Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Originally posted by Sikaawe: quote:Originally posted by Sacad *Ducaale: Dalmar, adeer las anood iyo melahas orod xoorayso, laakinse aniga waan ku sheegay uun ceerigaabo raag ba uu dhashay ee ha isku dhandhansan. Good one Sacad*Ducaale, afkaaga caano geel lagu qabay.......... waa sidaa aad sheegtay sxb, Ceerigaabo rag baa leh isir ilaa ka isir oo ku abtir sada markaa ninkii ku qabsanayaa ee dagaal doonayaa ee rag ismood ahi hayimaado. "Fardo laysu hayo maxaa laysagu faani". Waxaba yaan la isugu soo gabanin Somalinimo iyo calaacal aan meel gaadhsiisneyn oo aabihii dhintay laysula iman. Mida kale hadii ay reer Lascanod aanay doonayaan in aanay ka mid noqon Somaliland cidna khasbi mayso, iyaga ayaa leh decision-ka waana u xor meesha ay doonayaan. Iyaga oo guryahoodu ay ka dhisan yihiin oo maatadoodu deggan tahay Ceerigaabo, Burao, Hargeysa iyo Berbera ayaa hadana sida ay doonaan loo yeelayaa oo iyaga oo aan jeclayn Somaliland hadana loo ogol yahay in ay ku noolaadaan oo ku dhaqdaa iyaga iyo Somalida kaleba. Taas waxaa layidhaahdaa nasabnimo ay reer Somaliland leeyihiin. Waad ogtihiin in reer Lascanod iyo ilmadeeradood ay isku abtirsadaan maanta annay tegi karin XAMAR oo loo ogoleyn in ay fooda soo geliyaan. Wa siida sxb at the end of the day Erigavo is just another ordinary city like hargeysa , burco , berbera , borama, they are not part of the so called political failure of "SSC" created in nairobi hotels.
  2. NGONE, sxb anigu i was just addressing Dalmar for his claims on Erigavo & told him Erigavo doesn't need any liberation it's in the right hands since in the 1990s.
  3. Dalmar, adeer las anood iyo melahas orod xoorayso, laakinse aniga waan ku sheegay uun ceerigaabo raag ba uu dhashay ee ha isku dhandhansan.
  4. Dalmar, sxb, erigavo is fully under somaliland and where it belongs it's not under dispute sxb, raag ba meesha uu so halgamay the likes of Axmed Mire, Yusuf Talabo, Haji Ismaail Nuur,
  5. Dalmar, speak for yourself sxb TFG - Tuugo Federal Government are not my government, maybe they are your government.
  6. Dalmar, speak for yourself sxb TFG - Tuugo Federal Government are not my government, maybe they are your government.
  7. Dalmar, actually no the TFG needs to free SSC first.
  8. Dalmar, actually no the TFG needs to free SSC first.
  9. Madaxweynaha dawlada Puntland ee isbedel doonka ah DR Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu ka soo saaray Xafiiskiisa wuxuu ku baabi'yey Hay'adii Ashahaado la dirirka iyo Taliyaheedii Cismaan diyaano ,isaga oo magcaabay Haya'd Cusub oo la yiraahdo PIA/PIS oo hoos tagi doonta Wasaarada amniga ee Puntland iyo Agaasime cusub oo la yiraahdo COL.Cali Biinge. Jabhadkan ayaa waxa xilka u magcaabay Madaxweynihii hore eePuntland Cade Muuse Sanadkii 2004 xiligii ay ku soo xeryonoqdeen,maqnaashihii ay ku maqnaayeen magaalada Ceel afweyn ayna magangalyada u ahaayeen Boqor Buur Madow,sababta ay halkaa u tageena ayahayd in Xubin ka mid ah Kooxdan guracan laga qaaday Xilki,i xiligiiuu Dawlada Puntland madaxweynaha ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf. Jabhadkan Diyaano ayaa xilka wuxuu kala wareegay Nin aqoon badan ulahaa shaqadiisa kalsoonina ka haystay Shacabka Reer Puntland unashaqaynayey bulshadiisa, Sarkaalkaas oo la oran jiray Maxamed AadanBidaar,hase ahaatee isagu wuxuu ka dhigay hay'adii sirdoonka Puntlandmid la dirirta Diinta Islaamka mid iska hor keenta Beelaha ReerPuntland iyaga oodilayaWaxgaradka,Aqoonyahanada,Xildhibaanad,Saraakiisha iyo iyagoo sidoo kale dagaalo ka huriyey Beelo walaalo ah oo degan bariga Gobolka Bari . Madaxii Ashahaado ladirirka