Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Passion_4_Fashion

  1. ^^^aah so sweet.....dream keena xooga wuu isa soo shaabahaa....aaahhh im day dreaming right now.
  2. ^ horta honemoon af soomaali maxaa lagu dhahaa? Orgilaqe...baro family inleen waad ka heshaa? gracias annakabo waan kaa helnaa honeymoon keyga inaan ka fikiro waxaan bilaaway markaan ahaay 9 jir...so u can bet ur life on it its going to be one to be remembered by me n him
  3. ^^juba aaka aaka shololob ma taqaanit miyaa? wiilo - this is 4 u darling - bidix ka dhaw, midig ka dhaw, siisiin malawow sanjab sanjab haye abayadiis, goobta isku soo xaadiri
  4. loool at J_baro........madax faluuq aad qabtaa, taleefankeyga waxaad ka helysaa phone buuga..its nxt to my name...laakiin waxaan ka baqaa inaad igu noqotit mid maanokoobiyo kasoo fakaday
  5. ^^^to be honest I don't pray in public....I don't know culees baa iga saaran, markaasaa markaan guriga imaado salaat taraawiix aan tukadaa (duhur, casir, maqrib iyo cisho) inta ka eheen weekendiga aan guriga joogo....allow jidka toosan towxiidka igu toosi
  6. ^^reerki waa faayaan, alxamdulillaah, wax soor diiday maleh
  7. ^ ma arka aan seexdo....haween kasto riyo baa dhax ii mareeso oo ka muhiim sa af-soomaaliga aad sheegesit...man im busy
  8. ^sabata anaa kuu sheegayo nooh....soo afar assignments ma la iga raboo by january 10th .....ingriis ee raaxda iiga qaadeen....wax kasto critically analyse compare iyo contrast aa la iga sugaa...marka dee goormaan time u helaa inaan soomaligi practis gareeyo?
  9. ^^ haa walaahi ..laasha istaare, wixii dhacaayo ha dhacaan....and the nomanies are Wiilo, Jaceyl Baro, Qac qaac iyo Nuune
  10. ^^war heedhe ma waalniyee..ee waan falanahay...maya actually waan beeranahay dee ma anaa sidaas u ogaay...in faraha la iskii gala hadlo....yaa khe nambar diyeedhe wax iigu qori haay hada ka bacdi
  11. ^^walaahianba garan maayo....marka kaama sugaayi inaad adiga fahantit teeda kale - adiga toban iyo todobo jeer maa badalee avatar kaada?
  12. ^^^^^^^^loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool at waxaad ka sheegday rudy loool inaad kasoo qaaday inuu wax fiican sheegaayo walaahi rudy slangiga af mareekanka oo si fiican uugu dheereeyaa ....soomaaligiisana xoogaa wuxuu u baahan yahay in oolyada laga badalo waxaan umaleena inuu rudy dagan yahay meelaha ghettowga...latin yaasha oo la koray aan u maleena....talow xaaskiisa sey u fahantaa? ingriis oo raaxada uuga qaaday aan u maleenaa rudy do u understand the words that myt fingers are typing?
  13. ^^u know meel kasto afar moderator eey lee dahay marka....I'll vote 4 ....gosh this is so hard....ma rabo inuu qufhna iga xumaado afarteyda quf wey soo daahidoonaan
  14. sadaqallahul cadiim baa ka dhacday
  15. niman weligood niman un bey ahaanayaan :rolleyes:
  16. ^who will be the nomanies? remember u cnt vote 4 ur-self n the existing moderators I need 2 think about the person that I want 2 nominate...so I'll come bk 2 it insha -allah but rest of you....vote now