Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Badhasaabkii Bariga Sanaag U Joogay Puntland Oo Markii Xilka Laga Qaaday Hargeysa Soo Gaadhay Hargeysa (Ramaas) Mar 17,2013 – Magaaladda Hargeysa ee caasimada Somaliland, ayaa waxa xalay soo gaadhay Badhasaabkii 8-dii sanadood ee u dambeeyay maamul Goboleedka Puntland u joogay bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland. Badhasaabkii hore ee Puntland u joogay Badhan Maxamuud Nuur Dabayl oo dhowr bilood Madaxwaynaha Maamulkaasi xilka ka qaaday, ayaa xalay soo gaadhay Magaalada Hargeysa, isaga oo ka soo goostay Maamulka Puntland oo uu u shaqeynayey muddo ku siman 8 sanadood isla-markaana ka soo horjeeday Somaliland. Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa shabakada Wararka ee Ramaas u sheegay in ninkan markii xilka laga qaaday uu go’aansaday inuu Somaliland u goosto isaga oo doonaya inuu hadda ka dib taageero Somaliland, mar haddii shaqadii uu u hayey Puntland meesha ka baxday oo badhasaabnimadii laga caydhiyey. Mr Dabayl, ayaa waxa uu hogaaminayaa wefti ka kooban Madax-dhaqameed iyo dad kale oo ay isku mabda’ yihiin, balse ay markii hore ay ka soo wada horjeedeen in Somaliland maamulkeeda gaadhsiiso bariga Gobolka Sanaag. ninkan ayaa sidoo kale ahaa Guddoomiyaha xisbi siyaasadeed ka hadhay tartankii xisbiyada Puntland, kaasi oo Magaciisu ahaa UGUB. Ramaasnews desk Hargeisa
  2. The only thing he is representing is his belly and few metal scraper looters. The job of representing Somaliland is Siilaanyo's the rightfully elected president of Somaliland by the ballot who went to Turkey recently unlike the bribe voting in a room of mr Ulasow. We are not talking in metal looting terms keep in mind.
  3. Israel or no Israel your "President" Is protected by African mercenaries. Scrap metal looting is a job for the likes of Oday, ANWAR for we look down on such looting.
  4. Excellent move. What seems to be bothering former metal scraper looters such as Oday and likes.
  5. http://www.allgedo.com/2013/03/12/fadeexad-ciidamada-soomaaliya-oo-rag-ay-dileen-intay-dusha-uga-fadhiisteen-isku-sawirayadabadeedna-baabuur-ku-jiidaya/
  6. Fadeexad: Ciidamada Soomaaliya oo rag ay dileen intay dusha uga fadhiisteen isku sawiraya,dabadeedna baabuur ku jiidaya! AFEEF: Fadlan inta aanad daawan muuqaalada labada Video ee aad arki doonto ka fogee caruurta, haweenka uurka leh iyo qof kasta oo qalbi jilicsan, waayo muuqaaladu waa kuwo naxdin leh oo laga yaabo in qofkii fiirsada uu naxdin iyo sas ku reebo!!!.Mar kal, labada video ee aad hooss ku arki doonto waan kaa qarinay oo waxuu ku jiraa xiriiriye (Links) ee inta aanad furin iska fogee caruurta iyo dumarka uurka leh iyo shaqsi kasta oo laga yaabo inuusan xamili karin daawashada muuqaalada masawirada argagaxa leh. ——————————— Video lagu Helay: Ciidamada Somalida (Columbus, OH – March, 12 2013) Video YouTube ah ayaa lagu helay koox ka tirsan Ciidamada Federalka Somalia mar ay sawiro iskaga qaadayeen meyd ku dhintay dagaal oo ay sheegeen inay yihiin shaqsiyaad ka mid ahaa Xooggaga Alshabab. Ciidankan oo uu wehliyo madaxoodii unitka ayaa la cadeeyay inay ka tirsan yihiin ciidan dhawaan lagu soo tabaray dalka Kenya kana tirsan qeybta sahanka ee Gaaska Hilaac, gobolka Gedo.“Ficilkasta oo lagula kaco meyd, saaxiib ha ahaado ama cadow, waa sharaf ka dhac aanan laga filan Karin Ciidan Qaran” waxaa yiri, Hassan Omar oo ah madaxa Jaalliyada Somalida, Gobolka Ohio oo ahaan jiray sarkaal Ciidamada qalabka sida ka mid ah burburkii dowladdii dhexe ka hor.Koshin Farah, oo ah Qareen udooda xuquuqda insaanka una shaqeeya ururka xuquuqda insaanka udooda “**** International” oo fadhigiisu yahay Columbus, Ohio ayaa ku tilmaamay dhacdadaan wax aan mooral codsadeyna in la baaro oo kuwii dambiga galeyna la soo saaro maxkamad qaran. Gobolka Gedo ayaa ah gobol waa hore la hilmaamay, oo ay horukacintiisa ay liitadato xun. Inkastoo ay dowladda dadaal ugu jirto inay isticmaasho ciidamo Gedo laga abaabulay si ku awood ugu yeelato jubbooyinka, haddana, waxay ku guuldareysatay inay wax ka qabato baahida baahsan ee Gobolka ka jirta sida dhinacyada waxbarashada, horumarinta adeega bulshada. Si kastaba ha ahaatee, shaqsi madax oo dowladdaan cusub ka tirsan ayaanan wali gobolkaa booqasho ku gaarin. Raga matala gobolka ee ku jira baarlamaanka ayaa umuuqda kuwa aanan dan badan ka leheyn Gobolkan. Dowladda ayaa umuuqata mid mashaariicda iyo dib udhiska dalka la beegata magaalo madaxda iyo gobolka Puntland oo kaliya. (Fiiri heshiiskii dhawaan la saxiixay.) Video-ga 1aad oo ku jira xiriiriyaha hose Guji oo daawo: Video-ga 2aad oo ku jira xiriiriyaha hoose Guji oo daawo: http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=YKkF7LuWtQA Caught on tape: Somali National Army (Columbus, OH – March, 12 2013) YouTube videos show Somali National Army members posing pictures and sitting on bodies of dead Alshabab fighters. These soldiers, with their unit commander present, are identified as a “Kenyan trained Somali National Army”, serving Gaaska Hilaac in Gedo region as an intelligence frontline unit. Watch the 1st video here: and watch the 2nd Video here: http://www.youtube.com/watch?v=YKkF7LuWtQA .“Any acts which treat the dead, enemy or friendly, with disrespect are outright unacceptable and do not represent the standards we expect of trained SNA,” Hassan Omar, Somali Community leader in Ohio and former SNA officer said in written statement.We are saddened and very much disappointed to witness such immoral behaviors from these SNF soldiers. “This disrespectful act is inhumane and inexplicable. It should be investigated by an independent panel and should be punished”, stated Koshin Farah, human-rights attorney of The **** International.Gedo region is the most neglected and least-developed region in southern Somalia. The newly recognized Government officials hardly visit the region for to assess the needs of its population, leaving them in abject poverty. In fact, Gedo, the second largest region in Somalia is largely disconnected from the government, unable to receive any share of the growing foreign aid projects. Not to mention, its parliament members in the capital confirm unconcerned. So far, government is only focusing on projects that benefit the capital and Puntland not addressing wide spread poverty in other regions in the country.
  7. http://oodweynenews.com/2013/03/maxkamadda-rafcaanka-sanaag-oo-19-yemeniyiin-iyo-doonnidooda-ku-xukuntay-ganaax/
  8. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Somaliland-Oo-Xukun-Masaafuris-Ah-Iyo-Ganaax-Lacageed-Oo-Culus-Ku-Riday-Kaluumaysato-Reer-Yemen-Ah.html
  9. Somaliland Oo Xukun Masaafuris Ah Iyo Ganaax Lacageed Oo Culus Ku Riday Kaluumaysato Reer Yemen Ah Ceerigaabo (Ramaas) Mar 12,2013 – Dawladda Somaliland, ayaa kaluumaysato u dhashay dalka Yemen ku xukuntay in dalka laga mastaafuriyo isla-markaana lagala wareego doontii ay wateen, bixiyaana $ 34000 doolar oo ganaax ah. Maxkamada Gobolka Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo ayaa xukun ku riday 19 kalluumaysato Yemaniyiin ah oo dabayaaqadii bishii hore ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland gacanta ku dhigeen, iyagga oo si aan sharci ahayn uga kaluumaysanaya biyaha Somaliland, ayaa maxkamadu ku xukuntay ganaax lacageed oo dhan 34 kun oo doolar, in lagala wareego doonidii ay wateen isla-markaana dalka laga mastaafuriyo. Maaha markii ugu horeysay ee ay ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland gacanta ku dhigaan kaluumaysato ajaanib ah oo si sharci daro ah uga kaluumaysanaya biyaha bada ee Somaliland. Ramaasnews Desk Hargeisa
  10. Xaaji Xunjuf;926339 wrote: ^^ When pigs fly:D kkkk.
  11. Alpha Blondy This is the real men who protected you from the bad wolves of Af-wine while you were holed up and hiding in Sheikh mountains. Your freedom is due to them.
  12. Ilka-dahable;925883 wrote: Horta bal avatarka ku heshiiya labadiinu kadib tuulooyinka
  13. Carafaat That countryside, my camel, my gun and a Aaliyyah by my side. .
  14. Somalia;925874 wrote: Wow, it looks like hell on earth :eek: Not hell but tough environment.
  15. Bancade & Karaman: The Bohol countryside.Saalax's camels.
  16. Naxar Nugaaleed;925870 wrote: No no am just suggesting Don't hate .
  17. Somaliland nationalist(Wadani) party office in Bohol, here we are proud nationalists. Bohol middle school.
  18. Welcome to one of Saalax's hometown known as Bohol town.
  19. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Maxamed-Cali-Samater-Ma-Difaacayo-Laakiin-Waxaan-Maraykanka-Ka-Codsanay-In-Dacwadiisa-Soomaaliya-Loo-Soo-wareejiyo-Raysal-wasaaraha-Somaliya.html
  20. “Maxamed Cali Samater Ma Difaacayo, Laakiin Waxaan Maraykanka Ka Codsanay In Dacwadiisa Somaaliya Loo Soo wareejiyo” Raysal-wasaare Saacid Garoowe (Ramaas) Mar 10,2013 - Raysal-wasaaraha dawladda Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), oo hore dawladda Maraykanka ugu diray warqad uu kaga dalbanayo in xasaanadiisa loo soo celiyo gacan ku dhiigle Maxamed Cali Samater oo shacabka reer Somaliland xasuuq u gaystay, ayaa shalayna mar labaad ku celiyay ka hadalka arinta ninkaasi. Raysal-wasaare Saacid oo booqasho ku jooga caasimada Maamul Goboleedka Puntland Garoowe, ayaa khudbad uu ka jeediyay baarlamaanka maamulkaasi, ayaa waxa uu sheegay inaanu difacayn Maxamed Cali Samater, balse uu Maraykanka ka codsaday oo kaliya in dacwadiisa loo soo wareejiyo Somaliya. Raysal-wasaare Saacid oo iska indho tiraya xaqiiqda dambiyadii uu Cali Samater ka galay shacabka reer Somaliland, ayaa isaga oo arintaa ka hadlaya yidhi “Maxamed Cali Samatar ma difaacayo, laakiin waxaan dawladda Maraykanka ka codsanay in dacwadiisa la fududeeyo oo Soomaaliya loo soo wareejiyo” Raysal-wasaare Saacid, waxa kale oo uu guul ku tilmaamay cunaqabataynta hubka ee Somaliya laga qaaday “Guul ayay u tahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed, haddiise ay jiraan dad ka qaba walaac, waxaan u caddeynaynaa in siyaasadda dowladdu ay tahay in hubkaas shacabka Soomaaliyeed looga difaaco cadowga laguna ilaaliyo Qarannimada dalka” ayuu yidhi Hadalkan ka soo yeedhay Saacid, ayaa muujinaya Cadaawad dheeraad ah oo uu u qabbo shacabka reer Somaliland, maadaama oo uu aanu waxba ka soo qaadaynin dacwada ay u haystaan. Ramaasnews Desk Hargeisa
  21. Somalia;925709 wrote: Faroole must do to Saacid what he did to Omar Abdirashid. He must whisper in his ear. My message to Faroole. Mudane Madaxweyne, the future of the nation rests on your shoulders. You must now complete a task greater than any previous one, saving a people.
  22. Nuune you are becoming like a broken record don't give yourself a early grave with the high blood pressure. The Zack;925627 wrote: Great job, Faroole! While you are at it, help this guy grow some balls to take stances based on his view.
  23. Xaaji Xunjuf;925593 wrote: And when president Siilanyo is talking he is addressing them, as oodweyne calls them the defeated lot he is referring to them. Not the genuine lovely koonfurians who love their Somaliland brothers.
  24. Xaaji Xunjuf;925553 wrote: Salax has a point when cabdi weli used to arrive in garowe, the bond between brothers