Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. http://www.raxanreeb.com/2013/02/maamulka-puntland-oo-si-kulul-u-dhaleeceeyey-dowlada-federaalka-ah-ee-soomaaliya-warsaxaafadeed/
  2. Maamulka Puntland oo si Kulul u Dhaleeceeyey Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya (Warsaxaafadeed) Garoowe(RBC Radio) Warsaxaafadeed kasoo baxay maamul goboleedka Puntaland ayaa lagu dhaleeceeyey warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan : dowlada federaalka Soomaaliya waxa ay carqaladeynaysaa nidaamka lagu soo doortay madaxda dowlada ayna ku dhaarteen hirgalintiisaoo ah maamul goboleysiga dowladu waxa ay fara galin ku haysaa hawlaha maamul u samaynta gobolada dalka sida maamulka Jubaland waxayna dowladu hareer martay hawshii loo igmaday oo ahayd iney bulshada u madax baneyso samaysashada maamuladood taasoo ah wadada ay shacabka Soomaaliyeed ku gaari karaan xasilooni,horumar,hirgalinta cadaalada iyo dib u heshiisiinta dhab ah. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu yiri halkii dowlada Soomaaliya looga fadhiyey meel marinta hawlahaas waxay u tafa xaydatay iney mudnaanta siiso heshiisyo ay la gasho shirkadaha shidaalka baara kuwo cusub iyo waliba soo nooleynta wadahadalo ay Soomaaliya kula jirtay shirkado ku shaqa leh shidaal qodista iyadoo heshiisyada kula gashay shirkadahaas iney shidaal ka baaraan deegaano aan ku jirin gacanta dowlada federaalka ah taasine waa qiyaano cad ilaa ay ka wada dhameystirmaan dhisida maamul goboleedyada dalka oo dhan. Warsaxaafadeedka kasoo baxay maamulka Puntland ayaa waxaa sidoo kale lagu yiri hadaba umada Soomaaliyeed waxay door weyn ku leedahay go’aan ka gaarista qodobadaas hadii la qaado tallaabada nuucaas ah waxay dhaawacaysaa geedi socodka xaalada dalka waxayna dab kusii shideysaa siyaasada dalka ee aan cagaha adag ku taagneen hadaba waxaan kula talineynaa dowlada Soomaaliya ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka iney maal,muruq iyo waqtiba ku bixiso dib u dhiska iyo dib u dayactirka dalka halka ay inta yar ee ka hadhay iibgeyn lahayd. Maamulka Puntland wuxuu si cad u sheegayaa in awooda go’aan ka gaarida maamulada dalka ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo ay metelayaan maamul goboleedyada dalka, kuwaas oo isla meel dhigo doona wax wada qeybsiga gobolada,maareynta ilaha dhaqaale ee dabiiciga ah iyo ilaa ay ka dhamystiranto dowlada Soomaaliya markaas kadibne la gaaro wada xaajood dhexmara dowlada iyo maamulada dalka ka dhismaya. Warsaxaafadeedka oo aad u dheeraa ayaa waxaa kaloo lagu yiri maamulka Puntland wuxuu dhaqan galinayaa isla markaane uu diirada saarayaa hirgalinta shuruucda u taala maamulka Puntland,wuxuuna ugu baaqaya dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iney u hogaansanto dastuurka dalka uyaala isla markaane ay taageerto dhisida maamul goboleedyada dalka si sida ugu dhaqsaha badan loogu yagleelo baarlamaanka dhexe ee federaalka oo awood buuxda u yeesha inuu meelmariyo garsoorka dalka iyo dib u heshiisiinta iyo in laga fogaado wax kasta oo cirka kusii shareeri kara qalalaasaha siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa lagu soo gabagabeeyey Warsaxaafadeedka kasoo baxay maamulka Puntland. RBC Radio
  3. What are Puntlanders called there in reference to a southern area? Or did they become an critically endangered species to near extinct in the south .
