Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Hargeysa: Unnuga Wadaniyada Somalilland Oo Xalay Qabtey Xaflad Baalaadhan Oo Lagu Xusayay 18ka May + SAWIRO Hargeysa (Oodweynenews)- Xusbalaadhan Oo Lagu xusaaye Sannad Guuradii 19aad Ee Kasoo wareegtey lasoo noqoshadii Gooni isu taiga Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Xallay Hargeysa lagu qabtey, Xuskani oo ahaa kii uga balaadhnaa xusaskii kadhacaayey dalka gudihiisa ee lagu xusaayey sannadguuradii 19aad ee kasoo wareegtey lasoo noqoshada gooni isu taaga Somaliland,Xafladani oo soo jiidatey dhamaan Indhaha Dadweyneha Reer Hargeysa iyo dhamaan dadweynaha somalilandba ayaa waxay noqotey Xafladii Qarniga . Xafladani oo ay kasoo qayb galeen dadweyne lagu Qiyaasey Ilaa 800 Qof Ayaa waxay noqotey xafladii ugu dadka badneyd ugana xiisa wacneyd ee 20 sanadood ee uga dambeeyey lagu xuso xuska 18 may dalkana ka dhacda taasi oo kulmisey dhamaan Ardeyda Dugsiyada Sare Ee Magaalada Hargeysa ,Ardeyda jaamacadaha Magaalada Hargeysa ,Aqoonyahanka Somaliland iyo Siyaasiyiinba. Waxaana lagusoo bandhigey Ruwaayada aad uqiimo leh oo ka hadleysa wadaniyadda oo uu Hal-abuurey Abwaanka Dada yar ee C/risaaq Maxamed muuse oo katir Unnuga wadaniyada Somaliland Ruwaayadani oo magaceeda layidhaahdo(Dhididkoo Lohuruu Dhulkaga Hooyo Rabaa ) waxaa soo bandhigaayey dhallinayarada Ururka Socsa Ee Magaalada hargeysa Xuskano oo ay soo qaban qaabiyeen Unnuga Wadaniyada Somaliland oo ah Urur ay ku bahoobeen dhamaan Ardeyda jaamacadaha Somaliland kuwii kabaxey iyo kuwa ku jiraba Waxaa lagu qabtey hotelka Maansoor ee magaalada hargeysa. Ugu Horeyn waxaa madashaasi kahadlay Gudoomiyaha Unnuga wadaniyada Somaliland Sayid ibraahin axmed waxaanu Ugu Horeyn u Mahad Naqay Dhamaan Kasoo Qayb galayaashi Xafladda. Waxaanu kasheekeeyey Aaasaaskii unnuga wadaniyada Somaliland oo ah Unnug ay ku bahoobeen ardeyda jaamacada Somaliland kabaxdey iyo kuwa kujiraba waxaa nu xusey qiimaha ay wadaniyadu uleedahey wadanka waxaanu umahadnaqey dhamaan kasoo qayb galayaasha munaasibadani, Waxaa Sidoo Kalle Isna Madasha kahadley G/kuxigeenka Unnuga Wadaniyada Somaliland Khadar C,raxmaan C.laahi waxaanu ugu horey uu umahadnaqey kasoo qayb galayaasha xalada waxaa sheegey I munaasibadani ay unnug ahaan ugu tallo galeen in lagu xusso maalinta qiimaha weyn ku leh Somaliland ee 18ka may waxaanu mahad balaadhan usoo jeediyey dhaam ardeyda Dugsiyada Sare ee magaalada Hargeysa iyo kuwa jaamacadahaba sida qiimaha leh ee mudooyinklii ugu dambeeyey ay sare ugu soo qaadayeen wadanioyada iyagoo baraanijyo kalla duwan oo wadaniyada laga ga hadlaaya qabtey. Waxaa uumr.Khadar C/raxmaan uu Hambalyo udirey Dhamaan Shacabka somaluiland maalintani qiimaha weyn awgeed.. Waxaa kale oo madahsaasi kahadashey Marwo Faadumo Siciid Oo sheegtey Inaan Xafladan mid lamid ah Iaan Lasameyn 19 sanadood ee ay Somaliland goonida isku taagtey waxayna siweyn ugu Amaan tey Dhalllinyarada Unnuga Wadaniyada Somaliland oo soo qaban qaabiyey Xafladani.Iyadoo sigaara ugu nuuxnuuxsatey oo aad ugu dheeraatey iney Wadanku sugaayo dhallinayarda islamarkaana uu ubaahan yahey hormar intan ka balaadhan oo dhallinyarada lagaadhsiiyo oo intaasi kasii badan waxay ku dheeraatey oo ay aad ugu nuuxnuuxsatey hormarka dhallinyarada Somaliland. Faadumo Siciid Markii aynu wadanka kusoo noqney ee aynu Mujaahidiintii Caleema saari Weynay Dhulku waa uu ooyey,Kuwii Dhintey Marakeynu Xusi Weyney Dhulku waa uu Ooyey,Laakiin Caawa Dhulku Miyoo Ooyey?Miyaaynaa Qoslin,Sidaasi ayeynu kuwada faraxsanahey Waxay Dhallinayaradii Xaflada kazoo qayb gashey ku baraarujisey inuu soo dhawyahey aqoonsigii Somaliland Islmarkaana ay Dhallinyarada Somaliland Baaq Kuwajahan Dunida oo kahadlaaya aqoonsiga Somaliland baqaasi oo ay maro faadumo siciid ay sheegtey inuu gaadhi doono dhamaan gobolada dalka somaliladn oo dhan si ay dhallinyarada Somaliland u saxeexaan si ay ugu gudbiso wathe House Dalka Mareykanka waxayna marwo faadumo Siciid Dhallinyarada xafl;ada ksoo qayb gahsey ugu balanqaadey inaey baaqaasi gaadhsiin doonta Madaxweyne Obama,madaxda ururada midawga yurub,Afirka,Carabta iyo dhamaan daneeyayasha somaliladn oo dhan. Waxayna dhallinayarada madasha ku saxeexeen baaqaasi oo ay iyagu hormoodkii saxeexa ay noqdeen. Waxaa kale oo madashaasi kahadley Aqoonyahanka Qoraaga Weyn Ee Somaliland Cabdi yuusuf Ducaale(Boobe).waxaanu sheegey Aqoonahan boobe Inaaney sahcabka somaliladn cidna nabadgeliyadooda udaba fadhiyin waxaanu intaasi kudarey oo uu sheegey Madaxweynu Xalley(Habeen Hore)waxaa uu dadweynaha Somaliland soo gaadhsiiyey fariin ah iney kaadhadhka qaataan oo xaqooda gutaan madaxweynuhu waxaa uu saxeexay iney doorashadii dhaceyso 26ka juun,Nabad geliyo iyo xasiloonida dalka waxaynu uga Magan nahey ilaahey lakiin cidna uga daba fadhiisan meyno. Waxaa uu qaoon yahan ku kudheeraadey qiimaha ay nabbed galiyadu u leedahey bulshaweynta Somaliland waxaanu dhaliinyarada ku amaaney si qiimaha leh ee ay xafladani usoo qaban qaabiyeen, Waxay xafladaii xalley ee noqotey xafladii qarniga lagoo bandhigey heeso kalla duwan oo dhamaan kaqiireysiisey mush tamicii fadhiyey madasha oo lagu soo bandhigey qiimaha maalintani iyo waliba qiimaha wadaniyadu u leedahey dalka iyo dadkaba. Waxa kale oo iyana madasha ka Hadley Mujaahid Axmed Muxumed madar,Cumar jaamac faarax iyo Eng Faysal cali waraabe oo dhamaan tood kahadley qiimaha ay maalintani ummuda somaliladn ugu fadhido. Waxakalle oo isna halkaasi kahadley Xoghaya Unnuga wadaniyada Somaliland oo uga mahadnaqey Marwo faadumo siciid iyo dhaamn ardeyda dugisyada magaalada iyo dhaamn dadkii kale ee ka qaybtaaey Hirgallinta xafladani waxaanu amaan usoojeediyey dhallinyarada Uunuga wadaniyada Somaliland oo ay xafladani iyaga si khaasa usoo qaban qaabyeen Xafladani ayaa noqtey xafladii ugu balaadhnayd ee lagu cuso xuska sannad guuradii 19aad ee lasoo noqoshada xornimada Somaliland waxaana dhamaan dadwenihii kasoo qayb galey ay ubogeen sida wacan ee loo soo qaban qaabiyey waxayna maan aad ubalaadhan usoo jeediyee Unnuga wadaniyada somalialnd oo xafladani soo qaban qaabiyey. Oodweynenews/Hargeysa Office
  2. Che -Guevara , the state of affairs in somaliland does not worry simply because we don't have parliament arguing and impeaching each other while bombing buildings, we have peace something we are thankful to allah for, and might it continue somaliland is the land of milk and peace, not a cursed place for extremist's, amisom,all kinds of monsters.
  3. Che -Guevara , somaliland is in it's best years , no matter how much the haters scream somaliland is here to stay forever, no amount of somali-diid talk will change anything.
  4. Che -Guevara, to be honest a dead man is not bothering anybody, my beef is with people who continue to try and use the somaliweyn slogal to advance their silly agendas and i won't hestitate to slap them with my third leg if that means they will see the reality on the ground.
  5. rudy-Diiriye, wrong most of the top ministers of the gov were from the elsewhere but not somaliland, are you telling me Morgan, Gaani, Ali Samatar, etc were from the north? take off your glasses and look into the reality.
  6. The_Zack, i did not mean that but what i meant is somalinimo mainly ended in the 1988 when thousands of people were being bombed while other somalis were silent, i mean i don't understand the nerve of some people they are screaming today somalinimo , the question remains where was somalinimo in 1988, 1991 etc, it's clear somaliweyn is just a tool for a certain group and everybody knows sxb, somaliland declared it's independence back in 1991 because it realised it made mistake in the 1960 june 26 by rejoining the south which they had little in common be it historically or present, the north and south were always different.
  7. Xiinfaniin, people in Burco still celebrated their 18 may in the hotels, xalfaado etc, but the mamuul was not included.
  8. Hales, the north historically had nothing to do with the south even in Imam Ahmed guray's time , somalia was a fabrication created in 1960 and now it's gone move on, somaliland will never give up it's sovergienty to some tuugo screaming the somaliweyn banner who want to hijack the rest of the peaceful places.
  9. Hales, somali brotherhood mainly died in 1988 wake up and smell the coffee it's everyman for himself that is the reality today in somalia.
  10. Cyber_Nomad, what are you implying? i don't think the people of somaliland drink alcohol just few months back the police took away dozenz of alcohol bottles bought by some tourist and burned it, somaliland still has a strong stand against alcohol iyo waxas do you think this place is djibouti?
  11. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Somali doon = ssc= Qabyalaad. Somaliland = Somali wanaag = qarranimo. Spot on.
  12. ^^^^^^ this is not al shabab propagenda sxb.
  13. We need diversity anyway it's a good thing if a islamist party is running in the elections aswell, but not extremist type like al shabab.
  14. A_Khadar, we thank the nice patriotic women's of L.A and civilians for welcoming Dr.Gaboose, viva somaliland. :cool:
  15. I think It's ethnic somalis from gobolka somaliida not tigrays.
  16. nonsense.com but then again what do you expect from a topic made by cowke.
  17. Norksky, you already know somalis are not good at sitting down and having talks or negotations aside from somaliland which seems to be blessed in that department in times of making peace they are people who respect their elders i can't say the same about southern somalia though.
  18. Somebody should tell them somalia is unfixable.
  19. Xudeedi, ileen sanaag geographic waxbana kama taqaniid ma maanta baad tiri yube is south east of erigavo? lool. Here is Yube village and where it is located.
  20. lloool@ raxanreeb isn't that a mudug website what do they know about somaliland? no wonder they got 1991 may 18 wrong by saying 1992 may 18 declaration day.
  21. correction Yube is far east of erigavo not south, allaha uu naxaristo the marxuum by the way.