Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. mareekanka oo la shaqeynaayay aa? maa tacriful cubeed cindahaa tuurafa toore. waxa gaalada kadaba naageeyo saan u necbahay lee.....haystaa sheegdeenee weligiinba hasoo daynina. maxaa cadawgeena u geeyay marka kow?
  2. . . . . . . enters the room while singing . . . waabaa beri yiray, bilixsan, aroora baxsan maalin boqoreed................>> exit
  3. Tahliil waad nacaysay in other words waxaad nagu tilmaamtay areebo. nimankaan hadii caloosha loo buuxiyo xitaa waxlee sheegaayaan.....abaal daranaa!
  4. ^^^ of course he is insulting you.....hilfaha u qaad Qacda hayeey iska jir wiilo, quftaan mataqaanit, anaa la soo koray wiilasha xaafada waraf ee ku bursan jirtay. cagahaaga wax ka day ina adeer
  5. ^^^of course waa inoo qufka is difaacaa. booskeyga aan xijissanaayay fahantak
  6. thank you nafta.....sheekadaas nafta eey u rooneeyd
  7. dadka qaarkood markii geel loo heesaayo daanyeer u alalaasaan sida besbaaso oo kale. dance floor iyo balaayo loojoogin ee ka dhacday... abaydiis soonki waa kaa tanbadiyay haye lool, walaahi wey kaa muuqataa
  8. arghh......u guys are still responding to this....idinkaaba iga daran why aad meeshaan uugu soo nonoqoneysiin hadaadan xiiseynin? waan idin fahmi la ahay
  9. Orgilaqe....wlc dear, hope you enjoy your stay one piece of advice...critise ideas not ppl (helps you to stay out of trouble) Tuujiye loool I like how introduced ur-self, i gotta give it to you you've got humor..keep it up Jaceyl-baro ...xabiibi waxba kama taqaanit jaceylka ee runta iska sheeg. Aniga aa ku qalin jibiyay field kaas in fact my Phd is based on that. sorry no intention of hijacking the topic!
  10. ^^^^oh...thank you....xisada ka bacdi aan fiirindoona insha-allah Tuujiye soo runtey ma aha?
  11. ^^^ buufin maan ahay markaan baqaayo? OG_gal - did you use to annoy CK as-well? hmmm....I'm starting to get a picture of you now......but lets just leave it there, eh. Fiance - what makes you say that?
  12. ^^^innaa fajacnaa wamaa argagaxnaa......meesha ma fuusto leersaneeso aa taalo? Jaceylbaro weli masuwurka ma fiirinin waxaan ka baqaa wax ceeb ah oo in dhaheyga xamili karin inaan arko, teeda kalena tabar uma haayo soonkaan soonnaay in ajirka la iga dhimo ceebtaas daraateed, marka adaan ku weydiinayaa... maxaan ka sugaa musuwurkaas?
  13. ^^ calaa foorjo anaa agabar ku daraayo Tuujiye .....waa loo boohan yahay nin ka qoslisiiya dumarka thinks to herself.......bal talow wax kalena maku fiican yahay ninkaan intaan gabadhi lug goynin
  14. ^^^Funga Baguli yako to you too mate......and u r right I never heard of that yiddish saying and so what ONCE AGAIN THAT IS TOO MUCH TO READ waxaan sugayaa dad kaa aqrista waxaan dheer aad isku daalisay. Btw anigabo luqad kale waan kasaa laakiin aniga waxaan kaaga dheereeyaa fahammitaanka eh luqad uu qufka garaneynin iney tahay rude
  15. ^^^ by the end of this week (sunday) insha-allah I will choose the names. right now im like....this one...naah....that one...maybe...what about the other one.....hey I like the sound of that.....oh hold on.....what did wiilo suggest :confused: Waa inoo sunday
  16. ^^^horta ma og tahay in ninka ka dambi badan yahay hadii uu gabar bikra u tago yacni dambigi labo jibaarkiisi aa helee.........Just thought I'd remind u Horta walaahi inuusan booskeyga eheen inaan la murmo sharciga Allah. Waan la soconaa inuu Allah swt Kutaabkiisa ku sheegay the consequences of adultery (if she was married-stone her to death, not married - cane her 100x) ^^hadalka meesha oo'ba isku soo xiray Allahu Aclam!
  17. bal arka weli wey sii wadaan murunkiyee........ Garab T u asked me how would I like if he did that to me..........guess what I wouldn't care....coz I'm 110% sure that I wouldn't cheat ppl, 2timing brodas....naah wallah that ain't my field. QQ- well what can I say......dadka go'aankooda ku adag baan ahay, ogaaw laakiin iney tahay wax lagu faano ina-adeer OG-gal i honestly can't remember asking your approval.....leerta ha ikaa marto :rolleyes:
  18. and u expect us to read all that? :confused:
  19. Nuune wax caadi baan kaa sugaayay.....laakiin..... :rolleyes: