Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Peacenow, Indeed it is inshallah thousands of students will benefit from this new opportunities in the motherland.
  2. Burco (Buraoonline) 27.02.10 Jaamacadda,Gollis Uversity Main Compus,oo horey uga furnanjirtay magaalooyinka kala ah Hargaysa,Berbera,ayaa maanta ka hirgashay Burco tii 3aad oo Xafladeeda lagu qabtay Hotel City Plaza,kana soo qaybgaleen Madaxda Gobolka,Cuqaasha,Dhalinyaradda,iyo Martisharaf. [Click for a larger view] Munaasabada Furitaanka Xafladda ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Jaamacadda Gollis,C/xakiin Maxamed C/llaahi, marka hore waxaan salaan u soo jeedinayaa martisharafta ka soo qaybgashay Xafladan furitanka Jaamacadda Gollis,waxaan lee yahay dhamaantiin waad ku mahadsan tihiin intaa dabadeed waxaan jeclahay inaan idiinka faahfahiyo Jaamacadan waxbarashadeeda waxay ka kooban tahay Management science,Information technology,Argriculture,Engineering,Low&sharia,Education,oo tayadoodu sareeso waxayna xiriir la’leedahay Jaamacadaha Dibadaha ku yaala sida Kenyata University,Nairobi University,Cambridge University (UK),Makala University,Eithopia University,Sweedan (KTH)Royal Institute,Malaysia (UM.UKM.USM),intaa kadib waxaan jecelaha inuu inoo faah’fahiyo Gudoomiyaha Jaamacadda Gollis. [Click for a larger view] Dr,Saciid Axmed Xasan, asagoo ka hadlaya taariikhda Jaamacadda Gollis,ayuu wuxuu yidhi sida ku qoran waxaanu u aasaasnay in lagu dhigto barnaamilyo wax kataraya baahida Jamhuuriydda Soomaaliland tacliinta ay u baahnayd waxaan xooga saaray waxa looga baahanyahay in wadankeena maqluuq u baahdo hadii ladoonayo wadan hore umaro waa inuu Afar qaybood iskaga filnaado Caafimaadka,Tacliinta,Hoyga,Beeraha,markuu Afartaa iskaga filnaado waxaa la orankaraa wadankaasi waa wadan horey u maray waxaa kamida wadan waa inuu helaa Cunto ku filan oo isagu soo saaro waxay ku xirantahay nuu aqoonteedii yeesho aqoonteedii waxaa loo baahan yahay Jaamacadaha wadanka ka soo baxaan wax ka bartaan waa iseraacida beeraha inuu wadan yeesho aad iyo aad baa loogu baahan yahay wadankeenu wuxuu noqonayaa arimaha cuntada iyo biyaha shubmaya haduu helo dadkii hanan lahaa ee aqoonteedana lahaa waa haduu helo wuxuu noqanayaa wadan aad iyo aad u horamarsan wixii looga baahnaa arimahaas wadankeena ay ku jiraan waxaa iminka la ogyahay oo dhab ah biyo farabadan in wadankeena ku jiraan aduunyada maanta waxa la’isku dili doono waxaa kamida biyaha magaalada Burco waxaa la ogyahay in gebigeeda ay Biyo ku fadhido waxaa kaloo aan idiin sheegayaa inaanan Jaamacadan u furin lacag aad kaheshaan waxaan u furnay wadanku baahida uu uqabo iyo kartida aanu u leenahay kol haday dowladu ay nasiisay Leesankii ama fasaxii aanu wax ku barilahayn ankuna in waajibaadkii nasaarnaa iska gudno waxaa kaloo jirta Bisha March haduu alle ka raalinoqdo waxaanu ka qaybgalaynaa shir 20 Wadan oo European ay isugu imanayaan oo Labaatankaa wadanka Jaamacadda Gollis, iyo Jaamacadda Hargaysa, ay aqbalayaan inay bar tined la noqdaan wixii fusad ah Burco inay ka qata’naato nagama suurtowdo Engineer,Naasir Cali Shire,oo isna ka jeediyay halkaas Jaamacadda Gollis wax tarka uu u soo kordhin doono Burco,iyo Professor ka Jaamacadda Burco C/raxmaan Jaamac Ducaale,iyo weliba madaxdda Gobolka Togdheer ee Burco. Wariye Cabdikariin Axmed Buraonline Burco - Somaliland
  3. Abtigiis & Tusbax and Garoodi, pastoralist communties warfare hasn't been much problem but this seems the work of the rebels ONLF if they want to jeapordize their struggle by opening another war-front portal with the people of somali galbeed then let it be at the end of the day it will be them that will be distracted from their real struggle and they will regret. In conclusion the more enemies ONLF make the more their struggle becomes harder and impossible to fulfill, with Eritrea sanctioned, Kismaayo occupied by al shabab, puntlands Faroole total anti ONLF, it will be a long hard chapter for ONLF and many other obstacles standing in the way, so i advice ONLF should play it cool ileen walwali meel ma lagu garo wa lagu jaba uun.
