Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Anigu-Waxaan-Xamar-Ku-Soo-Arkay-Waddanka-Waxa-Madax-Ka-Noqonaya-*******-Iyo-******-Prof-Axmed-I.-Samater-Oo-Ku-Celiyey-Sababta-Uu-Xamar-Uga-Tagay.html
  2. “Anigu Waxaan Xamar Ku Soo Arkay Waddanka Waxa Madax Ka Noqonaya beelaha D Iyo USC” Prof Axmed I. Samater Oo Ku Celiyey Sababta Uu Xamar Uga Tagay Seatle (Ramaas) Mar 23,2013 – Prof Axmed Ismaaciil Samater oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee aaminsan Mabda’a Somali-weyn, ayaa bilaabay olole uu doonayo in lagu cidhib tiro qabyaalada iyo I dawlad kasta oo Somaliya loo sameeyo ay madaxda ugu sareysa ka noqdaan beelaha USC iyo Beelaha D. Axmed Ismaaciil Samater oo ka hadlayey kulanka ka dhacay Magaalada Seatle ee dalka Maraykanka, ayaa soo bandhigay aragtida uu ka qabbo hanaanka ay ku dhisan tahay dawladda loo dhisay Somaliya iyo mushaakilaadka qarsoon ee ku salaysan qabyaalada. Waxa uu sheegay inuu Magaalada Muqdisho ku soo arkay dad gashan shaadh Somali-weyn, balse wata dano qabiileed oo si gaar ah isugu addeegta. Prof Axmed Ismaaciil Samater, waxa uu si gaar ah u sharaxay sababta uu Xamar uga yimid iyo waxa ku kalifay inuu arintan ka hadlo “Anigu Xamar waxaan ku soo arkay calankii oo la sito, oo haddana la leeyahay waddanka waxa madax ka noqon kara uun ama qof beelaha D ah ama qof beelaha USC ah, inta kalena waa derajada labaad, anigu waxaan ka imid Gabiley oo 30KM u jirta Hargeysa, haddii sidaa loo hadlayo maxaan ka qabtaa Xamar, waa inaan markaa Hargeysa tagaa, waxaan Xamar ku soo arkay beelaa D iyo USC oo dhana ka tartamaya dhana ka leh haddii aan tan helo adiguna tan kale ayaad leedahay, inta kalena Somali weyn ayay u sacab tumayaan, taasi ma soconayso, anigu kama hadlayo shacabka D iyo USC oo iyaguba dhibaatada biyo la’aanta iyo faqriga la qabba Somalida, laakiin waxaan ka hadlayaa dadka siyaasada shaqada ka dhigtay” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Aniga arintaasi waxay ii tahay ajande cusub oo ah inaan olole ka galo (Cidhib-tirkeeda)” Ramaasnews Desk Hargeisa
  3. Alpha Blondy It is something to do with the fact Donkeys were used to survive the harsh deserts of those ancient lands the same way the Arabs respect camels for it was crucial to their survival. Naxar Nugaaleed;929227 wrote: This sounds absurd, that of all the dameer in Somalia, it's concentrated in las Anod or that it's in any danger of extinction. Or do have different breeds. They mean Sool region. When one arrives in Las Anod you will see many Somali Wild Donkeys on the sides of the road.
  4. ;8112 wrote: The Somali wild a.ss is now restricted to parts of the Danakil Desert in Ethiopia and the Las ‘Anod region of Somaliland. It is an extremely hardly breed, surviving on desert plains and rough mountain terrain, where water is scarce and the only food may be thorny bushes and tough grass. The Somali wild *** is also very agile and nimble-footed, capable of moving quickly across boulder fields and in the mountains. On the flat, it has been recorded reaching speeds of 70km/h (43mph). In keeping with these feats, its soles are particularly hard and its hooves grow very quickly. The Somali wild *** is usually found in small herds of less than 5, led by a senior mare, but these groups are not permanent and individuals come and go. Breeding stallions defend large territories (up to 20km²) which are marked by dung piles. At night, large herds tend to gather in areas of good grazing, while by day they separate and climb to mountain retreats. They have occasionally been observed standing on their hind legs to reach food high in the branches of trees. Mares give birth close to the herd and the foal can stand and follow its mother within an hour of being born. The foal grows very quickly and is weaned at 6 months. The Somali wild *** is suffering from three main threats: hunting, loss of habitat and competition for resources. Its domain is a drought-stricken war zone, its flesh is eaten in the belief that it cures hepatitis and it has to complete with domestic livestock for food and water. Urgent action is needed if the breed is to be saved from extinction. MAIN FEATURES: Arguably the most beautiful of all asses. Blue-grey body, lighter underneath. Pale legs with distinct black stripes.Dark upright mane and dark tail tassel. Fine stripe down back, but no stripe across the shoulders. Very large ears. http://www.marwell.org.uk/zoo_guide/animal_detail.asp?id=86 " frameborder="0" allowfullscreen>
  5. Looks like the blocks are either in Somaliland or Puntland. I don't think the Culosow government and his scrap metal looters Dembi Jediid will be allowed to try and get their hands on.
