Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Waftiga wasiirka duulista iyo mayaarka caasimada oo booqday xaruunta shirkada dhiseysa maradarka Hargeisa Feb 13, 2010 at 05:54 AM Hargaysa,(Qarannews)-Wax maanmihi ugu danbeyay dalka Shiinaha ku sugna wafti u hogaminayo wasiirka duulista iyo hawada cali maxamed warancade una ku waheliyo mayaarka caasimada eng xuseen maxamuud jiciir kuwaasi oo socdal shaqo u joogey dalkaasi Shiinaha ila bishi hore safarkodan oo ku sabsana sidi ay usi anba qaadi lahayen heshis lagu dhisayo maadarka caalamiga ah ee Egal Intrenational Airoprt iyo waddoyinka caasimada kaasi oo imika maraya gabagabo shirkadaasi oo dhawan la filayo in ay dalka timado iyada oo ay waftigu boqden xaruunta shirkada dhiseysa madaarka si ay uso eegan qalabka kala duwan ee loo isticmaalo dhismayasha iyaga oo halkaasi warxibin kaga dhagaystey madaxda shirkada , Wax kale oo ay waftigu ka qayb galen munaasibad lagu xusayo maalinta caruurta chine halkaasi oo u waftigu kaga waramay caruurta somaliland iyo heerka waxbarashada oo hatan maraya meel ficaan wax kale oo waftigu la kulmey masuliyiin ka socda wassaarada waxbarashada kuwasi oo balan qaday in ay dalka Shiinaha ay ku marti qaadi doonan masuliyin ka socda wassarada waxbarashada somaliland oo ay sheegen ay somaliland siin doonan deeq waxbarasho wax kale oo waftigu ka kulmey ardayda somaliland ee wax ka barata dalkaasi Shiinaha. Dahnaka kalena waftigaasi uu hogaaminaayay wasiirka duulista iyo hawadu ayaa maalinta bari ah la filayaa in ay dalka dib ugu soo laabtaan kadib markii ay soo dhamaysteen socdaalkaasi shaqo ee ay ku tageen dalka Shiinaha
  2. Wiil Cusub wa maxay hablaha bood boodaya? xisbiga dhaan daadka so dhawayey siilaanyo wixi uu eegtahay ini yihin hablo.
  3. Originally posted by Dajiye: Ducale is the Somalilanders from Ethiopia. war daadka ha nagu dirin.
  4. Originally posted by NGONGE: ^^ There is a guy who comes to Burco every year and tells young people he will secure them a visa to Ukraine for a few thousand dollars. He's very popular. I don't know the guy you are refering to but nevermind, i think you mean Cisman Hindi or something.
  5. Originally posted by NGONGE: ^^ Trust me, that Ukraine guy is bigger than UDUB. who is this Ukraine guy you are refering to ma Siilaanyo ba?
  6. Originally posted by TogaHerer: the day siilanyo came back from USA ayaa taageerayaashisa oo dhan aaya waxay buxin karay wayan barxada weyn ee ka horaysa airport-ka Hargeysa. horta ariinta wa maqlay ma ruun ba horta ini buxiin wayen barxada weyn ee ka horaysa airporta-ka hargeysa.
  7. Originally posted by NGONGE: Waxano o dad ma UDUB bay o yimadeen? Ana waxan is laha kalabkii yaryarka Ukraine geen jiray aya so noqday. of course UDUB bii uu yimaadeen.
  8. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Burco oo dhan ba is bedel u bahaan no no . lets say somaliland oo dhan ba is bedel u bahan marka qeyb burco tageerta udub u malayn mayo ileen dadku wa isku baahi eh. africanka hadaad ta ka dhadhiciso wax badan ba hagaagi laha Xaji Xandjuf, sxb we all know the truth that burco like everywhere has alliances to both UDUB and Kulmiye, UCID that is the truth.
  9. people better start watching out who they get married to then specially in the middle east.
  10. ^^^ wa ruunta sxb in other words blame sheikh dalxis and al shabab for this ileen they are the 1s daadka so qaxiyey.