  4. AUN Saturday, February 23, 2013 MOGADISHU — At least 11 people were killed in clashes between rival pro-government clan-based militias in the southern Somalia port of Kismayo on Saturday, witnesses said. "I saw at least 11 people, especially fighters, killed in these battles," Kismayo elder Mohamed Ga'al told AFP, while Somali Prime Minister Abdi Said Shirdon called on the two clans to lay down their arms. Source: AFP
  5. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Somaliland-Oo-Xukun-Mastaafuris-Ah-Ku-Ridday-Xildhibaan-Ka-Tirsan-Baarlamaanka-Somaliya-Oo-Sharci-Daro-Ku-Soo-Galay-Ciiddeeda.html
  6. Somaliland Oo Xukun Mastaafuris Ah Ku Ridday Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Sharci Daro Ku Soo Galay Ciiddeeda Hargeysa (Ramaas) Febr 23,2013 – Maxkamada Gobolka Hargeysa, ayaa maanta xukun ku riday xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed oo ka mid ah baarlamaanka Somaliya oo labaataneeyo maalmood ka hor ciidamada boolisku ku qabteen Magaalada Gabiley. Xildhibaankan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Somaliya isla-markaana si qarsoodi ah ku soo galay Somaliland, ayaa muddo ku xidhnaa Magaalada Hargeysa, balse maanta ayaa Maxkamada Gobolka Hargeysa oo la horgeeyay ku xukuntay in dalka uu kaga baxo muddo 24 saacadood gudahood ah iyo inuu bixiyo hal Milyan oo shilinka Somaliland ah oo ganaax ah. Maxkamadu waxay amartay boolisku inay muddo 24 saacadood gudahood ah xildhibaankan ugu mastaafuriyaan dhanka Muqdisho oo uu markii hore ka yimid. Ka sakow xukunka maanta ku dhacay, Maxkamada ayaa hore u siidaysay, balse ciidamada dambi baadhista ayaa todobaad ka hor markii la siidaayay qabtay, iyagga oo baadhitaan kale ku sameeyay isla-markaana maxkamada dib ugu celiyay, taasoo maanta ku ridday xukunkan. Ramaasnews Desk Hargeisa
  7. SOLers should discuss subject matter rather than personal jabs. I for one think giving heavy weaponry to undiscpilened trigger happy militia turned Soldiers could be a recipe for disaster and could be a set back to the little progress Somalia made.
  8. Saalax

    Xasuuq 1991

    Raamsade;917544 wrote: ^Yaa akhi, history didn't start 1991 and didn't stop in 1991. And the sad events of early 1990s were natural and logical end-product of policies pursued by S. Barre regime and which was wholeheartedly and enthusiastically endorsed by large sections of these purported victims. Hatred begets hatred. Violence begets violence. 1+
  9. Saalax

    Xasuuq 1991

    http://www.galgalanews.com/?p=21220
  10. Saalax

    Xasuuq 1991

    http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=_tmPMEgPATA" frameborder="0" allowfullscreen>
  11. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Hayadda-Xuquuqda-Aadamaha-Geeska-Afrika-Ee-Horn-Africa-Oo-Wasiirrada-Arimaha-Dibada-Ee-Maraykanka-Iyo-Ingiriiska-U-Dirtay-Warqad-Lagu-Difaacay-Qadiyada-Somaliland.html
  12. Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo Loo Diray Warqad Lagu Difaacay Qadiyada Madax-banaanida, Laguna Sharaxay Kala Duwanaanshaha Somaliland & Somaliya Hargeysa (Ramaas) Febr 10,2013 – Hay’adda xuquuqda aadamaha ee Human Rights Watch Committee, ayaa qoraal ay ku difaacayso nabadgalyada iyo Madax-banaanida Somaliland u dirtay xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska iyo xoghayaha cusub ee loo Magacaabay Wasaarada arimaha dibada Maraykanka. Qoraalkan oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka Horn Africa Human Rights Watch Committee Saleebaan Ismaaciil Bulaale (Xuquuq), ayaa qoraalkaasi ku sheegay in Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu yahay shakhsiga kaliya ee matali kara shacabka reer Somaliland, marka ay noqoto wada-hadalada lala galayo Somaliya, isaga oo sidoo kale Sheegay in Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud uu yahay mid Madaxwayne aan shacabkiisu aanay kalsooni buuxda ku soo dooran. Qoraalka uu afhayeenku diray Wasiirrada arimaha dibada Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa u dhignay sidan: To: His Excellent the RT Hon William Hague Secretary of State for Foreign and Commonwealth Affairs Foreign and Commonwealth Office King Charles Street London SW1A 2AH Telephone: 020 7008 1500 Generic Email format: firstname.surname@fco.gsi.gov.uk Twitter: @WilliamJHague