Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. ^^^^gosh....anaaba odi indha yar la hadlay....sorry Zuzu
  2. ^^looool anba markastoon ka fakito Tuujiye musuwurkaas baa maskaxda iigu musuwurmo. Nuune maxaa iga rabtaa.....guf jiran aan ka naxay waana u duceeayay wax maaba sii sheegee? waraa wiilo the nxt name on my list baad iga xaday Tuujiye.....allaa sida uu ii caayay aaba wax kasto iiga daran "yaanyuur sambab ruugeyso". waraa adi horta kawaanle maad ahaani jirtay. Tuujiye....aah waad fiirsatay haye Wadci..ruwaayadaas waan ka helay walaahi, you know wadci 2 aa sooo socoto. Last week for the first time I've seen Qabyo 2....man it was hilarious. any1 seen it yet?
  3. ^^yihoo waxaad qabatit maad weysay? maxaa waaye waxa aad soo tixday? copy n paste waad ku dheereesaa
  4. ^^^su'aashaada labaad sheeka xiisa leh bey wadataa, waana jeclaan lahaay inaad ii sheegdid sheekadaas laakiin waxaan ka xumahay inaansan garaneynin jawaabta. fadlan, adigoo mudan waxaan kaa codsanaa inaad noo sheegdid sheekadaas markii laguu jawaabo. mahadsanit!
  5. Aidski laga hadlaayay goormoo dhamaaday? smiley faces aa meel meeshaan eh la iskuugu faanooyaa. Raami wuxuu umaleeyay inuu kaligiis yaqaano sida loo sameeyo wiji yaashaas....laakiin walaalkeey nuune weji madaxiisa dhan oo ciil daraadeed noo soo musuwuray........anna waxaan sugaayay murankii aidska
  6. Il adeeggaas oo aan cunug aan dhalay ama quf muslim eh inaan kakala hadlo galmada maba haysti. simply kumaba dhacaba. dhaqan baan leenahay, diinna waan leenahay..labadaas waxood hadaad ku dhaqmeysit waxaad tahay quf xishoonaya. Laakiin markaan ka taqno xishoodki oo aan ciyaalki u hor kacno ama aan sii barno galmada (sex) waa su'aalee jiilka dambe faa'idada kasoo socota ama aan ka sugeeno ma ii sheegi kartiin? Xishoodka waa imaanka barkiisa....salla caleek....laakiin hadaan iska wada dhigno "open minded person" oo aan xadki ka tagno, annaka un bey qasaaro noo tahay. Teeda kale waxaan aamin sanahay 110% kuwiinaan dhahaya ciyaalka waa in la baraa sexka, markey dhabta timaado inoo mid kiinaan na ku dhicin. Is maqal damboo xiisa leh!
  7. ^^^eh, nafta, me misleading you? never! Mr Zuzu... why adiga isku diroos 2 sisters? I should slap you back to Hong Kong
  8. ^^^Ilaah ha caafiyo....afar faataxo oo fashaq eh aan Uk kaaga soo diray
  9. heavenly lord...now we are really in need for your mercy......slowly my hope for the muslims is dying. i feel like crying. brothers n sisters will be dying.....whats the point of living, hope the Akhira comes soon....can't take this no more
  10. no no no Eid prayer is not sunnah Og_gal honestly it ain't. it's a must! you must attend the eid prayers....theres hadiith to back that 1, so you might wanna go there this year insha-allah
  11. Salaams all As you guys are aware the Eid is getting very close. the Eid is next weekend (sunday) insha-allah.So guys, what are your plans for this eid? My plans for this eid.....> first eid prayer in the mosque, after that I have invited all my girlfriends to my place so we just gonna chill and enjoy ourselves. in the evening we are heading town insha-allah (in london theres always something to do, love this city)....no we are not going to any rave or ruwayad ( I haven't been fasting 1 month for nothing) ma rabo inaan ajirka iska haleeyo Have you guys started Eid shopping? I have.....I already bought the presents for my family n some of the friends...all I'm left with is to find for myself nice shuko for the Eid prayer n also I have to get my brother playstation games. Ps, I hope you guys will go to the eid prayer insha-allah
  12. what are you guys on about? :rolleyes:
  13. ^^^^Ilaahey iiga bari inoo jidka toosan igu soo hanuuniyo hadaad iga naxeesit.
  14. nacalatallah calaa wajhak (ayaa) she called the Prophet(scw) pervert? subxaanallah walaahi my blood is boiling.....tan wax qaarajiyo ee istaahishaa
  15. ^^ iyada waxaa waaye xaasidin idaa xasadan raula axsantu yaaqe. ishaad ka riday...habraha sheekooyiinkooda sidaan u jeclaay aadba ogeen, marka yaan kuu gabanin wiilo looooool qufyehey dadkeegi aadba tahay, sheekadaada sidaan uuga helo lee. raggeed aad tahay waraada komputerka ka kor kaca ee orda dano halo yeeshto.....>go to school/uni/work
  16. Besbaaso hon I apologise if I have offended you in any way, it was not my intention. don't take these "criticism" to the heart they are just words on the screen. Hope you can 4give moi Qacda adaa iga madax adeegsan quf yahow, wiilona wey kugu xigtaa kabacdeen lee ani soo galaa
  17. Bee macaanto now I know why it is wrong to live in wadan gaalo. mala socotaa iney dambi tahay in wadan gaalo la dagnaado unless aad diinta faafineynin? you might argue wadanki baa dhibaateysan but hey thats just a excuse innit. meeqo wadan oo muslim baa jiro oo aan dagi karno? it's things like these that make muslim ummah weak.......walaahi they have influenced us in so many ways.....Lord help us n guide us
  18. me is 4rm UK, you know, so me no doorasho them two cadaan. but you know I like Kerry sababta he is no like war. u see, bush no like muslim yes i know this he is cadaw of muslims do u anderstand wat me is writing? I say wan thing I say Allah u know best let americans chose the wan who is do less harm to muslims. yes i know two men are gaalo you know kufaar and no like muslim at all but you mast understand one is worse....you know bush is cadaw so i want kary be presidentte tanal you for aqris what me is writing, thank you feero armaajo
  19. ^^^^ alla sida aad ii taqaanit aan ka yaabay. bacaadkii kululaay aan ku bursan jiray wiilasha....waxaan xasuusta wiilkoo madoowaay oo gaabnaay oona kuusnaay inaan bursan jiray, hada markaan u fiirsado Qac Qaac hadaladiisa isagoo isoo xasuusinaa.....talow ma isagiyaa? :confused: waraa Qacda how do you look like man? wiilo....qulubsan wax la dhaho qaamuuska af-Soomaaliga maku juro, marka qufyehey eraygaas waa jeebkaada. Qaamuus cusub maa rabtaa inaad qortit....ar gabadhaanaa, annakoo indhaheena shanta yihiin bee wexey rabtaa iney qub moos noo dhigdo, abaydiis hana talaan tixinin
  20. a wise man once said " children learn by doing" .....meaning in this case they are going to practice it. In order for you to avoid that.....you don't teach them sex! It's black and white, no room for grey area. simple innit