Cismaan Diyaano ayaa ahaa nin waqtibadan ku lumin jiray sidii uu isaga horkeeni lahaa Beelaha Degan bariiyo Xukunka daacada ah ee uu hogaamiyo Faroole,sidoo kale wuxuu ahaaNin ku shaqeeya aargoosi isaga oo huwan magac qabiil waxana ka mid ahaahaa falkiisa in Ragii la saftay Cabdulaahi Yuusuf in uu ku wadayaargoosi sidoo kale Dhalintii ka soo horjeesatay qorshihii Majayahanqaar danbiyo ayna gelin ayaa ku oogan kuwo argagixiso caalami ah ooXitaa Boosaaso ma iman karaan kuwo xabsiyada Boosaaso ayeey buuxdhaafiyeen isaga oo taageero ka helaaya Axmed Taaraan Xeer ilaaliyahaGobolka bari oo kaga haray Kooxdii guracnayd dawladan isbedel doonka aa Ugu danbayntii Diyaano ayaa ka soo horjeestay xukunka Meertada ah eePuntland oo looga qaaday Xilkii uu ka hayey iyada oo aan ahayn markii uhoraysay oo ay Kooxdani sameeyaan arintay iyada oo markii tan ka horaysay magan galyo u galay Boqor Madow iyo Degaanada waqooyigaar ahaan Ceel Afweyn,uuna kala kulmay abid sheekadii u xumayd ee karaacda dadka degaankaa ka soo jeeda ka dib markii Buur madow oo aymagan gelyo ula joogeen ka sheegay idaacad BBDCda laanteedaafsoomaaliga "Wiilashii ******teeniya aan megengalyada siinay baa nasoo weeraraya isaga oo ka hadlaaya dagaalkii Laascaanood ee waqtigiiCadde muuse "sababta uu diidan yahay in uu xilka ka degowuxuu ka baqayaa in ay kula xisaab tamaan Beelaha bari Degan oowiilashoodii qaar dilay qaar xiray kuwo danbiyo caalami ah usameeyey,wuxuunse ogayn Cawaaq xumida ay keeni doonto awooda dhalanteedka ah oo uu is biday Allsanaag.com oo dadka MIC dhex qaaday ayaa su'aasha ay waydiinaysay waxaay ahayd taageerada ay kooxdan Illaahay ka goosatay ka dhex heli karto waxaana laysku raacay in boqolkiiba sideetan ay waayayso taaageeradii qabiilka ku salaysnayd oo kooxdani ay ku xisaabtamaysay waana tan Cismaan diyaano uu maanta ku kala dooranayo laba daran isaga oo miciin bidaaya inuu helo taageerayaal qabiil madax maray oo lagu kiciyo in xilkoodii laga qaaday taasna waxa ka tashaday maamulka xikmada ku salaysan markii la keenay Nin ay mee kasoo wada jeedaan, Allsanaag
  10. loool @ even the head officers don't listen to the president in puntland, it's funny place.
  11. Diana in the hot weather of bari is very dangerous could literally burn your skin off straight away, cowke don't you think?
  12. Castro, continue calaacaling sxb somaliland is here to stay and there is nothing you can do, so cry me a river, Mr Somaliweyn isku sheeg.
  13. Castro, i could be in a eritrean forum for all i care, i would still talk about somaliland, just like there is many non somalis in here.
  14. Originally posted by Jacaylbaro: Reminds me of the JNM ,, Stuff and Nonsense ....... loooool JNM calaacal weyan waxan.
  15. Cowke, it seems your uncle got sacked for good, are the residents of qardho going to protest now.
  16. Djibsomali, some of the killers have already been caught so give it a rest and stop stiring trouble between the people of somaliland.
  17. Che-Guevara, there is no secrets , he just simply refered to being against unity with the south and reminded them the struggle they went through to liberate somaliland so you see people like politicians who speak from their heart just like Faisal that is why he is getting a big support day by day they are all eager for honest politicians.
  18. ^^^^ He has a natural abilities to attract the people by just saying some secret words about the south then boom there you go he has a big support.
  19. Che-Guevara, his atleast better then your president sheikh dalxis who doesn't even know how to give speechs in public, let AMISOM do it for him somaha as usual or Faroole the Melbourne cab driver.