-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
http://uk.reuters.com/article/2013/03/28/uk-somalia-arms-idUKBRE92R0D020130328
-
By Yara Bayoumy DOHA | Thu Mar 28, 2013 12:09pm GMT DOHA (Reuters) – The Somali government expects to get its first shipment of light weapons within two months after the United Nations partially lifted an arms embargo to strengthen security forces fighting al Qaeda-linked militants, Somalia’s president said. Aware of international wariness about sending arms to a volatile country already awash in weapons, President Hassan Sheikh Mohamud said he knew the world was closely watching how his government would manage a fresh inflow of arms. “We take full responsibility. The world is looking at us and monitoring us,” Mohamud said in an interview in Doha on Wednesday after taking part in his first Arab summit focused on Syria and the Palestinian-Israeli conflict. “We are not worried about getting supplies, we’re concerned about the management of these supplies,” he said, adding he expected the first shipment to arrive within the next two months. He described as “really useful” the U.N. Security Council resolution earlier this month to allow sales of weapons such as automatic assault rifles and rocket-propelled grenades. While the United States had supported the move, other Security Council members were wary about completely lifting the ban on a country where al Shabaab militants are still able to launch major attacks. Somalia’s poorly equipped military – more a collection of rival militias than a cohesive fighting force loyal to a single leader – has had the support of African Union peacekeepers as it has battled al Shabaab fighters on several fronts. The Security Council imposed the embargo on Somalia in 1992 to cut the flow of weapons to feuding warlords, who a year earlier had ousted dictator Mohamed Siad Barre and plunged the country into civil war. Last year Somalia held its first vote since 1991 to elect a president and a prime minister. This month’s resolution left in place a ban on surface-to-air missiles, large-calibre guns, howitzers, cannons and mortars as well as anti-tank guided weapons, mines and night-vision weapon sights. Mohamud said Somalia was approaching different states for the weapons, mainly small arms and ammunition. “We’re looking for equipment that is fit for … the internal security of the country. But in the future Somalia is a very big country with a long coastal line and open air, so we may need bigger arms.” PIRATE ATTACKS Mohamud also said he needed about $450 million to fund small development projects across Somalia’s 72 districts to help move the country from aid dependence to economic recovery. The president is no stranger to the threat of violence that still grips Somalia. Just two days into his job last September, he survived a suicide bomb attack at a Mogadishu hotel. As part of Mohamud’s efforts to bring back stability, he also granted amnesty to hundreds of Somali pirates and promised to help them seek new careers. But the amnesty does not included those convicted by courts or wanted by Interpol. The number of successful pirate attacks has fallen sharply since 2011, when Somali pirates amassed about $160 million, after international navies stepped up patrols to protect marine traffic and struck at pirate bases on the Somali coast. Mohamud said the amnesty, which applied to about 1,000 individuals, had also helped win the release of six hostages held by the pirates for three years. Somali pirates still hold four large commercial vessels, a number of fishing dhows and about 130 hostages. Reuters
