Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The liberation of puntland is underway I am sure
  2. Originally posted by Kuu-Kuun-Laminaa: You should be ashamed of yourself if you have an ounce of respect, these men are Somali traditional elders and represent their respective clans or sub-clans, they are not public figures nor do they represent any collective Somalis, they are not politicians or hold any public post. It is not easy to learn how to respect, one has to be born to respect These garaads are politically very active garaad jamac , his father was also a politician in the 60s These garaads they very involved in clan politics this young land garaad jamac his uncle garaad cabdqani was also politically active. Now if these traditional leaders kept doing their home work and stayed busy with just paying blood money and attending Weddings Ziyaaros , and making peace between the clans. We have never seen garaads wanted to be warlords and waging wars against countrys Such as Somaliland
  3. Me are you a somalilander or not you always confuse me
  4. jacaylbaro waxad tirahda garaaadku hagbad buu doontay tasa la qaatay.
  5. its not that bad sh dalxiis inta baddan wuu dhoofa mar uu qatar taggo mar shirrarka africa mar uu tago belgium iyo maraykan its not that bad.kolay maalin dhow shirkala jira oo wa dhoofaya
  6. oo kalay ma jaaliyadaha ayaa nimankan lacagta siisa. Boqol garaad bay leeyihin oo miid ba dhinac uu tukanayo.
  7. Eeg anigu xata waan xariqin karra mapka ila boosaaso dee laakin xaqiiqadu waxa weyaan dhulkaas ma ka taliya . maha waan iska jecladay oo waan ku riyooday
  8. ^^^bla bla bla , and some more bla orodo kamankaagii qaado oo hees ii qaad
  9. Xudeydi why do you care if somaliland gets ictraaf or not .Ma dhulkaagii ba dalkaagii ba dawladaadii ba ma dadkaagii ba. Focus on your Bugland
  10. Puntland the clan state can’t play that role in Somalia. Even if you shift the capital the parliament the military bases to puntland. Still Mogadishu will be in the hands of the extremist. And the world sees Mogadishu as somalia
  11. Shirkadda labaad ee la filayo inay xoolaha u badan dirto waa CALI WARAABE COMPANY oo iyadu ah wakiil ka ahayd Aljaabiri oo ah ninka maxsharka dhisay, maxjarkaas oo ka sakow qaddarka Alle ah ka sababta u noqday shuruudda koowaad ee Sucuudigu ku xidhay in xoolaha Soomaalidu ka dhoofaan dekedda Berbera, warqadda caafimaadkana ka qaataan oo keliya maxjarka Berbera, halkaas oo ay ka hawlgeli doonaan dhakhaatiir caalimi ah iyo kuwa Somaliland ee wasaaradda xannaanada xoolaha. ma faisal ba iska leh
  12. Originally posted by UZTAAD: who funds PIS, CIA or Puntland.? Wa ciidanka sirdoonka melez zanawi iska leeyahay
  13. So some koonfurians got send back to their home country big deal.They where Guests in somaliland any ways
  14. Maya boqorku wuxu doonaya inu darawishta isku ilaaliyo ileen boqorku boosaso kuma filna. Cabdilahi yusuf part 2 ba soo socotta Boqorbuurmadow laakin abtiyaashi wuu ka naxaya oo tallo Isim iyo to ehel ba waa siyeey
  15. 1Watay hiiglada hore uga timadayee 2watay harrade ciideedna soo martaye 3watay hawadda hargeysa ku hadhsataye 4watay haybb uga tagta hamaha ehelkede. 5watay hufnaan iyo hiido uu hagoogataye 6watay haddal baddan igu higaadsataye 7Watay hanbo ii noqta mar na ii haybsateye 8Watay hadh iyo jeerna huluqyaga ku dhagtaye 9Watay hooyo uu noqotta hablahayga yar yare
  16. It’s the king’s advice .But the garaads have a hard time following the king’s advice for century’s now
  17. So che you’re a Al shabaab member u believe alshabaab should rule Somalia with their backwards retarded khawaariji Agenda controlled from tora bora Afghanistan, Who are the shura members of alshabaab no one knows. Somalia has an elected government, alshabab haday doonayan inay dalka ka taliyaan ha isi soo sharaxan laakin I am screaming allah akbar and beheading Somali civilians and forbidding woman to wear bras , No thank you
  18. Boqorku sii fiican buu uu hadlay wuxu ula hadlay si isim si wanaag ku jiro siday salaadintu uu hadlan taarikh kobaan buu ka siyee xata garaad jamac awoowgiisi labaad ,, garaad cali ay darawishtu dileen. Nabbada na ina la ilaaliyo labbada dhan somaliland iyo koonfuria dee dan ummada ka dhaxaysa
  19. Nuux Imacil taani was a snm veteran raggaasii ma baqan Ciidanka 99 jabhadi Woqoyi galbeed soo gallay
  20. Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland iyo taliyaha ciidanka oo kulan la qaatay dadka reer Laascaanood Warkii 04-Nov-2009 iyo Qormadii: NEWS Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Saleebaan Warsame Guuleed iyo Taliyaha Ciidanka Nuux Ismaaciil Taani ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha,ciidamada amniga iyo guud ahaanba shacabka reer Laascaanood,iyagoo safarkoodu la xidhidhay tacsida marxuunkii dhowaan ku geeriyooday magaalada Laascaanood,oo ahaa taliyihii qaybta 12-aad ee ciidanka. Ugu horeyn taliyaha ciidanka Somaliland Nuux Taani ayaa sheegay inay Laascaanood u yimaadeen inay ciidanka iyo guud ahaanba shacabka reer Laascaanood uga tacsiyeeyaan geeridii ku timid ala ha u naxariistee Korneyl Cusman Yuusuf Nuur,oo bam lagu qariyey wadada dhinaceeda lagu dilay.Taliyaha ayaa sheegay inay u soo tacsiyeeyeen xaaskii iyo caruurtii marxuunkaas,hadana ay la qaybsanayaan tacsida guud ahaan shacabka Somaliland. "Waxaa muhiim ah in meel looga soo wada jeesto gacan-ku-dhiiglayaashii ka danbeeyey qaraxyadii ka dhacay magaalada,oo aan ciidanka oo keliya lagu halayn inay soo qabtaan dadkii falkaas ak danbeeyey,balse si wadajir ah loo wada shaqeeyo,nabadgelyadana loo wada ilaashado" Sidaas waxa yidhi Mr Taani oo ku sifeeyey marxuunkii geeriyooday nin qaali ahaa,oo dadku ay jeclaayeen. Waxaa isna ereyo tacsi iyo warbixin ah halkaas ka jeediyey wasiirka Gaashaandhiga,isagoo sheegay in marxuunkaasi ahaa nin oday ah,oo si weyn ugu soo shaqeeyey qaranka Somaliland,lana tebi doono. Caaqil Axmed Hoolif oo ku hadlay magaca odayaasha degmada Laascaanood ayaa ugu horeyn tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday marxuunkaasi,wuxuuna Caaqilku sheegay in ninkaasi uu ahaa nin shacabka reer Laascaanood si fiican isu fahmeen,oo la tashan jirey odayaasha iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada. "Waa waajib in gacanta lagu soo dhigo gacan-ku-dhiiglayaashii ka danbeeyey dilka marxuunkaas,si buuxda ayaana ula shaqaynaynaa ciidamada amniga ee baadhista wada"sidaas waxaa yidhi Caaqil Axmed Hoolif,oo sheegay inay saaxiib ahaayeen marxuunkaas,aqoon fiicana uu u lahaa. Waxaa sidoo kale isna hadalkii qaatay Abwaan Cali Qamar,isaga oo sheegay in ay ka xun yihiin dilka loo geystey marxuunkaas,ayna waajib tahay dadka reer Laascaanood iyo guud ahaanba gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle ay ilaashadaan nabada ay haystaan. "Waxaan ka digayaa belo madax la qaybtay leedahaye,minjo la qabto ma leh,sidoo kale waxay soomaalidu tidhaahdaa "Nimaan kuu furi doonin yaanu kuu rarin",oo dad aan wax dan ah idiin hayn,yaanay durbaan idiin tumin"ayuu raaciyey hadlkiisa Oday Cali Qamar oo ka mid ah,odayaasha aadka looga tixgeliyo deegaamadaas. Afnugaal News Desk. Contact:xassand2000@yahoo.com