Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. I also believe that this story is fabricated.....where did u say that u saw this story? google.....quf gaal eh baa qoray.
  2. ^^^^anigoo ku hadlaya magaca baro family Qac Qaac wuxuu idin leeyahay "haha hahahhah haha haha hhaaa....bissinka killiyo iguma yaalaan, war nuune saanna mexey eheeed loooooooooooooool" QQ waakaasaa abowgiis anaa kuu hadlay
  3. waraa shoobaro istiraasho la'aan ilaah kuma dhigee xeetahay magacyada qallafsan? dhibkaagaba ha ahaatee waxaan ilaah kaaga rajeynaa iney xaaskaaga hal mar sideed mataano kuu dhasho, macagyaasha markey kaa dhamaadaan iyaka ilko iyo istiraasho u bixi ok
  4. I'll go n ask my dad.....wait ok?
  5. ^^^waan ku sadaxeynayaa.....kixkixkixkix, dhiqdhiqdhiq, hahhahahahaaa, loooooooooooool (soonka waa lagu qafiifaa)
  6. ^^^war heedhe maxaad ku hadleysaa? oo maxaad ku nacday wadankaagi? cajaaib! I'm proud to be African but Im VERY PROUD TO BE SOMALIAN
  7. ^^Gratsio amigo.....laakiin waxaan umaleenaa dadka kale jawaabahooda inaan sugi doono lol
  8. AS WR WB well the topic says it all....IF YOU HAD TWINS WHAT WOULD YOU NAME THEM? (boy n girl, girls or boys) xassan n Xusseyn are so common so forget that.....is Younis n Naasir suitable names for twins? I like these names Akram, Sami, Tariq n Ridwaan but I can't think of anything to go with that boy n girl yaasir n yasmiin saabir n sabrina (oooh i wish i had twins) suleyman n sumayya ps, my aunty is expecting twins and she promised me that I can name them. ain't that cool? anyways im gonna pick the beutifull names out of ur suggestions n name them my future cousins insha-allah Salaams n enjoy the sambuus
  9. waxaas bal arak.....horta cadaanka waxaan kaga yaabay hortaada wey kula qoslayaan gadaashana waa lagaa tooreynayaa. Naagnimo hadey isku hayso mey naimo horteeda saas ku dhahdo.....fuli xaar weyn....waxaan oo kale maskaxdceyda maaso ee ka kicinee taasoo kale shuqul keeda anaa aqaano ee yaa i tuso, bullshidh!! :mad: :mad:
  10. ^^^^cool down sista.....its ramadam
  11. aniga wexey ila tahay kuwii dooranaayay madaxweenaha in ey qalad weyn ee ka galab sadeen shicibka somaliyeed sidey u dhan yihiinba. maxaa yeelay ilama haboona quf dilaa eh in uu maanta wadanki xukumo....laakiin ilaah baa qeyr noogu maqan insha-allah. Ma rajo dhigaayi!
  12. one more thing....manoo soo diyaarin kartaa fadlan cashar ku saabsan wax yaalaha burburiya soonka. kaas baa hada ku haboon baan u maleenayaa. ilaah hakaa abaal mariyo dadaalkaaga insha-allah. salaamu caleykum
  13. ^^^masha allah.....quf wax garad baa tahay, waadna ku mahad santahay inaad wax noo soo gudbisit insha-allah waan la socon doonaa topic yaasha aad soo wadit oo qiimaha badan Ramadaan Kariim to u akhi
  14. I am beggin God that the period wont come to me this month....i already have 10days of qilla 4rm the last Ramadam u know what helps the pain....have a shower...biyaha boorsada biyo karkaraayo ku shubo, caloosha iska saar hal saac seexo...also if u use ALWAYS read the lil messages that goes with the thing...and if it says eat chocolate eat it or put ur feet up and ignore the housework then do as it says.
  15. aniga waa ila haboon, maadaama oo maanta bilaawday ramadaanki in foorjadaan lasoo xiro sababtoo ah erayada qaarkood soonka bey idinka jibin karaan. Waa iga digniin! Ramadaan Kariim
  16. ^^^acuudu minnak wa minnak.......walaa xowla walaa quwwata illaa billaah. innaa fajacnaa wamaa argagaxnaa.....thats all i can say! sideed jir oo candhadeeda kala wareeso.....macbuudka :eek: :eek:
  17. kaabbo weli ma dhicin arooska....insha allah waa bacdal ramadaan
  18. good lord in heaven.....walaa xowla walaa quwwata illaa billaah. sunxaanallaah..ilaahayow noo ceeb astur annaka iyo kuwa aan ka naxnaba! im speechless....not only did she commit a sin but she also commited a murder? whoow......her akhira doesnt look that bright, does'it. may allah guide us to the right path
  19. ^^^^ u r rejecting my invitation....anaaba kaa gardaran sxb.....waaku sambuus la dahay! Danger..meel baa iiga dhacday...reereeb dad maku casumo, see kaa noqotay QQ, Danger Nuune waa ii casuman tihiin shiiqyaal...