  6. xiinfaniin;929123 wrote: We are talking about Puntand here . Puntland is part of Somalia.
  7. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Dawladda-Somaliya-Oo-Jinsiyado-Siinaysa-Somalida-Iska-Dhalka-Ah-Ee-Talyaanigu-Ka-Tagay-Golaha-Wasiirrada-Oo-ka-Dooday.html
  8. Dawladda Somaliya Oo Jinsiyado Siinaysa Somalida Iska Dhalka Ah Ee Talyaanigu Ka Tagay Muqdisho (Ramaas) Mar 21,2013 – Dawladda Somaliya ayaa wada qorshe ay dhalashooyin ku siinayso Somalida iska dhalka ah ee dalka dibadiisa iyo gudihiisa ku dhaqan. Fadhigii Golaha Wasiirrada Dawladda Somaliya ee maanta oo uu guddoominayey rayal-wasaaraha Somaliya, ayaa war-saxaafadeed laga soo saaray lagu sheegay in golaha wasiiradu kaga wada hadleen qorshe dib u dejin loogu samaynayo Somalida iska dhalka ah, sida Somalida ay aabayaashood Talyaaniga ahaayeen, hooyooyinkoodna Somalida, kuwaasi oo golaha wasiiradu sheegeen in qaar badan oo ka mid ah dadkaasi ay uga yimaadeen codsiyo la xidhiidha in la siiyo dhalasho. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in wasiirka Wasaarada warfaafinta dawladda Somaliya uu golaha wasiirada faahfaahin ka siiyay qorshaasi “Wasiirka Warfaafinta ayaa xusay in Golaha Wasiiradu ka hadleen codsiyo ay soo jeediyeen dad Soomaali ah kuwaasoo doonaya inay helaan Jinsiyadda Soomaaliga iyo weliba Baasabooro, maadaama aabayaashooda ay Talyaani ahaayeen hooyooyinkoodana Soomaali” ayaa lagu yidhi waxaanu intaa ku daray war-saxaafadeedku “Wuxuuna xusay in dib loogu dhigay inta laga meel marinayo sharciga Jinsiyaddaha, kadibna laga gaadhi doono go’aan.” Qorshahan ayaa la sheegayaa in sidoo kale ay qayb ka tahay in dhalashooyin la siiyo carruurta ay dhaleen ragga ajaanibka ah ee haweenka Somaliyeed guursaday, kuwaasi oo aan ku koobnayn oo kaliya Talyaaniga. Ramaasnews Desk
  9. http://horufadhi.com/2013/03/21/intaan-la-gaadhin-shirka-london-ee-may-maxaa-reer-khaatumo-la-gudboonxog/
  10. Maxaad kala socotaa Khataraha ka soo wajahayn shirka London iyo talaabada loo baahan yahay ka hor{Xog}. Ka dib siyaasadaha kala duduwan iyo kala guurka ay Soomaaliya wajahday waxaa dhinac ordaya dano badan oo ay lee yihiin dalalka caalamka iyo Soomaalida dhexdeeduba. Kooxda War doonka ee shabakada Horufadhi.com ee The Horufadhi Investigation Group{The HIG}, ayaa ogaatay xogo badan oo ku saabsan shirka London ee 7bisha shanaad ka qabsoomaya. Xogahan oo aan ka helnay diblumaansiyiin Soomaali ah iyo kuwa ka hawlgala safaradaha reer galbeedka ayaa qeexaya mawqifka dhabta ah ee dawladda Britain ka taagan tahay xalka dalak Soomaaliya guud ahaan iyo gobolada waqooyiga Soomaaliya. ”’UK waxay u aragtaa weli beesha SNM reerka keliya ee Soomaaliyeed ee danahooda u fududeyn kara, isla markaana ay Soomaali uiga dhex faa’ideysan karaan””, sidaas waxaa yidhi sarkaal ka hawlgala