  4. Garoodi, but those women have no choice when they are in their homes they are attacked by the woyyanes so their only way of defending themselfs against those kind of risks is to pick up the gun.
  5. Garoodi, we don't have all those details yet it will be released later.
  6. Brave ladies, got to give it to them. :cool:
  7. Sikaawe, what have you said for your comments to be deleted. :confused:
  8. Originally posted by The Zack: Oo Somalilanders-ku iyaga xitaa waxba isuma ogola illeen LOL you have those kind of invdividuals in every group be it somaliland , puntland , somalia it's just people who are worry and envy about others success and allah doesn't like such a people.
  9. Qudhac, gartay sxb i always though Baligubadle for some strange reason, i have must have mistaken you with another Qudhac.
  10. Dukey ^^^^ Pirateland mobs shouldn't have been operating in somaliland waters in the first place, this isn't pland.
  11. Koox ku dheelaysa magaca Somaliland oo ka qayb galaysa tartan kubadda cagta a Written by Axmed Maxamuud Cilmi -Shawqi Feb 26, 2010 at 02:34 PM Sanca,(Qaran News)-Koox kubadda cagta ah oo ku ciyaaraysa magaca Somaliland ayna soo abaabuleen xafiiska Somaliland ee magaalada Sanca, ayaa ka mid ah 16 kooxood oo tartan uga furmay magaalada Sanca. Tartankan oo ay soo qaban qaabisay haayad la yidhahdo ADRA waxa uu ka socdaa garoonka "Sabciinka" ee magaalada Sanca, waxana 16 ka kooxood kasoo baxaya 8 kooxood. Hadaba, waxanu la kulanay kooxda ku ciyaaraysa magaca Somaliland , kooxdan oo direeska iyo qalabka ciyaarta ka helay xafiiska Somaliland ee dalka Yemen, waxa ay ciyaari doonaan maalinta isniinta ah. Tababaraha kooxda Somaliland, Anwar Mustafe Saalax ayaa mahad naq ballaadhan u soo jeediyay xafiiska Somaliland ee dalka Yemen, isaga oo sheegay inay taageero aad u balaadhan ka heleen.Sidoo kale Kabtanka kooxda Somaliland ee tartankan ka qayb galaysa Ibrahim Xaaji Suufi (Jaloori), ayaa sheegay inay haystaan ciyaar yahanno khibrad leh oo hore uga soo qayb galay tartano hore, sidoo kalana uu rajo wayn ku qabo firfircoonidooda uuna ku niyad sanyahay inay qaadi doonaan koobkan oo magac weyn usoo jiidi doonaan Somaliland. Ku xigeenka wakiilka Xafiiska Somaliland ee dalka Yemen, Mudane Maxamed Xirsi Gudaal (Maxamed Tamaam) ayaa rajo fiican ka muujiyay in kooxdan magaca Somaliland ku ciyaaraysaa guul wayn soo hoyn doonto, wuxuna ku booriyay inay karti iyo firfircooni la tagaan garoonka. Wuxu intaas ku daray in ciyaaruhu yihiin sida keliya ee dhalinyarada lagaga fogayn karo balwadaha iyo waqti lumiska, ayna xafiis ahaan soo qaban qaabiyeen kooxdan. Axmed Maxamuud Cilmi -Shawqi Golisnews reporter
  12. Nigeria is not rich a country but they have few billionaires and pocket mans who benefited mostly from that money but most of the civilians are poor that is the reality of africa oo dhaan expect few countries who are not corrupted such as Angola ,zambia, Tunisia, Namibia etc all those very fast developing countries , and no thanks nobody needs to come to garoowe expect of course the Garaads of Sool in exile. .
  13. General Dukey, just because there might be oil in there it doesn't grant wealth or development just look at nigeria's rich oil Delta region - 100 hundred people day per month , ethnic tensions i just think faroole might want to keep all that oil for his clan and not share around the people of puntland and that could create clan tensions and possible war you should be worried about that since faroole is not that reliable worse then Tute Muse.
  14. Sikaawe, lets hope this port brings many good things for the people of the eastern somaliland and beyond, but i wonder what the port would be like? size etc , i think it should be modern deep blue sea ports which can atleast hold 2-3 big shops minimum.
  15. what are you trying to prove? nobody is denying the taleex bombings happened so relax, we all knowledge those facts.
  16. Bilan, well the people of sanaag and sool have good relations it's only right all the eastern regions of somaliland benefit not just sanaag.
  17. ^^^ Suldaanka, wa siida aariintu sxb inshallah maydh a very useful port for the people of sanaag and sool, and it will be a big boom for the capital of sanaag ( Ceerigaabo ) since most of the economic and materials will come from maydh direct to ceerigaabo. Suldaanka are you from Maydh sxb?
  18. What is the point most of those funds will go to Amisom which in turn will use that money to kill and shell more civilians.
  19. ^^^^ It's Lair sxb not a liar.
  20. They speak Icelandic sxb a north germanic language closely related to Norwegian etc.
  21. There is other things to eat besides ice in iceland. and yes i am Ceerigaabo.