  11. ^^^^ anigu waxan ka sheekaya Kilinka shanaad marmar, laakinse siyaasadoda markasta ma iska so dheex galo, waba iska boring siyaasad.
  12. Dajiye, i though you was from ethiopia maxa afaraha burco iyo caanohoda ku so galiyey.
  13. what has this got to do with the political section?
  14. Haji , if Burco was kulmiye , UDUB wouldn't be welcomed in the city ? don't you think well it's clear you can say the eastside of burco is pro Kulmiye , but i can't say the same about the westside though, the westside is properly divided into loyals of UDUB and Kulmiye.
  15. ^^^^ Xiinfaniin , niyoho you are hard headed waan kula yabay wax that everyone knows baad ku murmaysa? both of them included suldan yusuf kenadid worked with the forgieners wax qarson maha so don't be ashamed.
  16. Wufuudii ugu cuslayd ee xisbiga UDUB ka socota oo maanta Soo gaadhay Burco,DAAWO SAWIRADA Burco: (Qaran news)- Xoghayaha guud e xisbiga UDUB Jaamac Yasin Faarax iyo Guddomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB, ayaa maanta abbaaro 11:kii subaxnimo soo gaadhay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, Jaamac yaasin faarax iyo wefdigan uu horkacayey ayaa waxa si ballaadhan ugu soo dhoweeyey duleedka bari ee magaalada Burco masuuliyinta gobolka Togdher, heer degmo illaa heer gobol, masuuliyiintan soo dhoweysay xoghayayha iyo wefdigiisa waxa ka mid ahaa Badhasabka Gobolka Jaamac C/laahi Biin , Badhasaab xigeenka Gobolka Tog-dher Guuleed Dahir samatar ,maayarka magaalada Burco Maxamud Axmed Xasan Dhegolaab iyo sidoo kale masuuliyin sar sare oo ka tirsan xisbiga Udub, sidoo kale waxa isna soo gaadhay Burco oo ay isku mar soo galeen wefdiga Xoghayaha wefdi kale oo uu horkacayay Guddomiyaha Ololaha Doorashoyinka ee Xisbiga UDUB Mr. Cisman C/lahi Cigaal CISMAN HINDI, oo isagana ay soo dhoweyen madax sarsare oo ka tirsan xisbiga waxana labada wefdiba lagu so dhoweyey xarunta Xisbiga, wufuudan oo masuuliyiintii so dhoweyey ay ka mid ahayeen Guddomiyaha Xisbiga UDUB ee Gobolka Togdheer Mr.ayaanle ,Guddomiyaha Garabka Haweenka ee xisbiga Marwo Sahra Dubad ,iyo weliba Guddomiye waaxeedyada kala duwan ee xisbiga UDUB. Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB mr Jamac Yasin Faarax oo ka soo galay dhinaca bari ee magaalada Burco kana soo kicitimay saaka magaalada Caynaba ayaa soo maray Gobolo,Degmooyin iyo tuulloyin badan oo Bariga ah, waxanuu safarkiisan uu Burco ku yimi u muuqdaa kii uu ku soo gebogabaynayay safaro uu ku gaalaa bixinayay deegaanadaas Hadaba waxa xarunta xisbiga UDUB Hortiisa oo loogu talo galay in wefdigu uu kula hadlo tagerayaasha xisbiga ka hadlay Guddomiyaha Xisbiga UDUB ee Gobolka Togdheer mr. Ayaanle wuxuuna ka dalbaday taageryaasha inay si weyn ula soo dhoweyaan labada wefti isagoo gaadhsiiyey salaan ballaadhan iyo hambalyo Xoghayaha Guud ee xisbiga iyo Guddomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB Cisman Hindi, intaas ka dib waxa halkaas isna hadalo kooban uga soo jeediyey taageeryaasha xisbiga Udub Guddomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB MR.Cisman Hindi, kadib waxa mikirrifonka la wareegay xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB Mudane Jamac Yasin Faarax, wuxuu taagerayaashii iyo shacabki tirada badnaa ee hor tubnaa BARXADDA hore ee xarunta xisbiga UDUB ee gobolka togdheer u sheegay ujaadada safarkooda, isagoo ka dhawaajiyey in safarada ay ku marayaan gobolada iyo degmooyinku aanay ahayn ololihi ee ay yihiin xog ururin iyo indho indhayn Guud oo ay ku samaynayaan shacabkooda ku kala firirsan gobolada