SUBJECT: Only the elected President of Somaliland H.E Ahmed Mohamed Mahmud Silanyo has the official mandate to represent the people at international Negotiations Dear Minister We, the undersigned, the pro-democratic movement in Somaliland, comprising human rights and civil society organizations, operating under several non-governmental national level umbrellas and networks wish to express our gratitude to the people and government of the United Kingdom for their lions share in support towards developing our country's education, health, security, livelihoods and democratization process for the last 20 years. Your excellency, as you are aware the democratization process that has ensued in Somaliland over the years has not only facilitated the availability of a government led by an elected head of state but has become a good example of democratic principles within Africa and the Islamic world. The elected presidents have further enable the country to secure its boarders, ensure the safety of its citizens but has also enable the active participation of somaliland in international efforts to eliminate terrorism and piracy in the Horn region. This has been accomplished with the assistance and partnership with neighbouring governments of Djibouti, Ethiopia and Yemen as well as with various international governments and organizations. The enactment by parliament of various bills that has legalized the government's involvement in stabilizing the Horn of Africa region is testimony to the commitment of the 4.5 million Somalilanders towards sustaining peace, security as well as the democratic principles. To this effect, Honourable Minister, the Somaliland Civil Society groups wish to inform that only the elected President of Somaliland H.E Ahmed Mohamed Mahmud Silanyo has the official mandate to represent the people at international Negotiations. In view of this fact we wish to inform that the people of Somaliland are against the on-going trend where an unelected president of the neighbouring Somalia is undertaking negotiations and speaking on their behalf. Minister, Somaliland though unrecognized internationally is a sovereign nation that pulled out of its fateful union with Somalia, a union it entered after your government granted independence on 26th June 1960. On the other hand the Somaliland Civil Society groups is saddened by the recent travel ban and poor security alert for Somaliland issued by your ministry which we believe is not factual considering the evidence on the ground. Despite its negative impact internationally, the alert is an extra vigilance wake up call for our government as related to its protection of expatriates, citizens and deterrence against terrorists. Your Excellency, we urge the international community and more specifically the United Kingdom to continue their support to our country and accord it the respect and dignity it deserves. Finally, we wish to inform the world that the people of Somaliland have full confidence in their elected president H.E Ahmed Mohamed Mahmud Silanyo and his administration. Sincerely yours, Mr Suleiman Ismail Bulale Spokesperson Horn Africa Human Rights Watch Committee CC: Hon Ban Ki Moon, UN General Secretary, New York CC: Mr John Kerry Secretary of state, US State Department, Washington DC. Ramaasnews Desk Hargeisa
  13. Haatu;916593 wrote: Oodka actually made JB write more than one sentence!
  14. Ok parrot. I don't think anybody told you to read it..
  15. Carafaat;915781 wrote: Beesha has a thing for redrawing maps. Somalia has seen enough of that.
  16. Siyaasiyiintii SSDF (Puntland) oo Markii Koonfur Kasoo Quusiyey Jaceylka SNM Ku Khafiiftey. (Akhriso) Khariidadda Xalka Mustaqbalka Somaaliya. Ilaahey bey mahad oo dhami u sugnaatey, nabigiisiina nabedgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaato. Sideynu la wada soconey xiliyadii u dambeeyey siyaasiyiinta beesha SSDF (Puntland) inay ka soo quusteen maraba iney wax ka noqdaan siyaasada soomaaliya ee muqdisho taala, arintaasna ay sabab u aheyd in soomaalidii oo dhan ay ku kashifmeen siyaasiyiinta beeshu, oo reer qudha oo soomaaliya oo kalsooni u haya la waayey, iyagoo ku eedeynaya wax walba iney iyaga keligood isla doonayaan, khiyaanana isticimaalaan. arintaasu waxey keentey in