-
http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Mashruucii-Awdal-state-Oo-Fashilmay-Iyo-Hogaamiyaha-Siyaasiyiinta-Dibad-wareega-Ah-Oo-Ka-Hadlay-Addis-ababaa-nooga-dhow-Muqdisho.html
-
Mashruucii Awdal-state Oo Fashilmay “Addis-ababaa nooga dhow Muqdisho” Hargeysa (Ramaas) Mar 28,2013 – Kooxda dibad-wareega ah ee la baxday Awdal State, yaa ku dhawaaqay inay dawladda Fedaraalka Somaliya ka waayeen taageero ay ka filayeen oo ay muddo u joogeen Muqdisho. Rashiid Aw Nuur Xuseenoo kooxda Mashruucaasi wadata hogamiye u ah, ayaa sheegay inuu muddo saddex bilood ah Magaalada Muqdisho u joogay sidii dawladda Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ay ugu taageeri lahayd qorsheyaal la xidhiidha waxa loogu yeedho Awdal State, balse ay faro madhan kala soo noqdeen. Mr Rashiid oo dad kooban kula hadlayey dalka Maraykanka oo uu dib ugu laabtay ka dib safarkiisii Muqdisho, ayaa sheegay in maanta Addis-ababa ay uga dhowdahay Muqdisho “Muqdisho ayaanu saddex bilood ku maqnayn, laakiin waxba kalamaanaan soo noqonin oo wixii aanu filaynay ma hayno, markaa waxaanu ka codsanaynaa dawladda Somaliya inay dhiirigaliyaan dadka ka shaqeynaya midnimada Somaliyeed”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Awdal-state waxay caasimada Somaliya ee Muqdisho u jirtaa in ka badan 2000KM, waxaana nooga dhow Addis ababa iyo Jabuuti” Hadalkan ayaa u muuqda uu quus muujinaysa inuu fashilmay qorshihii siyaasiyiinta dibad-wareega ahi ay mudada wadeen isla-markaana dawladda Somaliya oo wada-hadalo kula jirta Somaliland ay mashruucooda ku gacan saydhay. Ramaasnews Desk Hargeisa
-
Haatu It is entertaining to see Arabs a*s kissing our boy Mo Farah . I bet if he goes to Arabia he will be given the finest royal Arabian girls.
-
The 500 most powerful Arabs in the World full list. http://www.arabianbusiness.com/arabian-business-power-500-2013-493796.html
-
http://www.arabianbusiness.com/prince-alwaleed-world-s-most-powerful-arab-495027.html#.UVSdCByePX8
-
By Anil Bhoyrul Saturday, 23 March 2013 7:30 PM Saudi Arabia’s Prince Alwaleed has topped the Arabian Business Power 500 for the ninth consecutive year. The Kingdom Holding chairman took pole position in the Arabian Business annual countdown of the world’s most influential Arabs – just ahead of Emirates Airline chairman Sheikh Ahmed. See the full list of the world's 500 most powerful Arabs here.The Olympic double gold champion Mo Farah was the highest ranked new entry in third place, one slot ahead of Emaar boss Mohamed Alabbar. Twitter’s operations chief Mazen Rawashdeh was the second highest new entry at number five. The top ten featured five new entries, with heart surgeon Daoud Hanania in eighth place, with Soros fund boss Abbas Zuwaiter at number ten.The 2013 list featured a record 155 new entries, and also a record 118 women – the highest ranked being 12th place Sheikha Lubna.The UAE accounted for most places on the list with 102 people based in the country, though ranked by origin, Saudi Arabia came top with 84 entries.Banking and Finance dominated the list with 93 entries, followed by Culture & Society accounting for 73 entries.See pictures of the world's most powerful Arabs here.Ed Atwood, Editor of Arabian Business, said: “Once again we have produced what we believe to be the most comprehensive guide ever to Arab influence. We have Arabs living in a record 36 different countries making this year’s list, from all walks of life. This list is a celebration of the great work and contribution of Arabs all over the globe.”
-
http://horseedmedia.net/2013/03/27/xoogaga-al-shabaab-oo-weeraray-degmada-afmadow/
-
Xoogaga Al Shabaab oo weeraray degmada Afmadow Waxaa habeenimadii Talaadada ee soo galeysay Arbacada weerar lagu qaaday magaalada Afmadow ee gobalka Jubbada Hoose, weerarkaasi oo ay sheegteen inay ka danbeeyeen Xoogaga Al Shabaab. Weerarkan xalay magaalada ka dhacay ayaa la sheegay in maleeshiyaadka Al Shabaab kusoo duuleen magaalada iyagoo kasoo galay dhinaca Bariga magaalada iyo waliba dhanka wadada ka timaada magaalada Buaale. Dagaal muddo hal saac ah magaalada ka socday ayey xoogaga Al shabaab dib uga baxeen magaalada, weerarka ayaa xoogiisa ka dhacay nawaaxiga xarunta ciidamada amaanka ee magaalada Afmadow oo ay ku sugnaayeen ciidamada Soomaalida iyo kuwa AMISOM ee dalka Kenya. Illaa iyo hada macada khasaaraha labada dhinac soo kala gaaray, walow la sheegayo in labada dhinac dhimasho iyo dhaawac ay soo kala gaareen. Xaalada magaalada Afdamow ayaa maanta degen. Xoogaga weerarka ku qaaday Afmadow ee Al Shabaab ayaa la rumeysan yahay inay ka kala yimaadeen magaalooyinka Bu’aale ee gobalka Jubbada Dhexe iyo dhinaca magaalada Jilib. Weerarkan ayaa lagu beegay wakhti uu xalay ku hoyday magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ah hogaamiyihii ugu horeeyey ee Dowlada Federaalka oo booqasho ku taga Kismaayo, tan iyo intii la dhisay Dowlada Federaalka Soomaaliya. Horseed Media News Desk
-
AUN Weerar Geystay Khasaare Dhimasho,Dhaawac Iyo Dhac Oo Maanta Lagu Qaaday Xawaaladda Kaah Express Boosaaso [sawirro] Boosaaso[RBC Radio] Koox hubaysan ayaa maanta weerar ku qaaday Xafiiska Xawaaladda lacagaha Kaah Expess ee magaaladda Boosaaso,iyadoona uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhawaac soo gaaray Shaqaalaha Xawaaladda. Kooxda Weerarka soo qaaday oo gudaha Xawaaladda ku dishay sida Raxanreeb u sheegeen Madax kamid ah Kaah Express Waardiyihii iyo Qasnajigii Xawaaladda iyagoona dhaawac laba kamid Shaqaalaha oo xiligaas ku Shaqada. Shaqaalaha Xawaaladda Kaah Express ee ay Kooxdu dishay oo kala ah Cabdiwaaxid Maxamed iyo Guulleed Xasan Weyrax,waxayna dhaawaceen Cabdiqaadir Ibraahim iyo Asad Xinbil Cilmi. Maamulka sare ee Xawaaladda Kaah Express kama aysan hadlin dhacdadaan,waxayna sheegin oo kale Cadada lacagta la dhacay ee tiilay gudaha Xawaaladda,iyadoona la filaayo in Saacadaha soo socda faa-faahin ka bixiyaan. Kooxda Weerarka soo qaaday oon ilaa hadda la garanreyn cida ay ahaayeen ayaa goobta isaga baxsaday,waxayna horey usii qaateen guud ahaanba Lacago Xawaaladda ku shaqeyneysay oo tiilay Xarunta. Taliyaha Ciidamada Booliska gobolka Bari Cismaan Cawke Afdalow oo ay Raxanreeb la Xiriirtay in uu faah- faahin ka bixiyo sida Weerarku u dhacay ayaa ka gaabsaday,wuxuuna kusoo koobay in baaritaan ay wadaan dibna uga hadli doonaan. Shacabka ku dhaqan magaaladda Boosaaso ayey fajiciso ku noqoto Weerarka maalin cad lagu qaaday Xaawalad lacageed,taasoo horey aan looga baran gudaha magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
-
Tallaabo I simply gave them a taste of their own medicine. This topic is about Somaliland and south Somalia, why are Khaatumo seeg supporters whining and slandering the dead? We know what is burning them, it all comes down to tribalism. I am from Sool/Sanaag myself and will not hesitate putting the Khaatumo seeg losers in their place.
-
Maakhir , Khaatumo etc are langaabs no real effect. SNM folks are the ones Somaliland's destiny depends on.
