Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Reerkaygu ma casha iyo cunta Ma Ciir iyo cad baa Ma Cumamad iyo caaqil ba Ma Cadalaad iyo cadho ba Ma Caruur iyo ciirooleba Ma ciidan iyo Ciidangala Ma Ciibaado iyo alla ka cabsi ba Ma cuqubo iyo cuqdad ba Ma cadar iyo cadaab baa
  2. Mr somalia markad somaliland aad maqashid si bu dhigu kugu kaca somaha meel walba affarta erey baad la so tagantahay Nice Article
  3. Africa own Is he an koonfurian wanne be lol
  4. The liberation of puntland is underway I am sure
  5. Originally posted by Kuu-Kuun-Laminaa: You should be ashamed of yourself if you have an ounce of respect, these men are Somali traditional elders and represent their respective clans or sub-clans, they are not public figures nor do they represent any collective Somalis, they are not politicians or hold any public post. It is not easy to learn how to respect, one has to be born to respect These garaads are politically very active garaad jamac , his father was also a politician in the 60s These garaads they very involved in clan politics this young land garaad jamac his uncle garaad cabdqani was also politically active. Now if these traditional leaders kept doing their home work and stayed busy with just paying blood money and attending Weddings Ziyaaros , and making peace between the clans. We have never seen garaads wanted to be warlords and waging wars against countrys Such as Somaliland
  6. Me are you a somalilander or not you always confuse me
  7. jacaylbaro waxad tirahda garaaadku hagbad buu doontay tasa la qaatay.
  8. its not that bad sh dalxiis inta baddan wuu dhoofa mar uu qatar taggo mar shirrarka africa mar uu tago belgium iyo maraykan its not that bad.kolay maalin dhow shirkala jira oo wa dhoofaya
  9. oo kalay ma jaaliyadaha ayaa nimankan lacagta siisa. Boqol garaad bay leeyihin oo miid ba dhinac uu tukanayo.
  10. Eeg anigu xata waan xariqin karra mapka ila boosaaso dee laakin xaqiiqadu waxa weyaan dhulkaas ma ka taliya . maha waan iska jecladay oo waan ku riyooday
  11. ^^^bla bla bla , and some more bla orodo kamankaagii qaado oo hees ii qaad
  12. Xudeydi why do you care if somaliland gets ictraaf or not .Ma dhulkaagii ba dalkaagii ba dawladaadii ba ma dadkaagii ba. Focus on your Bugland
  13. Puntland the clan state can’t play that role in Somalia. Even if you shift the capital the parliament the military bases to puntland. Still Mogadishu will be in the hands of the extremist. And the world sees Mogadishu as somalia
  14. Shirkadda labaad ee la filayo inay xoolaha u badan dirto waa CALI WARAABE COMPANY oo iyadu ah wakiil ka ahayd Aljaabiri oo ah ninka maxsharka dhisay, maxjarkaas oo ka sakow qaddarka Alle ah ka sababta u noqday shuruudda koowaad ee Sucuudigu ku xidhay in xoolaha Soomaalidu ka dhoofaan dekedda Berbera, warqadda caafimaadkana ka qaataan oo keliya maxjarka Berbera, halkaas oo ay ka hawlgeli doonaan dhakhaatiir caalimi ah iyo kuwa Somaliland ee wasaaradda xannaanada xoolaha. ma faisal ba iska leh
  15. Originally posted by UZTAAD: who funds PIS, CIA or Puntland.? Wa ciidanka sirdoonka melez zanawi iska leeyahay
  16. So some koonfurians got send back to their home country big deal.They where Guests in somaliland any ways
  17. Maya boqorku wuxu doonaya inu darawishta isku ilaaliyo ileen boqorku boosaso kuma filna. Cabdilahi yusuf part 2 ba soo socotta Boqorbuurmadow laakin abtiyaashi wuu ka naxaya oo tallo Isim iyo to ehel ba waa siyeey
  18. 1Watay hiiglada hore uga timadayee 2watay harrade ciideedna soo martaye 3watay hawadda hargeysa ku hadhsataye 4watay haybb uga tagta hamaha ehelkede. 5watay hufnaan iyo hiido uu hagoogataye 6watay haddal baddan igu higaadsataye 7Watay hanbo ii noqta mar na ii haybsateye 8Watay hadh iyo jeerna huluqyaga ku dhagtaye 9Watay hooyo uu noqotta hablahayga yar yare
  19. It’s the king’s advice .But the garaads have a hard time following the king’s advice for century’s now
  20. So che you’re a Al shabaab member u believe alshabaab should rule Somalia with their backwards retarded khawaariji Agenda controlled from tora bora Afghanistan, Who are the shura members of alshabaab no one knows. Somalia has an elected government, alshabab haday doonayan inay dalka ka taliyaan ha isi soo sharaxan laakin I am screaming allah akbar and beheading Somali civilians and forbidding woman to wear bras , No thank you
  21. Boqorku sii fiican buu uu hadlay wuxu ula hadlay si isim si wanaag ku jiro siday salaadintu uu hadlan taarikh kobaan buu ka siyee xata garaad jamac awoowgiisi labaad ,, garaad cali ay darawishtu dileen. Nabbada na ina la ilaaliyo labbada dhan somaliland iyo koonfuria dee dan ummada ka dhaxaysa