soomaali oo dhan waxaamina ay ka waayeen, maadaama soomaaliyi hada aad isu baratey. Arintaasu siyaasiyiintii beesha SSDF ee Puntland waxey ku keentey iney garab ka doonaan beesha SNM. Beesha SNM ayaa iyaduna dhenkeeda aan la gaban iney codsi kasta oo ka soo yeedha siyaasiyiinta SSDF si bahdilaada ugu gacansaydhaan iyagoo warbaahinta u marinaya. Arintan ayaa dadka siyaasada taxliiliyaa u fasirteen iney is laayihiin reer Puntland ku khuukhiya beesha USC iyo SNM, laakiin labadooduba wey ka dheregsanyihiin dhagartey cayaarayaan. Siyaasiyiinta beesha SSDF ayaa damacooda waalan een wax naxariisaba aan laheyni galaaftey oo meesha kasaarey dhamaan doorkii beesha SAHAL ku laheyd soomaaliya, hadey noqon laheyd waqooyi ama koonfurba. Ayaan dhoweyd ayey aheyd markuu faroole lahaa beesha SNM baan isu dhownahay oo wada hadal noo socdaa, waana isla go’aynaa. Hadalkaa ayaa isla markiiba faysal Waraabe warbaahinta jawaab aad u foolxun u mariyey Faroole. Hadana Websidhadii beesha ayaa iyana hada waxey bilaabeen xitaa dheereyntooda awgood xitaa ineyba diyaariyaan magacii iyo inay sawiraan khariirad ay soomaaliya labo ugu kalajareen ooy leeyihiin dadkan baanu isfahanaa(SNM), dadkan (USC) ee Koonfur Isama fahano. Halkan ka akhriso maqaalkooda: www.allidamaale.com Hadaba akhristoow bal waxeynu isla ogaanaa beesha SAHAL iyo siyaasadeedii oo dhan ninka hoga ku ridey, hawiyana hore (Kacaankii ka hor) wax walba ka xarimey ee cadaalad darad taariikhdu qortey ku sameeyey, bal aan ee eegno in ***** caano u hayo, waxaanse u maleynayaa iney ficiladaasu u geynayso waxey soomalidu odhan jirtey ”nin daad qaadey xumbo cuskey” iyo aqoon la’aan ka heysata dhanka beesha SNM-ta ee ay maalmahan isku kab-kabayaan. http://www.raxanreeb.com/2013/02/khariidadda-xalka-mustaqbalka-somaaliya-wq-eng-ahmed-m-moalin-waharey/ http://allssc.com/2013/02/siyaasiyiintii-**********-puntland-oo-markii-koonfur-******-kasoo-quusiyey-jaceylka-*****-ku-khafiiftey-akhriso/
  17. AfricaOwn;914426 wrote: May they multiple - God bless them. Ameen.
  18. http://www.raxanreeb.com/2013/01/madaxweyne-faroole-soomaaliya-wixii-ka-dhacay-1991-dii-wax-la-ilaawi-karo-maahan/
  19. Madaxweyne Faroole: Soomaaliya wixii ka dhacay 1991 dii wax la ilaawi karo ma’ahan Garoowe (RBC Radio) Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa sheegay in aan sinaba lagu ilaawi Karin Xasuuqii ka dhacay kuunfurta Soomaliya sanadii 1991dii oo uu sheegay in dad hantidoodii lagu xalaaleystay oo ay Dowlada xataa kamid ahayd taasi oo uu ku tilmaamay in ay ahayd xaq daro laga galay dad soomaaliyeed oo taariiqda dalkana baal mugdi ah kaga jirta mar uu maanta ka hadlayay Xaflada Furitaanka shirweynaya Xisbiga uu hormuudka u yahay ee Horseed oo maanta lagu qabtay Magaalada Garoowe. “ Cadaadiska Dowlladii Milateriga ahayd ee dalka soo martay waa loo wada sinnaa marka la eego Gobolada Puntland oo gaariwaa la oranjiray xiligaa S-Land iyo Kuunfurba dadbaa Dameerey Magac ku qoreen Dil toogsho ah loogu xukumi jiray wxuu ahaa maamulkaasi mid dadka iyo dalkaba u daran, sidoo kale arintii ka dhacday Gobolada Waqooyi waxa weeye wax laga murugoodo laakiin maahan in laga badbadiyo, Madax Federaalka ka tirsan oo aan doonayn in aan halkaan ka sheego magacyadooda baa waxay yiraahdaan Waxba yaan colaadii hore laga sheekeyn waxanse leeyahay wax la qarinkaro maahan waaana sheegeynaa kana aamusi meyno ilaa raali gelin laga bixiyo Dadkii la xasuuqay hantidii la dhacay, anigu 2ba guri baan ku lahaa Koonfur hadana waan iska iibiyay oo Guriyaan ku leeyahay Garoowe ayuu yiri Madaxweynaha Puntland Dr faroole. Dr Faroole wuxuu sheegay in Puntland xili walba ay u taagan tahay midnimada iyo jiritaanka umada Soomaaliyeed waligeedna ay jidkaasi hayndoonto hadaan laga leexin sida uu yiri madaxweynuhu wuxuu kaloo sheegay in Dowlada Soomaliya Dastuurkii lagu soo doortay laga unkey Deegaanada Puntland siiba Garoowe oo ay madaxdii Dowladii kumeel gaarka ahayd ay yimaadeen wuxuuna sheegay Madaxweynuhu Puntland in ay ka go’need in Federaaliisimka la hirgesho hase ahaatee laga yaabay qaar ka mid ah madaxdii xiligaa jirtay in ay doonayeen in waqti loogu daro sida uu madaxweynuhu hadalka u dhigay. HALKAAN KA DHAGEYSO Ibraahim Wadani RBC Radio Xafiiska Garoowe
  20. http://hiiraan.com/news/2013/Jan/wararka_maanta31-20726.htm