-
Somaliland Oo Caalamka Ka Dalbatay In Lagu Soo Wareejiyo Lafaha Muwaaddiniin Lagu Xasuuqay Muqdisho (SLT.- Hargeysa )- Guddida Baadhista Xasuuqa Taliskii Siyaad Barre kula kacay ummadda reer Somaliland, ayaa ku hawlan sidii dalka Somaliland loo keeni lahaa, isla markaana aas qaran oo shareecadda waafaqsan loogu samayn lahaa qalfoofka 47 muwaaddin oo 17kii July 1989 lagu xasuuqay xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Guddida Baadhista Xasuuqa Khadar Axmed Like, ayaa hay’adda caalamiga ah ee Bisha Cas u diray 18 March 2013 qoraal uu kaga codsaday in dawladda Soomaaliya la weydiiyo sidii qolfoolka 47 qof reer Somaliland ah oo lagu xasuuqay xeebta Jasiira loogu soo wareejin lahaa dhinaca Hargeysa, si lafaha dadkaas loogu sameeyo aas waafaqsan shareecadda diinta Islaamka. Qoraalka hay’adda Bisha Cas loo diray oo nuqul ka mid ah waxa uu u qornaa sidan:- “Sida Ummadda Soomaaliyeed iyo adduun-weynuhuba ka markhaati kacayaan waxa la wada ogyahay dhacdadii xasuuqa ee habeennimo 47 nin lagala baxay guryahooda ee lagu xasuuqay xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho, 17 July 1989. Iyadoo raggan loo xasuuqay ‘Maxaad woqooyi (Somaliland) ugu dhalateen?’ Isla markaana si xushmad-darro ah loo xabaalay. Haddaba, waxa waajib ina saaran ah in aadamiga dhimasho dabadeed loo aaso siduu xaqa u leeyahay ee uu inoo tilmaamay Nebigeennii suubbanaa (SCW). Sidaa darteed, waxaannu hay’adihiina iyo cidda kale ee aad la kaashan karaysaanba (ICRC) idinka codsanaynaa inaad gacan bani’aadanimo naga siisaan sidii aad qalfoofkaas (47 qof ee la xasuuqay) noogu weydiin lahaydeen dawladda Soomaaliya si aannu ugu aasno, isla markaana aaskooda u waafajinno shareecadda islaamka,” ayuu Khadar Axmed Like ku yidhi qoraalkiisa. Waa markii u horreysay ee dawladda Somaliland ka dalbato beesha caalamka in loo keeno qalfoofka muwaaddiniin sannadkii 1989kii lagu xasuuqay xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho.
-
http://www.raxanreeb.com/2013/03/madaxweyne-xasan-sh-oo-goordhow-u-ambabaxay-magaalada-dooxa-ee-dalka-qadar/
-
Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho wuxuuna u ambabaxay magaalada Dooxa ee caasimada wadanka Qadar madaxweynaha ayaa intii uusan ka dhoofin garoonka la hadlay idaacada dowlada ayaa sheegay inuu halkaas kaga qayb gali doono shirka wadamada Jaamacada carabta oo lagu qabanayo dalka Qadar. Madaxweynaha ayaa sheegay in shirka carab ee ka dhacaya magaalada Dooxa uu ka jeedin doono qudbad dheer oo uu ugu sharaxayo madaxda carbeed horu marada ay ku talaabsatay dowlada cusub ee Soomaaliya iyo waxyaabaha ay uga baahan tahay in dalalka Carbeed ay ka gacan siiyaan dowlada Soomaaliyeed. Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud ayaa tilmaamay inuu sii dardar galin doono inta uu ku sugan yahay magaalada Dooxa heshiis ay horaan wada gaareen madaxweynaha Soomaaliya iyo boqorka dalka Qadar xili uu madaxweynuhu safar ku tagay dalkaas. Wuxuuna intaa ku daray inuu kulamo gooni gooni ah la yeelan doono madaxda Carbeed ee ka qayb galaya shir madaxeedka wadamada Jaamacada Cararbta oo ka furmaya magaalada Dooxa maalinta Talaadada ah kasoo socon doonaan muddo 2 cisho ah,wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyey taageero ay dowladiisu ka hesho wadamada Jaamacada carabta. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
-
Very well Suldaanka. Minted Farayar I was right after all the shell blocks are located in Somaliland and Puntland, with shell M10 being the homeland of AfricaOwn.