Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. ^^I second that ...(scw) needs to be added
  2. shidhis..necbeniyaa waxa juiciga markey i dhaafaan......
  3. ^^loooooooool at your habaar being with him.....I hear ya sister Nur, aniga walaahi ma fahansani sababta loola rabo gabar reerkeeda dhaqaneeso dhibaato cir iyo dhul buuxin karta. wallee waa cajaa'ib.....dumarki ma sidaas bey u qiima beeleen. :confused:
  4. ^^^^what :confused: ....he asked you the meaning of jadeeco...waa maxay sins ka aad ka hadleysit
  5. I don't know why but this thread seems to me depressing
  6. ^^masha-allah Im not into books....I only read when my assignments are due...thats about it really but I do read the Holy Quran every week....thats gotta count 4 something right
  7. Inkastoo aan lasoo daahay .....HAPPY NEW YEAR NOMADS...especially my baro family....waxaan rabaa inaan ku dhaho dadkeyga baro family Sol daraadiis baan idin jeclahay one more thing I WOULD LIKE TO SAY TO HALF OF THE NOMADS WHOSE BIRTHDAY WAS YESTERDAY (01/01) HAPPY BIRTHDAY
  8. I bet those that are saying nomads are too loud are loud themselves.....psshhh....man no matter how much we try sida cadaanka oo kale uma sheekeesan karno. some of you may be very loud and some lil bit loud....but they can never have a conversation like them white ppl. Macalimuu.....Soomaalida/muslimiinta waa dadka uugu nadaafad badan aduunka marka garan maayo waxa aad ka hadleesit
  9. Nur ninkaaga naag kale laqeebso sheekadi eheed maad soo celisay? wey igu adag tahay inaan aamino inaad weli sheekadi sii dabo socotit. anyway, aniga waan ka qeyb qaatay sheekadaan markii ey horeysay and believe me hadaad tii hore gadaal uugu noqotit waxaad ka arkeysaa qufka kaa soo horjeeday from bilaawgi illaa iyo dhamaadki inuu ani ahaay....marka waxaan umaleenayaa inaad garan kartit jawaabteyda waxa ey noqon korto..... ps.....tii hore ku noqo....sidaad ii garatit Is maqal damboo xiisa leh!
  10. ^^^if it's true...i think is about time we get victory.....but then again allaahu aclam! Ilaahayow gaalada gu'gac gadaal u jabay ka dhig aamiin. let me hear ur amens
  11. ^^^yaan feeraha kuu jimcinin oday yahow
  12. ma anigaa la iga hadlayaa....oo hada ma aniga? mase waa quf kale.......yaa J_baro xaad sheegoosaa ina-adeer? Wiilo odigaaga ma iga cishanee? mase odigeyga aan kusoo dalbadaa? odigeyga waa murqiiste....mid lugo baastaha hal feer oo iga qabo hadii oo u dhiibo samada oo soo salaamaa.....marka inaad ceshatit odigaaga wax kaaga roon ma laha aan u maleenaa
  13. horta bal aan wax idiin sheego....maalmahaan waxaan tagaayay nuune websitekiisa anoo rajeynayaa inaan midkiin mesha kala kulmo...laakiin nuune lee la kulmaa....meeshaan SOL wiil furfuran uu ku yahay oo kaftan badan laakiin walaahi waa wiil marax eh (sorry nuune)..meesha hada waanba iska nacay never ever again tagimaayo....plz isku daya inaad soo gashiin
  14. ^^^adi leebo wax i fahmaayo ka jira.....noolaaw quf yehey...la'aantaa meeshaan waa abaar J-baro adi markale aan kuu heesa..ok gacalka
  15. ^^dee, bal adi ii sheeg nooh (erayada aan qoray mashriq iyo maqrib ey ka kala socdaan soo ma aha?)
  16. ^ok waan kaa qaleenaa juba - i just picked those words coz it reminded me that song....havent u heard that song....juba aaka aaka shololob....its nice song
  17. waxaan rabaa inaan jaaniskaan uugu hambalayeeyo shicibka soomaaliyeed oo jooga meel kasto qaasatan walaalahey oo aan isku af garanay Sol, dadkaas oo eh Alle - ubaahane, Jaceyl baro, Nuune, Raula, Qac Qaac, Tuujiye iyo walaasheey wiilo. waa anigoo ah Simply the best oona idin leh...sanad wanaagsan cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban alle hanagu gaarsiiyo sanadka soo socda iyo kuwa dhiman'ba. HAPPY NEW YEAR (yes qac qaac i know, sanadka gaalada ma raacsanit....laakiin 4 once sanad wanaagsan oo wacan)
  18. somalis argue alooot! I wonder why...hmmm...u ppl need to chill...its only words on the screen
  19. ^^gabar lacagteeda maxaa u rabtaa? adiga soo nin rag eh alle soo makaa dhigin? shaqeyso nooh...dadka kale lacagtooda iska dhaaf
  20. man you should be proud of what u r guys....so what if u or me or them talk so loudly....theres so muchh more in this life than to complain about how people talk.....if u don't like it , simply ignore them. end of discussion!