay. Ninkan oo aysan inoo suurta gelin inaan magaciisa helno ayay wararku intaasi ku darayaan in la garanayo beesha uu ka soo jeedo balse waan idiin qarinay sababo la xiriira in cadaawad xun aan loo qaadin, maadaama ay b eel waliba leedahay kooxo qaldan oo si xun u fekeraya. Sarkaal ka tirsan Al shabaab ayaa la xaqiijiyay in shalay uu isku dayay qaraxa kadib inuu sheegto Qaraxaasi in ay ka dambeeyeen Al shabaab, inkastoo markii dambe idaacadii ay la xiriireen mas’uuliyiin kale oo ka tirsan xoogagaasi kuwaasi oo amar dul dhigay una sheegay in aaney sii deyn Karin, laguna soo wareejiyo cajaladii sheegatashaadaasi. Sidoo kale, wareysiga mas’uulkaasi ka tirsan Al Shabaab ayaa sheegay in falkaasi ay ka dambeeyeen wax uu ugu yeeray (Mujaahidiinta) ayna la heleen bartilmaameedkii ay doonayeen isagoo tusaale u soo qaatay “Waad arkeysaan alle mahadiis geerida Murtadiinta darteed cirka ayaa Daruur roobaad qarisay,waxaana da’aya Roob, waana barakada Walaalkeen Mujaahidka Is qarxiyay, waana la ogyahay nimankii murtadiinta ahaa ee goobtaasi joogay inay ku le’deen, dadka kalena Alle waxaan uga baryeynaa inuu Janadii ka waraabiyo waana dad Abriyo ah oo la kulmay qadarta Alle oo u qorneyd waqtigooda ayaana intaas ku ekaa” . Maxamed Xuseen Ugaas ugaasyare114@gmail.com* Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda [ December 05, 2009, 03:57 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  19. Hmm interesting development but I don’t think faroole can handle this galkacyo not safe bossaso not safe haday qardho ku soo biirto I don’t know what faroole will do
  20. war wuxu indha cas casa ma xalay oo dhan baa sigaar lugu bakhtiinayeey