safaarada Britain ee kenya, kaasoo magaciisa diidey in la xuso.Ajandayaasha shirka waxaa xaga sare uga jira in maamulka Siilaanyo lagu qanciyo 10 sano oo ismaamul hoosaad ka tirsan Federaalka Soomaaliya, laakiin ka wakiil ah dhamaan gobolada waqooyo. halka mudadaas ka dib loo qaadi doono afti lagu weydiinayo dadka mandaqaas inay Go’aan.Arintaas ayaa la sheegay in Madaxweyne mudane Culusow uusan wel wel badan ka muujinayn, waxaana wrarku sheegaya in ay jirto waraq uu u diray Raysal wasaaraha Britain David Cameron oo Mr. Xasan Culusow ku sheegayo inuu diyaar u yahay Hindisaha aftida ee tobanka sano ka dib. Khatarta Khaatumo seeg wajahday. Hadii la gaadho todobada bisha May, ayadoo Laascaanood iyo deeganada kale ku hadhsan yihiin gacanta maleeshiyaadka Axmed Siilaanyo, waxa imaan doonta in guud ahana jiritaanka maamulka Khaatumo meesha ka siibmo, isla markaana ay si toos ah u xalaaloowdo go’aamo khasab ah oo ka soo baxa shirka Lodnon.Kaasoo si toos ah uga dhan ah midnimada iyo jiritaanka Soomaaliya, waxayaalaha ugu daran ee haatan wel welka ku abuuray dadka midnimada jecel ayaa ah jilicsanaanta dawladda Xamar, nacaybka beeleed ee ka muuqata Xasan Sheekh oo uu si toos ah u baacsanayo Qoomiyadda D danaheeda. Waxaana taasi ay gaadhsiisay inuu xataa midnimadii Soomaaliya xil uusan iska saareyn asagoo ku xumeynaya beelaha Daarrood oo uu u arko inay laf dhabar u yihiin midnimada, halganka ioyo xoreynta dalka Soomaaliya 500 ee sano ee u danbeeyey dunida. Saadasha The HIG. Marka laga soo tago xogaha kore, xeeldheerayaasha Kooxda The HIG waxay aamisan yihiin, in arimahani ay dhalindoonaan in markale la soo celiyo kala daadsanaantii beesha Khatuumo seeg isla markaana la isku dayo in arimahan looga shaqeysto Juffo, Juffo iyo shakhsiyaad Horgalo ah oo fududeynaya hawlahaas. Sidoo kale waxaa cad in hadii taas ay ku guulaystaan kooxda Nabad diidka ee Siilaanyo ee badhitaarka ka helaya hada Ingiriis iyo Xasan SHeekh ay sahalaan doonto inay marsadaan codka waan go’nay mudadaas 10ka sano ah.Ilaa hada talaabad akeliya ee looga hjortagi karo ayaa ah mid Military oo lagu sifeeyo deeganada Khaatumo, hadii guud ahaan laga eryo maleeshiyaadkan deeganada ay haystaan uguna horayso Laascaanood waxaa imaan doonto in awooda siyaasadeed iyo mida mandaqadeed ee reer Khaatumo ay noqon doonto mid muuqata oo Soomaali ay markale ku yeeshaan meeqaamkoodii hogaamineed.Waxaan arinta dedaalkeed aiyo dardargelinteed alaga rabaa guud ahaan shacabka Khaatumo State, oo ay ugu horeeyaan madaxda , Qurbajoogta iyo dhul joogta, ayadoo laag duulayo in laga badbaadiyo Mustaqbalka dhaw jiritaan la’aanta soo wajahan. Warbixin hore oo la xidhiidha arimahan akhriso.Warar dheeraad ah oo ku sabasan xogo waraaqo la helay aqalka Morgan oo loodiray beesha caalamka, dhawaan ka filo The HIG.
  11. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Khilaaf-Xooggan-Oo-Ka-Dhex-Qarxay-Dawlada-Muqdisho-Iyo-Turkiga-Ka-Dib-Booqashadii-Madaxweyne-Siilaanyo.html
  12. Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex Qarxay Dawlada Muqdisho Iyo Turkiga, Ka Dib Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo. Hargeysa(Ramaas) Mar.20, 2013 - Wararka ka imanaya xarunta madaxtooyada Villa Soomaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in uu soo shaac baxay warar maalmahan la hadal hayey oo sheegaya in dawlada Soomaliya ka cadhootay booqashadii iyo casuumadii tooska ahayd ee uu Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ka helay dalka Turkiga iyo sidii loogu soo dhaweeyey dalkaasi ay la xumaatay xukuumada Soomaliya, kaas oo la ogaaday ka dib markii shalay uu qaabili waayey Madaxwaynaha Soomaliya safiirka dawlada Turkiga u fadhiya Magaalada Muqdisho, isla markaana ay ku qaadatay 3 saacadood in uu ku dul caajiso fadhiga Madaxtooyada, isla markaana uu iskaga huleelo markii uu arki waayay masuliyiintii u sareeyay, taas oo waji gabax ku noqotay safiirkii Turkiga ee Muqdisho fadhiyay. Dhacdadan ayaa muujinaysa warar maalmahan la hadal hayey oo ku saabsanaa in dawlada Soomaliya ay bilaabayso inay dagaal diblamasiyadeed la galayso Somaliland, taas oo haatan soo shaac baxay. Dawlada turkiga ayaa Soomaliya ka badbaadisay macaluushii ka taagnayd dalkaasi, isla markaana indhaha caalamka ku soo jeedisay markii uu Muqdisho yimi Raysal Wasaaraha Turkiga, kaas oo noqday masuulkii ugu cuslaa ee reer Yurub sida daacada ay ka tahay wax ugu qabtay dalka Soomaliya, kaas oo wakhtigaa uu booqashada ku marayay Somalia ku caawiyay lacag dhan $3200m halka maanta uu ka yahay $2200, kaas oo dalka ay ka shaqeeyaan 15 hay’adood oo Turki ah, oo wax ka qabta qaybaha caafimadka, waxbarashada, dhismaha iyo wadooyinka. Waxaana Turkigu Muqdisho Ku leeyahay sumcada ugu sareeysa ee Somaliya wakhtigan xaadirka ah looga hayo. Ma jirto ilaa hada cid ka hadashay dhacdadan ka dhacday xarunta Madaxtooyada, taas oo noqonaysa sida degdega ay ka muuqato ama cadaawada uu Madaxwayne Xasan Sheekh u hayo Somaliland. Dhinaca kale waxaa lagu soo waramayaa inuu jiro wada shaqayn la’aan ka dhex taagan, isla markaana isku afgaran laayihiin Qaramada Midoobay iyo hay’adaha caalamiga sida loo maamulayo deeqaha ay ku soo qaadeen magaca Soomaliya, kaas oo dawlada Soomaliya bilowday in ay cuna qabatayn ku soo rogto qaabkii ay dalka ku maamuli jireen, waxa kale oo iyana la sheegaya in uu jiro khilaaf ku wajahan maamul samaynta Kismaayo in ay soo dedejisay ka bixitaanka ciidamada Itoobiya oo ka walaacsan maamulkaa Kismaayo dawladu haatan doonayso in ay shir gudoomiso, hawshana ay maamusho. Dhanka kalena waxaa la sheegayaa in AMISOM iyo dawlada Soomaliya uu jiro isfahan la’aan soo kala dhex gashay, ka dib markii muddada loo kordhiyey joogitankoodii Soomaliya, waxana ay danaynayaan sida la sheegayo in isbedelada ciidamada lagu sameeyey ay doonayaan in madaxda ciidamada laga simo bedelkooda oo aan qaar keliya la bedelin. Ramaasnews Desk Hargeisa. Xig.: Haatuf
  13. That is Daalo homeland of AfricaOwn.
  14. http://somalilandpress.com/somaliland-abaarso%E2%80%99s-mubarik-mohamoud-accepted-to-mit-top-engineering-university-40547
  15. Mubarik Mohamoud, 4th year student at the Abaarso School of Science and Technology, has just received a letter of acceptance from the Massachusetts Institute of Technology, better known at MIT. US News recently ranked MIT as the top undergraduate engineering school, and the second best undergraduate business school, in America. Mubarik makes the 5th Abaarso School student admitted to US universities out of this 1st Abaarso School graduating class. This is in addition to the 5 Abaarso students from this graduating class who are already studying in America and 1 in South Africa. It is expected that several more students from this inaugural graduating class will receive international scholarships before this year is finished. Jonathan Starr, Abaarso School’s Headmaster, said “We are always excited when our students receive scholarships to internationally respected institutions, but what is there to say about Mubarik’s acceptance to what many regard as the top engineering university in the world? Even for this war-torn country, this young man came from the most humble of backgrounds; his accomplishments to date are simply extraordinary. He is setting the bar high for all the students and teachers who will come to Abaarso School after him.” Harry Lee, Abaarso School’s Assistant Headmaster added, “Mubarik’s offer of admission to MIT proves that Abaarso students willing to work hard enough and demonstrate excellent character can gain access to the best opportunities in the world.” Mubarik Mohamoud said, “It is a dream come true to get accepted to MIT, which takes the world’s best students. Being invited to the same stage as the top American, Chinese and Thai scholars makes me feel proud of my Abaarso School and myself. No matter which university I end up at, the future is promising and I cannot wait to start my college career.” Mubarik is still waiting to hear from other top American universities after which he will make his decision as to which one he would like to attend.
  16. http://allssc.com/2013/03/ganacsade-cabdi-xoosh-oo-sheegay-in-daarihiisii-muqdisho-xoog-looga-haysto-dowlad-cadaalada-oo-u-dacwoodana-aysan-jirin-daawo-maqal-muuqaal/
  17. Ganacsade Cabdi Xoosh Oo Sheegay In Daarihiisii Muqdisho Xoog Looga Haysto Dowlad Cadaalada Oo U Dacwoodana Aysan Jirin (Daawo Maqal Muuqaal). London(Allssc): Ganacsade hore oo caan ka ahaa gudaha Dalka Somaliya laguan magacaabo Cabdi Xoosh lahaana Company la odhan jiray Indian Occean kaas oo guryo aad u badan ku lahaa Magaalada Muqdisho. Ka dib dagaaladii sokeeye ayaa waxa guryahan boobay Rag reer Muqdisho ah oo ka tirsanaa Dowladii Maxamed Siyaad Bare waa sida uu hadalka u dhigaye. Halkan Hoose Ka Daawo
  18. Xaaji Xunjuf;927781 wrote: It seems like you are trying to convince your self now why would i want to lie about a mere arrested fella from Somalia. Is he really that important i dont think so He has gone cuckoo .
  19. Xaaji Xunjuf;927768 wrote: Oday saaxibka is giving you a brave face ma cid ba odhan lahayd wala ii xidhay:D Indeed.
  20. http://www.daldoon.com/maamulka-hargeysa-oo-jeelka-berbera-u-dhaadhicisay-afhayeenka-madaxweynaha-somaliya-oo-transit-ku-ahaa-madaarka-berbera/
  21. Odey stop crying, it happened. This is from your same pro Somalia websites. Maamulka Hargeysa Oo Jeelka Berbera U Dhaadhicisay Afhayeenka Madaxweynaha Somaliya Oo Transit Ku Ahaa Madaarka Berbera Saturday, March 16, 2013, 10:13 Sida ilo wareedyo rasmi ahi shabakadda daldoon u xaqiijiyeen masuul sare oo ka tirsan maamulka Siilanyo ayaa shalay amray in Xabsiga la dhigo Cabdishakuur Cali oo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Somaliya oo kaga degay Madaarka Berbera diyaaradii uu la socday,halkaas oo xoguhu sheegeen inuu Transit ku ahaa. Ilo wareedyadani waxay intaas raaciyeen in Cabdishakuur Cali yahay Af-hayeenka Xafiiska Madaxweynaha Somaliya, Transit ku ahaa Madaarka Berbera hase yeeshee ciidamada amniga Somaliland qabteen,jeelkana u dhaadhiciyeen. Xadhiga Sarkaalkan ayaa sida hawl-wadeeno ka tirsan Madaarka Berbera shabakadda daldoon u xaqiijiyeen lagu xidhiidhiyey inuu ka yimi dusha sare amaba xagga Qasriga Madaxtooyada Somaliland siiba wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xoggo hoose oo daldoon heshay tibaxayaan in sarkaalkan la xidhay uu xidhiidh joogto ah oo xagga isgaadhsiinta la wadaagi jiray xilliyo hore balse maalmahan kala xidhiidh furteen oo uu sugnaanshahiisa madaarka uun uu ka war helay dabadeedna amray in la jacdadiyo oo la xidho!. hanababaray.
  22. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Badhasaabkii-Bariga-Sanaag-U-Joogay-Puntland-8-dii-Sanadood-Ee-U-Dambeeyay-Oo-Markii-Xilka-Laga-Qaaday-Hargeysa-Soo-Gaadhay.html