dalkoo dhan, wuxuuna sheegay in ay laba wefti u kala baxeen oo weftina loo diray Galbeed weftina loo diray Bari maantana ay labadi wefti goobtan wada joogaan oo ah Burco. Waxa iyaguna madashii soo dhoweynta wufuuda xisbiga UDUB ka hadlay Badhsaabka Gobolka Jamac C/laahi Biin iyo masuuliyin kale. Sidoo kale waxa madashii soo dhoweynta Hadhuub Caano ah lagu Guddonsiiyey Horkacayaashii Labada wefti waa Mr, Cisman Hindi iyo Jamaac Yasin Faarax e, waxaana halkaas ku Guddonsiisay hadhuubka caanaha ah Guddomiyaha Cusub ee Garabka Haweenka ee Xisbiga Talada Haya ee UDUB Marwo Sahra Dubbad Axmed oo dhowr iyo tobankii bishii Hore lagu caleemo saaray Hotel Cigal ee magaalada Burco . Soo dhoweyntan qiimaha badnayd ee loo sameeyey weftiga Xoghayaha Guud iyo weftiga Guddomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB ayaa ahaa mid maalmihii u danbeeyey ay u dhegtaagayeen taageryaasha xisbigu, waxana markii munaasibadu dhammaatay loo gelibbiyey wufuuda dhinaca HOTEL IGAL oo badanaa wefdigu marku yimaado ay degaan, isagoo intii aanu madasha ka dhaqaaqina xoghayuhu sheegay in uu joogi doono maalmo kooban lana kulmi doono madax dhaqmeedyada iyo shacabka Gobolka.
  17. Originally posted by Maaddeey: Ina Cali Shire was exiled to Seycheles, markii dantiisii laga gaaray! farcankiisii oo gaalo ah ayaa jaziiraddaa jooga!, waa natiijada gumeysi raaca iyadoo Saldanad la raadinaayo! my thoughs exactly.
  18. Xiinfaniin , sxb i hope you are satisfied now that you seen the truth.
  19. ^^^ apparently the letter has grouping names and can't not be posted here but i will send you the link if you want.
  20. Originally posted by Xaji_Xunjuf: sacad ina cali shire wiil u awoow u yahay ba hargeisa jooga. Muxu duke ka sheekenaya. Ina cali shire boqoradi ingreeska Billad sharaf ah ku siisay cadan Yaman. dee my thoughs exactly anigu waxan leyahay uun ninka iyo engriiska were friends before they got bored of him and got disposed of him in seychelles, the problem with people like xiin is they are trying to cover tha t Ina Cali Shire was a close friend of the british , there is even a letter of him and his community in las qoray that they wrote to the british after the darawish attacked them in las qoray , and they plied with the british to send ships arguently and quickly to help them walle siidi uu farxeen uu ma malaynaysiid when the british ships arrived lol , there was even pictures from what i heard , but i have the letters. In Conclusion the people of Maakhiir were pro british and anti darawish.
  21. ^^^ correction sxb Cali Shire was a Defeated "Loyal" king to England who though england were his true friends but sadly it turned out to be his worst nightmare he should have listened to the warnings of Sayyid Mohamemd abdullah.
  22. Originally posted by General Duke: Suldan Mohamoud Ali Shirre's dynasty still exists today, I have never heard of anyone from Hargaysa even comparable in stature to the late kings of the North East and the Sayid.. Hey but we have ina Gare, and NGOONGE, no doubt.. how does it exist? since there is no such mamuul called makhiir anymore it's reduced to a region called badhan lol that is part of somaliland at times and at times allies themselfs with puntland.
  23. Xiinfanin, they both worked with the british , laakinse that is not the point the point is what legacy did they leave behind? well Ina Gare was known for raiding opposition groups and liberating Hobyo that was his part of great legacy were's Cali Shire spent his last days jailed in seychelese all alone and sad. :cool: